PRANK XANUUN BADAN OO CABDIQADIR OOGA XANAAJIYAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 176

  • @nimcoahmedmohamed9511
    @nimcoahmedmohamed9511 2 роки тому +75

    Guri qurux badan ayaa kuu dhisan dheeldheelka ka dayso jacaylka ninkaaga qarso mnsha allaah bn ku leeyahay dib isugu noqo wll

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 2 роки тому

      Dumarka markay noolal wacan helan ayey kibir ka qadan
      Allah ha u barakeeyo mid ka qurxon ayey rabtaa

  • @qaasimaxmed5
    @qaasimaxmed5 2 роки тому +8

    Walashey qof saan dhan kuujecel oo kuurabin dhib iyo xanaq waxaano kle laguma sameeyo Tankle xajigaaga ixtiraam wa Nin rag ah wa ogtahy Respect Your Husband Sister
    Dumar badan ayaa hesan qof nucano kle ah Marka Kadaaa ciyaartan ookle qofka walaal maficna wlh

    • @Missperthchannel
      @Missperthchannel 2 роки тому

      Waa niin rag ah micnehed side bilaadan U tahy asna U yahy jaahil nimada Iska dhaaf bro

    • @qaasimaxmed5
      @qaasimaxmed5 2 роки тому

      @@Missperthchannel ilmo aan aqoon mesha aan kahadlayo ayaa tahee Soo faham waxa aan kahadlayo marka hore kadib reply iso gal Qoralkga ayan kafhmaya ina Caruur Tahay

    • @Missperthchannel
      @Missperthchannel 2 роки тому

      @@qaasimaxmed5 adaa caruur futo duleelo ah orod xaarka Iska daq

  • @haykalpoi8896
    @haykalpoi8896 2 роки тому +5

    Wiilkan xaaskiisa uur bey leedhy inuu unaxariisoto xaq bey uleeyhy wax walpa oo ey sameyso sbbto ah uur bey leedhy zzp xaaskaaga dhowro una xariiso mar walpa❤️❤️❤️

  • @maryanfoodcade6081
    @maryanfoodcade6081 2 роки тому +6

    Saxibey lagata waa loso dhididay adiga indhaha lee ka.aragtay kulahaa😂😂funny waaye wiilka

  • @FathimaFathima-rz6yl
    @FathimaFathima-rz6yl 2 роки тому +18

    Amaal xaajiyaga maskin waye dhibka kada xabiibti family aan jeclahy Allah idiin xafido ❤️❤️❤️❤️👸🤴

  • @fadumamohammed3542
    @fadumamohammed3542 2 роки тому +6

    Alxm dheh xapipti hdii ninkaga shaqada gurigaga ka aadayo ani uur 5bil aan leyahy xajigeyga islama daganin 2guri aya lacag kukala bixinaa kumana qanacsani dhanteen Allha nosahlo guri qeyr qabaan Allha idin xafido reerkina ❤️

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 роки тому +2

    Masha allah wlshey ilahey aya ku siiyay qof ku jecel kadaa dhibka ilahey ha idin barakeeyo xbbti

  • @najmoqaali6008
    @najmoqaali6008 2 роки тому +5

    Alla abyo wiilka wuu ku jeclyhy sidaas mar dmbe ha sameyn wlhi

  • @falismaxamuud9459
    @falismaxamuud9459 2 роки тому +4

    Abayo pranka ka daa xajigeda plz

  • @umumahda3563
    @umumahda3563 2 роки тому +2

    Mansha allah alle ha isku Kiin barakeeyo wll noloshaada bareefad ka dhigo

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 роки тому +16

    Funny pranks 🤣🤣🤣🤣

  • @saidamoallim5410
    @saidamoallim5410 2 роки тому +8

    Sorry duma amaley saan maxa waye mash allh family an jeclahay ayaa tihiin barakowa

