HEES CUSUB 2018 (DHARBAAXO JACEYL) AKRAM AK OFFICIAL VIDEO 4K

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2018
  • Balanbaalis studio muqdisho somaliya

КОМЕНТАРІ • 359

  • @ahmedabdalla5933
    @ahmedabdalla5933 3 роки тому +466

    Heestan dhaanteeye iyo kashka aan kasoo raacay yaa ila mid ah

  • @faaizaliiibaaan8085
    @faaizaliiibaaan8085 3 роки тому +215

    Hestan kashka iyo dhaanteye inta kaso argaty😂🙏❣

    • @amalmohamud9210
      @amalmohamud9210 3 роки тому +1

      Ani hada ku so arke so rore madama amal thy😂😂😂

  • @hanadomarofficial7556
    @hanadomarofficial7556 3 роки тому +244

    Keep going brother ❤️

  • @abdifatahosmanmohamed2883
    @abdifatahosmanmohamed2883 3 роки тому +117

    Hada tiktok ku soarkay cadi mahan

  • @muxudiinmoddel916
    @muxudiinmoddel916 3 роки тому +34

    2021 dhagesanoya mana kadaalo hestan
    Dhageysigeda fanan wakan Somali maxamed waxan fanan ahen no bubuninayan war ninkan halaguso yaaco waa boqorka codka muqdishee

  • @NadiiraNayruus
    @NadiiraNayruus 5 років тому +68

    Hees iyo bar wlhi

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 5 років тому +16

    Fanaan kan iyo aweis lilaahi uma Qalmaan xamar inay ka heesaan,
    Xamar fanaaniinta way bahdishaa,
    Waxaan fanaan ahayn baan fanaan laga dhigayaa, best of the best weeye heesta, anigu wanka helay aad iyo aaad, hore usoco

  • @mohamedmaarey9638
    @mohamedmaarey9638 3 роки тому +48

    Heestaan veiws Kan uma qalanta
    Hadaan awoodo dhowr million waa gaarsiin lahaa

  • @alimohamud8054
    @alimohamud8054 3 роки тому +59

    Hestan intaan ka padan bey u qalntaa ya iGu raaCzan 🌟🥰

  • @rasmicaddeey4251
    @rasmicaddeey4251 5 років тому +60

    Cod nadiifle fanka aduu kuu baahan yahay love u fanaaniinteyda reer muqdisho👌👏❤

  • @abdullahihassan6308
    @abdullahihassan6308 5 років тому +22

    Indhaha adoo isku haaayo heesta dhageeso waxaaad u moodaaa in cawaaale meelaha ka dhaw yahay. Masha allh fanaaan cod macaan hore u soco.

  • @sahraaskar6576
    @sahraaskar6576 3 роки тому +34

    Hestan dhanteye kask int kaso rcdy😆🥰

  • @zakicamir3528
    @zakicamir3528 3 роки тому +46

    Dhanteeye io kashka heesta ay iga Gadeen 2 year ayaa laqaady
    Nacalaa Bastariintaad tihiin ku yaaalo😂😂😂😂😂😂

  • @ikraamabdalle5681
    @ikraamabdalle5681 3 роки тому +16

    Dhanteeye io kashka inta ka soo maqashy👍🥰😍

  • @khadarbayle6416
    @khadarbayle6416 5 років тому +28

    Waaaaaaaaaaaaw fanan wad dhaftay sxb lasma casiye hore usoco lkntana haladhafina asxbta go Westford

  • @safainuabdi2507
    @safainuabdi2507 3 роки тому +22

    Inta dhanteeye iyo abdullhi kashka kusoo aragtay farta taga

  • @abdirzakdollar5529
    @abdirzakdollar5529 3 роки тому +7

    Heestan Gaadhi Aan soo racy ayaan ka dhagysty kadibn saan Uradinyy Hadaan hely Like Dhac kusii Hadaad Sidydo kale meel kaso maqshy😂

