Qiso xanuun badan saudi arabia 🇸🇦 Ibraahiim dulmi iyo xaqiraad ku koray 😭 part 2 😭😱

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 93

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r 11 місяців тому +6

    Soo dhaweynata asaga mahee waa maalka 😢❤❤❤❤

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs 11 місяців тому +7

    😢😢😢ilma igatimi walahay ilahay waa xaq sore subxanallah

  • @Hearxx4b3lla
    @Hearxx4b3lla 11 місяців тому +3

    Gabadhan Qisooyinkeeda waan jeclahay waan dheerar sadaa intay keenayso ❤❤🙏🔥💥🎉🥰🌺

  • @manaomar212
    @manaomar212 11 місяців тому +1

    Ninkii sabraa sad leh walhi qofkii illahay dardii u sabraa illahay ma qadiyo

  • @foozia426
    @foozia426 11 місяців тому +3

    Maasha allaah Ibrahim nin wanaagsan buu ahaa ❤

  • @Muna4r-
    @Muna4r- 10 місяців тому

    Ax 😢😢 illaahay ha isdulminina ayuu yidhi subxaanahuu watacalaa

  • @sofiahibo
    @sofiahibo 11 місяців тому +2

    Ilahay ha ku xafido walaal aad baan uga helaa qisooyinka aad no soo gudbiso nosoo badi

  • @furqanabidnoor6603
    @furqanabidnoor6603 11 місяців тому +1

    Masha Allah tabarkallaha

  • @khadrahussein3543
    @khadrahussein3543 11 місяців тому +1

    Marshall alaa wall ala haku baritone wax badan baa qisaka ad soo gudiso laga barankara rabi misanka xasanadka hakuu saro walal

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 11 місяців тому +4

    Asc, xabiibti aad iyo aad bay u macan tahay sheekadan, runti waan ilmayey se dhamanshaha aya I farax galisay. Dulmiga qosaska yaal wuu badan yahay.

  • @bisharoabdi180
    @bisharoabdi180 11 місяців тому +1

    Habo mcn illah Haku xifdiyo❤❤❤❤❤

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 11 місяців тому +2

    MashaAllah tabarakaAllah Allahuakbar ❤️

  • @ahmedjibril5355
    @ahmedjibril5355 11 місяців тому +2

    Asc Fatima Muna Channel
    Ma sha Allah
    Mahadsanid Ilahay haku Xifdiyo
    Aamiin Aamiin Aamiin.
    M

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 11 місяців тому +2

    M.a ibrahin waa la dulmiyo illahay ba u hiiliyey marka dadka kugu dhow ku dulmiso ee illahay dartii u samirto illahay cagaha ka ayuu keenaya

  • @AsliCabdinuur
    @AsliCabdinuur 2 місяці тому

    Masha alah ilaahaw kubarakeey ❤❤❤❤❤👍👍💕💕

  • @Munira58
    @Munira58 11 місяців тому

    😢 😢waa qiso xanuun iyo farxadba wadatay ilhaw sida ibrahim mid gulaysata

  • @naimaahmed6032
    @naimaahmed6032 Місяць тому

    Anugu waxaan aqaan
    Kuwo amba la biliin mal qabeno wada dhalen iyo aabbayal wax wada bartay o kiro iyo biil xitta Subxaanallaaha

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 11 місяців тому

    Wacaleykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu Mahadsanid.
    Allahumma salli wasalim wabaarik calaa sayidnaa Muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam

  • @fatimaosman339
    @fatimaosman339 11 місяців тому

    Waaaw ❤❤❤ waa qisad macaan

  • @Hearxx4b3lla
    @Hearxx4b3lla 11 місяців тому +2

    Mansha allah la tuuraaba la tuugee

  • @Zusan15
    @Zusan15 11 місяців тому +3

    Way iga ohiisay qiisanadi walhi markan agonta ahaa ayaan xasuustay hooyaday lagu cayi jiray bahiida iyo xiita iyago tukano leh ayaan bila ciid ahayan aniga iyo wllkay mantan hooyday ayaa adunka lo jecel yahay

