GABAR AYADOO XAAMILO AH LAGURI GEESTAY AYAAN AHAA LKN MARKAAN GAROOB NOQDAY BOQORAD AYAA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

КОМЕНТАРІ • 295

  • @marizhalpi
    @marizhalpi 8 місяців тому +11

    Qisadas oo kle waba xiiso gooniyee noo soodiyari abayo team Rer gobol 😩hadanahay wan. Ku wadanaa from Puntland ❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 8 місяців тому +9

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 8 місяців тому +9

    Gabdho yaan u tijaabinaaa ninkooda oo diyaar ah 😂😂
    Naayaa ayaaney soo diyaari sheekada ❤❤❤

    • @anisoali3680
      @anisoali3680 8 місяців тому

      Hhhhh Keyga😂😂😂😂 sodiyari ayaaaneey❤❤

    • @yurubjiiqale1936
      @yurubjiiqale1936 8 місяців тому

      iyaa iyaa aqli aqli yaah😂😂😂

    • @istahil.roble7788
      @istahil.roble7788 8 місяців тому

      @@yurubjiiqale1936 mcney tijaabo lee waaye 😂😂

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 8 місяців тому +5

    Hhhh ayaaney waad iga qoslisey wwlhi najmo gurigeda allaha u barakeyo nimanka qaar waaba xaasid nolol kale uma ogola gabadhey kala tageyn shukran xabbti albi ❤❤❤❤❤

  • @FhhgGgff-ph2bw
    @FhhgGgff-ph2bw 4 місяці тому +1

    ياسلام❤❤❤❤❤

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 8 місяців тому +2

    Masha Allaah ayaan qurux ❤sodiyari oo laso dhaqso tana Iga dhamatay oo qadada Ku karsan rabay anigo dhamen hadana qisasas ayaa Ku ordayaa ❤❤

  • @Bushriina
    @Bushriina 8 місяців тому +2

    Sheekada qaybtii hore gabdha guur oo dhan by I nacsoissy😢lkn qaybta mcn wèeyh wyna I jeclaysiisay😂m.a ilaahy ha kuu barakeeyo noloshaada❤

  • @NastexoAxmad-p9u
    @NastexoAxmad-p9u 8 місяців тому +4

    Ayaney soo diyari ani guriga dhan waxa la iga yaqana adi iyo farxiyo tabakal nagihii nastexo markii ladin arko ani lee la ii waca adina waxan dhaha like iyo samisgabta udabta ❤🎉

    • @ShukriHusseinAbdiraxman
      @ShukriHusseinAbdiraxman 8 місяців тому +1

      Same😂😂 hooyadey waxey dhaxdaa mxy sheegan😂 dadkaan

    • @NastexoAxmad-p9u
      @NastexoAxmad-p9u 8 місяців тому

      @@ShukriHusseinAbdiraxman haa ani xita guriga waxa leyga dhaha nago iska warama maxa kafirsada

    • @NimoAbdiOSMAN
      @NimoAbdiOSMAN 8 місяців тому

      Farxiyo tawakal ana ku xidhan salan gobeed ❤❤❤❤

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 8 місяців тому +1

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @LeyloFeysal-sv1hb
    @LeyloFeysal-sv1hb 8 місяців тому +2

    Asc abyo ayaneeya❤ muraad ba leyahy ee isoo duceeya abyo🤲🤲😭

  • @فقفف-ث2ج
    @فقفف-ث2ج 8 місяців тому +5

    Soo diyaari dhaqso abaayo ayaaneey ❤

  • @asiyaasiya3628
    @asiyaasiya3628 8 місяців тому +7

    Ayaaney wlhi wan jeceylhy markad aad dadka jafeysid 😂 Ayaan gobdoon wan ku jacaylhy xppti ❤❤ 26:57

  • @ayaanbadan5580
    @ayaanbadan5580 8 місяців тому +1

    Mnshllh nolol quruxbadn bad najmayy qisadadu kudhamatay wllshay Anay qisadado kale igudhacday lkiin wali nabsi baxeedii ban sugaya qoralkayga hadad aragtaan uso duceyaa inan kabxo nolol quruxbadn sida wllshay oo kale iwaydiya❤❤❤

    • @Falna1-je2hn
      @Falna1-je2hn 7 місяців тому

      Abyo anbo qisadaas oo kle igu dhacday wallow aan qudba siraysan lkn 2 isbuuc bis layqaway kadib wuu iga safray 10 bilood marku iga maqna wuu isoo furay bil inti lagaarin furiinkega wuu guursaday😢