  • @husseinubdydirie807
    @husseinubdydirie807 3 роки тому +51

    kashka io dhanteye heestaan naga gadeen wana 2year ago wax la qaday 🤣

    • @zaymaquen7967
      @zaymaquen7967 3 роки тому

      Haaa dhanteye iyo kashka kasoo raacnay😂

  • @abdikafiabdullahi1164
    @abdikafiabdullahi1164 3 роки тому +5

    Hees iyo bar waaye from tiktok🙏❤️❤️❤️Akram Ak keep going pro

  • @kaafisokefdoon2752
    @kaafisokefdoon2752 5 років тому +8

    ilahey amarkiis hestaan 90 mar ayaan dhagestaa waba kadhaman la'ahay hesta ereyadeda❤ 👈codkiisa❤👈 Qaabkiisa❤👈 Iyo Sida oo ijilaayo daganashaha❤👈 ma ahan raga dhabdhaha Kumashqulo ama ku dhag dhago 👍
    👉 ((Meel igu sheeGa yaaq wilkaan ))😢
    Cajab wlhi 👌
    hore usoco yaaq

  • @samiiraabdi3218
    @samiiraabdi3218 3 роки тому +133

    Hestan abdulhi kashka leka maqlay 🤣🤣

  • @othmanbarre7686
    @othmanbarre7686 3 роки тому +4

    Manchallah fanka kugu jiraa from somaliland 🙈🥰

  • @saxafideeqsan1105
    @saxafideeqsan1105 3 роки тому +31

    😂😂😂😂
    Tiktok marka ku arky wxa modayy inay cusub thy two years ka hor ahyde

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 3 роки тому

      🤣🤣🤣 wlhi anba sidas modayay inay cusub tahay lkn kaalintay lahayd ban la siin hestan

    • @cadilcade508
      @cadilcade508 3 роки тому

      Xaqiraad cad paa kazocoto mezhan👊🏿😁🤣like ta ubadiya🤣

  • @Sahalofficial2825
    @Sahalofficial2825 2 роки тому +1

    from tiktok axyaa sawt🥺🥺🔥

  • @ismalurto983
    @ismalurto983 3 роки тому +12

    inta sideydo kle ag mareysay iyadana u maleynin🥵😂😂😂😂

  • @najkavlogs6845
    @najkavlogs6845 5 років тому +11

    Laxanka 💯
    Music 💯
    Erayada 💯
    Actin 💯
    Keep it up buddy fanan cod leh aya tahy .

  • @bulbulboy400
    @bulbulboy400 3 роки тому +14

    Wow hees iyo badh wlhi🥰

  • @TheMadFarah
    @TheMadFarah 3 роки тому +49

    Happy Independence Day, my people! 💙

    • @cmkstudio1161
      @cmkstudio1161 3 роки тому

      It was yesterday 😂🖕

    • @TheMadFarah
      @TheMadFarah 3 роки тому +2

      @@cmkstudio1161 For us in the US, it is today. lol

    • @cmkstudio1161
      @cmkstudio1161 3 роки тому

      @@TheMadFarah well congratulations ilma qaraXlaNd 😹

    • @TheMadFarah
      @TheMadFarah 3 роки тому +2

      @@cmkstudio1161 lol. Thanks.

    • @user-cu4ov9ve1v
      @user-cu4ov9ve1v 3 роки тому

      Happy independence day 🇸🇴🥳🥳

  • @abukargumbe4733
    @abukargumbe4733 2 роки тому +2

    Akram ak fanaan waqtiga u hilin 🥺✊

  • @asmaatoahmed7696
    @asmaatoahmed7696 3 роки тому +7

    Inta og inay tiktok ku qaraxday heestan like isaaar

  • @user-vw8jo6rm8w
    @user-vw8jo6rm8w 5 місяців тому +1

    Walhi hestannn Wa jecelHy ❤😢

  • @mubarikosman1807
    @mubarikosman1807 3 роки тому +6

    Yaa Tiktok ku soo Arky hestan 😄🤙🤙🖐😀

  • @amalqueen9380
    @amalqueen9380 3 роки тому +5

    heestan waligey wan jeclaa wayo magacayga aya ku jira Amal ⚘😗

  • @Sadrisharaf
    @Sadrisharaf 3 роки тому +5

    Dhaantaaye kazoo raacay saan uraadinaye hda helay 💯🥰

  • @awalebagaale1822
    @awalebagaale1822 6 місяців тому +1

    Xamar fanaanka saxdaa way aastaa bal ninkan codkiisa day wlhi waa ashqaraar iyo waxay wataan ee big moha iyo sharma boy

