Sheekada Xiisaha leh ee Rooda Keyf iyo Qaaci Show | Astaan 2022.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • Sheekada ka dambaysa ka qeybgalka barnaamijka Qaaci show iyo hobolada Rooda Cabdirashiid Maxamuud.

КОМЕНТАРІ • 271

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 роки тому +129

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 🤲❤🕋

  • @siqaayehd5024
    @siqaayehd5024 2 роки тому +23

    Yartu qurux iyo cod iyo fiicni bay isku darsatay lkn wll roodaay fanka ha bilaabin halkaa ku jooji heesaha music ga bilaa music iskaga hees hadaad doontee yuuna kulasii durkin

  • @GaradGR47
    @GaradGR47 2 роки тому +27

    Walaaleey codka alle ha kuu barakeeyo. Mid aan kuu raaciyo, labiskaagaa aad sidato in aad iska sii asturto mooyee hayska dhigin. Fanku sharaf buu lahaaye waxan rajaynayaa in aad soo celiso sharaftiisi. Rooda Keyf 🙌🏽❤️❤️

  • @maliyahussein6709
    @maliyahussein6709 2 роки тому +44

    This young lady is fantastic. Maasha Allah.

  • @suhurisse9301
    @suhurisse9301 2 роки тому +7

    Subxanallah ilahey ba xuman ka nasahan somaliyey ilahey kabaqa manta wa aduun biri na wa akhiro inta noshihin akhiradiina u shaqeysta malayacniga iyo wixi rabi diiday ka dheerada

  • @yaameen305
    @yaameen305 2 роки тому +42

    Anigu fanka kulaman taliyeen, waxaan odhan lahaa aqoontaada kor u qaad, diin iyo maadiba ku dadaal, shaqa abuur samayso insha allah guul baad gaadhi hadaad sidaa yeesho

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 2 роки тому +4

    WAALID KANAXAYA RUUXAN MUU DHALIN HEESI XAGAY AAKHIRO KULEEDAHAY DUNIDANI NABIGII UDGOONAA AYAAKU SHEEGAY INUU MARTI KU AHAA

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 2 роки тому +14

    Soomaalaay inanta haduu jiro qof kanaxaaya hala hadlo oo hayiraahdo Fanka kuwii kujiri jiray baa isaga baxayo kacararay oo say u oranayeen Allahayow nacafi kugod galay qaarna way nool yihiin waxayna kuxamdinayaan Allahi kabadbaadiyey Qurunkaas. Waxaa ugu horeeya sida ladheego:-
    Zulfa Allaha unaxariisto
    Hadraawi Allaha unaxatiisto waliba Abwaankan wayn ee Soomaaliga dhabta ah isago kaso jeeda W/Galbeed Hargeysa ayuu Soomaali wada jeclaa mana heesayne wuu alifijiray saas ay tahay farahu kaqaaday.
    Xasan A. Samatar
    Khadra Daahir Allaha unaxariisto. Maxamad BK
    Iyo kuwa kalo badan matirin karo.
    Marka Rooda yar ruuxi kanaxaya hala xasuusiyo inuu Nabigu SCW yidhu:- " In malaxi aykuugu jirto qalbiga ayaa kaaga fiican intuu hees kuugu jiri lahaa" akhyaarta hala iisaxo hadaan wax khalday.
    Soomaali Allaha xifdiyo meelay joogaanba Wadankana Allaha noo hagaajiyi. Aamiin

    • @abdihakimyusuf6567
      @abdihakimyusuf6567 2 роки тому

      Naga tag tag nio hannoo heestee

    • @afrahhussein3136
      @afrahhussein3136 2 роки тому

      Wlo ilhay hanaxariisto Abwaan hadraawi wuxu kasojedaa Goblka togdheer burco iyo buhoodle 30 Sano udanbeeyey burco ku noola hargaysa xanuuka loogeyey wanu ku geriyooday

