Nin Faqiira ah ha guursanina | sh Mustafe Sida loo kala jeeb roonyahay gaalada aya wax ku qiimeysa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Nin Faqiira ah ha guursanina | sh Mustafe Sida loo kala jeeb roonyahay gaalada aya wax ku qiimeysa
    Muxaadaro Media wuxuu idiin so gudbiyaa
    ☛ Muxaadaroyin
    ☛ Qisooyin
    ☛ Taarikhda Saxaabada
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channel to keep up to date with
    All the latest Muxaadaro and Qisooyin.
    Facebook:
    / muxaadaromedia
    Instagram:
    / muxaadaromedia
    UA-cam:
    / muxaadaromedia

КОМЕНТАРІ • 95

  • @MuxaadaroMedia
    @MuxaadaroMedia  27 днів тому +5

    Qiso kale oo guurka kusaabsan
    ua-cam.com/video/C8_cWB2myPQ/v-deo.html

  • @Khalif-f1v
    @Khalif-f1v Місяць тому +19

    aqoonta and cilmiga waa muhim sheikh mustafa masha Allah Allah noo kaxafido

  • @zapnaqueen3939
    @zapnaqueen3939 8 днів тому +4

    Wllyl iisoo duceeya ducadiina ubaahanahy😢😢urtaa iga xidhan wax dhan ma urinaayo inu alle ii furo😢🤲🤲

  • @user-rk4pp1ri9y
    @user-rk4pp1ri9y Місяць тому +9

    She mustafe xji ismacil harun runtad ushegtay durmki shekh allaaha kubarakeyo

  • @muume536
    @muume536 Місяць тому +5

    Sheekh musdafe haaruun illahay aakhiro iyo aduunba allah hakuu fududeeyo

  • @zeitunadan
    @zeitunadan Місяць тому +7

    Nabi Muhammad sallahu caleyi wasallam ❤

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 12 днів тому +2

    HASBUNALLAHU Wa NICMAL WAKIIL, Allaha sahlo amuraha Amin ya rabbi

  • @user-gc8zr4dk8p
    @user-gc8zr4dk8p 3 дні тому

    Sheekh mustafe xaaji ismaaciil alle naxariistiisa haku siiyo adoon illahay jeclaadana alle hakaa yeelo

  • @user-cj8yl8dw8e
    @user-cj8yl8dw8e Місяць тому +5

    Mashallah, shiekhuuna Illahay hakubarakeeyo madama ad malinkista musliminta ad kheirka iyo dinta ad kubararujisid

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 10 днів тому +1

    جزاك الله خير الجزاء

  • @SirajQolkadacwada
    @SirajQolkadacwada Місяць тому +4

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤صلى الله عليه وسلم ❤

  • @nimomeke6126
    @nimomeke6126 17 днів тому +1

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @soumeyaali7084
    @soumeyaali7084 7 днів тому

    صلى الله عليه وسلم وبارك على سيدنا محمد ❤️

  • @hassanahmed-ek2vq
    @hassanahmed-ek2vq Місяць тому +5

    ninkii nabiga scw baadi goobay , hadana helay oraah qof walbo oo waqtiga nabiga scw joogay iyo hadaba oo ah maqalkeeda nicam la maqlo kuwa ugu waa weyn ,llaa illah illa llahu muxamdu rasuullull llah , waalahi inahuu fuztu wa rabul kacba .
    ninkii intaa nicam kulansaday , waxyaabaha lagu qiimayayna aysan ku jirin qurux iyo lacag toona , meshaa waxaa iga bidhaamay in aynu noqonay umada ay ku yartahay fahamka aduunka iskaba daa kan aakhiro ee

  • @najmahassan8107
    @najmahassan8107 13 днів тому +1

    Naagta rafaad iyo darxumo uu diyaara nin faqiira ha guursato.