  • @alonegirl6746
    @alonegirl6746 3 роки тому +9

    Kashka iodhanteeye inta kasoo racday ani cml like😅😅😅

  • @mohamedismail9806
    @mohamedismail9806 3 роки тому +5

    Heesta hadey qarxaysaa iga qora✌🏽

  • @xiishyareproduction3750
    @xiishyareproduction3750 2 роки тому +1

    LibaH labo Ma ahan akram ak !!

  • @malyuunmaanka5645
    @malyuunmaanka5645 3 роки тому +1

    Waar legenkan walahi waragii shucuuraha jacaylka soo bandhigayee heeso jacayla kaa sugayna heesaha cusub 1m ka sug sasad cumamadahii naga qadatee❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahraali9334
    @zahraali9334 3 роки тому +7

    Dhaanteeye Heestan Nagu waalay

  • @AhmedMohamed-uz2qz
    @AhmedMohamed-uz2qz 10 місяців тому

    Gabadhii gaadhiga bada ku socotay inta kasoo aragty nadiira sooyaaan
    Waa salaamayaa

  • @queensuheyla5203
    @queensuheyla5203 3 роки тому +4

    2 years ago aaa Abdullahi kashka iyo dhaanteye wena qalden hees cusub umleye kkk

  • @bezaanimedia4416
    @bezaanimedia4416 3 роки тому +3

    Dadaa u heesta heestaan in ay hda soo baxday hda ka mid tahy like saar bal

  • @fahadkeynan5001
    @fahadkeynan5001 3 роки тому +1

    War fanankan waa top tiktok ayaan kasoo raacay cod dhammaystiran masha allah

  • @zafwaanosman3007
    @zafwaanosman3007 3 роки тому +2

    From tiktok best song 🎵 waxan dhagesanaya 2021

  • @kool.kooli143
    @kool.kooli143 3 роки тому +1

    Heestan 2019 baan lasoodagay wali way igujirta wlhi markasta iska dhageysta

  • @mutazmuhumed1526
    @mutazmuhumed1526 5 місяців тому

    Dhashii nabi yusuf ban huno dhaxlay ❤🥺

  • @rayaanabdirahman433
    @rayaanabdirahman433 3 роки тому +4

    From tiktok dhaanteeye inaba caadi maha

  • @ahmedbadal3795
    @ahmedbadal3795 3 роки тому

    Heestan waxaan ka soo racey gabadh aad u qurux badan jecelaheyna farax 🥰🥰♥️❤

  • @wilkariyadarumeyo9980
    @wilkariyadarumeyo9980 17 днів тому

    4yrs radinayay Cawa helay heestan❤

  • @abdi4316
    @abdi4316 2 роки тому +4

    Al mucallim Bashiir hanuuniye on the beat🙏🙏 🎹🎸🎷🥁🔥

  • @ilyaali5235
    @ilyaali5235 5 років тому

    Alla yacizak axsan fanan Legend wallakey iga weyn hore u soco fanan mustaqbal leh aya tahayNoLoow👌👌🎤🎤🎧🎧🎸🎺🎻🎹