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 2 роки тому +7

    Kinsi copy geedii ayaad tahay mar hadaad ceerigaabo ka soo jeedana waaba abwaankeedii xagguu joogay tarabi. Heesta yufle ayaan kaa sugayaa insha Allah

  • @saynubabdulahi3599
    @saynubabdulahi3599 2 роки тому +17

    Mashallah intan astaan dawanayey wa inaan ugu codka tolomon waliba heesihi fananiti wa wayned waxan u gudbin laha mamulayasha astaan inay inaan so saran waliba heesihi qiinaha badan hoboladi wabari way keenaysa hees walba wan kala qofka fanaanka ah iyo kan kale inantasi wa fananad

    • @drhd1043
      @drhd1043 2 роки тому

      Wan kugu raacsnhy wll

  • @ahmedhirsigeele3804
    @ahmedhirsigeele3804 2 роки тому +10

    Mnsha allah rooda kayf runtii waa qof ilaahay hibo u siisay cod tool Mon anigu aad baan u dhagaysta heesaha ay qaado

  • @mosalamuni4456
    @mosalamuni4456 2 роки тому +6

    Rooda inay tahay dadkii fanka hibada ulahaa maalintan sheegay may dhawayn wlhi tiktokeda ayanan ku xidhnahay halkaas ayanan ka arkay hibadeeda fanka maantana riyadeedii way urumowday team astaan iyo bahda qaaci show buule xubey iyo nuuradiin iyo maxamed wad mahadsan tihiin sidad ugu heelan tihiin soo nooleynta fanka soomaaliyeed full respect 🙏 ♥ ASTAAN CABLE

  • @cabdirasaaqsalaxlaawi6665
    @cabdirasaaqsalaxlaawi6665 2 роки тому +7

    Rooda kayf waa Hiboolay Faneed Waanan jeclaa In aan
    Mar uun arko iyadoo Fanka Iigu Jira Waanan ku farxaa
    Manrkaan arko Qof Fanka Soo Galay Oo sida Rooda Oo kalle
    Ah Waayo Fanka way Noolaynayaan Walahi ❤

  • @hodanahmed751
    @hodanahmed751 2 роки тому +16

    Her voice mnshallah ❤️✨

  • @suuriyaanzeer4299
    @suuriyaanzeer4299 2 роки тому +8

    Wxn jeclahay fariintaydani inay astaan gaarto
    Wxn u safray hargaysa wakhtiga waxa ka so waregtay 21 bilood io 14 caana maal ujeedka safar kaygu waxa u ahaa inaan tago hargysa kana mid noqdo boqolalka dhalin yaro ee fursada u hela inay so galaan fanka
    Waan jeclaa fanka sida inan taasi sheegayso ilaa yaraantaydi anoo wakhtiyada aan isu nimaadno dhalin yarada aan asxabta nahay kula tartami jiray kuna madadaalin jiray waana ku hamin jiray wakhti wakhtiyda kamida inaan so bixi doona
    Waxan socdaba hargaysa wan tagay anigon ka garanayn hal qof xita bahda fanka an hal qof ka aqon
    Hal caana maal kadib waxan helay inan musician ah telkisa wan la hadlay wuxuuna ii sheegay inuu rabo lacag gaadhaysa $200 iyadoo igu adag aanan awoodin wxn u sheegay inaanan helayn wuxu igu jawabay $100 so qaado haye ayaan dhahay waxan arkay inaanan wado kale ii furnayn mudo bil io wax dher ah ayaan ururinayay lacagti kadib wan ku laabtay wuxu i tumay hesti wuxuna i dhahay laba beri kadib ban qabanay naa balse mar danbe maan. Arag telna igama qabto
    Qisada kale een la kulmay ayaa ahayd inaan la hadlay nin abwana isla markiba wuxu i su aalay qolomaa tahay
    Wxn la xidhiidhay in ka badan 15 qof oo isugu jira abwano io fanaanin hal mar la ima siin jaanis aan kuso bandhigo hibadayda wxn u gartay in fanka hargaysa yahay garasho waxa jira dhalin yaro fara badan o iga danbeyay oo hada caana fanina noqday sida inanta hada la waraysanayo oo an isku gobol kaso wada jedno taasna waxa kentay inay helen garab io inay ka ag dhawaayen dad caana ama ay wax isu yhin dad fanka ku jira
    Wxn ahay hada nin wax badan ka bartay fanka dad badana so arkay qaar xun io qaar wanag sanba
    Ma ilaawin ninki maalin wax yar i taray ama qawl wanagsan i dhahay abaalna wan ugu hayaa
    Anigana weli wakhti igama tagin maalin kaygana waan sugayaa hadaanan nafta waayin
    Dardaaran kayga ugu danbeeyaa wuxu yahay waxtar qof kasta oo wax kaso gala inti awoodada ah 🙏

