Routine sheeko iyo qosolkisa wato

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 634

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 роки тому +319

    Dunida masoo marin qof la mid ah nebi Muhammad Scw ❤

  • @Wacane.
    @Wacane. 2 роки тому +136

    Zaki runtii waa qof qalbi wangsan
    Amal iyana waa farxad socoto M.A
    Marki lagu dhahayo family wanagiisa wa sidaan oo kale isku waara noloshanah idin ma xumeyso 🥰❤️❤️

  • @mushtaaqiinmohaollow8971
    @mushtaaqiinmohaollow8971 2 роки тому +110

    Alla kuwaan jecliyaa 😂 habartaa waa kaa waynthye iska daa kulahaa🤣🤣 amaley funny ayaa thiin🥰♥💯

  • @juweyriyamohamed4791
    @juweyriyamohamed4791 2 роки тому +100

    Yazan habarta wey kaweyntahy kaxisho🤣🤣🤣 funny family love you 🥰❤

  • @abdiasismoh10
    @abdiasismoh10 2 роки тому +45

    Anoo yar maseer igu disheen
    Say masha allah fav couple 💑❤

  • @maryan764
    @maryan764 2 роки тому +80

    😂😂😂😂😂 Zakariya funny waye aniga inte igeyse qolka igu xirta kulahaa

  • @hoodoayaansacad1153
    @hoodoayaansacad1153 2 роки тому +45

    🤣🤣🤣Fidhyawga Qosalbaa ku Bilawnay qosalna wa uu ku dhamady MaashaAllH family qurux badan Oo waliba funny Ah❤ilaaahay Ha idiin xiftiyo
    Noo soo badiya inzhaAllH Rootinada

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 2 роки тому +1

    Qeebta hurdada zaki kullahaa ani intee i geysay qolka maa igu soo xertay masha allah rabiyow idin barakeey reerihii somalida kala guraa ku dhacay ilaahey isha cadowga ha idin ka haayo

  • @safaaabdi566
    @safaaabdi566 2 роки тому +18

    Masha allaah abayo alle ha idin xafido wlhi waa inaga qosliseen waxaad ku faraxdaan alle ha idin siiyo iskuwaara abid qali❤️❤️❤️❤️

  • @afrah5198
    @afrah5198 2 роки тому +23

    Thank u amal and zakarie familly an jaceylahay love u💋from Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 роки тому

      Iso boqo wll qali Ado mahadsan 🤍👍🏽🤞😇

    • @dhamaystiran7287
      @dhamaystiran7287 2 роки тому

      Jabuti cadey 🇩🇯

    • @afrah5198
      @afrah5198 2 роки тому

      @@dhamaystiran7287 Thank you sista

  • @Butuco_143
    @Butuco_143 2 роки тому +33

    Hoyadaa waykaa wayntahay manooli😂😂😂😂😂😂😂😂😂Ilove this family mnsha allaah♥️♥️♥️

  • @Suheyla-321
    @Suheyla-321 2 роки тому +18

    Masha allah family aan jeclhy 🥰🥰mar walbo idin dawado waaa iska qosla

  • @alishamohan2297
    @alishamohan2297 2 роки тому +15

    Funny family 👨‍👩‍👦🥀🦋🕊💋 👨‍👩‍👦 🤣 walahi qosala igu disheen m.a allaha niskukiindayo my costom

  • @ugbaadahmed1237
    @ugbaadahmed1237 2 роки тому +16

    Kkkkkkkkk Masha'Allah wlhi waa idin jeclahay waa iga qosliseen isku waara my family 😘😘😘😗😗

  • @muxamedmakicabdullaahi8422
    @muxamedmakicabdullaahi8422 2 роки тому +5

    Maa shaa Allah family qurux badan alle farxada ha idiin siyaadsho wixii xuna ha idinka xijaabo

  • @boqortoyotube5065
    @boqortoyotube5065 2 роки тому +12

    2 bac madow Albabka itagan wey I racayan kulaha😂🤣😂best family

  • @xaraagohussein5889
    @xaraagohussein5889 2 роки тому +9

    Rotinka ugu jeclahay idinka waye ❤️ Mansha qoslka iga dhamaday🥰

  • @xamdixarako2479
    @xamdixarako2479 2 роки тому

    Ala idnkaaa qosolkaa iga dhameyseeen wlhi alle ha idn xafido family qurux bdn

  • @hanadyuusuf9323
    @hanadyuusuf9323 2 роки тому +10

    Wlhy wn idin jeclahy yasan iyo labadisa walidba ilahy haidin barakeeyo iyo walidintissba ❤💙💙