  • @bashaashshire439
    @bashaashshire439 5 років тому +4

    Best song sxbkey Akram

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 3 роки тому

    Guuleyso Bro Heestaan Dhaanteeye iyo AbdullaHi Kashka baa kala Kacshay🇸🇴🥰❤💪

  • @heescomingson644
    @heescomingson644 5 років тому +5

    big bro walaal aan ku faano hore u soco oo gadaal ha fiirin

  • @wlaalahmedinho8509
    @wlaalahmedinho8509 2 роки тому

    Tiktoka kaso racay from dhaanteeyeeee👍👍👍💙💙

  • @mariyamohamed7984
    @mariyamohamed7984 3 роки тому +1

    Keep going next heeso kale kaa so gaynaaha bro keep going legend

  • @zackvlogs6101
    @zackvlogs6101 Рік тому

    Heestaan anoo yar oo dugsiga dhigta ayaan ku dhex dhagysan jiray xiliga break timeka xiligaasna jacayl ciyaalnimo ayaa I hayay DAREEN gaar ahna way ii lahyd
    Caawana 6/4/2023 waxn ku dhex dhagaysanayaa studio aan leeyahy Alla Muxuu waqtigu is badbadal badanyahy.
    Dhalinta iga danbeyaa liketa ha iga ilaawina ☹️☹️😓

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 3 роки тому

    waxaan umaleynayey khaalid kamil Lkn wa nin fanka kaga so horeyay Ak maalintadu way imin fanaan talent leh bad tahe.

  • @sharmaakemaxamuudsaney6017
    @sharmaakemaxamuudsaney6017 5 років тому

    Ababaay sxb Ak horumar dheer ku rajeenayaa hare usii soco

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 3 роки тому +1

    Wiilkan maanta igu horeysa
    Heestuna 2yrs kohor bey ahyd
    ❤❤❤🌹 Cod yaroo dagan m.a

  • @abdirahmangurey9251
    @abdirahmangurey9251 5 років тому

    Masha alh wad ka baxsatay walalkey akram horey usoco

  • @quenquman7548
    @quenquman7548 3 роки тому +15

    Waaw heestan tiktok kaso jeclday

  • @heescomingson644
    @heescomingson644 5 років тому +7

    fanaan kan marna szb key inta taagerta like ta igu qabta

  • @amalmohamud7250
    @amalmohamud7250 3 роки тому

    ♥️😰😍maku dharbaxyi akramow😋👑

  • @khaleddahir6254
    @khaleddahir6254 5 років тому

    Akram sxb heesta waa hit horey u soco

  • @maizaabdirahman3949
    @maizaabdirahman3949 3 роки тому +3

    Heesta Radinteeda wn ku dalay ugu danben so helay🥰🥰

  • @naazircazka
    @naazircazka 3 роки тому +1

    Heestan wlLhi Inaba Caadi Mahan eryada Lxnka Musica Fananaka Qaday wllHi Top vocie WllHi Hore u soco wllHi tema Sharma BOy Inana Wallaheen dhiri Galinnoh Inta Igu Raacsana Farta Taaaga🙏😘

  • @amishabdinoor2015
    @amishabdinoor2015 5 років тому

    Aweys aad baan kuu salamayaa wllkey qaaliya Esh calaa hees weeye

  • @biggyydail2658
    @biggyydail2658 5 років тому +4

    Woow laxanka Maxamed Tobanle Abwaan buxa

  • @munobashiir8432
    @munobashiir8432 3 роки тому +1

    From tiktok😅🥰

  • @mubarigcarab4376
    @mubarigcarab4376 2 роки тому +2

    Sunday, 12 June 2022. 7:45 pm ✌🏼

  • @ifraaxmohamed3276
    @ifraaxmohamed3276 2 роки тому

    Wale wiilka cod wuu layahay ee garab uu raba san filayo wooooow cajib

  • @user-md8jt4pv2e
    @user-md8jt4pv2e 3 роки тому +1

    7/july /2021 baaan daawanayaa waxaan moodayay hees soo socota

  • @kowtherosmaan334
    @kowtherosmaan334 3 роки тому +2

    Inta dhaaanteey io akshey ka soo raacday heesta like

  • @salma8585
    @salma8585 7 місяців тому

    2018 till now my fav song ❤

  • @hafsahousseindjama3241
    @hafsahousseindjama3241 3 роки тому

    Dhanteye aya xagas ikenay nin wayn weyan wlh malmahan oodhanban dondonayay❤❤❤❤❤😍❤😍😘❤😘❤😘❤

