Deg Deg Khilaafka Muuse Biixi & Abiy Ahmed, Guusha Somalia, Galmudug Oo…

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 вер 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

КОМЕНТАРІ • 65

  • @Sofia-ji2zj
    @Sofia-ji2zj 15 годин тому +8

    VIVA SOOMALIYA AND MASAR❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AnishaDagan
    @AnishaDagan 15 годин тому +10

    Guul somalia❤

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 15 годин тому +9

    Mshaa allah guuuuul

  • @Sofia-ji2zj
    @Sofia-ji2zj 15 годин тому +4

    Ilaahay ha jabiyo cadawga soomaaliyeed insha allaha

  • @bahja7805
    @bahja7805 14 годин тому +18

    WE ARE somalia and we support somalia. From Hargeisa poeple

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 12 годин тому

      @@bahja7805 thenkes barether somalis are won

  • @SHAFIIHussein-h8c
    @SHAFIIHussein-h8c 15 годин тому +10

    Wallheen goboladda waqooyi hasoo raacan wallhood reer konfureed wan idiin bahanahay wallayaal isu kana keena waxba ha caroonina somalidu waxeey dhahan far kaligeed ah fool ma meyrto Somalia ha noolato cadawgeeduna ha jabo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Cabdiraxmanka
      @Cabdiraxmanka 15 годин тому +3

      Iska daa walalheen- xitaa soomalida itoobiya ayaan soo naqsaney naa- soomali aaqirka- wey- wada midoobi- dhamaantood- waxan isku nahay garab

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 12 годин тому

      @@Cabdiraxmanka sax guul umada somaliyeed cadowgeena cagta kahoos 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

    • @Cabdiraxmanka
      @Cabdiraxmanka 12 годин тому

      @@SHAFIIHussein-h8c soomaali wey midoobi- waxa jalaafo- iyo burbur- alla lalajecel- yahay waan aragnaa

  • @abdulrahmanbaarebaare5902
    @abdulrahmanbaarebaare5902 15 годин тому +3

    Guul

  • @Cabdirashiid-lc9mu
    @Cabdirashiid-lc9mu 13 годин тому +1

    Hubkan waa in laga ilaliyo mamulgobedyada iyo Qbiilada kunol somaliya mashaa Allah guul guul

  • @daudshardi6655
    @daudshardi6655 15 годин тому +4

    Manta Abii Miyaa Dacwa ah Dacwaan Ahay Iyo Dal Xura kuduulaa Bad Karabaa xoog lagudonaa Abii isqabasii

  • @alisuja3894
    @alisuja3894 14 годин тому +3

    Marka hubka la soo dajinaayo waxaa ila qurux badan in Enterntaka la damiyo bro

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 12 годин тому

    Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifacen manta waa malin teena wana dhifaceeyna dadkeena iyo dalkeena manta waa malin teena wana dhifaceeyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @bahja7805
    @bahja7805 15 годин тому +4

    Somalilanow waxaad balo soo dhaweeysataan markaad Israel u wacataan ood Xuutiyiinta isku dirtaan.

    • @Masuudmuqtaar
      @Masuudmuqtaar 14 годин тому

      Somalia maaha ee waxaa waaye Somaliland

  • @bahja7805
    @bahja7805 15 годин тому +2

    MUUSE JUUDAAN WUU LA DEGAY SOMALILAND .

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd 14 годин тому +2

    Ethopia aragtaaba israila waa daba jogta

  • @maryamosmaanahmed5494
    @maryamosmaanahmed5494 14 годин тому +2

    Jaadkan waaba nadhibay dowlada manalaka qabtoo

  • @zakariyahassan6272
    @zakariyahassan6272 13 годин тому +2

    Soomaliya, ayago hory dhul-xoog loo
    Siiyay oo Somali ah.
    Hadana ey rabaan Badeena.
    Ethopia maantay u shaqeesa Yahuuda.
    Soomaliya wa in ey okay qabtaan kuwa Dan gaar leh oo sheganaya Madax.
    Kadib Soomaliya ey ka shaqeeyaan bur burka Ethopia, waa cadow joogta ah.