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 8 місяців тому +3

    Alla last ga😂😂😂😂😂😂waa nagu baashaashay sxb🫴🤷‍♀️🤣👍 mahadsanidiin adi iyo mulkiilaha qisada nagu halee inuu af miishaar na halakeyn baarakallah noloshaada najmaay🤲♥️

  • @ibrahinxuseen9618
    @ibrahinxuseen9618 8 місяців тому +1

    Soo diyaari ayaaney

  • @XafsaCali-g4y
    @XafsaCali-g4y 8 місяців тому

    Woowwww boqoradii❤❤❤❤❤❤

  • @fadimaayglan6284
    @fadimaayglan6284 8 місяців тому +1

    Nogusoo xiji xappty ❤

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 8 місяців тому +3

    Ala abaa kuxiji
    Qasara kushoban ahay
    Qisoyinka isqayamida waa jeclahay saan ubarto melaha lega sogalikaro

    • @FartuunCabdixaashi
      @FartuunCabdixaashi 8 місяців тому +3

      Isku ra,yi baa nhy hppti anba wan jeclhey saan uogaado❤

  • @hayaat3584
    @hayaat3584 8 місяців тому +1

    Soooo diyaari 👍

  • @Sarina31
    @Sarina31 8 місяців тому

    Kalgaceylka ruux ila qabtoo qiro wanaaageeygaa oo qoomihiii hore dhayooo qabo iimaan buuuxaa qaadirooow allahayooow qumane isoo xul 🤲 aaamiinta i raaacsha wllo wlyaal guurkii hore iga xumaaday inuu kan danpe iii toooso🤲🤲

    • @amiirakhalid9118
      @amiirakhalid9118 7 місяців тому

      Alle haku siiyo kii hore mid Ka kheer bdn abayo

  • @zamzamyuusuf4158
    @zamzamyuusuf4158 8 місяців тому

    Wcs wllshy Ayaan gobdoon gabdh cupus athy Wan ku jeclhy runti allha ku dayo waxybo badn ka fa idy❤❤❤❤️💚💚💛💛👸👑👸👑👸👑👸👑👸👑👸👑👸

  • @najmoxaaji9143
    @najmoxaaji9143 8 місяців тому +11

    Soo diyaari quruxay ❤

  • @SumayoQurux-w5k
    @SumayoQurux-w5k 8 місяців тому +2

    Sodiyari quruxey ❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 8 місяців тому +2

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon r

  • @SabiriinCrahman
    @SabiriinCrahman 8 місяців тому

    Noo soo diyaari🎉

  • @Filsan-o1o
    @Filsan-o1o 8 місяців тому

    Masha allh habo nolosheda alle haunuriyo noso dhub qisada kale habo laso carar xita haye deh ❤❤

  • @فتحيهمحمد-ط3ش
    @فتحيهمحمد-ط3ش 8 місяців тому

    ❤masha allaha ❤❤❤❤❤❤

  • @Sucdi-i8f
    @Sucdi-i8f 8 місяців тому +2

    Haa wllhi wana ku dhageestaa hooshana waan qabsada😂

  • @sagalabdalle7076
    @sagalabdalle7076 8 місяців тому

    Soodiyaari sheekadaas ayaan

  • @zuuzaana9682
    @zuuzaana9682 8 місяців тому

    Soo diyaari wllo mcney👸🏼👸🏼🔥

  • @sayush520
    @sayush520 8 місяців тому

    Wow ❤ 👌 👏 🎉🎉

  • @shukriilkacas1354
    @shukriilkacas1354 8 місяців тому

    Mnsha alllaaah
    Samirku waa sad wanagsan allaha ku barakeeyo qoyskaaga

  • @ayaanmohamed9500
    @ayaanmohamed9500 8 місяців тому +4

    Ayaaney soo diyaari lkn 30 minutka wx noogu dar ina aderey 😂❤

  • @IfraaxXasan-pq7qt
    @IfraaxXasan-pq7qt 8 місяців тому

    Hpo mcn wallhi waa nodadasha Ee Allah ha Kaga Abara mariyo 🥺🤲🏼🫀

  • @halista3994
    @halista3994 8 місяців тому +3

    Walahi wan qoslay😂Si fiacn udawo videoga udanbeyo😂😂😂m.a wllshey qaliya farxad Ku nolow Iyo cafi mad amiin 🤲 yaa rabi❤

  • @yasirawaad
    @yasirawaad 8 місяців тому

    Soo gali

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 8 місяців тому

    Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo soo diyaari Insha Allah mahadsanid ayaaney