  • @aminodheyman265
    @aminodheyman265 2 роки тому +3

    Keep going brother❤❤

  • @ceoinsomewhere8780
    @ceoinsomewhere8780 3 роки тому

    From tiktok😍

  • @najmomoha4095
    @najmomoha4095 3 роки тому

    Abdullahi kashaka iyo dhanteye heestaan naga gadeen ❤👑

  • @saabriinmuse5666
    @saabriinmuse5666 5 років тому +8

    wnka helay fanankan codkisa wlh hees ban ku dhiwanaya igu luqey okaliya

  • @zaraajmalabdiqadir9891
    @zaraajmalabdiqadir9891 3 роки тому +5

    Heesta wn ka so maqliye kashka iyo dhanteeye ayaa ila qabaa

  • @abdiato21
    @abdiato21 3 роки тому +1

    Allah yacizak🔥🙌🏾

  • @maarkomalaaqmedia7207
    @maarkomalaaqmedia7207 3 роки тому

    Cod alle hibo waa kuu siiye sxb ee guuleyso 🤟🤟🤟🤟

  • @abdifatahabdullahiaddow1290
    @abdifatahabdullahiaddow1290 3 роки тому

    From kashka malinti 7%10 Wan dhagaystaah

  • @abdiasiis3316
    @abdiasiis3316 3 роки тому

    Heesta ayaantan tiktok haysata🔥

  • @imranmohamed6841
    @imranmohamed6841 5 років тому +7

    Qofta Qosolkedaba Idile 😉 Liketa asxabey

  • @sacdiyoabdisalan1367
    @sacdiyoabdisalan1367 3 роки тому +2

    Kashka dhaanteeya yaa kasoo dawaday😅❤

  • @naasibaadam3866
    @naasibaadam3866 3 роки тому +2

    Cod macaana inanku ☹️❤️

  • @hibaaqgobaad4574
    @hibaaqgobaad4574 3 роки тому +2

    Ninka heestan lihi dhaanteeye iyo abdulahi kashka ha u mahad celiyo isaga na barayba😃

  • @Somali1970
    @Somali1970 3 роки тому +3

    Dhaanteeye madoobe hees 2year before nagu socodsiiye😅😅😅

  • @gabargalmudug4869
    @gabargalmudug4869 3 роки тому +2

    2021 firsanoyaaa🥰🥰🙏

  • @mascudmarcelo4505
    @mascudmarcelo4505 3 роки тому +1

    Ax yaa hees❤

  • @abdulahiabdisalaad5233
    @abdulahiabdisalaad5233 5 років тому +4

    Akram ak fanaan cod macaan

  • @asmaabdi4698
    @asmaabdi4698 3 роки тому

    From tiktok 😍😍😍

  • @cumarbashir4344
    @cumarbashir4344 5 років тому

    Uweys muqtar Sxb qaali horay usoco

  • @saidcali6569
    @saidcali6569 2 роки тому

    Hesta sidan u radinayay wllh akram inuu qado mabo umaleyn jirin

  • @siciidali5912
    @siciidali5912 3 роки тому

    Magaciisa iyo heesta Hadaan kusoo maqley tiktok waa top heestu

  • @simanyarey496
    @simanyarey496 3 роки тому +1

    From TikTok dhaanteeye iyo kashka

  • @abdulahiabdisalaad5233
    @abdulahiabdisalaad5233 5 років тому +11

    Waawaray wiilku cod macaaana war dadka fanka loogu tala galay wa kanaaaa

    • @caishahussencaisha822
      @caishahussencaisha822 5 років тому

      Abdulahi Abdi Salaad 🤣🤣🤣🤣🤣 istaqfaarso abwe wiilkan maha dhal fanaan wa dhal culumo balaayo haku dhiragalin allaha sohanuuniyo uducee