  • @mabsuudmabsuud6676
    @mabsuudmabsuud6676 2 роки тому +2

    Masha Allah habo mcn Yesen alle farxad ha Idin siyadiyo amaly soo bad rotinka

  • @shaakiryare888
    @shaakiryare888 2 роки тому +3

    Saan aqli mahine page noo kala kiciya taalant ama prank ama volog wax soo jiidasho leh nosoo dhiga best family 🙏

  • @sumii2403
    @sumii2403 2 роки тому +4

    Mashaa allaah🥰qosolka wad igadhamesen alla farxada hanisiyaadiyo😍🥰🥰

  • @abdosoule52
    @abdosoule52 2 роки тому +2

    Machaallah family u daqmayo sida reer jubuti machaallah from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @amaracadey2244
    @amaracadey2244 2 роки тому +6

    funny family ayaad tihiin wlhi 🤣🤣zaki dacad waye 🥰🥰

  • @julia-bb4mm
    @julia-bb4mm 2 роки тому +4

    Maashallah hala dhaho ilaahay family gina quruxda badan ha idin dhowro ❤️

  • @Umayma12
    @Umayma12 2 роки тому +1

    Qosolada leedihiin allaha idin xifdiyo dadaa idinka jeclahay madaawao

  • @pilotkaduula
    @pilotkaduula 2 роки тому +2

    waxan rajeynaya xaaskeyga mustaqbalka inan saan uga farxin doono m.a family sidan iskula kaftamaya ma arag qaar kala xishoonaya moye

  • @iqruushbaremadaxweene392
    @iqruushbaremadaxweene392 2 роки тому +6

    Familly quruxbadan allha idin barakeyo ❤ amal funy cafayad makabadalayi walhi😂😂😂😂

  • @abyanahmed5909
    @abyanahmed5909 2 роки тому +1

    MashaAllah tawarakaAllah waa jecelahay video gina ee noo soo badiga

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 2 роки тому +9

    Cusbada iyo sokorta iyo saliida mar wliba iska ilaaliya familly 🥰

  • @kafisaabdullahi9793
    @kafisaabdullahi9793 2 роки тому +1

    routinadaan noo soo badiya saaan cml codka u soo saaraa funny😂

  • @mariah2204
    @mariah2204 2 роки тому +104

    Best family masha allah ❤ 😂😂

    • @bilanyusuf6759
      @bilanyusuf6759 2 роки тому +1

      Plz iku caawi subscribe boqo channal kay kheyr Allah ku siiyee will 🙏 👩

    • @nurtohassan3234
      @nurtohassan3234 2 роки тому +1

      Kkkkkkk

    • @zidinoofficial5023
      @zidinoofficial5023 2 роки тому +1

      Maria halkan xitaa ma jogtaa waa wareey🤣🤣🤣

    • @dnur1555
      @dnur1555 2 роки тому

      How do you know

    • @mariah2204
      @mariah2204 2 роки тому

      @@zidinoofficial5023 huuno maxad iga dhigaysaa inan meelkasta joogo 😂😂😂

  • @haniabuukar5160
    @haniabuukar5160 2 роки тому

    Wlhi waa idin jclhy illh ha idin jeclaado waaanaga qoslisaan masha Allah

  • @simanabdullahi5620
    @simanabdullahi5620 2 роки тому +21

    M.a My Family Ilahow Farxdina Idin Siyadi marwalpa Wanaga Qoslisin😁❤

  • @اللالل-ذ1س
    @اللالل-ذ1س 2 роки тому

    ماشاءالله تبارك الله فوق المطبخ في عفش كثيرر امال خفف منو رتبي في دولاب يكون لك مساحه تستغلها

  • @monam7931
    @monam7931 2 роки тому

    Dadku markay nolsha isku fahman waa iska sidan mansha Allah farxada rabi idiin siyadii🙏💕

  • @daganabdikareem8836
    @daganabdikareem8836 2 роки тому +8

    Masha allah ❤️❤️ royal 🤴 👸🏼 👦 family 😍

  • @safafaysal4621
    @safafaysal4621 2 роки тому +6

    Guys when I watch you make my day good I'm watching it is a night so I love you guys 💖😘😘

