MY DAILY LIFE ROUTINE WAXAN SAKAY O JIMCA AH ILA IYO GALABTI QABANAY ANIGA IYO KARIMI🤰🏼👩🏻‍🍳🥰🙏🤲

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 68

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 2 місяці тому +17

    Maskiin ilahow foosha ufududey waxaan xasuusta marka uurka laha walashey idhihi jirtay balaayo uus dheere melaha igudhicine mel igafadhiso ana marka uurka leyahay hoosha jeclahay wax kaleh maahin ino cunuga boodbodo uyela abaayo ilahey weyn hakufududeyo neeftada kanaxay ax ilahow kala keen hooyo walbo muslim ah😢

  • @HafsaCabdicasiis-vi1lq
    @HafsaCabdicasiis-vi1lq 2 місяці тому +6

    Gabar waa aabehe wiil waa hooyo yadi Allaha Allaha kusaaranyahay Abaayo

  • @SmilingPenguinFamily-rp7fj
    @SmilingPenguinFamily-rp7fj 2 місяці тому +10

    Walalyalow gawartan 1.M ay oo qalanta wlhi karsiya dee😩❤️

  • @hafsamohamud7238
    @hafsamohamud7238 2 місяці тому +12

    Anagaa ku jecel iskiifada warkeeda iskadaa 😂😂

  • @CawoCayuuni-w9g
    @CawoCayuuni-w9g 2 місяці тому +3

    Mashallah hooyo adag thy Hore usoco ❤ guulayso caafimad iyo nabad ku umul aamiin aamiin ❤❤❤❤

  • @UmulkheirAbdi-s2x
    @UmulkheirAbdi-s2x 2 місяці тому +4

    Mashaallah mashaallah gabadan iyo ilmaheda wan iskajeclahay❤ maar walbo waxan jeclahay ina firsado channel keda

  • @AaminoCumar-r6u
    @AaminoCumar-r6u 2 місяці тому +2

    Bidix ka dhow midig ka dhow heee😂😂 wlhi waa iga qoslisay masha allah abyo ilmaha alle hakula koriyo fooshana alle hakuu fududeeyo dadka hadalka xun kuu so qoraayo dheg ha udhigin inta ku neceb inta ku jecel ayaa ka badan noloshaada ku raaxeyso ❤❤

  • @nasteexoahmedmahamed5803
    @nasteexoahmedmahamed5803 2 місяці тому +1

    Masha alaah alaah ku fududeeyo foosha ❤❤❤❤

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 2 місяці тому +1

    Masha allah abyo fadhigii qurux k dhigteen alle nabad qAb hakugu kala keno

  • @Farh940
    @Farh940 2 місяці тому +2

    Masha allha ilhay hakuu fududeyo foosha abayo ❤❤❤

  • @kaltunismacil4680
    @kaltunismacil4680 2 місяці тому +2

    Mansha allh ❤ ilhy Isha bi admka hakaga qabto abyo Wali wa yar yahy afarjir Masad caba nojoge waxs dhib maleh

  • @iqbaalfaarah8558
    @iqbaalfaarah8558 2 місяці тому +2

    Ilaah haku fududeeyo abaayo

  • @malyuunali8111
    @malyuunali8111 2 місяці тому +2

    Masha Allah wlhi wan karsaday ay Macan waye thnks my Queen ❤ Allah haku fududeyo muku lal matag tay❤❤

  • @khadijaahmed7491
    @khadijaahmed7491 2 місяці тому +2

    Masha alaah ❤ilahay haku fududeyo walaal

  • @mumtaazqaali2631
    @mumtaazqaali2631 2 місяці тому +1

    Horey u soco qalbi dadka xun ha u so jawabin ❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 місяці тому +2

    Asc mashallh Allha kubarakeyo

  • @samarajoeseph5696
    @samarajoeseph5696 2 місяці тому +6

    Raymooy ramsaan wuu Yryhay kuwa kawaawyn ba li xiraa pamper bayo ha bixin dadkan

  • @fadumomaxamefadumo5156
    @fadumomaxamefadumo5156 2 місяці тому +1

    Masha Allah Allah ha ku fududeeyo walalshey

  • @CawoCayuuni-w9g
    @CawoCayuuni-w9g 2 місяці тому +1

    Famliy barakaysan❤ mashallah barakow❤

  • @NimcoFarah-h9k
    @NimcoFarah-h9k 2 місяці тому +2

    Masha allah reyma cadey horay usoco

  • @umuhanaan7246
    @umuhanaan7246 2 місяці тому +1

    Ilaah ha kuu fududeyo xapiipti waa ku daremaa

  • @SumayoAli-z6i
    @SumayoAli-z6i 2 місяці тому +2

    M.a sha allah subscriptions usaragabadha ❤

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 2 місяці тому +2

    MaanshaAllah 👏💪🌺🌺🌺🌺

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 2 місяці тому +1

    Masha Allah tabarakallah family qurux badan ❤❤❤

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 2 місяці тому +2

    Masha Allah midha wil aya dhaleysa

  • @AsmoXasan-is4my
    @AsmoXasan-is4my 2 місяці тому +2

    Lamaano aan jeclahy jira eejooga ❤

  • @Dheymon
    @Dheymon 2 місяці тому +4

    M.a ilaahey hakuu barakeeyo ilmaha adna ilaahey hakuu fududeeyo xamilada❤

  • @nastehanuur-cf8fi
    @nastehanuur-cf8fi 2 місяці тому +2

    Wlhi anasas aha wana kudhalay lkn ilmaha marke hos usodagan mekuresane 😭😭

  • @queenqueen5947
    @queenqueen5947 2 місяці тому +1

    Wiil anaa wadaa ilaahey 4indho abshir ah insha allah

  • @cabdijoon1931
    @cabdijoon1931 2 місяці тому

    M.a allah kubarakeyo habo

  • @Ifa-Aden34
    @Ifa-Aden34 2 місяці тому +1

    Tan waa kaalaxad haduu illahey idmaayo ha dhageysan Anaga ku jecel qli. Masha Allah Hooyo kastana iyada ubadkeda taqana ha iska cidee daAa Allena foosha haku fududeeyo ubadkagana haku Xafido ❤
    Naaya iskiifo hadad commentigeyga aragto amaan sii inanta hadad ta tiktoka tahy e markasta Inantan ku gaftana Naa nolosha u quudh kalabadyhy 😅