    • @Myare-
      @Myare- 2 роки тому +1

      Adaa is dhibay intaa oo rafaad iyo calaacala ma fanaanimo baa u martay, walaal hadaa dhalinyaro tahay mustaqbal kafiican ku hami Insha Allah mustaqbal fiican baa heli.

    • @suuriyaanzeer4299
      @suuriyaanzeer4299 2 роки тому +3

      @@Myare- wa sax wl waana ku mahad san thay
      Lkn waan aqaan sida loga shaqeeyo arimahayga gaarka ah ee mustaq balnimo mana aha mid aan wax dhaafsado wxanan ahay nin heer jamacaded ah bachelor master na wada dantayda mustaqbal nimona maaha mid aan wx ka doorsanayo
      Lkn qorlkaygan wuxu ka shekaynaya hab dhaqanka dadka famoska ah ee ay u dhaqman markay private noqoto

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 2 роки тому

      @@suuriyaanzeer4299 ina adeer wllhi aad ban uga xumahy talaa kusiin kaban inaasoo gadatid isku day kadibna adu baro si loo tumo markaad habka heesta loo qaado iyo kabankaba baratid tiktok gal videoyo soo gali dadku haday ka helaan ayagaa ku soo raacaya mideda kle bulsha badan baro oo qof lonely hanoqon

    • @Rabel-fx2we
      @Rabel-fx2we 2 роки тому

      @@suuriyaanzeer4299 guulayso walalkay

    • @moe895
      @moe895 2 роки тому +2

      Suuriyan zeer Ah aad ban uga xumahay ninka lacagta kaa qiyaanay ee aan waxba ku qabanin aaqaruu kuu keenin iyadoo badan adiga walal iyadoo music la aana heeso aad kusoo baxeysid kuwad ugu jeceshahay tictok gaga geli dadku iyo abwaninta iyagaa halkaakasoo arkaya oo halkaasad lagaa baranayaa qof waliba marka hore heeso aysan lahayn bey kusoo caanbaxan hanakaharin ilaa aad dreams kaga iyo goolkaga gaartid hadaad doonto hadhow aadba iska daysid ama ka dalacdide mar un goolka kaga iyo waxad jeceshahay gaadh alahana kula garabgalo oo ku sahlo muradkaaga abwaninta iyo musicians kana telephone numbers kooda dadka weydii oo raadraadi oo haka harin mar unbaad heli Jane's a guuleyso niyadana qayr u sheeg oo ganiyad jabin insha alaah mardhow baanu kumaqli adoo caan noqdey haduu magacaagu kan kuu qoran yahay let me know isoo ogeysii saan ugu farxo cement gaan iigu soo hoos qor nasiib wacan maalmihii wacnaa weysoo socdaan good luck brother ilaahey wax qayr leh hakula kulmiyo have a good time

  • @baashiboy1
    @baashiboy1 2 роки тому +14

    Maasha allaah Rooda hore u soco

  • @Abdifatah-Official
    @Abdifatah-Official 2 роки тому +9

    Keep going sister Roda from Djibuti 🇩🇯

  • @eastsanaagmedia972
    @eastsanaagmedia972 2 роки тому +7

    Annigaba ceergaabo baan Ku dashay i love ceergaabo Insha allaah fasax tahaya i can't wait to go there

