Xasan aadan samatar - Siraad - qaraami -lyrics

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 3

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 6 місяців тому +1

    Very nice heesihii ugu horreeyay oo aan qaybo bay kmd tahay.

  • @Bagagac
    @Bagagac Місяць тому

    hestan qofkii saamen kuleydahay ama xasuus waa hore aniga okale like haila wadaago❤

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 місяців тому +1

    #LyricsSongSIRRAAD
    Ma Ogtahay Siraad-eey
    Caashaqii ina Siray ee
    Sahalka aynu moodnee
    Ina saaqay berigii
    Inuu soo kordhaayoo
    Siigiyo dabayl iyo
    Soo kiciyey Ceeryaan
    Oon xalay saqdii dhexe
    Hurdadii ka salaloo
    Soo toosay dhowr Jeer
    Safaad maleh Jacaylkuye
    Waan sidaaye iLa Qabo
    Soo dhawoow iLa Qabo
    Oo Haygu Sii deyn
    Ma Ogtahay Siraadeey
    Soomaali oo idil
    Uma sidatid Quruxdee
    Hablo kula sinmaa Jira
    Oonan Saa u Eegine?
    Waa Su'aale Keligaa
    Maxaan Kaaga Sahan saday?
    Sababtuna waxay tahay
    Sanbabadiyo beerkiyo
    Wadnahay dul sudhantay
    Safaad maleh Jacaylkuye
    Waan sidaaye iLa qabo
    Soo dhawoow iLa qabo
    Oo Haygu sii DAYYN.
    ▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎
    HEES XUSID MUDAN ❤
    Heestan Erayadeeda waxa Sameeyey GENERAL Mohamoud CIISE 1972 Laxankana waxa Saaray ABDIKARIIN Faarax QAAREY JIIR AHUN. CODKANA waa Hassan Aadan SAMATAR.