  • @daudhalane-wy2dt
    @daudhalane-wy2dt Місяць тому +5

    Waadiin gaalo diin islaan ma ahan. Dalliil gaalo. Ayey habartan wadaa. Nabi maxamed. Csw been bay ka sheegtay. Allaha soohanuuniyee. Hadii aan hanuun u qorneeyn . Habarta Beenta kasheegtay. Diinta islaamka iyo xabiibkeeni muxamed c.s.w

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Місяць тому +1

      Waa wax jira waxay shegtay shiq cabdi Hirst kaso daawo
      Nin faqiira hagursanina
      Tan ushiiq mustafe sharaxyanna waa wax jira
      Qofka faqiirka ah hadaan la kabin se loo guursanaa?

    • @Moustaphaegueh5121Moustapha
      @Moustaphaegueh5121Moustapha 16 днів тому +1

      ​@@user-sn5yz7vg8vma faduuma bintu maxamed SCW bad ka fcn tihiin benta naga da adeer dadki ifka iyago jogo janada logusi bishareyaay ba faqiir gursaday

  • @zapnaqueen3939
    @zapnaqueen3939 8 днів тому +2

    Scw scw scw scw scw scw

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q Місяць тому +4

    Asc sheekh su,aashu waxa weeyaan ragga maantu julaybiib ma u dhigmaan.
    Maya ka ugu sheekhsan ee cawda ay inan yar oo 16 jir ahi ku taacdo.
    Intuu rafaadiyo ayuu laba kusoo furaa ama saddex buu ka dambaysiiyaa iyadoo cagaagan.

  • @KhaliaSaidomar
    @KhaliaSaidomar Місяць тому +1

    Waxan geclad xusaan cali gabuti iyo adiha ilàah isku araak na ganaad malin walbaa tiamo somalia yamaan warsa geli dubes gaerman risalo. Iso dira .love yuo

  • @ManiieoCavsieaxam
    @ManiieoCavsieaxam Місяць тому +1

    Jasklahu kheran

  • @maxamedshariif8191
    @maxamedshariif8191 18 днів тому +1

    Nin faqiira waxaa ka daran nin aan Dakar Laheyn ama yar ama Gaaban, Tani Qeylineysa ma oga miyaa kan Dakarka weyn oo waxba heysan oo Lacaga ah in la iibsado , Faqiirka Dakarka weyn waxaa ka liita Ninka Lacagta haayo oo Dakar haysan ama yar !!!!!!.

  • @ShugrisiciidHazzan
    @ShugrisiciidHazzan 16 днів тому

    Salallaahu caleyhi wasalam
    Salallaahu caleyhi wasalam

  • @HooyoMacan-p6i
    @HooyoMacan-p6i 13 днів тому

    Masha allah shiiq mustafa allah no xafido aqoon iyo cilmi alle wu baray masha allah .mida kale mamada halayabina aqoonta iyo cilmiga ku yar

  • @AbdirashidAhmed-dj9pe
    @AbdirashidAhmed-dj9pe Місяць тому +1

    Scw scw scw❤❤❤ scw scw scw❤❤❤ scw scw scw❤❤❤ scw scw scw❤❤❤ scw scw scw❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Місяць тому +2

    Diinta Islaamka Naag Inee Dad Wacdiso Codkeeda La Maqlo Ma'aha

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 13 днів тому +1

    Laakin sheikh lasoco wax julayibeeb lamada majoogaan ee waxayi isku darsadeen fakhri iyo akhlaaq xumo iyo qyilaad markaa xaalkumaaha sidiijulyibeeb

  • @sahraa1716
    @sahraa1716 Місяць тому

    Shiikhada dumarlan ilaahay ha xafido
    🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Місяць тому

      Ma aha ninku qasab inuu yahay nin qani ah laakiin waa inu bilankara quudinkaraa xaaskisa

