Walaal Cilmiga iyo Sharcigu iskama hor imaan karaan. Waxa laga hadlayaa waa lama arki karo ee ma ahan aragti lagu soomi maayo. Dhegeyso inta u dambaysa ee videwo-ga
Walaal, dalalkan ciddina cunsiriyadeyn mayso. Bil Caksi, waxaa la rabay in aad isweydiiso maxaa ku gaar ah oo waddamada caalamka kale looga arki waayay? Jawaabtu waa sahlan tahay: bishu qorraxda ayay ka hordhacday suurtogalna ma ahayn in la arko.
@@mmm0091 بارك الله فيك Walaal Mahadsanid marka hore. Ogow wixii diin ah daliil uun baa inaga xiga ee xisaabaad iyo cilmi kale uma baahna. Markii aan sannado badan raacaynay dal hebel baa laga arkay laguma raacin waxaan islaamnimo ahayn. Haddaba in 10 dal oo Muslim ah ay boqollaal qof ka arkeen wax daliil sharci ah oo aan ku diidno iyo burhaan keen illeyn maxaa meel kale looga arki waayey iyo xiddigis daliil maahee. Waxaa iga talo iyo naseexa ah in diinta iyo daliisha laga hormariyo cilmiga kale iyo caqliga. قال النبي ﷺ: صوموا لرؤيته وأفطروا لرؤيته؛ فإن غم عليكم فأكملوا العدة ثلاثين. Laba qof oo Muslim ah oo aan fisqi iyo xumaan lagu aqoonin baa inagu filan aragtida bisha iyo in la ciido. Wixii intaas ka baxsan la inaguma kallifin la inooma dirin mana ah aasaaska daliisha.
mash alah. wad mahadsantahay dr mohamoud. wa cilmi aan ubaahneyn, ani gaar ahaan cilmigaan barashadisa wan daneynayey. marka waxan kaa codsanayaa intaad noo siyaadisid, nooguna dartid waqtiyada salaada. hadad isoodiri kartid emailkan ban leyahay. xasancx1996@gmail.com
Dr adiga oo mahadsan ciwaanka soomaali ka dhig waayo dadka aad ugu talo gashay waa dad afsoomaali garanaya.
Mahadsanid
Waa Isku dayayaa Insha Allaah
Mashaa allah ilaah kheyr haku siiyo waad noo faaideeysay
Asc wr wbr walaal maasha Allaah cilmiga Allaah hakuu siyaadiyo sh Maxmuud.
Waxaanse jeclaan lahaa inaad su'aalahan bal nooga jawaabto:
1. Haddii cilmiga xidigaha manaazishooda iyo nusuustii diintu iska hor yimaadaan lana is waafajin kari waayo kee la xoorayaa? Tusaale bishii dad badan oo muslimiin ah oo aannaan cadaaladdooda durayn meelo badanna kala jooga bariga ilaa galbeedka Afrika, tiradooduna ay mustaxiil tahay inay been ku kulmaan ayaa aragti sheegay.
Adna adoo qawaacidda iyo xeerarka cilmiga xidigaha ka duulaya ayaad tiri in la arkay waa mustaxiil.
2. Cilmigan xidigaha qawaaciddiisa buxuuthta iyo tajaaribta aadanuhu ku ijtihaaday ilaa xad ma gaarsiin karnaa inaan nusuustii waxyiga ku raddinno?
Sida masaafaadka(fogaanta) , surcada(xawaaraha) iyo zaawiyaadka(xaglaha) cilmiga xidiguhu sheegay saw ijtihaad ma aha? Hadday tahay maxaad 100% accuracy ugu dhiiratay?
3. Cilmigani waqtigiisu wuu ka da' wayn yahay 1441 sano ee hadduu ictibaar leeyahay saw waxyiga aragtida na faray Cilmigan xidigaha nama fareen ?
Allaah ayaan tawfiiqda ka baryaynaa
Walaal ku jecel
Ws wr wbr
Walaal Cilmiga iyo Sharcigu iskama hor imaan karaan. Waxa laga hadlayaa waa lama arki karo ee ma ahan aragti lagu soomi maayo. Dhegeyso inta u dambaysa ee videwo-ga
Jazaka ALLAH khair waad inoo faa'ideysay ee Allaha kuu faa'ideeyo walaal mahadsanid
Adigana sidoo kale Rabbi ha ku abaal mariyo.
Jaza kalaahu alfi kheyr dr hoori. Waad inoo faa idaysay runti.
Adigana sidoo kale Jzk Allaahu Khayran.
Manshalla manshalla
Shukran
Adigaa mudan walaal.