  • @sabriinashacban1954
    @sabriinashacban1954 2 роки тому +5

    Maasha Allah family quruxbadan rabi ha idaan xifdiyo raaga soomalida may sidaas wad noqdan yacni naxaris midhan

  • @abdullahiyusuf9244
    @abdullahiyusuf9244 2 роки тому +1

    Amaaley xaajiga dhibka kadhaaf plz plz ilaahay ha idin xafido cadowgiina hajabo abaayo mcn

  • @rahmahassan7074
    @rahmahassan7074 2 роки тому +15

    Reaction kiisa inaba caadi maeheen m.a Allow iskukindaa🤲❣️Allow iisahal mid ifahma oo ijecel 🌹🥺

  • @ikraancabdi2854
    @ikraancabdi2854 2 роки тому +7

    masha allah amaal ninkaaga haiska dhibin abayo

  • @maryamaabdulaahi4929
    @maryamaabdulaahi4929 2 роки тому +5

    Maskiin wye wlllhi dumsdhigeena🥰🥰

  • @Hafsabilanchannel6337
    @Hafsabilanchannel6337 2 роки тому +1

    Plz dadka idinku xiran ixtarama waxan prank hanoga dhigine

  • @farhiaabdullahi4026
    @farhiaabdullahi4026 2 роки тому +11

    Prankigan cml after one year Ku sameey wixi dhaco no sheeg ok

  • @hayathajihayat9788
    @hayathajihayat9788 2 роки тому +1

    Amaaley ninka dhibka kadaa inuu kujecel inaan natusto maa rabtaa

  • @naciimanalka4128
    @naciimanalka4128 2 роки тому +1

    Babay hooyo weyxanaqday kulaha cabdi qadir umadena maahan wallhi waa qoslay baba masexatay aaa subxanalaah cabdi qadir naga dhaf suraha samatalise

  • @hanaashafici7231
    @hanaashafici7231 2 роки тому +2

    Jah nimanka murusade walahi wa bariyaal allow idaa xajiga waa naxariis socoto abduqadirna waa arkaa waa bari kkkkkk biyaha suu gugu shuban ku qoslay mac wu ka aarsaday inta kawashay dumashi qurux

  • @amalsuldaan7305
    @amalsuldaan7305 2 роки тому +1

    Manshallh ale ha isku kin barakeyo

  • @cawoaadan9062
    @cawoaadan9062 2 роки тому +2

    Na walal amaal ciyaarta kada inanku wlhi aadbu kujecelye haku ciyaarin

  • @faadumomaxamed2731
    @faadumomaxamed2731 2 роки тому +4

    Prqnk yda noo soo bdiya xbbt hhhhh

  • @qaalidumarxasan1089
    @qaalidumarxasan1089 2 роки тому +5

    Abayo amaley iska daa plz prank wilkn maskinkan iska day

  • @yasminmaai6625
    @yasminmaai6625 2 роки тому +1

    Amal Abdiqadir Yu ku Habarriiin Wlhi Maskiin waye

  • @hsh1147
    @hsh1147 2 роки тому +6

    Amaleey nin fiican baa ilaahaay ku siiyey e haiskaga ciyaarin

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 2 роки тому +3

    Asc sister amal jooji prank aad ku waashay aboowe maskiin waaye hadan xaamilo baa tahay mana kuu fiicano illah ha kuu fudeeyo