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 2 роки тому +7

    Qoftan mustaqbal fan bay leedahay keep going sxb

  • @AhmedMohamed-td3cw
    @AhmedMohamed-td3cw 2 роки тому +11

    Keep going ilaa aad iska dhaafeysid heesaha plZ

  • @chirdonhoussein5231
    @chirdonhoussein5231 2 роки тому +9

    Rooda kayf t'est une perle avec un voix extraordinaire Keep going frangine 🥰 madaxaa isaarantahay

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 2 роки тому +3

    Roda qurux mashallah war inanta gaadhi foolxun ayaad ku qaadeen she is too beautiful and deserves better cod halaasiya qurux confident and all

  • @GalowGobiye
    @GalowGobiye 2 роки тому +5

    Labbiska, Qaaciga, iyo Anshaxa aan kugu barannoo kugu jeclaanney noogugu hay waligaa ina Abt🥰🤝

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 2 роки тому +6

    BALAAYO JECLOOOW ADDUUN IYO AAKHIRO BEEL AYAY LEEDAHAY WAA JECELAHAY MEEYE KUWII KAA HOREEYAY WAXA UDAMBEEYAY

  • @khaderabdi5574
    @khaderabdi5574 2 роки тому +8

    She’s very confident Masha alah 😂

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 2 роки тому +6

    Masha Allah, she is absolutely amazing 😻 young woman.

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 2 роки тому +2

    Rooda Kayf gaariga aad kusoo doonteen uma qalanto Astaaneey iimaanka allaha idinka qaadye gaari wacan iibsada
    Roodaay Guuleyso kana raali noqo Bajajta lagugu qaaday lolz

    • @maidaahmet7363
      @maidaahmet7363 2 роки тому +1

      😂😂😂😂😂waxba umaad reeban

  • @mibnuomar
    @mibnuomar 2 роки тому +5

    Rooda.. Hore u soco Hibadana Hormari 😍💜👏

  • @Somalian799
    @Somalian799 2 роки тому +5

    #Rooda kayf codkeedu amazing walahi halka ugu saraysuu kujiraa

  • @143-k1d
    @143-k1d 11 місяців тому +1

    Rooda Keyf Waa Fanaanad Buuxda

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 2 роки тому +6

    Waa gabar cod leh

    • @shaakirhalas2103
      @shaakirhalas2103 2 роки тому

      Wlhi runtii wxaatahay gabar dayar oo aad iyo aad ucod macaan masha allh keep going

  • @CabdulleMohamed-g5k
    @CabdulleMohamed-g5k 4 місяці тому +1

    Ma ogtahay roodaay in uu kuso dalbaday abkaN fanaankana ah ee barbar nin qiima badan

  • @karimaaomar
    @karimaaomar 2 роки тому +6

    I love her, Masha’Allah codkeeda!! 💗😭

  • @haibeim7582
    @haibeim7582 2 роки тому +2

    Inantaasi wado xun bay qaaday ALLE ha garansiiyo fanka iyo xumaanta la socota

  • @mohamudnur8607
    @mohamudnur8607 2 роки тому +2

    Inantaa Waaba Loo Joogi Heerkay Gaadho , Hadii Alle Nafta inoo Daayo

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 2 роки тому +4

    Abwaanada somaliyeed waxaanka codsanayaa in Gabadhaan heeso qiimo badan loo dhiibo waxan aaminsanahay in ay Noqonayso Fananad soo labaysa Yurub Geenyo xaga dumarka Heesa
    💞 Rooda keyf ☝