  • @nasroaxmad9439
    @nasroaxmad9439 2 роки тому +7

    Wlhi adinka dhan qosol aa tihiin m,a ilaahey hanii daayo nosobadi sheekadiina aan ku heysanaaye🤣❤

  • @najmaciise9642
    @najmaciise9642 2 роки тому +6

    masha allah familly qurux badan wada jira allah idin barakeyo

  • @fartunmaxmed1137
    @fartunmaxmed1137 2 роки тому +2

    Masha'Allah amal iyo zaki yeezin allah idin xifdiyo nooso badi routineka

  • @deequnibbelove5541
    @deequnibbelove5541 2 роки тому +1

    Masha allah allaha isku kiin barakeeyo adi iyo saki iyo wilkeyga yar

  • @ruwedoruxi7484
    @ruwedoruxi7484 2 роки тому

    Noo soo badi fnny waye Zakariye

  • @hoodoabdiraxman7181
    @hoodoabdiraxman7181 2 роки тому

    Mansha allah. Alle ubadka. Ha ino barakeeyo

  • @nimcodarwiish552
    @nimcodarwiish552 2 роки тому

    Wlhi anoo murugsan iga farxiseen nooso badiya si qof kale aad farxadiiza u noqotaan ii nolada ilaaa malinkaa UA-cam bilowdeen waan idinla socday
    Noolada

  • @husainhusain4765
    @husainhusain4765 2 роки тому

    Masha Alaah ilahay ha nixifdiyo Fidiyow yadina ada ujeclahay noso Badiya❤️❤️🤩🤩

  • @babysihaam6967
    @babysihaam6967 2 роки тому

    Zaki iyo amal lamanaheyga والله qosol aan kabixi wayey ani xitaa waa iseexisey kulahaa zaki caadi ma ahan

  • @zeynabahmed2414
    @zeynabahmed2414 2 роки тому

    Msha Allah wn ku farxay so noqoshadad

  • @aliah7613
    @aliah7613 2 роки тому +14

    Familka ugu anshaxa fican wLhia qofka nina soconjirin ina wllo tihiiin uu ini malaynlaha masha alllh 🥺🤲inta singlka nin fican allha nasiiiyo

    • @asmaa5466
      @asmaa5466 2 роки тому

      ااامين يا رب العالمين 😢

    • @aliah7613
      @aliah7613 2 роки тому +1

      @@asmaa5466 waliga nin qurux raganimo like sacki oo kale nimankii waxy sandakan noqdeen igu sawir bisinkooooow ayagaba nagihii ka horeya

    • @asmaa5466
      @asmaa5466 2 роки тому

      @@aliah7613 sidee ah wllo

    • @aliah7613
      @aliah7613 2 роки тому

      @@asmaa5466 mean couples ka an manta sociall mediaha ka dawano cashar wan ka barana tagerinimona wan u hayna so boqolkiba 100 nagahaoda way ku dhagdhagan uur hadey yelato asagi baba hor bodaya Ana waxn ka waddy abayadan ninkeda oo kale igusawir kama ahan nolashu wa caqliloow m a

    • @asmaa5466
      @asmaa5466 2 роки тому

      @@aliah7613 haa sax aakhiro haa ilaawin

  • @zamzamrigash4538
    @zamzamrigash4538 2 роки тому +1

    Noo soo badi abyo walhi routine the best waye ❤️❤️❤️💋💋

  • @fikramalldheere2519
    @fikramalldheere2519 2 роки тому +27

    Maacha alh beautiful family 🎉🎊❤️❤️❤️❤️ guulaysta wll

  • @upahaj6825
    @upahaj6825 2 роки тому +7

    Masha allah family aan jeclhy allah niidhowro

  • @hananmursalcabdalla50012
    @hananmursalcabdalla50012 2 роки тому +3

    Best routine amal no so badi funny 🤣 m. A family qurux badan 💯😘

  • @munaliza4261
    @munaliza4261 2 роки тому +1

    Runti Amal wlh Ani uu qoslayo bilamay wuu dhamaday noo badiya plz Masha Allah family shacto inaa nila bixiyo waye