  • @ubaxfanny814
    @ubaxfanny814 2 роки тому +1

    nayaa ninka hadee aad hysan wayday anigaana ku haynaya hhhh ok

  • @ibrahimmuhumed9311
    @ibrahimmuhumed9311 2 роки тому +8

    Wow what a prank

  • @Hafsabilanchannel6337
    @Hafsabilanchannel6337 2 роки тому +3

    Prank somali lee iga dheh hhh

  • @hafzaahmet1879
    @hafzaahmet1879 2 роки тому +5

    Family suuro ilhy ha isku kiin daayo🥰

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 роки тому

      Please wllo subscribe isar

    • @iqrappe8204
      @iqrappe8204 2 роки тому

      Cᴀʙsɪ ᴄᴀʙsɪ ᴡʏᴇ ғᴍʟʏ sᴜʀᴏ ʟᴇ ɪɢᴀ ᴅʜᴇʜ😅😅

    • @hafzaahmet1879
      @hafzaahmet1879 2 роки тому

      @@hudachanel2495 hyh abyo mcn

    • @hafzaahmet1879
      @hafzaahmet1879 2 роки тому

      @@iqrappe8204😂😂😂

  • @ciiseqoor2771
    @ciiseqoor2771 2 роки тому +2

    Muxu uxanaqi wayey nin habeenkiyo dhan kuso jeeda kugu shaqaynayad bad rabta inad ku ciyaartid ka waynada prankiga noocasa please

  • @ayaandhalad1235
    @ayaandhalad1235 2 роки тому +7

    agah waxay camirada la soo eegayo 😫😂😂

  • @ayaanmahamedali4341
    @ayaanmahamedali4341 2 роки тому

    Quruxey Iska dhaf prnki wallan plz ❤️❤️🙏🏼

  • @anisoaragsan6199
    @anisoaragsan6199 2 роки тому +2

    From ifraax khaliif👋👍

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 2 роки тому

    Mshaa allaah

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 2 роки тому +2

    M.a mashallah

  • @sawdasaalahwaliduroon75
    @sawdasaalahwaliduroon75 2 роки тому +4

    Yaa iskaaga bax hee jah wiilka noga daa ciyarta dumashi🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰

  • @naimaibraim1164
    @naimaibraim1164 2 роки тому +3

    Maskinga haka oysin iskadaa walaley markii labad san ugasho waye

  • @sawdasaalahwaliduroon75
    @sawdasaalahwaliduroon75 2 роки тому +13

    Abgaal nina ah saas u suuro badan wa illah mahadiis ee qarso 🤣🤣🤣🤣

  • @Maya_lastar
    @Maya_lastar 2 роки тому

    Abaayoy ka joog meeshu yurubta dhahaga ka maqashay maahee swiss ood shaqeeso oo adiga iyo babyga nabad allah idinku kala keenee idin dabaro waa nin nin dhaafay ee shugran dheh dhibka ka dhaaf

  • @yasminmaai6625
    @yasminmaai6625 2 роки тому

    Wlhi Cabdiqadir Maskiin Waye

  • @xasanmaxamad9815
    @xasanmaxamad9815 2 роки тому +3

    Family qurux badaN masha AllaH ❤️🖇️🥰

  • @ayaanmahamedali4341
    @ayaanmahamedali4341 2 роки тому

    Masha allha

  • @hamdiabdi2871
    @hamdiabdi2871 2 роки тому +6

    Macsonkor ayey kugu tahay amal minan subax iyo prank kada ciyarta dumshi Soo arso 😜😂😂😂

  • @hodanwacdi5309
    @hodanwacdi5309 2 роки тому +4

    Abaaayo iska dhaaf prank adiga caloosha qaadi ladahy

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 2 роки тому +4

    alla ilaahow nimanka reer mudugaa saas nooga dhig🤣🤣🤣🤣🤣waa wada dhagax

  • @mustaqiimmanka5356
    @mustaqiimmanka5356 2 роки тому +1

    Wally ninka cayarta kada waa maskiin nag ninkii ujilcan weyku ciyarta maqli jiray

