BARIIS & HILIB ARI MACAAN AYAAN SI WADA JIR AH U SAMEEYNAY ANIGA & MUNIIRA DAAWO ILAA DHAMAADKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 100

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 2 роки тому +10

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw ❤

  • @Niimmoh4
    @Niimmoh4 2 роки тому +6

    MAASHA ALLAH FAMIL AAN ISLA JACLAHAY WADA JIRA ABIDKIN🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  2 роки тому +3

    Waa sida caadi ah aan maalin kasta jikada u wada galno like saar & susbcribe welcome

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe 2 роки тому

    The best berson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @zariza897
    @zariza897 2 роки тому +2

    Masha Allah tabaarakalaah
    Cumrigiina Allaha idin barakeeyo isku waara isku dhamada awlaad saalixiin ah kala hela aamiin

  • @faatimahayaat1597
    @faatimahayaat1597 2 роки тому +3

    Asxaabta mohamed ii soo boqda please 🙏 jazaakallahu kheyar

  • @degaed4409
    @degaed4409 2 роки тому +3

    Maansha Allaah caafimaad ku cuna ilaahay idinkiis, quruxeey bakeeriga buuxso si aad adiga iyo babyga u nafaqoowdaan buskut habo ciyoow ha isku dhiman wax fiican adi hadii laguugu roonaado kakac waaye odayashii hore habraha wa ka hordhiman jireen sey nafaqada u cunaayey habartana luflufka ay jikada ugu leefleefeysay is jir eeboow, intaasna waa iga kaftan Loveyou guys.

    • @degaed4409
      @degaed4409 2 роки тому

      Buskut waa iloobay na soo booqo agoonta iyo danyarta ( Sask Foundation)

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 2 роки тому +1

    WAA SAHAL DJIBOUTI 🇩🇯. MAN SHA ALLAH

  • @ashoahmed2882
    @ashoahmed2882 2 роки тому +2

    Dumaashi farxad allah idin siyaadiyo adiga iyo xaaskaaka mar waliba ahaaw garabkeeda

  • @nastehoelmi-3764
    @nastehoelmi-3764 2 роки тому

    Mounir toutes les hommes est très bon le début . Cest que un début de votre vie et je vous souhaite une vie agréable pour ton mari incha Allah khair

  • @farahkosaar2531
    @farahkosaar2531 2 роки тому +1

    Masha allah barakoba ❤❤❤🌷🌷💜

  • @billyomar1621
    @billyomar1621 2 роки тому

    Machallah xabibti k Allah vous protéger toi et tm mari sinon je vous salut .forme Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @hodanomar7843
    @hodanomar7843 2 роки тому

    Masha allah keep going

  • @hodanali6569
    @hodanali6569 2 роки тому

    Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ Allah ha idin daweyo

  • @ridwaanxaaji8706
    @ridwaanxaaji8706 2 роки тому

    M.....a isku waara lamane aan taageero wiil iyo caano gabadh iyo biyo🥰🥰

  • @eglanmohamed5613
    @eglanmohamed5613 2 роки тому +2

    Masha allah

  • @mahamoudfatouma184
    @mahamoudfatouma184 2 роки тому

    Masha-ALLAH Mounira c'est un bon repas bon abêtie

  • @nimcocismaan5529
    @nimcocismaan5529 2 роки тому

    mansha allah

  • @zarayou8560
    @zarayou8560 2 роки тому +3

    Maasha Alah

  • @ahmedmoalim
    @ahmedmoalim 2 роки тому +2

    Mashaa allaah tabaarakallaah walal Maxamed buskud geeda aad hilibka ku dubeysay walaal xagee kasoo iibiseen waaba ka helee noo soo faah faahi dukanka lagu iibiyo iyo qiimaha adoo mahadsan waxan daganahay norwey lakin wali maanan arkin dabcan mahadsanidiin

    • @MohamedBuskutOfficial
      @MohamedBuskutOfficial  2 роки тому +2

      LIDLE ayaan kasoo iibiyay wa 2000 karoon

    • @ahmedmoalim
      @ahmedmoalim 2 роки тому +1

      @@MohamedBuskutOfficial ok mahadsanid walalkey jazaakallaahu qeyr insha allaah

    • @ahmedmoalim
      @ahmedmoalim 2 роки тому +1

      @@MohamedBuskutOfficial
      Lidel ka miyaa ula jeedaa mise waa mid lidle la dhaho

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 2 роки тому

    horta aniga waxan is idhahada way isu eeg yihin bal dna iska soo qada na soo tusa maxaked buskut waxna ma karin wax baa marise michinkagaa kariyay hahha wan jecelahay anaba iyaga ii kariya wa easy waxba gubatay sheekadi sacadaha la sugayay wa dhamatay sister adigana masha Allah nice cabaya

  • @kabulsaleh3055
    @kabulsaleh3055 2 роки тому

    Walaaloyaal hal baa niishegaa marwalba dhaha Masha Allah dad ayan haysaa nolashas sura Albaqra guriga ku shitah please