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 12 годин тому

      Shacabka somaliyeed waa in ee xafad walba kaso baxan oo eey oo madaxda matasha usheegan danta dadka iyo dalka waa in ee dhifacan oo lacag dadkooda iyo dalkooda ineysan ku iibsan

  • @MaamacaashaXuseen
    @MaamacaashaXuseen 15 годин тому +2

    Haku tashan turke waa labo wajiile

  • @daudshardi6655
    @daudshardi6655 15 годин тому +1

    Qoor qoor Maleeyahay Aqoon Madi ah

  • @SaadaIsmael-u2s
    @SaadaIsmael-u2s 12 годин тому

    Fan Somalie

  • @AhmedXeebjoog
    @AhmedXeebjoog 14 годин тому +1

    In aanu soomaaliya ku noqono lagama yaabo ee wakhtiga ka faa idaysta oo tiina kasoo dhalaala wax qabsad

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 13 годин тому

    Guul ciidamada soomaaliyeed

  • @MustafeAbiib-w8b
    @MustafeAbiib-w8b 13 годин тому +2

    Benta.isgadaa.maanad.ilaahay.kabaqayan.beenaale.beenaale.beenaale.waligaa.been.uunbaad.akhriadaa.waaf.bahasha.hooydaa.wase.beenaale

  • @AhmedXeebjoog
    @AhmedXeebjoog 15 годин тому +1

    In aanu israa iil soodhawaysono waxay ka dhigantahay sida aanu u kalafognahay in nalagu sheego dad kamida saamaaliya waa taa waxay dhasjay

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250 15 годин тому +1

    Xabsdh hs qaraxdo haddey doonto.itoobiya, itoobiya badanideenà

  • @bahja7805
    @bahja7805 14 годин тому +2

    Qoor_Qoor aqoon muu leeyahay. Jaamicadee ayuu kabaxay.hhhhhhh

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 12 годин тому

      Qoor wuxuu ka baxay jaamacadda gaandhari nimada iyo farmaajo udaacadsanaantiisa😂😂

  • @dargo114
    @dargo114 9 годин тому

    SSC iyo Awdal state waa in DFS citiraaftaa

  • @maden7818
    @maden7818 10 годин тому

    Jaajuus kasta oo u shaqeeya itoobiya hala toogto qabiilkuu rabo ha noqdee

  • @NastehoBadri
    @NastehoBadri 10 годин тому

    Ok wajanis hubkas hadi cadawga somaliya lagu wajaho lakin waxan kabaqaya inay somalidu iskudisho

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 12 годин тому

    Itobiyo cidtagerayso oo soomali ah majirto ee dadka soo qorayo waa itobiyan ee Yan dheh jalaq loo sin asaliya gu🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XamseAxmedclahi
    @XamseAxmedclahi 7 годин тому

    Waxuu gali doona gacanta itoobiya

  • @XamseAxmedclahi
    @XamseAxmedclahi 7 годин тому

    Waanu la wareegi ubka masar waxuu gali doonaa gacanta itoobiya

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 13 годин тому

    War.aniga.waabanyaabaye.si9maalia.iyo.ethiopia.miyaaisdavaalaya.mise.ethiopia.iyo.hawiye.ayaaisdavaalayma..sl.pl.kg.jubaland.dhamaatojod.ethiopia.mdagaalkamadhaxeeyo

  • @faizabayer
    @faizabayer 6 годин тому

    Waa ceeb in musharax la aflagaadeeyo

  • @mohamudali7354
    @mohamudali7354 12 годин тому

    Dowlada somalia iyado aay werarin aay khatumo stat garab ku siso cidawamo iyo dhaqlo iyada soo qabanayso illa hargeysa

  • @MahdiArte
    @MahdiArte 10 годин тому

    Fadlan warar xaqiiq ah noosoo gudbiya iskana ilaaliya war kutidhi kuteen ah

  • @kghassansuudihersi2699
    @kghassansuudihersi2699 9 годин тому

    Tv.Gerad si weyn.baan ula socda
    Habka fiican.oo aad sii deysaan.
    Waxaad haysaan jid toosan.
    Run sheeg.aan koox ku xirneyn
    Waxaan diyaar u ah in aan idiin siijyo war bixin.
    Xiriir fiican iyo wada shaqeyn

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj 13 годин тому

    Cabdiraxmaan Saylici;;;;
    War oradoo dad kaaga garab istaag.
    Wax “somaliland” la yiraahdo ma jiraan e.
    Adigaa fashilmay oo 30 sano ahaa caade-qaate.