  • @hanadyuusuf9323
    @hanadyuusuf9323 2 роки тому +1

    Waxana ahyn qofki ugu horeyay fadlan vedioga xiga iguso xus🖐😫❤❤❤❤

  • @khadijamohamed9420
    @khadijamohamed9420 Рік тому

    Mashallah ❤️ wan idin jeclhy wllhi ❤❤❤family ❤️

  • @abdirahman5528
    @abdirahman5528 2 роки тому +1

    markaa Soo laabatay 9k oo subscribe ah ayaa kugu Soo biirtay ,old update Soo noqo waan ku jeclahay , beautiful couple ❤️❤️❤️❤️

  • @Cayni123
    @Cayni123 2 роки тому +1

    Mshlh my familly zacki&amal
    Came back noosoobaid abya ❤🥰

  • @yaasmiinaxmed5959
    @yaasmiinaxmed5959 2 роки тому

    Masha alh wa niwata

  • @SUMAYA.3.27
    @SUMAYA.3.27 2 роки тому +1

    My favorite family wlh alxm hdaa so labteen saan le nagu wad amell malin wlabo hal vedio noso dhig cunugane m.a ilha idin barekeyo farxda idin saaidiyo cunuga igu salan Mac I sii💜💕💗

  • @niimuuppe2004
    @niimuuppe2004 2 роки тому

    Ay Noso badiya my family aan jeclhy aan tagero zero to hero intspo wani dawanaye bilwgi ila hda marnapa niigama cajisin adinkane naso galiya hanaga cajisina😫❤❤❤Zaki Amal and Yazzan❤❤❤

  • @miimiissa8170
    @miimiissa8170 2 роки тому +38

    😂😂😂♥️ funny family masha allah

    • @bilanyusuf6759
      @bilanyusuf6759 2 роки тому

      Plz iku caawi subscribe boqo channal kay kheyr Allah ku siiyee will 🙏 👩

  • @halimaaden5188
    @halimaaden5188 2 роки тому +4

    Daad Qalbi fican Waiska saan 😍😍😂😂❤️

  • @zuhayliinasaed4940
    @zuhayliinasaed4940 2 роки тому

    M.a illhy isha bini adamka haidinkA hayo family farxd bdn ku nolda 🥰🥰🥰

  • @queeny_____azwaney7598
    @queeny_____azwaney7598 2 роки тому +2

    Amal waa igu shaqeysa kulaha🤣🤣qosil m.a inoo soo badiya routinka abaaa

  • @SagaLilkacaze56
    @SagaLilkacaze56 2 роки тому

    M.sh😂Gabartan wa iska jclhy Allaha iska dhafe

  • @amalhussein7143
    @amalhussein7143 2 роки тому +2

    My family mansha allaah funny aya tihin wlhi dad lo xiiso aya tihin

  • @rahmaali6676
    @rahmaali6676 2 роки тому +6

    Soo noqod wanagsan my family 🥰🥰🥰

  • @eyey-s4s
    @eyey-s4s 2 роки тому +1

    Wllhi intan dawanayey qosol iguma hadhin hore usocda my famliy

  • @user-umuAli
    @user-umuAli 2 роки тому +1

    Mashaa Allaah alle ha idin xifdiyo dhamaantiin inshaa Allaah

  • @idylmohamed2367
    @idylmohamed2367 2 роки тому +1

    Masha Allah 😍 😍 😍 Allahuma baarik. qosol 👪

  • @kowzarmoha5428
    @kowzarmoha5428 2 роки тому +5

    Wlllhi so funny 🤣 Amal iyoh zaki idiñ wataaah ñi0 go forward 🤣 🥰🥰🥰

  • @zamzamahmed9889
    @zamzamahmed9889 2 роки тому +3

    Mnsha Allh family oo wada funny ya wllhi aada iga qosliseen farxad iigu waaraa🥰🥰🥰💋❣

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman666 2 роки тому +4

    M.a ilahey farxadina ha idin siyadsho anagana wa naga qosolsiseen😅😂😍😍❤️

  • @sumayaabdulaahisaid4766
    @sumayaabdulaahisaid4766 2 роки тому

    Qosolka Naga dhameyseen noo soo badiya

  • @nuuramukhtaar2350
    @nuuramukhtaar2350 2 роки тому +5

    Ayyy wan idin jeclhey family fani ❤🥰🤣

  • @ABDULKADIR-nm5hf
    @ABDULKADIR-nm5hf 2 роки тому

    Waa iseexisay kulahaa 🤣🤣
    Ar zakariyaa

  • @sakariyeabdi9046
    @sakariyeabdi9046 2 роки тому

    Yasan waa sooman yahay😂😂 walahi qosol igu disheen alle haysku kiin barakeeyo Aamin🤲