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 2 роки тому +4

    Dumaashi amaal walalkey kama xishoon 🤣🤣

  • @fatimaabdulle7152
    @fatimaabdulle7152 2 роки тому +1

    Jiliin waa dhafay odaygaaaga

  • @sacdiyomaxamuud2419
    @sacdiyomaxamuud2419 2 роки тому +6

    Prank marka araky wan so cararay hhhh yaa ila.mid ah

  • @samiiraaliqarjuunte4127
    @samiiraaliqarjuunte4127 2 роки тому

    Waraa gabarta guru weyn daji noh gurigaan cariiri waaye anigaaba ujeedee🤣🤣

  • @cabdiraxmaanNajax
    @cabdiraxmaanNajax 2 роки тому +1

    Mash Allah wllo

  • @xamdixuseen7238
    @xamdixuseen7238 2 роки тому +23

    Sorry pro teamkeena waso arsaneyna😭😂

  • @boqoradasallxad8591
    @boqoradasallxad8591 2 роки тому +2

    Naaa iska dhaaf wiilka 😭😭

  • @fatxiyahonesty7165
    @fatxiyahonesty7165 2 роки тому

    Abayo nimcada Alle ku siiyay waa la qarsadaa nin ku jecela heesata ilaahay ha isku kiin daayo

  • @rahmaupdi9452
    @rahmaupdi9452 2 роки тому

    Naxriista mnchllh allow wax kheir qaba no sahel 🥰😊

  • @najmaabdalla3415
    @najmaabdalla3415 2 роки тому +6

    😂😂🤣 Miskeen 👌❤️

  • @hoodohassan3493
    @hoodohassan3493 2 роки тому +1

    Kan baranki maha naga daya ciyarta

  • @abdih1336
    @abdih1336 2 роки тому +2

    Oh sorry 😞

  • @aminamohamed3387
    @aminamohamed3387 2 роки тому +7

    Nagaha nin doqona haday helan way kabad badiyan wilkan wa miskin way iskaga ciciyartaa kk

  • @sidra857
    @sidra857 2 роки тому +6

    Ninka miskin kaa dhibka ka dhaaf

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 2 роки тому

    Wcs maasha allaah

  • @nasteexoahmed3761
    @nasteexoahmed3761 2 роки тому +6

    Abayo mcnto waxan oo kale haku samen Xajigaga baranki manoqdo adiga ba sidan in lagusameyo majcesha hay my family ii noolada 🥰🥰🥰

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 роки тому

    Wcs abayo amal masha allha walahi dhumashideega maskin waye sorry dumashi ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @rowdaqamis4163
    @rowdaqamis4163 2 роки тому

    Másha allah 🥰

  • @shukriadan4365
    @shukriadan4365 2 роки тому

    hhhh habo alah haysu kiin barakeeyo

  • @anisasalaad5381
    @anisasalaad5381 2 роки тому

    Ok abyo

  • @fazzuomar156
    @fazzuomar156 2 роки тому

    Keep going sis amaaal from ifrah khalef

  • @sawdasaalahwaliduroon75
    @sawdasaalahwaliduroon75 2 роки тому +3

    Jah illahow besha abgaal cisman wiil saan ookale ijecel iga sii amiin masha Allah isku wara🥰🥰🆎️ wanii wata