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 11 місяців тому +1

    Subxanalah waa qiso mucjiso ah

  • @safiyamahamoud8165
    @safiyamahamoud8165 11 місяців тому +1

    Samraa sad leh. Alle ayaa Sharaf & cisi siiyey

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 11 місяців тому +1

    Masha Allah ❤❤

  • @fahimaarab7555
    @fahimaarab7555 11 місяців тому

    Allahu Akbar

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 11 місяців тому +1

    Maasha allaah walaashey mcn faatima muna

  • @axmedxuseen1615
    @axmedxuseen1615 11 місяців тому

    Masha Allah wll Fatima Allah khayr ha ku siiyo amìin

  • @ladanhussein1834
    @ladanhussein1834 11 місяців тому +1

    Muna Mnshall you are storytelling fiican ❤

  • @saediyoyalahow3352
    @saediyoyalahow3352 11 місяців тому

    Mashaallah waa qiso xanuunbadan

  • @diamond1091
    @diamond1091 11 місяців тому +1

    Allah aya Ibrahim u hiliyey ❤

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 11 місяців тому

    Allah yacizak al sabr jamil

  • @fardowsamao351
    @fardowsamao351 11 місяців тому +4

    Thank you so much sister. I was waiting for the story The End🙏

  • @axmedxuseen1615
    @axmedxuseen1615 11 місяців тому

    Waa markii labaad ee aan daawado wll Allah ku Sharfo amiin

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 11 місяців тому +1

    Waa waxaan maanta dhan ka baqaayay

  • @idilqalanjo
    @idilqalanjo 11 місяців тому +1

    Ax Ax waa sheeko cajiib ah thank you Fatima muna

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 11 місяців тому +1

    Asc fatima qisooyinka qeyrka ku danbeynaya ciwaan kooda halaga garto maasha allaah wuuna sabray walalkina wuu caawiyay

  • @AsliCabdinuur
    @AsliCabdinuur 2 місяці тому +1

    Masha alah Allakubarakeyo ❤❤❤❤

  • @asli1087
    @asli1087 11 місяців тому

    Maasha Allaah

  • @sabahmuuse1567
    @sabahmuuse1567 11 місяців тому +1

    Waa sheeko cajiiba wlhi

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 11 місяців тому +2

    Subhanallah, thank you so much dear sister.it’s sad story may Allah protect us from evil people

  • @anisoaliomar1053
    @anisoaliomar1053 11 місяців тому +1

    Norwey Baan ka So Salamayaa qaali Fatima ❤❤❤❤❤

  • @iftincabdilahi-nt9uv
    @iftincabdilahi-nt9uv 11 місяців тому

    qiso ila xanuun bdn ma arkin 😢😢😢😢😢

  • @ummosaara580
    @ummosaara580 11 місяців тому

    Mashallah wll wa qiso ku ciibro qadasho mudan shukran sidad nagu so dhaqsatay ❤❤ kama caajiso qisaskaga ❤

  • @yasminesalmo7772
    @yasminesalmo7772 11 місяців тому

    Masha Allah tabarak walahi waan ooyay qusadan faadumo

  • @kaahokader4664
    @kaahokader4664 11 місяців тому +1

    Ibrahim walaxaqiray ilahayna wuu gargaray

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir 10 місяців тому

    Ninkii. Uu xumeeyay. Ayuu saa ugu khidmeeyay

  • @fatimahodey
    @fatimahodey 11 місяців тому +1

    سعودية بدون تكلف❤❤❤

  • @suleekhaahmed1800
    @suleekhaahmed1800 11 місяців тому +1

    😢😮

  • @kkpp8894
    @kkpp8894 11 місяців тому

    Allahu akabr 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭☕☝️

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 11 місяців тому +2

    Faduma muna maasha allaah thank youwaa noola soo dhAsatay anigo xhageesanayo dhamaaday sheekada igu socotay mana xhamaatay ohayaa dhahay ma fileen isla caawa inaa heleyno part w thank you dear sister ❤