  • @muniitaali8937
    @muniitaali8937 2 роки тому

    Wlhi family lagu daydo tihiin alle haysku kin dayo

  • @imaneennabihi151
    @imaneennabihi151 2 роки тому +1

    please speak in english so we can understand what you are saying guys love fro morocco, uae

  • @HafsaAbuukar
    @HafsaAbuukar 2 роки тому +1

    Funny 🤣 waaye hooyataa waay kaa weeyn tahay funny 🤣😂😅😅 family

  • @fardowzamad8652
    @fardowzamad8652 2 роки тому

    Masha allaah allaha idin xafiso famliy

  • @queenofquens8930
    @queenofquens8930 2 роки тому +11

    Lawo bac madoow aa irida tagan wee iracayaan🤣🤣🤣wlhi waa furay amaley noso badi routinka

    • @badriyodayib3591
      @badriyodayib3591 2 роки тому +1

      Iminkaaa idinku soo biiray qosalaa.tihiine

    • @umuothman6911
      @umuothman6911 2 роки тому

      Mgc Amaal mey kawada siman yihii bacda qashinka subaxdii horey uqaad aan dhaha sxbkeyga

    • @queenofquens8930
      @queenofquens8930 2 роки тому

      @@umuothman6911 hhhh

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 роки тому

    Waa Idiin Salaamey Reer Amaal Zaki

  • @maariahuseen9011
    @maariahuseen9011 2 роки тому

    Zaki dareen😂😂😂😂🖐🖐🖐🖐🤸‍♀️🤸‍♀️🤸‍♀️🤸‍♀️

  • @filzanmaxamed3342
    @filzanmaxamed3342 2 роки тому +1

    M.a waa ku wdta My queen 👸 keep going 💖

  • @simanmaxamed1434
    @simanmaxamed1434 2 роки тому

    Barasho lamid no soo badiya

  • @zamzamcadey1928
    @zamzamcadey1928 2 роки тому

    Nosobadiya bls wan kahelnay wllhi

  • @idildaganofficial9137
    @idildaganofficial9137 2 роки тому

    routine iyo qosol kale wan sugayna amaley

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 роки тому +5

    Mashaa Allah TabarakAllah
    Beautiful family❤️💞😘

  • @faatimaahmed6150
    @faatimaahmed6150 2 роки тому

    M.a ilaaah ha idin siyaadiyo zaki umadeena maaha

  • @ayanorganisationofficielle7961
    @ayanorganisationofficielle7961 2 роки тому +1

    Routinka noso badiya plz🥰😍🤩🥰best family

  • @ifrahomar4511
    @ifrahomar4511 2 роки тому

    Hhhh wllhi anigoo videogiina bilaban ban qozley😂😂funny baa tihin my fav family wllhi aad bn idin jecel nahay amal iyo zaki👩‍❤️‍💋‍👨

  • @aniizaadem1203
    @aniizaadem1203 2 роки тому

    Mash allha waligin wada jiira farxadna ku nolada

  • @casho5657
    @casho5657 2 роки тому

    Familga yeena naga taginee 300 boqol an xirno dee sana kaga taginahaa 💕💕

  • @ishqibbeofficial908
    @ishqibbeofficial908 2 роки тому

    Wlhi vedio bilaaw ila dhamadka wan qoslayey M.a best family ❤️❤️

  • @iqnajbashirfamily5759
    @iqnajbashirfamily5759 2 роки тому +6

    Amal she is so funny walhi love you guys ❤️

  • @aishacuudey7543
    @aishacuudey7543 2 роки тому

    Best family waan idinku fanaa allha idin xafido 🥰😍🤩 qosolka iga dhamaaday jah 😂🤣😅😆

  • @sacdiyacusman2891
    @sacdiyacusman2891 2 роки тому +1

    Mansh Allah abaayo ilaahey idin xafido amiin family horay usocda ayaan idin leyahay hormar wacan keep going

  • @farhiyoabdulqadir5510
    @farhiyoabdulqadir5510 2 роки тому

    Ala bidixda mewaxkucuntaa subxanallah