  • @alihanouni1653
    @alihanouni1653 2 роки тому +2

    Masha.alalh.walahi.isku.faraxsanada.waligin.walalhay..alahay.hanixifdiyo

  • @maryanhaji1702
    @maryanhaji1702 2 роки тому +2

    Mashallah so yummy 😋 ❤️❤️

  • @mandeqsomalia9578
    @mandeqsomalia9578 2 роки тому +4

    Mashalah isku wara good family ❤️❤️✅

  • @dantadadkaiyodalka7594
    @dantadadkaiyodalka7594 2 роки тому

    Waa labo arin oo kala duwan in lakala qaado mahiim ah
    1 nolosha qofku uu ku nool yahay iyo waxa daruunigaa waa wajib inuu barto nin iyo naagba ayadoon qofna loodaba fariisaneen waa wajib inaad wax qabsato noloshada ku saabsan
    2 - in leys caawiyo oo leys garab istaago waa wax aan laga marmeen marmar nolosha caadigaa lkn ka xorow waligaa nolol aan run kaa aheen oo itus iyo I arag ah aan xaqiiq ku saleys neen nolosha daacad ka ahaw waligaa

  • @fadumaumar6368
    @fadumaumar6368 2 роки тому +2

    Mashaallaah tabaarakaalaah allaha isku kiin daayo

  • @ashoahmed2882
    @ashoahmed2882 2 роки тому +3

    Gabadha cusbada ka yareey kadib gaaska weey ka fiicnaanee

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 2 роки тому +1

    Masha Allah Tabaarka Allah 🥰🥰🥰🥰

  • @hamdabile5295
    @hamdabile5295 Рік тому

    Mashallah Beautiful family 👪 ❤

  • @halimahussein6622
    @halimahussein6622 2 роки тому +1

    Maasha alaah ilahay haidiin barakeeyo gurigiina

  • @umusalma6525
    @umusalma6525 2 роки тому

    Iskuwara ilma atherayal insha allah

  • @hiboabdiadan7158
    @hiboabdiadan7158 2 роки тому +3

    Mansha Alaha ❤️🌹❤️

  • @suldaankaraamamusic3154
    @suldaankaraamamusic3154 2 роки тому +3

    My family keep going

  • @naciimoofficial
    @naciimoofficial 2 роки тому +3

    Ayy m.a family quruxbadan

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 2 роки тому

    Maasha Allah beautifull but Bariis iyo hilib no salad no fruit no vegetables

  • @maryanibrahimadan9103
    @maryanibrahimadan9103 2 роки тому

    Waaaaaw masha Allah

  • @fadumayusuf4102
    @fadumayusuf4102 2 роки тому +1

    Mashallah mashallah mashallah allaha haa idin xifdyo 💕💕💕🇺🇸

  • @hiboabdi9831
    @hiboabdi9831 2 роки тому

    Asc abayo canbaha kuma wanag sana iska daa ilmaha aayo sorida iska ilaali mcnto

  • @Abdirahman.isse2000
    @Abdirahman.isse2000 2 роки тому +1

    Wow I liked

  • @Faafintakhayrka1
    @Faafintakhayrka1 2 роки тому

    Canbaabur jabuuti noo soo duub xbbt mcn

  • @amiiraqueen8605
    @amiiraqueen8605 2 роки тому

    Isku lahjad ayan nahay quruxleydan yar from Burco❤

  • @abumuhammad4928
    @abumuhammad4928 2 роки тому

    Maashaa allaah

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 2 роки тому +2

    masha Allah Allaha idin xifdiyo edo familly aan jeclahay ba tihiin please i am from jabouti please your phone wasup i want to call you i am from Seattle i want to send for you a gift in sha Allah Allaha idinxifdiyo tusaale aad iyo aad uwanaagsan baatihiin علیه الصلات والسلام rasuululkah wuu caawin jiray kahdija Radiyallahu canha Allaha idin barakeeyo Allaha isku gukiin daayo isku gabooba xjka wada taga wiil iyo caano اللهم امین ☝👏👏👏

  • @islamicdjibouti8155
    @islamicdjibouti8155 2 роки тому

    Félicitations habo tu porte l nom de ma soeur mounira

  • @Nawaley8
    @Nawaley8 2 роки тому

    MashaAllah family qurux badan tiihiin alle haani barekaayo 😎🥰🥰🥰

  • @najmahassan9086
    @najmahassan9086 2 роки тому

    Good man

  • @naimaweedowcumar6659
    @naimaweedowcumar6659 2 роки тому +1

    Masha allaha ❤ ♥

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 2 роки тому +1

    Frst aam ahay

  • @ghazalihussein7990
    @ghazalihussein7990 2 роки тому

    Adigoo mahdsan Cookarta ii soo qore magaceeda shirkada isku waara familiga Biskuit.

