Deg Deg Xasuuq Xeebta Liido Ka dhacay| Israil Cabsi Darteed Telefono Qeybisay| Saxaafada Iran O Weer

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Deg Deg Xasuuq Xeebta Liido Ka dhacay| Israil Cabsi Darteed Telefono Qeybisay| Saxaafada Iran O Weerar dhow sheegtay
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

КОМЕНТАРІ • 638

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  Місяць тому +45

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @maxamuudkhalar5056
      @maxamuudkhalar5056 Місяць тому

      Waxaan ka hadlayo WAA dalkayga lacag kama aanan hadlin walaalkay

    • @maxamuudkhalar5056
      @maxamuudkhalar5056 Місяць тому

      Manta WAA aduun Beri WAA Aakgiro ma ogtahay taas walaalkay?

  • @shshariif3931
    @shshariif3931 Місяць тому +31

    Shiikhow ani reer muqdishaa ahay wlhi dhibka nahaysto waa midaan anaka raali kanahay sababtoo eh dhibaatadaas dhan waxaa naga qariyey qabyaalada 😢😢

  • @Sara20005
    @Sara20005 Місяць тому +9

    Aameen ya Allah , Sheikhow videogas qalbiga kama tirmi dono wlhi ilahay masiibo cirib goysa haku rido wixi umma dhibaya, ilahay shacabkena hano xafido. Ilahay wa caziiz wuuna arka inshaAllah qiyaamaha ayay shalayi doonan , cadaabki Allah haku wada fogeeyo.

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Місяць тому +15

    WAR NIMANKAAN SHISHEEYEEY USHAQEEYAAN MASIIBO DEGDEGA ALLAHA UGUS KU RIDO أللهم أمين يارب العالمين 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aminafarah447
    @aminafarah447 Місяць тому +7

    Sheekh waa qiirootay ya Allah ducadaa noo aqbal Aamiin

  • @itzManha125
    @itzManha125 Місяць тому +12

    Kuwaan wax qarxinah iyagaa gaalo ah muslim mah in eey umadeena layaan ee raban waxaanah soomali maha is lee yaheye argagaxa wada haa soomali waa shaqlah se aqliga maha in eey xoola nagu jiran dhiiga ku qabeesta og yahiin allah ha ceebeeyo aaqira iyo aduun kuwa dadkeena leenah oo masiiba aduun allow ku fur aaqirnah naar aan dhaaam ugu bisharweh

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Місяць тому +1

      Legend 🇸🇴

  • @A_Ibrahim57
    @A_Ibrahim57 Місяць тому +9

    Allah unaxariisto inti dhimatay walidinta iyo soomalidaba Samir iyo imaan illahay ha ka siyo aamin aamin aamin 😭😭😭😭😭

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 Місяць тому +10

    Inaa Lilaahi Wa Inaa ilayhi Raajicuun 😭😭😭😭😭😭😭

  • @AbdiFaraah
    @AbdiFaraah Місяць тому +2

    Subhana Allah 😭😭😭subhana Allah yaa rabi u naxariiso inta dhaawacaana u saqir yaa rabi aamin amen 🙏

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 Місяць тому +2

    Aamiiin ilaahow balaayo kaxoogbadan kusalad kuwa leynaya dadkeena

  • @shariifamahamedaadan2937
    @shariifamahamedaadan2937 Місяць тому +2

    اللهم امين لا حول ولا قوة الا بالله انا لله وانا اليه راجعون عظم الله اجركم واحسن الله عزائكم وغفر الله له واسكنه الفردوس الأعلى
    WALAAHI WAA WAX LAGA NAXO KUWAAN ALAAH INAGA QABTO

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Місяць тому +1

    Inaalilaahi Wainaa Ilaheyi Raajicuun, dadkaani qawarijta ah, waa mashruuc ay gaalada wadato, Illaahey hadabar gooyo hana ciribtiro, Xasbunallaah Wanicmal Wakiil aamiin , Allaah caafiyo shacabkan dulman, sidee ku galeen

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy Місяць тому +3

    Inaallillaahi wa inaa illeyhi rajacuun kitaab kooda midigta allaah kasiiyo amiin yaa allaah

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 Місяць тому +3

    Inaallillah wainaa ilaih raajicuun Ebe ha unaxriiso inta ku shahidey aloow inta bukan caafimad dag dag siiyo waxas Emirates Ka dambeeya iyo Ethiopia lee waaye 😢😢