    • @Jeenyokajeenyo
      @Jeenyokajeenyo 17 днів тому

      @@user-sn5yz7vg8vWaa runtaa faqiirku ma quudin karo, laakiin miskiinku waa quudin karaa wax ka badanse ma haysto, markaa ninka faqiirka ahi waa inuu fadhiga ka kaco oo uu shaqeysto si uu u guursado.
      Faqiirku waxba ma haysto, laakiin miskiinku wax yar ayuu haystaa uu ku noolaado

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Місяць тому

    Habar shaydan ah o cusuri ah weye

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 Місяць тому +1

    ☝️ ALLAHU 🤍 MASSALLI 💐 CALLAA ☝️ MUHAMADIN 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 MUHAMMAD 💐 KAMAA ☝️ SALAYTA 🤍 CALLAA 💐 IBRAHIIMA ☝️ WA 🤍 CALLAA 💐 IBRAHIIMA ☝️ INAKA 🤍 HAMIIDUL 💐 MAJIID ☝️ ALLAHU 🤍 MABAARIK 💐 CALLAA ☝️ MUHAMADIN 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 MUHAMMAD 💐 KAMAA ☝️ BAARAKTA 🤍 CALLAA 💐 IBRAHIIMA ☝️ WA 🤍 CALLAA 💐 AALLIHII ☝️ IBRAHIIMA 🤍 INAKA 💐 HAMIIDUL ☝️ MAJIID ☝️🤍💐

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 Місяць тому +1

    Hablaha Somaliyeed ankinu hasareyo🎉

    • @Isak.a
      @Isak.a Місяць тому

      Farax soomaali bay wax kasta ku qaaliyeyan lkn ajanabiga free bay ku racan 10 loogod oo dagaag ah ba lagu aroosa. Xalima guurka raga dhan ku qaaliyeya Farax iyo ajanabiba ama raga u wada raqisiya cadalad ma aha Farax un inad ku qaaliyeysin ajanabigana raqiis oga dhigtin

  • @CabdixafiidCabdixafiid-po9wg
    @CabdixafiidCabdixafiid-po9wg 14 днів тому

    M.a shiiq mustafa😢❤

  • @somali368
    @somali368 Місяць тому

    M.allh wll ❤❤

  • @mohamedyousuf3238
    @mohamedyousuf3238 22 дні тому

    Islaanta diintay si kale u fahamtay sawkii nebigu julaybiib u guuriya yidhi 😂😂

  • @user-rm8zs1rc9u
    @user-rm8zs1rc9u Місяць тому

    Salaahu calayhi wasalaam❤❤❤❤

  • @zuhaybalvezahmed5929
    @zuhaybalvezahmed5929 Місяць тому

    Sheekh Musthafe ❤❤

  • @IftinMaxamuudGeedi
    @IftinMaxamuudGeedi 18 днів тому

    Salalaahu calayhi wasalam

  • @ShucaypSiciid
    @ShucaypSiciid 19 днів тому

    Habar shaydaan

  • @MahamedOmar-rw3tb
    @MahamedOmar-rw3tb 12 днів тому

    Asc.qoof.kii.dhiin.tayii.ela.asiin.mid.kisii

  • @AxmedxasanAxmed-l3d
    @AxmedxasanAxmed-l3d 18 днів тому

    ❤❤❤❤❤

  • @CabdisalanMacalin-v9d
    @CabdisalanMacalin-v9d 18 днів тому

    🥰🥰🥰❤😭😭😭

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 Місяць тому +1

    🎉🎉🎉❤

  • @Maxamedaxmed-t9j
    @Maxamedaxmed-t9j 21 день тому

    Waa munafaqiintii rasuulku layn jiray

  • @tamaanmobilemaintenance5875
    @tamaanmobilemaintenance5875 16 днів тому

    Hada iyo xiligas miyad simasa😂😂😂

  • @islamiceducations9232
    @islamiceducations9232 Місяць тому +2

    Wax ka ogow sida ay asxaabtu u jeclaayeen Nabiga Naxariis iyo Nabad galyo korkiisa ha ahaatee
    ua-cam.com/video/qDXfSbPoNb8/v-deo.html

