In shaa Allah walal muqaala agabka aan sharaxayo Waa jiraa bal raadi dhowr bilood kahor ayaan Soo dhigay .. qaad kalane waan soo dhigi doonaa in shaa Allah
Waa yaabanahay chanalkaga 3 video cml ka daawaday Su. Aal qabaa Somalida NFD ka yimid aan qurbaha KU bartay afka Somaliga KU yar weliba aad iyo aad laakiin dadkaa halkaa degan ee aan ka daawaday dhankaga waxay KU hdlayan somali fiican waa isku key qaban la. Dahay see KU dhacday raalina noqo wlaal
@@abwaanabdirizakkabahay2213 mahadsanid Waxay u kala baxeen reer miyi iyo reer magaal Weliba aniga lo. Leey ahay isku magac isticmaalnaa masha Allah bro meesha ka wad reer miyiga waa jeclahay
Abtiyow sagara meshi xarketha mabaritho ee marki xaja qabo lee imata
Waad mahadsantahay ABWAAN,
Wadanka nimcaa kamuuqato mashallah,😂😂😂
Mnshallah kabaxay bariyow
Mashallah Abwane meel quurux badn noso duubtay waa ku mahadsntahy Garowe ka so salamin
Walhe wa sheko qosal badan
asc wllo mcn waxan kaa codsanaa inad naga daaasid music wax yaala ad so duubeysid ad &ad ayee ufican yihiin mahadsanid
Abwaan keep going wan iskakajeclhy
Abdi Burale Allaha kujeclaado walal
Qaydar, jeerin , Wurac waa sadex geed
M.a brother
Abwaan waxad naga hilmante sagarda mxey xarka uturtaa
Hore usoco kabaxay
Wll aad baad u mahadsan tahey. Wll noo soo sawir geedaha iyo qalabka ama alaabta baadiyaha lagu isticmaalo iyo magacyadooda. Qof dhaqankeeda jecel baan ahey, oo aan waligeed baadiyo arag.
In shaa Allah walal muqaala agabka aan sharaxayo Waa jiraa bal raadi dhowr bilood kahor ayaan Soo dhigay .. qaad kalane waan soo dhigi doonaa in shaa Allah
Waa sheeko qosol badan
Waamuuqaal qurubadan😂😂😂👍🇸🇴
Tip: if you use google photo search it will tell you it’s scientific name or known name.
qaydar ,gumar iyo jeerin waa 3 geed oo kala duwan weliba jeerinka iyo qaydarka ayaa isu eg balse gumartu waa geel gaar ah
Shekadiii sagarada ayan rabaaa bro
Abwaan aawi LIBI, MAREER, QANSAX......GEEDAHA RAADI ABWAAN.....
Xarfo
Waan kaees miya ama badiyo Ani
Dhabbi iyo labbi labo weeye
Labiga iyo cubka geelaa koorta looga qoraa, halka dhabiga ullo ad'adag oo toosan laga jarto.
M.a
Abwaan ma khaldama
sheekada practicalkii baad ka tagtay, waxa ay ahayd in aad dudunta iska tuurto
Halkaa hawdka.ah ee qaneecadu ka,ciyi maxaan kasoo,toosay meeshaas oo kale waliba cawsha iyo dugaaga maxaan waheshayday yacni jamhad xornimo doon.ah ayaan ahaa waa ciida ogadenia waa jwxo iyo bar tamaha buuraha qari.jiqood iyo nogob aduun meshan eega midhihii aan aqaan kuma.arag
Hohob
Xamudh
Jinaw
Dhafaruug
Caasha cad
Madheedh
Xabag
Iyo qalaan qal
Hah
Wiil baat ahyd
waar qofku badosanaa dundunta waxa gala bahal la yidhaahdo gungume oo sun leh
Kkkkkkkkk sheeeko qosal badan wlhi ad ayan u xiseyaabaramijyadada noso badi
Hah abwaan
Taaageeeero kuuuuahy
ILLAAHOW MAAD DUDUNTA ISGA DAGTID YUUSAN MASKU KUQANIININE
Baa looya qaan dhankayaga
Aadbn ujeclhy dhirta
Cowskan
Afkaagu Qani maaha runtii markaad dadka dhaqanka barayso waxaa fiicn inaad afsomaligaagu murti Socota ha haado
MAHADANID MUDANE
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk
Waa yaabanahay chanalkaga 3 video cml ka daawaday Su. Aal qabaa
Somalida NFD ka yimid aan qurbaha KU bartay afka Somaliga KU yar weliba aad iyo aad laakiin dadkaa halkaa degan ee aan ka daawaday dhankaga waxay KU hdlayan somali fiican waa isku key qaban la. Dahay see KU dhacday raalina noqo wlaal
Mahadsanid waxaa jira Ilaa Afar lahjadood oo gobalka looga hadlo Marka Waxaad aragtay Waa jiraan waana kala duwanyihiin .. balse somali inta Geela dhaqanto Waa isku lahjad
@@abwaanabdirizakkabahay2213 mahadsanid
Waxay u kala baxeen reer miyi iyo reer magaal
Weliba aniga lo. Leey ahay isku magac isticmaalnaa masha Allah bro meesha ka wad reer miyiga waa jeclahay