walaal dhib malah muhim waxa waye ina tahay qof muslim aha qabilka waxa laa dhay isku aqonsda qabiyalda xun waad baran kartaa dadkaak soo dhowoow indr qaaali
Somaalia maanta ma jirteen hadaanay Boqortooyada ajuuraan ka difaacin oo dhiig badan ku daadin ilaalinta dalkan aan maanto KU naalooneyno.waloo sidii ajuuraan u badbaadiyeen hooyagaan dadkii ka dembeeyey aanay ka yeelin ilaalintiisa.waa in la xafiddaa taariikhdaa dahabiga ah ee dhaxalsiiyeen somaali
Ajuuraan kingdom addunka ayuu taarikhda nagu daray guul. please come back
Waxaan jeclaan lahaa inah dib u soo laabato insha Allah❤❤💯💯
Reer ayeeyadey ❤
Ajuuran waa dadkii layga beray alxamdulilaah rer abtigey
Rer abtiyashey❤❤❤
AAAAD AYAN U JECLAHAY RER ABTIGEN WAXAN CALI CISMAN{ABGAL} HOYADENA WAXEY EHED GABADHI BOQORKA AJURAN ❤❤❤❤WEY SO LABAN I.A
Anigo Isaaqaha haddan waxaan ahay Ajuuraan ma garaayo sida aan uu ahay.
walaal dhib malah muhim waxa waye ina tahay qof muslim aha qabilka waxa laa dhay isku aqonsda qabiyalda xun waad baran kartaa dadkaak soo dhowoow indr qaaali
Weeysan aqoon Reer Isaaq ee waaba Boqortooyadii Azalka aheed Reer Meggadi ( Habar Megale waa Ajoran Sultankii ugu xoreeyay oo kasoo degay Barbera iteeysan ku fidin Bariga Africa oo aysan degin Xeebaha Mogqdisho Mombasa ilaa Daresalaam , Wabillahi Tawfiiq
Viva Ajuraan Sultanate %
Somaalia maanta ma jirteen hadaanay Boqortooyada ajuuraan ka difaacin oo dhiig badan ku daadin ilaalinta dalkan aan maanto KU naalooneyno.waloo sidii ajuuraan u badbaadiyeen hooyagaan dadkii ka dembeeyey aanay ka yeelin ilaalintiisa.waa in la xafiddaa taariikhdaa dahabiga ah ee dhaxalsiiyeen somaali
Mashalah ajuraan wn jeclahay wil udhashay bn is gursan rabnaa inshalah ano ah na mj
@@dagancali754 ilaahey ha idin ka dhigo kuwii guri lagu nasto iyo ubad fiican hela📿🤲🏽💍🧷🚼💒
@@jawariguulet4929 aamin yarabi wlle mcn shukran
M.a poqortoyada ajuuraan 💖💪
Boqortoyoo Ajuuran back to form
Viva Ajuuraan Sultanate
❤❤❤🎉🎉
Adal empire magaal madaxdeeda wa saylac boqortooyo weeyi ajuuran taariikh dheer bey lee yihiin wa boqortooyo
Guuleysta awoowayaasheen reer Boqoryooyo Ajuuraan.
Viva Boqortoyadi Ajuuraan
Viva Ajuuraan State
My dadkega guuuuuul viv Ajuuraan
Dadka sharafta le ee kasoo jeeda boqortooyadii Ajuraan, maanta gobolada ay ka degen yihiin koonfurta yaa ii sheegi kara? Dhanka Somaliland, waxa ay degen yihiin dhulka taariikhda weyn le sida: Sanaag, Awdal, Zeila iyo Sheikh - waa meelihii ay degeen markii boqortooyadii Ajuraan jabtay. Waxa isku wakhti ahaa boqortooyadii Ajuraan oo koonfur u badnayd Iyo boqortooyadii Adal oo u badnayd waqooyi/bari iyo badda cas.
Do they still live in waqooyi ,, Kenya ayan jogaa ,, gobolku wajeer
Viv boqortooyo ajuuraan my dhiiga ❤ 🤍 💛
Masha allah labo nin baan ka arkay Ajuuraan Boqortooyo wax badan jirtay!
aad iyo aad SOOMAALIYYEY kusoo dhowadda meel aad joogtaan ama aay kunooshahiin meel iyo meelaal iyo Xambalyo
Dagaalka ajuuraan waxaa hogaaminaayey axmed gurey, axmed gurey waa ajuuraan
Waa ku Faraxsanahay inaan ahay ujuuran
Magac iyo sharax iyo meyqaam. Iyo tarikhd
Viva Ajuuraan ❤
Hambaliyo
Tariikhada eyaa xusayso ajuuran qabiil ey ku jirin maleh
boqortooyadaan markale hasoo rogaal celiyaan
Viva Ajuuranimo
Waa dumshishey manshalh
Calanka jamhuuriyadii islaamiga aheyd waa calan iyo soomaalida oo dhan u dhexeeyay..
Dhiigayga
Besha, ajuuraan maxadaxa iisarathin guull iyo gobanimo
Burtuqaalka Waxaa la sheega inuu ajuuran arkay markaasna uu isaga tagay oo uu ladagaali waye
Masha allah allaahanixafida
Ma ahi beeshan non daroda any lkn wlhi beshan was dad somli sharaf u hooyayay
Waxaa Shay boqortuu
Waxaa Shay boo
Waxaa Shay boqortooyada alxamdu lilaah❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰
😍🥰
Weli rer Ajoran ma oga in qabilkasta ay qayb kayihiin oo xattaa ay aqoon ineey yihiin Ajoran maadaama ay magaca ay iskuyaqaaniin uu yahay magac la dhashay Ajoran ama yihiin oo iskuyaqaaniin Ajoran waalidkiisii u ku abtirsnjiray aykoo magacaas u qaatay ineey cadawgii raadinaayay uga saantirtaan waxaa kaloojirah in waqtigii uu katalinjiray Xeebaha Swahili qaasatan Mombasa iyo malindi iyo Laamu 500 sano ayuu Ajoran lahaa Nombasa oo aheeyd saldhiga waxaan u diiday Xeebahas Sultan Hasan inuu Portugese udiday ineey kaganacsadaan dakii Africaan ayakoo dhigaayah Adoon ay dib u geeyaan. , Wabillahi
Reer galbeedbss soo bandhigay tasroikhdan ...maxaa u ilaashan waydeen taariikhdan...
Ma
M........a, aj.guuullll
Qaablaawyaal wax jira ma ahan taariikhda aad sheegeysaan waa been
ilaheey xaqa haa ku tuso xasinimda maa wangsan hada qof walaalka xasido adigan qof kale ku xasdayo ogoow subxnallah
ilaheey kaa baqaa
@@samanjecel6079 maxaan sameeyey taariikhdaan ajuuraan la sheegsheegayo ma ahan wax jira waa been cad
Saas boqortooyo mulugu noqdo
Kalay adi udiid galada iyo carabta ayaa midaas og xaqirada joji
Viva Ajuuraan Sultanate