  • @hodhanabdi2007
    @hodhanabdi2007 23 дні тому

    M.a❤❤❤❤

  • @issaal-hashemi4581
    @issaal-hashemi4581 20 днів тому +1

    عيب ان تأتي بفيديو الاخت۔ هل استأذنت منها وختى وان استأذنت منها فلا يليق ولا يحوز ۔ وكلنا نعرف ان الاخت كانت تعنى الرجل الغير مسئول والزواج مسئولية والقدرة على النفقة من واجبات الزوج ۔ والمثل الذي جئت به فى غير محله ۔۔۔۔۔

  • @AbdinasirAbdi-bp9mp
    @AbdinasirAbdi-bp9mp Місяць тому

    Mamadan kuhayso. Nin faqir. Hagursanin. Hada saan wax meyhaleyse miise waxbey hagajiise. Waa suaal daa'weynee.

  • @mohameddagane1170
    @mohameddagane1170 Місяць тому

    Habar waalan .OO maseersan.

  • @AMiNBushuP
    @AMiNBushuP Місяць тому

    IslaanTan way kawareerTaY

  • @Isak.a
    @Isak.a Місяць тому

    Xalimoyinka iminka joogo diin iyo iimaan midna malaha habartas wey sidey u hadleysay ba ka aqli ah nin lacag leh oo 3 week kadibna iska furto dooneysa

  • @MaxamedmuxudiinMaxamedmuxu-b1l
    @MaxamedmuxudiinMaxamedmuxu-b1l 11 днів тому

    M

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q Місяць тому +1

    Sheekhooy raga u sheeg in ay ka tagaan dhaqanaddii jaahiliinta ee dumarka afka laga xifhayay.
    Waliba somalidu dumarka ma karaamayso.

    • @user-pw2ho7lu2t
      @user-pw2ho7lu2t Місяць тому

      Sax

    • @mohamedibrahim7236
      @mohamedibrahim7236 Місяць тому

      soomaalidu dumarka ma karaa mayso meeqaan arkay sooshol meediyaha ka qaylinayo oo xitaa aan ahayn dad cadcad oo afrikaanka ale ah soomaaalidu dhexdeedana dhahayo kani waa tumaal ma guursano kanna waa boon midkaanna waa jareer soomaaliyey ilaah ka baqa

    • @user-hy6rz1qd9h
      @user-hy6rz1qd9h Місяць тому

      Adigu guurso aanu ku aragnee

  • @MaxamedAbdilahi-i5l
    @MaxamedAbdilahi-i5l Місяць тому

    maxamed abdilahi

  • @ThaqiilAbdi
    @ThaqiilAbdi 23 дні тому

    😂😂😂

  • @issaal-hashemi4581
    @issaal-hashemi4581 20 днів тому

    👎👎👎👎👎👎👎👎 You did not understand what the sister meant!

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 21 день тому

    ❤❤❤scw scw scw❤❤❤❤❤

  • @mmhhgg22
    @mmhhgg22 29 днів тому

    Naagtu fool-xumaa yaahuu

  • @yuusufgashanle
    @yuusufgashanle 12 днів тому

    Nin lacag leh ma,idin kala garo mana galmo jeclo nin lacag leh ee iska jooga 😂😂 hadaad inaga .maRantaan yaa inoo diidaa inan idinkaa maarano 😂en
    Ku darso adinka iyo anaga yaa horta waqti ku socdaa oo duqobaa ciyow 40 jir kadib qalaas 😂😂 waa caada goyne
    Lkn caqliga hadii ow shaqeyo waxaad ogaane markaad igaataan in aad free inagu gursataan in ay dan idin tahay iyo asturaad😂😂