  • @shukricarte8452
    @shukricarte8452 11 місяців тому +1

    aduunku waa hadhka labadiisa galin waa u cashaar dadka indho ku garadlaha ah

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 11 місяців тому +1

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا الجزاء أختي🙏

  • @aminayusuf3051
    @aminayusuf3051 11 місяців тому

    What a beautiful end mashaallah alhamdulillah

  • @duniaabdow8922
    @duniaabdow8922 11 місяців тому

    Sabraaha Sadkiisa helo

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 11 місяців тому +4

    Dadku maalin kaad lacag yeelato ayay kaa daba dhacayaan, waxaasna waa munaafaq nimo, maalinka uu qofku miskiin yahy cid caawisa ma jirto

  • @naimaahmed6032
    @naimaahmed6032 Місяць тому

    Ma’sha’allaaha 🎉🎉🎉🎉❤❤❤😢😢😢😢😢

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 11 місяців тому

    Waku salamay walashey

  • @naciimaqaali6884
    @naciimaqaali6884 11 місяців тому +1

    😢ax waqiso xanunn bqdan😢😢

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir 10 місяців тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @XabiiboCabdi-wy1lo
    @XabiiboCabdi-wy1lo 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊

  • @kkpp8894
    @kkpp8894 11 місяців тому

    Ajaib❤❤❤❤❤❤❤

  • @gkhan212
    @gkhan212 11 місяців тому

    Walal Fatima codkaaga iska hagaaji mar wa naqus marwaa xoog

  • @anisoaliomar1053
    @anisoaliomar1053 11 місяців тому

    Mashaaalaah qaali

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 11 місяців тому

    Waa qisa cajiib ah

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r 11 місяців тому +1

    Agoonka ladulmay ALLAH ayaa lajiro cancerkana dulmigaa kuriday

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir 10 місяців тому

    Aduuga dadka kunooli hadii ay ku duleeyaan alle ku hooskeeni

  • @haldhaaabdi2158
    @haldhaaabdi2158 11 місяців тому +1

    Markaad bini adamka ka kaaftoonto oo hormargaadho cidwalbo wey kuhoos imaanesa,

  • @amuu8286
    @amuu8286 11 місяців тому

    Masah Allah

  • @dheemanabdi6180
    @dheemanabdi6180 9 місяців тому

    Waxaasii waa lacagta waxa layiidhii wabadii walaala kii lacagle baa wan

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv 11 місяців тому

    Mashallah jazakallahu khar 💝💝🙏

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 11 місяців тому

    MaanshaAllah ❤

  • @mumtazmohamad356
    @mumtazmohamad356 11 місяців тому

    Masha allah ❤

  • @XabiiboCabdi-wy1lo
    @XabiiboCabdi-wy1lo 11 місяців тому

    ❤❤❤

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 11 місяців тому

    Takk så myke søster

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 11 місяців тому

    Mashaa alaah

  • @Hanna-mz8nw
    @Hanna-mz8nw 11 місяців тому +2

    🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @Kirathedeperst_girl
    @Kirathedeperst_girl 11 місяців тому

    Masha Allah

  • @MADINOMUXIDIIN
    @MADINOMUXIDIIN 11 місяців тому +1

    😢❤❤❤❤❤❤❤👍

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 11 місяців тому

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

    • @KheertoAli
      @KheertoAli 11 місяців тому

      Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 11 місяців тому

    Fadumo ❤❤❤❤❤❤

  • @anisoaliomar1053
    @anisoaliomar1053 11 місяців тому

    Waan kusalaamay abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qadijacusman793
    @qadijacusman793 11 місяців тому +1

    Asc uqtii ma sucuudiga ku nooshahay waayo dhaqamadooda ayaad aad u taqaana ugana hadashaa?

    • @Zusan15
      @Zusan15 11 місяців тому +1

      Wllo bari hore inay tidhii waxay ku kortay carbta hadyna kuba dhalan

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 11 місяців тому

    💕👍

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 11 місяців тому

    ❤❤❤ sorry what happened

  • @foozia426
    @foozia426 11 місяців тому +1

    Nabsigu wa cajiib

  • @aminahassan1957
    @aminahassan1957 10 місяців тому

    Maasha allah ❤❤

  • @AsliCabdinuur
    @AsliCabdinuur 2 місяці тому

    Masha alah Allakubarakeyo ❤❤❤❤

  • @aminaaden2921
    @aminaaden2921 11 місяців тому

    ❤❤❤❤