  • @almas8915
    @almas8915 2 роки тому +4

    Gorgeous smart beautiful golden voice ♥️

  • @asalcabdalasaciid6548
    @asalcabdalasaciid6548 2 роки тому +3

    Ma aha balay xuubeey waa buulo xuubeey waa xafad ka mida madiino

    • @ismaaciilcaaqil289
      @ismaaciilcaaqil289 2 роки тому

      Yaa ka yaqaano hee hargeisa Buula xubey inay Mogadishu ku taalo

  • @xafsaxupi1118
    @xafsaxupi1118 2 роки тому +4

    Rooda keyf gulayso sister

  • @barkulmis
    @barkulmis 2 роки тому +5

    Absolutely 💯 💯 Axsan Cod

  • @adamfarhan6204
    @adamfarhan6204 2 роки тому +4

    Meeshan waa lais aakhiro seejinaya qofka intuusan fanka galin waxaa fiican inuu iswaydiiyo maxaa dheefa uu leeyahay? Jawaabtu waa waxba!

  • @guledciidle3713
    @guledciidle3713 2 роки тому +2

    Indr madaxa qaawan uun iska ilaali

  • @hasanduraan7860
    @hasanduraan7860 2 роки тому +4

    Talented girl we proud for You ziz💯👌

  • @crisaaqibraahimbuule9634
    @crisaaqibraahimbuule9634 2 роки тому +1

    Gabadhaan mala qabaaa boqol halaad iyo baar qabkood aaa diyaaar iga ah hadaan la qabin haleey codeeeyo soamalaay muqdisho ayaan kasoo hadlaaa wax ila qabta

  • @running4329
    @running4329 2 роки тому +2

    Eyelashes la'aanta ayaad aad ugu qurxan tahay vidio yadii hore. hore usoco fankana gacanta kuhayso shaqada ama wax barashadana gacanta kle wllo

  • @bethlehemgetenet423
    @bethlehemgetenet423 Рік тому +1

    Roody kayf..love bird we love your music..we leasing you in usa every day. We orginally from Ethiopia..

  • @kaahaaynan5136
    @kaahaaynan5136 Рік тому +1

    il & cawriba la’aw eedo wan jidhidhicoday markay qaaday haka dhicin salaamada..quxuda, ciyarta degan codka iyo tilmanta waa AHUN Kinsi Haji Adan oo yar ❤️ ❤️ ❤️

  • @abdillahiabdiladiif5284
    @abdillahiabdiladiif5284 2 роки тому +2

    Hargeisa cid ma dafiraaaay 👸

  • @MaxammadSoomaali
    @MaxammadSoomaali 2 роки тому +1

    Waad cod macaantahay, danbi iyo xumaan ha ku raadsan wll. Ogow waxaa jiro dad bdn oon hadli karin oo cod la aan ah. Adne kii macaanaa ayaad allihii ku siiyay kusii caasineysaa

  • @peaceandlove8760
    @peaceandlove8760 2 роки тому +2

    Heesaha sahra Ahmed ayay kusoo baxaysaa

  • @xuseenmaxamud6402
    @xuseenmaxamud6402 2 роки тому +1

    Waaw m.a tolow ma sahra axmed baashay mise faraceedi bey ka hartay ucod ekaa axsan sowt masha allah

  • @asmacali111
    @asmacali111 Рік тому +1

    Cod macan inantu

  • @nameless6491
    @nameless6491 2 роки тому +9

    My favorite already - keep it up girl - your voice is infectious - kudos to Bullo- Hubey for finding such a gem

  • @yasin9603
    @yasin9603 2 роки тому +1

    Dhalgobed salaan gobeed dhigiin ugu sharaf badnow raada fayf ❣️💘🧡💔💝💛💖💚💛❣️💘♥️❤️😾🤍🤍

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg 2 роки тому +4

    Masha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️🥰

  • @cabdirisaaqaxmedcise9024
    @cabdirisaaqaxmedcise9024 2 роки тому +1

    Abwaana astaan wuxu hayaa shaqo ad ugu wacan qofka hibo faneed leh lkn kaliya erayada hesaha waa inuu hubiyaa si ey u qaldin fanaaniita astan qaacigu waa dhaxal somali leedahay

