Somaliland Oo Ka Hadashay Dhaqdhaqaaqyo Jabhado Ah Oo Ka Bilaabmay Jabuuti

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 чер 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 43

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 15 днів тому +5

    Awdal state vivaaaaa ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 15 днів тому +1

    M.weyne jiro joog geesi qaran guul somalilnd insha allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 14 днів тому

      War ma jihad ba lagu jira,ma maxay aalah akbartuna kkkkk

  • @user-gd2vf9cl6l
    @user-gd2vf9cl6l 15 днів тому +2

    Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto mahadsanid mudane madaxwayne geesiya ilahay haku sharfo

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 14 днів тому

      Cadow an ahayn bixi,ma jiro maanta somaliland

  • @saalaxy
    @saalaxy 15 днів тому +1

    Asaasaq siyaasadeed IYO Somaliland Bal Adba??

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 15 днів тому

    اللهم بارك في ولي أمرنا واحفظه واغفر له

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 15 днів тому +1

    Saab tv faqash qarsoon

  • @kinsiismail-jv1pj
    @kinsiismail-jv1pj 15 днів тому +1

    Mussel biixi masha Allah somaliland

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 15 днів тому +2

    Djibouti jabhad halagu furo dee

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 15 днів тому

      Ssc😂😂😂

    • @shamisali4599
      @shamisali4599 14 днів тому

      İnaa hoyga qawarijta tihin cadesatay jabuuti inee malin idinku dumin adinko qawan

    • @Ahmad17056
      @Ahmad17056 14 днів тому

      @@shamisali4599
      Djibouti wadan ka tabar aduunka kuma taalo
      4 saac wax kayar ba lagu qabsan karaa

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 5 днів тому

    CADAWGA CUSUB EE KULMIYE INOO SAMEEYAY
    DAWLADA JABUUTI QABAAILKA CIISE MAGAALADA XAMAR REERKA HAWIYE EE LEH,
    WAXNA ISKAMA CELIYAAN INTAANA CADAW AYAY KA SHEEKEEYAAN

  • @عامرنبيلالعامري
    @عامرنبيلالعامري 15 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    السلام عليكم

  • @samatermaxamed5841
    @samatermaxamed5841 15 днів тому

    Janhada Muse shegayo mahayno hadan isagu sowadin odayga way ka qaldantay midhkasi

  • @mohamedabdille2471
    @mohamedabdille2471 15 днів тому

    Xikmad laawe, waxaan layaabanahay kuwa usacabiya ee wax walba ku oggol.
    Ilaahay ha idin soo hadeeyo oo wanaagga ha idin tuso

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 14 днів тому

      Wa reer qaabil bukee

    • @mohamedabdille2471
      @mohamedabdille2471 14 днів тому

      @@mehdiahmed3639 aad iyo aad wll .
      Waxaaan is waydiiyaa goorma ayay caafimaadayaan

  • @aminamose1347
    @aminamose1347 15 днів тому +1

    Habaar dhali weeyiday aleelo ku waalata afar bilood baa uhadhay

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 15 днів тому

      Isaga uunba ladooranayaa

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 15 днів тому +3

    NOOLOW MADAXWEYNE MUUSE BIIXI GUUL ILLAAHAY NOOBARAKEE DALKAYAGA IYO DADKAYAGABA ILLAAHOW AAMIIN

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 15 днів тому

    Ehlunaar Muuse biixi Waxuu goostay inuu Burburiyo Somaaliland warku waa cad yahay xitaa suldaankiisii ayaa la socda ciidamada ilaalinaya oo dhami waa beeshiisa gaarka u ah 😮😮😮ninkaan Somaaliland ha laga qabto inta aanu gubin wadanka ninkani xitaa Doorasho uma diyaar ah .

  • @abdirizakzak3650
    @abdirizakzak3650 15 днів тому

    Qof kan xasan ku suuxa ahi muxu ahaa miyu iloway inuu yahay madaxweynihi Somaliland ila manta inan yaro isagi ba yukandhis ilaaliyo ayuu magacisa nogu so cel celinaya caqliga illahay ka qaad oo awooda Somaliland illahay ha ku tuso

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 15 днів тому

    Jabuuti dumarkeena ku filan oo garaacikara ragg haku khasaarinina

  • @braziliano12
    @braziliano12 15 днів тому

    Tariikhda idoor beenta ha ku keedsadaan axmaro raaca waa washeen

  • @saalaxy
    @saalaxy 15 днів тому

    Hadal Naxli isku dir

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 15 днів тому

    Bangigii..dhexe.eetariikhiga.iyo.dhaxalka.somaliyed.mee

  • @HodanIsmciil
    @HodanIsmciil 15 днів тому

    Badu iib maha

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 15 днів тому

    Bangigiidhex

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 15 днів тому +1

    Shab Tv
    Waa faqash u adeege iska qariya👇👇👇👇👇👇👇

  • @nasriina6617
    @nasriina6617 15 днів тому +1

    Kkkkk beenta nagadaa muse xasan oojoga booram waa iman doonaa

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 15 днів тому +1

      JOOJI BEENTA FAQASHEEY KKKKK WAANOOCAAS CAQLIYARTA AH

    • @nasriina6617
      @nasriina6617 14 днів тому

      @@fatimahashim5596 kkkkk muse beenale ayaa wax kugu akhriue miyaaa tuugaas isga ilaali iyuuna kuu cunin lafahaaga waa cuqdada awdal baa heysa had ka hor ayaa salaanta ka togteen

    • @nasriina6617
      @nasriina6617 6 днів тому

      @@fatimahashim5596 awdal state guul

  • @user-zo8zn8sx1d
    @user-zo8zn8sx1d 15 днів тому +1

    Xukuumadaa dhan waxay lashirtimi laba fooq dawladaa dhan golaha degaanka hrgysa ayaaa ka wax qabad badatay waliba wax tayo leh wax tarleh ayay uqabatay dawlada house hrgysa

  • @CaliRermagaal
    @CaliRermagaal 15 днів тому +1

    Xabashi yeeli mayno aqoon laawayaal

  • @user-np3mv3cv4v
    @user-np3mv3cv4v 15 днів тому +1

    Shariyada cuqdada ee uu muse xadhiga ka jaray🤮😪

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 15 днів тому

    Haduu wax tarayo markuu roob yari yimaado hargeysi wey kala xidhantaa. Miyuu laba biriish u dhiso magaalada buriishka labaad ee hargeysa riyaale ayaa dhisey waar wadanka waxtar laguugu xasuusto uga tag

  • @AkhaalidIidxuseen
    @AkhaalidIidxuseen 15 днів тому +1

    Guul somaliland

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed3639 15 днів тому

    Awdal jabhad lo sameyni doona,hadeed tolee,sonaliland kala taagedi ba so dhaw