  • @rahmoabdullah3850
    @rahmoabdullah3850 8 місяців тому

    Masha laah qaali soodiyaari❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 8 місяців тому +1

    Dhaqso so diyaari qisadan ninka ibaroowe😂😂😂

  • @xafsoxafsocismaanwarsame7955
    @xafsoxafsocismaanwarsame7955 8 місяців тому

    Muqdisho kaliya mamagalaaa aniga wayabe😮

  • @nasraabdi9848
    @nasraabdi9848 8 місяців тому +11

    Wcs xbbti thanks

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 8 місяців тому +2

    😂😂😂😂😂😂ala ayaneey ani markad idhado sheko dhindhin ah nisowadaa 😂😁wllhi xamasad iqado ee lasocarar iayaho ♥️💋🥰kujeclahy mcney

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 8 місяців тому +2

    sodiyaari😂❤

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 8 місяців тому +1

    So diyaari huuno wan u baahanhye ❤😅

  • @ridwaanhasan3952
    @ridwaanhasan3952 8 місяців тому

    Ayaanay mgcgyga sheeko kusoo qaado waan ku taageeraa runtiiii ❤❤

  • @nastehaabdalla4183
    @nastehaabdalla4183 8 місяців тому

    Ayaan soo diyari sheekada abyo mcn thanks ❤❤

  • @sumayasharif910
    @sumayasharif910 8 місяців тому +2

    Abaa dhaqso soo diyari😂❤

  • @maryammaxammuud9477
    @maryammaxammuud9477 8 місяців тому

    Soodiyari dhaqso xppti❤❤

  • @ladanyusuf5211
    @ladanyusuf5211 8 місяців тому

    Ayaaneey noosoo diyaari xbbti❤❤❤

  • @fatimayusuf4999
    @fatimayusuf4999 8 місяців тому

    Alla ayaneeey wa sheeko jclehe noga xiji midan

  • @yasirawaad
    @yasirawaad 8 місяців тому

    Ayaan indha weyn wakusalamay adiga awlaada alla hi barakeeyo😊😊❤

  • @CaaishoNuir
    @CaaishoNuir 8 місяців тому

    Alla ayaney soo diyari qisada waan sugaynaa

  • @SumayoIbrahim-yz4qd
    @SumayoIbrahim-yz4qd 8 місяців тому

    Soodiyaari

  • @nasiyay3868
    @nasiyay3868 8 місяців тому

    Masha allh ❤ barakooba

  • @salmacalimursal0786
    @salmacalimursal0786 8 місяців тому

    Sodiyaari abyo❤😊

  • @yasirawaad
    @yasirawaad 8 місяців тому

    Soo diyaari

  • @فقفف-ث2ج
    @فقفف-ث2ج 8 місяців тому +1

    Ayaaneey ani xitaa badiyaan kudhashay lkn lix sano markaan jiray kasoo tagay hada wili familka ayaa dagan❤