  • @zakiqubaaye3957
    @zakiqubaaye3957 2 роки тому +1

    Wxan Cod Lama Oran Karaayo
    Kliya waxan Oran karaa M.a cod Tolmoon Rofa Keyf🥰
    Ustaad Buulo Xuubey Mclinka Boongaha

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 2 роки тому +2

    Mansha Allah fanaanadayada rooda hore u soco keep goin plees

  • @baashaaletube2754
    @baashaaletube2754 2 роки тому +1

    Runtii anigu cumaamadeeda maheesan karo rowda.

  • @crizakmuktar3478
    @crizakmuktar3478 2 роки тому +1

    Qurux lay qiimo leh soo jiidasheeda jacaylba laha qadayaa astaan TV waxaan idinka codnayaa gabdha inaad ila goobtaan

  • @saynubabdulahi3599
    @saynubabdulahi3599 2 роки тому +1

    Markan dhagaystay siba heesti kiinsi haji adan runti si cajiiba bay heesta u qaday wali habkay u labisan tahay iyo heestu way is leeyihiin waxan ku rajayna guuulll

  • @Ahmet_Epdirahman_Fiin
    @Ahmet_Epdirahman_Fiin 2 роки тому +1

    Go Forwarding Rooda.... MSS somlland

  • @ibrahimbuthul1596
    @ibrahimbuthul1596 2 роки тому +1

    Wow amazing 😍 Roodo keyf keep going we love 😍 ❤️ you ........ We support you mcn.

  • @saynubabdulahi3599
    @saynubabdulahi3599 2 роки тому +1

    faanku mahan wax la iska dhig dhiho wa hiibo codka iyo luuqadu marka inaanta wanu hanbaliyeyna

  • @barisamaad7665
    @barisamaad7665 2 роки тому +2

    Mashaalaaaah rooda 100%

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 роки тому +2

    Het voice amazing ❤️❤️✅👍🏾

  • @Mubaarakkheyraad
    @Mubaarakkheyraad 2 роки тому +2

    Asc wall Farxad aan dhamaan allah kusiiyo Murugada allah kaaqaado wax aad kufaraxdo allah kusiiyo ilahay dartiis iisoo booqo Subscribe iisaar .

  • @abdifitahhayla6538
    @abdifitahhayla6538 2 роки тому +1

    Masha alah gabadhaas abwaan saxa hadii ay hesho waxay noqon kartaa Fanaaniinta waaweyn ee Sahro ahmed AUN oo kale ee abwaan sax oo mirro murtiku jirta sameeya ha raadsato gabadhaasi

  • @Mujapdirahmaan40
    @Mujapdirahmaan40 2 роки тому +2

    Rooda keyf guulayso wll ❤️💯

  • @GaradGR47
    @GaradGR47 2 роки тому +1

    Cod masha allah ah iyo asturnaan iyo quruxba alle wuu kuu dhameeyee sidaa noogu wad. Fanka dadka sidaada oo kale ah way ku yaryihiine walaal please asturnaantaa ku da,daal. 🙌🏽💯💯

  • @elhamabdrahman1401
    @elhamabdrahman1401 2 роки тому +12

    I wanna hear a song of her own 🥺😍

    • @SuheybElmanowlimbo
      @SuheybElmanowlimbo Рік тому

      She sings qaaci songs too with beautiful and melodious voice

  • @jimcaalejagta9180
    @jimcaalejagta9180 2 роки тому +1

    Hore ayaan I idhi inantaasi wxy noqon doontaa inan codkeeda luul lagu raadiyo inadertay rooda kayf🎉👑