    • @najmociise5887
      @najmociise5887 2 роки тому +2

      Abgal ma ahan ee meherkoda so firso si ad u ogaato qabiilkisa 🤣🙈🤣

    • @falxadcali580
      @falxadcali580 2 роки тому

      Murasade wye abyo ayaga io abgaal isku hadl wye ani xita kow abgl umaley naye

    • @iqrappe8204
      @iqrappe8204 2 роки тому

      Aᴘɢᴀʟ sᴜʀᴀ ᴍᴀ ʏᴀǫᴀɴ ᴀᴋᴜ ᴅʜᴀʜᴇᴇ😅😅 Mᴜʀᴜsᴀᴅᴇ ᴡʏᴇ ᴡɪʟᴋᴀ

    • @mssqosol
      @mssqosol 2 роки тому

      Amiin allaha noo wada sahlo xbbti😂

  • @iglanppe
    @iglanppe 2 роки тому

    Allah kuu fududeeyo

  • @maryamaabdulahi8800
    @maryamaabdulahi8800 2 роки тому

    Masha Allah family qurux badan ❤️😩

  • @umuhamam4616
    @umuhamam4616 2 роки тому +1

    Amal dumashi rali gali xbbti aad bad uga yabsatay wuxu sameyu garan waye

  • @RadiaRadiaapple
    @RadiaRadiaapple 2 роки тому +1

    Naya ninka sharaftisa ptank aa ka dhikan ee xisho

  • @Happ147
    @Happ147 2 роки тому

    Cunugu marku saa udhashaba wu ciyara waayo

  • @naftauron5203
    @naftauron5203 2 роки тому

    Wcs masakiin😂

  • @umuzakariyaofficially5386
    @umuzakariyaofficially5386 2 роки тому +2

    Nagaxa somaliyad qarkoda aqlaq malahan wayo gurka wax laguciyaro maaxan màrki Lafurona way calacalayan

  • @natuushpea4534
    @natuushpea4534 2 роки тому +16

    Waxn prank nooga dhigeeysiin camerda uuba fiiriyyy🤣🤣

  • @aishadahir1755
    @aishadahir1755 2 роки тому

    My family 👪 ❤️ ♥️ 💓

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 2 роки тому +8

    Prank wa xaran iskadaya famil ba tihin iska ilaliya farxadina alle hydin siyadsho xbbt

  • @raqiyaabdiqadir8261
    @raqiyaabdiqadir8261 2 роки тому

    My family ❤️🥰

  • @shukriabdullahi5716
    @shukriabdullahi5716 2 роки тому +2

    Waka xumahay

  • @riyaamuzamil9606
    @riyaamuzamil9606 2 роки тому +2

    😂😂Prink😂😂

  • @ikraancali5223
    @ikraancali5223 2 роки тому

    Family. 💖🤣

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 роки тому +1

    ❤❤❤👍

  • @haniladanchannel5825
    @haniladanchannel5825 2 роки тому

    Swiska hadaa mar caruurdhashaan way adagtqhay intuu ilmo imaanin guri Fiican daga baby nosoosocdo xitaa haddhihina hada kagaaideysta mugow

  • @ubahsaid8941
    @ubahsaid8941 2 роки тому +1

    😂😂😂😂😂👍

  • @nastexamaxamed5543
    @nastexamaxamed5543 2 роки тому

    ❤️❤️❤️❤️

  • @sacdiamandela1382
    @sacdiamandela1382 2 роки тому

    Funny 😂😂😂

  • @mayzaomer1272
    @mayzaomer1272 2 роки тому +1

    Maxa waye camarada uu arkay sidu isleyay ba ciyaal ciyaal nimada akhas nin weyn go aan le aaa la arki jire akhas 🤮👿😏😏

  • @najmociise5887
    @najmociise5887 2 роки тому +4

    Abayo zowjkada qalbigisa ilaasho ma jecla lahen in sidan laku galo 😭🥲😭

  • @zamzamhasan1837
    @zamzamhasan1837 2 роки тому

    hhhhh cunuga 5 bilood kudhelaa kulahaa 😂😂

  • @princesfowziyo367
    @princesfowziyo367 2 роки тому +3

    Abyo waa maskiin haku ciyaarin plz😥

  • @halimahashim896
    @halimahashim896 2 роки тому +1

    Hhhhhhhh

  • @xamdaxaamud1058
    @xamdaxaamud1058 2 роки тому +4

    Wllhi runtuu kuu sheegay iskaga bax hadaanad rabin abdiqadir umadeena maaha wllhi funny tihiin kan prank waa dhaafay🤣🤣🤣🤣🤣

  • @farahkosaar2531
    @farahkosaar2531 2 роки тому

    ❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷

  • @bushrabbe.
    @bushrabbe. 2 роки тому

    Wllaley beenta naga daaya say camera da uhagajisatay day 😂14:51

  • @ferihahassanmohamed1739
    @ferihahassanmohamed1739 2 роки тому +1

    Waley ilaah ka cabsow
    Wilka ha ku coyaarin ceeb waayey asigoo saan u calaan calaancalayo inaad soo dhigdid
    Channel iyo asiga yaa kuu fiican