  • @user-vt6jg1sq4e
    @user-vt6jg1sq4e 11 днів тому

    Waar habartsni way iimaan ladsy lacag ayaaa horcararty

  • @salaxmaxamedcismaansalaxma2929
    @salaxmaxamedcismaansalaxma2929 Місяць тому

    tani wa nagihi,Lagugursaday duLcad iyo daror e,Labadena kadhmasLa,kashana da Lagursaday. marka cuqdad baykaqata gurka manta e sharaftale

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 12 днів тому

    SCW SCW SCW

  • @fmmm8607
    @fmmm8607 Місяць тому

    Waxaano dhiba iyo warka ahlu kheyrka inaad iskuso kor dartaan ma waxaad u mareeysaan adinkoon waxba heeyn wadadi lagu heli lahaana ku joogin aa raba inaan idin guursano????
    Diidnay!

    • @cumaryuusuf7836
      @cumaryuusuf7836 Місяць тому

      Kkkkkkkkj😅😅😅 haade hadaa diidaan marooko ayaa aadeenee

    • @fmmm8607
      @fmmm8607 Місяць тому

      @@cumaryuusuf7836 hahaha Anagana maxaa Naga reebay

    • @MuhiimAhmed-v8c
      @MuhiimAhmed-v8c Місяць тому

      Waa dad fahan xun. Asxasbtii aysan gaari karin bay rabaan iney daliishadaan. Asxaabtu ma dawarsan jirin ilmahooda iyo xaasas kooda ma dayicijirin aroor intey kalahaan bay wuxu Alle siiyo reerkooda ulasoo noqon jireen dumarkoodana suuqa ma fariisan jirin si ay ilmahooda quud ugu helaan ragoodaa usoo shaqeyn jirey. Waxay rabaan ayagoo reer dhaqankarin oo reerkooda canjeelada la cuno inuu gabar tuugsi ku guursado hadhow dhaqaaqo oo iyada la balanbasho. Ulajeedkooda waa intaa

    • @Isak.a
      @Isak.a Місяць тому

      Rasulka iyo diinta islamka hadan tusaale lagaso qadan oo sidi asxaabti Nabiga lagu dayan yad dooneysa inlagu daydo? Qoralka so qortay iimaanlan xaga diinta ka muqata Allah kuso hanuniyo.

    • @fmmm8607
      @fmmm8607 Місяць тому

      @@cumaryuusuf7836 leeyla baray 😂

  • @issaal-hashemi4581
    @issaal-hashemi4581 20 днів тому

    عيب عليك ۔۔۔۔

  • @sahraa1716
    @sahraa1716 Місяць тому

    .

  • @user-dt2cd3su9v
    @user-dt2cd3su9v 14 днів тому

    Scwscwscw
    Scwscwscw
    Scwscwscw
    Scwscwscw
    Scwscwscw

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Місяць тому

    Wahaabi Naagahii Iyo Caruurtii Aa Tababarteen Idin Kaa Dacwa Ka Ah Hada Yaab walee. Wahaabi Af-Kiina Iyo Dhegahiina Ha Is Maqlo Diintana Dhib Waxaan Aheyn Kuma Soo Kordhin Wahaabi Iyo Salafi Iyo Khawaarij Iyo Inta Aqliga Yar Oo Maskada Aad Ka Qabsateen,

    • @abdaleali609
      @abdaleali609 Місяць тому

      Ind mskxda ka jirnty bn umlena whbi whbi wadiga ku hye cilmiga iyo dalisha ad hysid la imow ind munfqin tihin xita kama wrqbtn inydn diin hysn wxd ledihin qof shilin ku qimeya ma ddksa muslin ah

    • @user-hy6rz1qd9h
      @user-hy6rz1qd9h Місяць тому

      Ale haku hanuuniyo

  • @AxmedxasanAxmed-l3d
    @AxmedxasanAxmed-l3d 18 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @zytunmoha6455
    @zytunmoha6455 28 днів тому

    ❤❤❤❤❤

  • @halimoomar1894
    @halimoomar1894 Місяць тому

    ❤❤