جزاك الله خيرا
وبارك الله فيك
Waxaa su'aal ah sannado badan baa bisha caalamka laga arkay iyada oo ah khilaafka cilmiga astronomy wuxuu saadaaliyey. Laakiinse la isma warsan ma bishii baa arkay mise wax kale. Sannadkan oo ay arkeen Mauritania, Mali, Senegal, Ivory Coast, Niger, Somalia, Kenya, Ethiopia, iyo ka badan maxaa muranka loo gelinayaa? Ma aragtida bisha baa waxaa carbuuntay dalal gaar ah? Mise cilmiga astronomy baa qayliya marka dalal gaar ah bisha arkaan? Ogow walaal asalku waa aragti (dabcan iyada oo la filayo bisha oo 29 la marayo) oo ALLE wuxuu inagu addoonsaday waa intaas iyadaana asalkii ah. Cilmiga astronomy iyo in la taxliiliyo ama la falanqeeyo bishii ma la arki karaa waa farac oo la eegi maayo. Ogow qolyahan cilmiga astronomy baa xitaa isku khilaafsan mawduuca - mobile.twitter.com/Khaled_skf/status/1255254245961580545
Simply bishii waa la arkay oo lagu ciiday, ciddii intaas oo muslim ah beenisa oo cilmiga astronomy rumaysa dheg loo dhigi maayo oo asalkii waa la hayaa uu qof kasta fahmi karay.
Walaal, dalalkan ciddina cunsiriyadeyn mayso. Bil Caksi, waxaa la rabay in aad isweydiiso maxaa ku gaar ah oo waddamada caalamka kale looga arki waayay?
Jawaabtu waa sahlan tahay: bishu qorraxda ayay ka hordhacday suurtogalna ma ahayn in la arko.
@@mmm0091 بارك الله فيك
Walaal Mahadsanid marka hore.
Ogow wixii diin ah daliil uun baa inaga xiga ee xisaabaad iyo cilmi kale uma baahna. Markii aan sannado badan raacaynay dal hebel baa laga arkay laguma raacin waxaan islaamnimo ahayn. Haddaba in 10 dal oo Muslim ah ay boqollaal qof ka arkeen wax daliil sharci ah oo aan ku diidno iyo burhaan keen illeyn maxaa meel kale looga arki waayey iyo xiddigis daliil maahee. Waxaa iga talo iyo naseexa ah in diinta iyo daliisha laga hormariyo cilmiga kale iyo caqliga.
قال النبي ﷺ: صوموا لرؤيته وأفطروا لرؤيته؛ فإن غم عليكم فأكملوا العدة ثلاثين.
Laba qof oo Muslim ah oo aan fisqi iyo xumaan lagu aqoonin baa inagu filan aragtida bisha iyo in la ciido. Wixii intaas ka baxsan la inaguma kallifin la inooma dirin mana ah aasaaska daliisha.
Madhacdaa in ay iskhilaafaan flakiyiinta? Was la arki karaa iyo lama arki karo.
Falakiyiinta waxna waa isku waafaqsan yihiin, waxna iskuma waafaqsana:
1. Waqtiga iyo maalinka dayaxa iyo qorraxda isku aadankooda dhaco waa arin go'an oo aan khilaaf lahayn. Waxaa lasii xisaabin karaa 1,000 sano ee soo socda. Haddii uusan dhicinisku aadanka, bil ma dhalan karto. Maxaa yeelay dayaxa ayaa qorraxda ka hor dhacaya sida dhacday Jimcihii 22 May 2020. Isku aadankaas wuxuu dhacay cishaha ka dib.
2. Waxay isku khilaafi karaan, isku aadanka ka dib, goormaa indhaha aadiga ah ama Telescope lagu arki karaa? Waxaan muran badan lahayn isku aadanka (conjunction) ka dib ilaa 15 saacadood markay ka soo wareegto indhaha caadiga ah laguma arki karo. Xitaa Telescope-yada hadda jira waxay u baahan yihiin ilaa 12 saac in ay kasoo wareegto. Maxaa yeelay, bishu waxay markiiba la dhacaysa qorraxda, waxayna ku dhex qarsoomaysaa shucaaca qorraxda. Waxaa muran ka jiraa 15 saac ka dib muddo intee le'eg la arki karaa: 20 - 24 saac? Waxay ku xiran tahay masaafada bisha iyo qorraxda isu jirayaan iyo geographical location. Eeg tusaalaha Video-ga.
mash alah.
wad mahadsantahay dr mohamoud.
wa cilmi aan ubaahneyn, ani gaar ahaan cilmigaan barashadisa wan daneynayey.
marka waxan kaa codsanayaa intaad noo siyaadisid, nooguna dartid waqtiyada salaada.
hadad isoodiri kartid
emailkan ban leyahay.
xasancx1996@gmail.com
Ilaahey Cilmiga Hakuu siyaadsho Waa Nasri yimi wali loo baahnaa
Haddii aad presentkan iigu soodirikartid Sayid.cilmi02@gmail.com fadlan
Diyaar insha Allaah.
Diyaar. Mahadsanid