  • @DaahirAxmedowCali
    @DaahirAxmedowCali Місяць тому +1

    Ilaahay ha u naxariisto inta ku dhimatay inta dhaawaca anna ha u boogao dhayo cadawgana ilaahay hanaga qabto way curyaamiyeen unada soomaaliyeede

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 Місяць тому +4

    Inalilahi waina ileyhi rajicuun 😭 cadowga muda somaliyeed ilahey haka qabto

  • @ashahibo7114
    @ashahibo7114 Місяць тому +2

    Inaalilahi waa ina illeleyhi raajicuun illahay ha unaxariisto dhamaan.Illahay baa Somalia umaqan.Inshaa Allah waa laga guleysan doona.

  • @deqafarah8903
    @deqafarah8903 Місяць тому

    Inaalilaahi wa'inaa ileyhi raajicuun, Alle wuu xaqsoori 😢😢😢😢😢. Allah u naxariisto ummadaa la xasuuqay 😢😢😢😢😢

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 Місяць тому +5

    Ameen yaa allaah.

  • @osmanmohamed2465
    @osmanmohamed2465 Місяць тому

    Allaah ha u naxariisto intii ku naf weysay, inta dhaawaca ahna ha u booga dhayo. Kuwaan ummadda gumaadaya iyo ku taagyeeraba Allaah abaalkooda ha ka waraabiyo. Shahaada doon haddii yihiin meelaha loogu baahanyahay ha adeeno

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Місяць тому

    Allow unaxariiso inta ku dhimatey inta ku dhawacanteyna Allaha shaafiyo Allow Naga qabo Daalimiinta Nagu Dhex jiro Yaa Rabi

  • @dahabsanudgoon6809
    @dahabsanudgoon6809 Місяць тому +1

    Inaalilaahi wa inaa ilaahi raajicuun alle haunaxarito intii dhimaty intii dhawacmaty alle hacafiyo waa xanuun 🥹🥹🥹🥹🥹🤲🤲🤲🥹🥹🥹

  • @abdirahmandiramohamud
    @abdirahmandiramohamud Місяць тому +1

    Il AA lilahi la ina ileyhi rajicuun ebow u naxariiso dhaman intii Ku geeriyootay

  • @FaadumoDaahir-wt5op
    @FaadumoDaahir-wt5op Місяць тому

    Inaalilaahi wa inaailayhi raajicuun yaa rabi cadawga Naga qabo dhalinyarteenii ayaa maalinkasta la xasuuqayaa yaa rabi unaxariiso

  • @ahmedali-xc5dt
    @ahmedali-xc5dt Місяць тому +2

    Innaalillahi Wainnaa ILAIHIRRAJICUUN 😭😭😭😭😭😭😭Ya Allah Ya Allah Ya Allah Ya Allah Ya Allah Umadeena Muslimiinta ah Ugargaar gaal iyo Jaahil xuna Oo umada cadoowgooda ah kaqawo Intii dhimatayna Yaa Allah unaxariiso intii dhaawac ahna Yaa Allah Allah Caafi😭😭😭😭🤲🤲🤲Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Allah 🤲🤲🤲😭😭😭

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion24 Місяць тому +1

    Soomaalaay qabyaaladda was iska daaya. Intaad is eegaysaan heshiiya oo dadkan ladagaalama, xukun uun haku mashquulinee.

  • @SalaadoMohamed-of3og
    @SalaadoMohamed-of3og Місяць тому

    Inaalilaahu wa inay ilayhi raajuucuun ilaahay ha u naxariisto marxuumiinta ku lagu xasuuqay xeebta niido ku dhibaatadaa geystana ilaahay ka qabto ummadda soomaaliyeed.

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 Місяць тому +1

    Aamiin yaa Rabbi sheekhow, Ilaahey idankiis baaba' ha noqdeen.