  • @mahamedadel7999
    @mahamedadel7999 2 роки тому +1

    Ruuxaan lafo hore ah xasuustoodi baan mar kleh dib u helnay 💖💖🙏

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 роки тому +1

    astaan tv waa in aan maalin idin soo booqdaa

  • @ahmedhagar821
    @ahmedhagar821 2 роки тому +1

    Qoftaan fanaanad lamida majogto iminkaan

  • @nasirmaxamud5705
    @nasirmaxamud5705 Рік тому

    Roda kayf waxay noshegtay inay fanka kusogashay janlka astan kaci Shaw Ben aburad mandala tahay

  • @tahlilmohamed8064
    @tahlilmohamed8064 2 роки тому +1

    Astaan Hidaaya ayaa Astaan music soo qaaday

  • @nouhahmed7743
    @nouhahmed7743 2 роки тому +1

    Barnaamijka sida kale waa ok. Lkn Gaariga Vitz ka inaga bedala. Ama marka aad barnaamij qabanaysaan hakusoo darina.

  • @AbduqaniSamir-po4gs
    @AbduqaniSamir-po4gs Рік тому

    Wow wax kale qof kale adunka miyay kunoshahy

  • @kg6987
    @kg6987 2 роки тому +1

    She is beautiful mashallah

  • @DarwiishmaankaDarwiishmaanka
    @DarwiishmaankaDarwiishmaanka 3 місяці тому

    Ah oo heestaba idinkaa iskale yuufle

  • @abdillahibouralehkhaire6517
    @abdillahibouralehkhaire6517 9 місяців тому

    Waa aad na degdey walal ee somaligaygu haadi uu yaryahay raali nowoo

  • @yahyefaroole560
    @yahyefaroole560 2 роки тому +2

    The way she is walking is another level

  • @Kismaayomedia
    @Kismaayomedia Рік тому

    She is very Beautiful and Ssexy lady and very talent person with good attractions

  • @mafrica101
    @mafrica101 2 роки тому

    tallo ku aan wanagsan ku siina fanka faraha kale bax adiga iyo guri kaga haa soo dhafsiinin waayo fanku hadii wax laga helo uma gargarnan kuwii heer ugu sareeyo ka garay markay walaashay halka ku jooji.

  • @tuurtaburco
    @tuurtaburco Рік тому

    Najma nashaad iyo waxaan cod lahayn baa caan ah codkana waa dayacan yhy

  • @Jarmo6677
    @Jarmo6677 3 місяці тому

    Axla kalaam Roodo keyf🎉

  • @Design76
    @Design76 4 місяці тому

    Waww

  • @MJ-sh6gh
    @MJ-sh6gh 2 роки тому +1

    Ma gabadhan hibay uledahy fanka

  • @hassanadanabdisuudi8701
    @hassanadanabdisuudi8701 2 роки тому +2

    Great lyrics coupled with amazing voice

  • @Faatihahmed
    @Faatihahmed 2 роки тому +1

    Waa lawada arkay inantan diraca ah masha allah

  • @nickal2018
    @nickal2018 Рік тому

    Xagay ka dhacday fanaanadani way cod wacan tahy

  • @jiibbudiye8228
    @jiibbudiye8228 2 роки тому +1

    Roda gabar cod macaan

  • @MJ-sh6gh
    @MJ-sh6gh 2 роки тому +1

    Ma gabadhan hibay uledahy fanka

  • @YoungShakur1989
    @YoungShakur1989 2 роки тому +1

    Cod iyo qurux mashallah❤

  • @abwaanqorsheeye8043
    @abwaanqorsheeye8043 2 роки тому +1

    Halay Doono

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA 2 роки тому

    haaye dee inaabti bali sowdigan uga bilaabay adeero dee ka daa adeero waxaad tidhaa inaabti ileen wuu ku gaadayaaye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @MaxamedSaleban08
    @MaxamedSaleban08 Місяць тому

    Her voice maashalaah

  • @gemstar416
    @gemstar416 3 місяці тому

    Waa fananad damaystiran ❤

  • @nimcohappy1711
    @nimcohappy1711 Рік тому

    Ani isooo booqda astaan tv