  • @SacdiyaCabdiXasan-h5r
    @SacdiyaCabdiXasan-h5r 2 місяці тому

    Abaayo waan ku jaclahay illaahay hakuu fududeyo

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 2 місяці тому +3

    Gabdha kaliye wali ano vediogeda fiirsan an like u saaro masha alah waba jeclhy ina ku fiirsado alaha ku xafido familkaga il cadowna alaha kaaga haayo ilmahaga nabadna alaha kugu kala keeno

  • @NasraFarax-co1ng
    @NasraFarax-co1ng 2 місяці тому +2

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @rahmafarah3484
    @rahmafarah3484 2 місяці тому

    Abayo illahey ha ku daayo

  • @HadiyaMaxamuud-ty6lq
    @HadiyaMaxamuud-ty6lq 2 місяці тому +1

    Nolosho ha ku qurux badnato wll❤

  • @QueenMadiina
    @QueenMadiina Місяць тому +1

    Wow❤❤😊😊😊

  • @hodanmohamedmohamoud6977
    @hodanmohamedmohamoud6977 2 місяці тому +2

    Aameen

  • @maryanm.hussein546
    @maryanm.hussein546 2 місяці тому +3

    Miska qadada iyo kurasta Xage kaso gaday

  • @umuzakariyaofficially5386
    @umuzakariyaofficially5386 2 місяці тому +1

    Asc abayo wilkaa hafayada kago 4yeas wanin wayn ilaah hakudayo Allah hakufududayo

  • @seynabcabdiwahab1335
    @seynabcabdiwahab1335 2 місяці тому

    Masha Allah

  • @qureeyshMuuse-lc4pe
    @qureeyshMuuse-lc4pe 2 місяці тому +1

    M a abayo xafayada habenki wacadi lkn haduw malinti xirto kajar sababto ah kitada wuuw kaga rafadaya anigey iso martay wlhi ❤❤❤❤❤

  • @rahmafarah3484
    @rahmafarah3484 2 місяці тому

    Abyo saliida timaha soo safir pls abyo

  • @farhiyoabdi1604
    @farhiyoabdi1604 2 місяці тому

    Masha Allah 🥰🥰🥰🥰

  • @farxiyacabdi5423
    @farxiyacabdi5423 Місяць тому

    Nagaha hadalkoda iska da abayo caqli malaha ❤❤❤❤❤horay usoco😊

  • @Umamuctazim
    @Umamuctazim 2 місяці тому

    Masha allah abayo aniga iso dhaweyn wa cusbhye ❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 місяці тому +2

    Manshaallah 😍

  • @RamlaMuzamil
    @RamlaMuzamil 2 місяці тому +1

    Abyo dadka xun warkooda ha dhagesannn anaga ku jecel ❤️🫶🏻

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 місяці тому

    Masha Allah tabrikallah

  • @MaryanMohamed-jz9lz
    @MaryanMohamed-jz9lz 2 місяці тому +1

    Mansha allaah

  • @RodaOsmanj
    @RodaOsmanj 2 місяці тому +2

    Masha allh

  • @SacdiyaAdan-k3d
    @SacdiyaAdan-k3d 2 місяці тому +2

    Msha allh

  • @falisaali9159
    @falisaali9159 2 місяці тому +1

    Manshllh

  • @RuqiyoHilowle-m2y
    @RuqiyoHilowle-m2y 2 місяці тому +5

    msha Allah❤

  • @mariamdjama6088
    @mariamdjama6088 2 місяці тому +1

    Abayo dadka xun ha u jawabin

  • @Zamiaahmed221
    @Zamiaahmed221 2 місяці тому +3

    Gbr hda dhalo aabahed adey ku dhag dhagto ani wakaa maseraa😅

  • @DowlyMohamedIssack
    @DowlyMohamedIssack 2 місяці тому

    امين يارب العالمين

  • @HodenOmer
    @HodenOmer 2 місяці тому +1

  • @AmaalAxmed-dr8nq
    @AmaalAxmed-dr8nq 2 місяці тому +1

    ❤❤❤

  • @RihamYaasin
    @RihamYaasin 2 місяці тому

    Qali❤❤❤❤

  • @fartuuncabdalla7486
    @fartuuncabdalla7486 2 місяці тому +2

    ❤🎉

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 2 місяці тому +2

    Masha allah❤❤

  • @SumayoDheyman
    @SumayoDheyman 2 місяці тому +1

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @DhuuxDhuux-o6z
      @DhuuxDhuux-o6z 2 місяці тому

      😢❤❤❤❤❤❤❤❤eyowow❤❤❤

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y 2 місяці тому +2

    Masha allah

  • @AsmoAbdirazack
    @AsmoAbdirazack 2 місяці тому +2

    Masha Allah❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 місяці тому

    Masha allaa❤❤❤

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 2 місяці тому +1

    Masha Allah ❤