  • @DekaAhmed-qp9em
    @DekaAhmed-qp9em Місяць тому

    insha allaha ❤❤❤❤ wadka gulesansan kuwan mujrimit ah allahuma amin Amin Amin ❤❤❤❤

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 Місяць тому +1

    Ilaahow inta dhimatay unaxariiso inta dhaawaca ah Ilaahow u bongasin dhay

  • @nasraibrahim527
    @nasraibrahim527 Місяць тому

    Inaa lillahi waina illahi rajiciun subxanllah subxanllah illahay cowga ummada somaliyed hakaqabto amiin yaa rabbi

  • @obsacmajid6537
    @obsacmajid6537 Місяць тому +2

    ❤❤❤❤😢😢😢 Allah ha u naxariisto walaalaha dhintay

  • @Abdirahman-fe4wx
    @Abdirahman-fe4wx Місяць тому +1

    Inaa ilahey wa inaa ilahey Rajicuun Allah u naxaristo dhamanto Amin ya Rahman 🤲

  • @anabbile386
    @anabbile386 Місяць тому +2

    Amiin yaa Allah

  • @fmg63772
    @fmg63772 Місяць тому

    Allaahumma aamiin aamiin yaa allaah aamiin yaa raxmaan aamiin alloow naga qabo

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 Місяць тому +1

    Waxaba ma rabaan ibliis baa soo dirsaday ilaahay masiibo ha ku rede ayaga iyo shaydaanki soo samaystayba cadaabta ha hoydan aduun iyo aakharaba

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 Місяць тому

    Allah ha u naxariisto inta dhimatay dhaawacana Allah ha u boogadhayo

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 Місяць тому

    Aamin Aamin sheq jisa kumu llaah kheern illahow naga qabo kuwan duf haku baxane

  • @yussufjibril1412
    @yussufjibril1412 Місяць тому +1

    Inaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun inta ku dhamaatay ilaaheey ha unaxaiista inta dhawacantayna cafimaad dagdag ah alaha siiya
    Waxaan cid lugula xissabtama oo xataa xil lioga qaada maleh min waziir ilaa godoomiya dagma waxaay u egtahay wax heshiis lugu wadayahay 😢😢😢 umafa somaliyeed iyo muslimiinta dhamaan alaha badbaadiya

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 Місяць тому +1

    Allahuma aamiin sheikh baarakallahu fiik

  • @omamashca4861
    @omamashca4861 Місяць тому

    Alle ha unaxariisto qabriga ha u waasiciyo dhamaantiin
    Allow adalka noohagaaji

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 Місяць тому +7

    إنا لله وإنا إليه راجعون. 😢😢😢😢💔💔💔😭😭

  • @deeqomaxamaddhiiga3215
    @deeqomaxamaddhiiga3215 Місяць тому

    Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Allah akabara Allah akabara Allah akabara Allah akabara Allah akabara Allah akabara Allah akabara

  • @user-on5tv8zx4f
    @user-on5tv8zx4f Місяць тому

    Asc Amiin yaa Rabi Allah nagu qabto kuwa. Dadka xasuuqayo Samalida ah masiiibo deg deg ah Allah ku dhido

  • @saafi1302
    @saafi1302 Місяць тому

    Alloow unaxariiso inta dhimatay inta dhaawacaa caafi

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw Місяць тому +2

    Illaahow inta dhimatay uu naxariisto jantul FARDOWSA aclaa Allaha ugu bishaareeyo

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 Місяць тому

    Aamiin Illahow naga qabo adigaa awood leh ya rabil calamiin wlhi kuwaan way nalayeen rabiyow duul ayaga ka awood badan ku salid

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Місяць тому

    Aaamiin Aamiin Aamiin😭Walaahi wa cadow Inoo midab eg na dilayo.Cadow shisheeya qalday.Alla maxan Cadow leenahay.Ilaahayow ka qabo umada Wey na dhibeen kuwaas.

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Місяць тому

    Inalillahu wa inaailayhu raajucuun subxaanallah Allah hanoo naxariisto

  • @user-sg9ql6le8g
    @user-sg9ql6le8g Місяць тому

    Rabi haw naxariisto dhaman inta ku dhimatey musiibadaa alle haka qabto shacbka somaliyed

  • @hyatyusuf9068
    @hyatyusuf9068 Місяць тому

    آللهم آمين يارب العالمين اللهم اغفر لهم وأرحمهم وعافهم وأعف عنهم وأكرم نزلهم ووسع مدخلهم واغسلهم بالماء والثلج والبرد ونقهم من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس اللهم آجرهم في مصيبتهم واخلف لهم خيرا منها يا أرحم الرآحمين اللهم آمين اللهم آمين يارب العالمين اللهم لا تحرمنا أجرهم ولا تفتنا بعدهم

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 Місяць тому

    Scw scw scw scw sheikh wcs Inalihahi Wa Inalihahi rajucune Samir Iyo Imane janato fardosa aclah 😢😢😢😢😢😢😢😢m'y blood ❣️ Wan argeiy wlhy subhanallah 😭😥