  • @farxiyoxaji3656
    @farxiyoxaji3656 2 роки тому

    Maan shaa alaah

  • @Bacongurll
    @Bacongurll 2 роки тому

    Masha Allah iskuo waaraa

  • @fathimafahma1161
    @fathimafahma1161 2 роки тому

    Mnshallh famili qurux badan nolo warta Inshallh

  • @zamzamhassan9394
    @zamzamhassan9394 2 роки тому

    Buskud you are so funny

  • @ifrahhersi4559
    @ifrahhersi4559 2 роки тому +1

    Mash Allah 🥰🥰🥰

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Рік тому

    That's the reason ey ragga dhaqsi u dhigtaan is bara in aad cabtaan biyo caadi ah.

  • @ayaanabdi8878
    @ayaanabdi8878 2 роки тому

    Masha Allah tabarakallah family qurux badan

  • @user-jy5hr1mv9u
    @user-jy5hr1mv9u 2 роки тому

    Mashalah best couple

  • @starlastella
    @starlastella 2 роки тому +1

    Masha Allah tabarakallah💓💓🥰

  • @Faafintakhayrka1
    @Faafintakhayrka1 2 роки тому +1

    Wallo mishiibka halkan noo soo saar si fiican u aragno plz

  • @naimoelmi1174
    @naimoelmi1174 2 роки тому +1

    Walhi lam yabayo buskud Ani xitaa xajigey waa isku dabecad welka oo dufan le Aya wa la xalay la dhahayaa Dib Ayan uku noqdaa

  • @nuracali5974
    @nuracali5974 2 роки тому

    Waaa m.a ❤️👑🥰🥰

  • @fardushassan3129
    @fardushassan3129 2 роки тому

    Mashallah you are together👍

  • @bushrayusuf4066
    @bushrayusuf4066 2 роки тому

    Oo dadka dhan Waa ku oyan ma masery badan yihan

  • @kherjecel1705
    @kherjecel1705 2 роки тому

    Masha.allah.alla.haidin.calfo

  • @zarayou8560
    @zarayou8560 2 роки тому +1

    Waa hadal soomaali basal wax ku ooyaa dad bilaa masayr ah xitaa🤣🤣🤣🤣

  • @fardawsafaarax6720
    @fardawsafaarax6720 2 роки тому

    Kkkkk waxarabe muniiri

  • @fatumamahad4081
    @fatumamahad4081 2 роки тому +2

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍

  • @ismailapdilahi5592
    @ismailapdilahi5592 2 роки тому

    Lamanahayga 🥰

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Рік тому

    Fruits iyo caano waa deadly.

  • @ikranmohamed8110
    @ikranmohamed8110 2 роки тому

    canbaha iska daa xbbti uurka uma fiicne

  • @nashaatnuura7236
    @nashaatnuura7236 2 роки тому +2

    Munira qaali biyahi cada baa kamaqan miiska kuma arko

  • @shaketiahmed3463
    @shaketiahmed3463 2 роки тому

    sas matagan tihin iyada na wa okeeeee 😂😂

  • @kaltuunjaqmaccali1840
    @kaltuunjaqmaccali1840 2 роки тому +1

    Félicitations pour toi et ton mari habo macane

  • @anisbin3082
    @anisbin3082 2 роки тому

    Ninkan Waaba nacas naagta video ka duubaa

  • @fatxiyosheeq9037
    @fatxiyosheeq9037 2 роки тому

    🤣🤣🤣🤣

  • @asmacali111
    @asmacali111 2 роки тому +1

    Munira caday

  • @isxaaqm3253
    @isxaaqm3253 2 роки тому

    Kkkkkkkkkk

  • @isxaaqm3253
    @isxaaqm3253 2 роки тому

    Kkkkkkk

  • @zamzamhassan9394
    @zamzamhassan9394 2 роки тому

    Hhhhhhhhhhh
    Hhhhhhhhh

  • @Channel24401
    @Channel24401 2 роки тому +1

    Waxaa fican ayada yutub ee ledahay ufur marna adiga isla sogala mikaga

  • @bilanxaawo7274
    @bilanxaawo7274 2 роки тому

    Tan dhaqankii somalia ku Qufulan ninka loo horeysiiya kuteh xaggee la jooga

    • @zamzamadam4811
      @zamzamadam4811 2 роки тому

      Mashallah wa gabaar wanagsaan

    • @bilanxaawo7274
      @bilanxaawo7274 2 роки тому

      @@zamzamadam4811 maxaa wanaagsan

    • @zamzamadam4811
      @zamzamadam4811 2 роки тому

      @@bilanxaawo7274 hadaad niin kujecel ad haysadiid wax kasta wad uhormariin

  • @habonabdi8141
    @habonabdi8141 2 роки тому +3

    Masha allah

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw 2 роки тому

    Mashaalaah 🥰

  • @isxaaqm3253
    @isxaaqm3253 2 роки тому

    Kkkkkkk

  • @hamdanuur4091
    @hamdanuur4091 2 роки тому +2

    Mashallaah

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 роки тому

    Masha allah

  • @khalidabbas9013
    @khalidabbas9013 2 роки тому

    Masha allah

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 2 роки тому

    Masha Allah

  • @manshaalaahsheikhfadumo5997
    @manshaalaahsheikhfadumo5997 2 роки тому +1

    Masha allaha