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 15 годин тому

    Waxaan dawlada somalia iyo madaxwayne xasan sh.maxamuud aan leeyahay saw isma hubtid oo ciidan iyo hubna saw maad keensan intaad itoobiya halkeedaa iska dhigto oo hadhow anagaa sida aanu doono cid kasta heshiis aan muran ku jirin lagali doonee horta adiga iyo j.somaliland ayaa kala baxaya ee balan inoo qabo imika oo aynu ku kala baxno oo ciyaarta inooga dhig adiga xasana sh.maxamuuda iyo muuse biixi cabdi oo kala wata dawlada federaalka somalia iyo j.somaliland ?markaasaan si xalaala loo kala baxayaaye welcome xuduuda garoonkuna waa degmada laascaanood iyo goobta lagu muransan yahay?

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool 8 годин тому

    Kuwa golaha lagu sheegayo hadiiaxamed abiib oo xildhibaan ah uu u xiran yahay muuse biixi may iska kala taagan ileyn barina kuwo kale ayaa lagu sameyn doonaaye

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 11 годин тому

    Kkk war ninyahow wax hubso ( ninkaani iskuul ayuu dhigtay lkn ninka kursiga ku fadhiyaa Ee qoor qoor ihi waligiiba iskuul ma dhigan maaha in aan qoor qoor wax ka sheegayo lkn hala hadlin waxbarasho, mida kale Liibaan shuluq qaad wale maaha lkn canshuurta qaadka qeyb ka mid ayuu ku maalgaliyaa ciidamada 4ta (S) waa ( sacad ,saleebaan, saruur, surre) wuxuuna siiyaa hubka ,raashinka,shidaalka iyo daawada ), waxaad noo sheegtaa ma lacag ayuu kuu diiday ? Mise qoor qoor ayaa lacag ku siiyey ? , mida kale 4 nin ayaa sharaxan Ee maxaad u sameyneysaa ( personal attack-ga ?).

  • @Hciid
    @Hciid 15 годин тому +2

    Dulmiloow dumilow alaha ku diro muuse iyo abii somali dhabta ah alaha ka nabad galiya

  • @AhmedXeebjoog
    @AhmedXeebjoog 15 годин тому +1

    Haday masar cid wax tarayso waxay wax u tarilay falastiin

  • @YahyeAbdullahi-sd5gu
    @YahyeAbdullahi-sd5gu 12 годин тому

    Shartiisa iyo sharta jaadka oo uu soowado liibaan shuluq alaha ka qabto reer galmudug wsr iska qabta oo ka hor tag

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 15 годин тому

    Hubka soo dagaya sir ciidan soo ma aha

  • @AhmedAbdiOmarAhmed
    @AhmedAbdiOmarAhmed 14 годин тому

    TV FAQASH,BEEN WAA RUUN,FAQASH PEOPLE,SOMALILAND WIN ,WIN ,WAALA AQONSANAY SOMALILAND....,,

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 14 годин тому

    Beeeeeen beeeeen

  • @daallonetwork8486
    @daallonetwork8486 13 годин тому

    Warkani waa been, Waxa kuu cadanaya inuu warkani been yahay Israel ma, aamini kartaa inay ay tjmaado berbera Somaliland oo ay joogaan yamentii UGU badnayd iyo Muslim ka badhtankiisa. Waa beentii UGU weynayd abid

  • @HusseinDaahir-yw3pw
    @HusseinDaahir-yw3pw 15 годин тому

    Mar walba yahuudu waa yahuud .🐷

  • @andiahmed4964
    @andiahmed4964 15 годин тому

    TV waa beenale

  • @nooraddeikar6894
    @nooraddeikar6894 14 годин тому

    Ethiopia. Emirate iyo Israel waxaay rabaan degeda Berbera in ay kulla dagaalamaan Iran iyo yemen

  • @SaadaIsmael-u2s
    @SaadaIsmael-u2s 12 годин тому

    Fak Somalie

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 15 годин тому

    Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 15 годин тому +1

      Guul dadka muslinka ah ee Somali ween mellkastooy joogaan🇸🇴🇩🇯 inta kale kumidoba Somali nimada .
      Biliis

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 15 годин тому

    qaniimo cusub Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

    • @CabdiYare-t5p
      @CabdiYare-t5p 10 годин тому

      Qanimo kulaha orodo horta dhulbahante soo dhaafa taa kale 2 dal baa dagalamaye gobol masuul laga yhy lalama dagalayo iidorow dhulbahante qanimada kaa hesto kaso cesho kadib dheh Qanimo cusub 😂 adaba naf iyo maalba meel ku shegin