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 Місяць тому

    aamiin aamiin ilahay haunaxariisto dhamaan inti dhimatay insha allaah ilahay hajabiyo codowga umada somaliyeed

  • @user-bz7ed8hf2n
    @user-bz7ed8hf2n Місяць тому

    Somali silsilad aan walikooda furi karin ayaa lagu xeray allow khaatumada naku dil allah unaxaristo inta ku dhimatay 🥺🤲🤲🤲

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI Місяць тому

    Sheikh dulmidiiid damiir ayad leedahy ilhy haku barakeeyo alle adi oo kale hanagu badiyo aamin aamin yaa allh

  • @abdiwahabadan6584
    @abdiwahabadan6584 Місяць тому

    Inallilaahi wainaa ileeyhi raajicuun Rabi SWT unaxaristo umadaas.war shabbab noocan Miya wlhi xoogaa saan inay karoonyihin moodaye

  • @OsmanAbdirahman-e4k
    @OsmanAbdirahman-e4k Місяць тому

    ina lilaahi wa inaailayhi raajicuun subxana allh illahaw unaxriiso shacabka meesha lagu xasuuqay

  • @user-ol4pc4cm5b
    @user-ol4pc4cm5b Місяць тому +1

    Illahay kuwaas iyo yuhuudaba ha ukeeno musiibo soo afjarta kuligoodna ilaahay cadaabihiisa tan ugu daran oo ugu xun salkeeda hakuguro Xaabana haka dhigoo xabadaas oo ah mid markay dhamaataba inta dib loosoonooleeyo hadana dib caadaabta loogu guro noqota..

    • @Cadar49
      @Cadar49 Місяць тому

      Amin yaarabi

  • @Somali-One
    @Somali-One Місяць тому

    Walaalaha Muqdisho haa ka fogaadaan in aad isugu timaadaan liido iyo meelaha argagixisada aqliga liita idinku beegsanayaan

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 Місяць тому

    Allaha u naxariisto intii ku dhimatay inta ku dhaawacan tay na allaha u booga dhayo

  • @Koyama548
    @Koyama548 Місяць тому

    Inalillahi wa ina ileyhi rajicun allah unaxaristo walalahena xasbunallah 🤲🤲🤲🤲

  • @greattruccker9833
    @greattruccker9833 Місяць тому

    Inna lillahi wa inna ilayhi raji’un jisakal lahu alfa qeyran sheikh

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Місяць тому

    Amiin yaa allaha inti dhimatay ilaah ha u naxaristo amiin 🤲🤲🤲💔😢

  • @user-ob1vf6jh8z
    @user-ob1vf6jh8z Місяць тому +1

    InaaLilah Wainaa ileyhi raajicuun😢

  • @ZeynabNoor-md3uz
    @ZeynabNoor-md3uz Місяць тому

    Aamiin yaa rabbi waxaad allah ugu barisey waa yoomul jimca allah hakaa aqbalo aamiin yaa rabbi

  • @fowziyamaxamud9278
    @fowziyamaxamud9278 Місяць тому

    Allaah ha unaxariisto
    Dhaman inta ku dhimatay
    inta dhawacana Allaah ha uboga dhayo

  • @user-ds5mk7zg9n
    @user-ds5mk7zg9n Місяць тому

    Aamiin aamiin sahyuuniiyada soomaa la dhex dhig tayweewe musiibo ilaahay idin ku dhufay cadawga umda nolosh udiidan

  • @DecksAbdul-ck4sw
    @DecksAbdul-ck4sw Місяць тому +17

    Inna Lillahi wa inna ilayhi raji'un😭😭💔💔

  • @vhhgVvhhj
    @vhhgVvhhj Місяць тому

    Ilaahay naxariistii jano ha siiyo aamiin

  • @queennatasha7561
    @queennatasha7561 Місяць тому

    Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin yaa rabi walhi waa waxn lo dulqadan karin alle ha unaxariisto 😢 😢😢😢aadbey u xanuun badantahy wlhi alle hnga qabto 😢😢😢kuwan wlhi naftay nagu dhibeen alle ha inga qabto😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @CabaassharifMaxamud
    @CabaassharifMaxamud Місяць тому