  • @ikrancdy8765
    @ikrancdy8765 8 місяців тому

    Cawa fani tahya😂 m.a cdey thnks

  • @FatumaMohamed-o4r
    @FatumaMohamed-o4r 8 місяців тому

    Ayaaney. Abayo qiso inaan. Kaga ayaa

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 8 місяців тому +1

    Soo diyaari ayaan❤❤

  • @asmamaxamedxmuuse
    @asmamaxamedxmuuse 8 місяців тому

    Kuso xeji qali

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 8 місяців тому

    Mansh all ❤

  • @ramuromafardowsa5394
    @ramuromafardowsa5394 8 місяців тому

    Sodiyar daqso❤😊

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 8 місяців тому +2

    Saan usugaay leee ❤🎉

  • @aishagedisheikh8568
    @aishagedisheikh8568 8 місяців тому +1

    Ayaney haicayin 😂😂sarirta Asha deerrr waye aaaaa😂😂

  • @leyloabdiaziz8642
    @leyloabdiaziz8642 8 місяців тому

    Naa Ayaneey so dhaqso

  • @faizakarar9234
    @faizakarar9234 8 місяців тому

    Wlhi qisadaan bakeeri ika jabau ha iikado gabadhaan usheeg

  • @xabiboxasan5538
    @xabiboxasan5538 8 місяців тому +1

    Abayo dhaqso so diyari ayaney❤

  • @MARWODegen-p9j
    @MARWODegen-p9j 8 місяців тому

    Ayaaney indho Wayn iyo in dhayar labadaba Ayan udhexeya kuwa kawaran

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 8 місяців тому

    Masha allaah xabiibti so diyaari sheekada

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 8 місяців тому

    Fariis walaashay❤❤❤❤❤

  • @faizonuur5898
    @faizonuur5898 8 місяців тому +1

    Wcs abayo mcn ❤❤ soodiyaari qisada abayo insha allah

  • @Amrah12
    @Amrah12 3 місяці тому

    Ayaneey marka nimanka habaraysid waan kula habara oo ilahay igu ogyahay 😂😂

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 8 місяців тому

    Ku soo xeji sheekadaa insha Allah ayaney ❤❤❤

  • @نعيمهحسين-ر8ط
    @نعيمهحسين-ر8ط 8 місяців тому

    وعليكم اسلام ياعمري❤❤❤ شكرا❤❤

  • @sahro7878
    @sahro7878 8 місяців тому

    Noogusoo xiji H.ayaany❤

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal 8 місяців тому

    Yes ayaaney qisadaas nosoo diyaari

  • @Maryanmaxamed-eb1kr
    @Maryanmaxamed-eb1kr 8 місяців тому

    Soodiyarihee yaney ❤

  • @umumaryama2802
    @umumaryama2802 8 місяців тому

    Soo diyaari qaali❤❤❤❤❤❤

  • @SaidahassanHassanmoussan
    @SaidahassanHassanmoussan 8 місяців тому

    Ayan qiso ayan ku haye xage kaga so xirir

  • @shukrixuseen3181
    @shukrixuseen3181 8 місяців тому +2

    Asc ayaaneey aniga saa uqoslaayay waa daalay waxaa kuqoslaa iskoobaha abaayo ani Miyaa iijeeday❤❤❤❤❤

  • @Naima-43
    @Naima-43 8 місяців тому +1

    Abayo soo diyaari afarahas wayba igu baxda anu waxna meel kuma hayo single free iska ah baan ahay sheekoyinkas wayba igu baxaaye 😂

  • @garabuukombale5308
    @garabuukombale5308 7 місяців тому

    Ayaney horay usoco my sistey ❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹

  • @SalmoLoveLii
    @SalmoLoveLii 8 місяців тому

    Noo soo diyaari shekada ayaney👸

  • @xamdaancadeey9763
    @xamdaancadeey9763 8 місяців тому

    Wcs abyo ayan sheeko qurux m.a qaliyey ❤❤❤❤❤❤❤❤kujcliya mlpey❤❤❤❤❤❤

  • @XiinkaYare-lb4fv
    @XiinkaYare-lb4fv 8 місяців тому

    Soo diyaari ayaaney❤

  • @xajiyasiirofsomali6351
    @xajiyasiirofsomali6351 8 місяців тому

    Masha allah hadanad is maamusin cidna ku maamusi mayso

  • @MaxamuudCabdi-sd3uk
    @MaxamuudCabdi-sd3uk 8 місяців тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @RiyaaqahmettKamil
    @RiyaaqahmettKamil 8 місяців тому +1

    Ayaney waligay comment kama so bixin lkn shekada darted uso qore laso dhaqso abayo❤😂

  • @AshCabdi
    @AshCabdi 8 місяців тому +1

    Na ayaney ani markan ku dawanyo timahan shanleysta haben walbe😂😂wan jeclhy shekadad

  • @HamdiMuuse-t4m
    @HamdiMuuse-t4m 8 місяців тому

    Soo diyaari dhaqso

  • @MariaMaxamedmaxamed-bz3wy
    @MariaMaxamedmaxamed-bz3wy 8 місяців тому

    Sodaa❤

  • @qureeshqaali4519
    @qureeshqaali4519 8 місяців тому

    Mashaallah ❤♥️🥰🥀🔥

  • @Imaan-channel2
    @Imaan-channel2 8 місяців тому

    Soo diyari dhaqsoo ❤❤ queen 👸👸

  • @raxmaxasan815
    @raxmaxasan815 8 місяців тому

    Ayaaaneey my qalpi ❤❤❤

  • @fadumobashiir434
    @fadumobashiir434 8 місяців тому

    Soo diyari dhaqso bal kornaged kabo isma dheere jabka aan dhageestee

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 8 місяців тому

    Soo diyaari ayaaneey ❤❤❤

  • @SafiyoHassan-fn9vj
    @SafiyoHassan-fn9vj 8 місяців тому

    Soo diyari qali❤❤❤❤

  • @yasirawaad
    @yasirawaad 8 місяців тому

    Soo diyaari😂❤

  • @leylomacalin
    @leylomacalin 8 місяців тому

    Asc ayaan waa iska kaajeclahy masha allaah daganan taaday