    Aamiin waa masiibo ku habsatey umada soomaa liyeed

  • @Abdullahiibrahim-nt3qp
    @Abdullahiibrahim-nt3qp Місяць тому +1

    Allah unaxarista daman dadka shahidey

  • @muxuboahmed1796
    @muxuboahmed1796 Місяць тому

    Ascwrwb jizaakallaahu khayr aamiin yaa allaah

  • @keyzibrownlive1896
    @keyzibrownlive1896 Місяць тому

    ilahey ha u naxaristo intii dhimatey

  • @saharamohamed3949
    @saharamohamed3949 Місяць тому

    Amiin Amiin yaa Allah sheikhqow

  • @mustafexuseendaahir6796
    @mustafexuseendaahir6796 Місяць тому

    ALLAH HA U NAXARIISTO DHAMAANTOOD
    ALLAH HAKUDULQADO
    DHIBAATADA REER MUQDISHO

  • @mohammedyusuf4364
    @mohammedyusuf4364 Місяць тому

    ‏حسبي الله لا إله إلا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Місяць тому +1

    Aamiin Yaaaa Allaah 😢😢😢😢😢

  • @Barkhadle596
    @Barkhadle596 Місяць тому

    Allah unaxariisto dhaman inti ku dhiimatay iyo inti ku dhawacmay

  • @ruqiyomohammedsiyad6367
    @ruqiyomohammedsiyad6367 Місяць тому

    Ilaaheey ha u naxariisto
    Waxa qarxiyey waa isræl waxey diiday in aan u dukano salada qiyam haniya lkin waa la jirna falastin wana walaleheen ogaada isræl

  • @kaafi_ahmed6934
    @kaafi_ahmed6934 Місяць тому

    Allah haunaxariisto inta ku dhimaatay

  • @oneride8228
    @oneride8228 Місяць тому

    Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun

  • @user-md6hu8fr9x
    @user-md6hu8fr9x Місяць тому +1

    Allaaha unaxariisto

  • @badr3628
    @badr3628 Місяць тому

    jazakAllahu kheyr sheikh

  • @hindarooble4075
    @hindarooble4075 Місяць тому

    Maxay xalane u tagiwaayeeyn inta ay caruurta yaryar ay laynayaan ilaahay ha inagaqabto🤲

  • @Mohamed1f7ug8k
    @Mohamed1f7ug8k Місяць тому

    Inaa lilaahi wainaa ileeyhi rajicuun 😢

  • @fadumohussein-qy9om
    @fadumohussein-qy9om Місяць тому

    Aamen ya Rabbi Aameen ya Allah

  • @SaraAbdullahi-pm1nn
    @SaraAbdullahi-pm1nn Місяць тому

    Allaha u naxariisto walalaaha

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Місяць тому

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 Місяць тому

    asc ilahaw dalkeena noonabadee dawlad sharecada islamka nagu xukuntana nasii aamiin waa hubaa hadii latuuro tasturada xeerarka oo lagu xukumo diinta islamka dalka alshabab in aysan siijireen hal todobad

  • @kalifa.bm139
    @kalifa.bm139 Місяць тому

    Amiin ya Rabi kuwn arxan darayal waye 😢 Astaqfurullah Alle ha u naxari sato umada ku geriyo tey ❤️‍🩹

  • @masarsheekhmursal335
    @masarsheekhmursal335 Місяць тому

    Daacish waye, Allah u naxariosto

  • @CanabCabdi-n5l
    @CanabCabdi-n5l Місяць тому

    إنا لله و إنا إليه راجعون حسبنا الله و نعم الوكيل 😢😢😢

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Місяць тому

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي آله وصحبه اجمعين

  • @Galaxy-kv8pg
    @Galaxy-kv8pg Місяць тому

    Dawlada iyada wado oo xasan ku heley madaxweyninimade ilaahow noo hiiiili yaa rabi calamiin

  • @Abdullahialisheikh124
    @Abdullahialisheikh124 Місяць тому

    Aamiin Allah unaxariisto

  • @abdulkadirmusa675
    @abdulkadirmusa675 Місяць тому

    Aamina Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @shugrimohamed2013
    @shugrimohamed2013 Місяць тому

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah

  • @MustafeCadoosh
    @MustafeCadoosh Місяць тому

    Ina lilahi wa inalihi rajucun Inti dhimaty
    AllLe haunaxaristo intidhimatayna alle haunaxaristo

  • @MakkaAli-lw4tb
    @MakkaAli-lw4tb Місяць тому

    Amin Amin Amin Amin Amin