QAALI LADAN HEES CUSUB - KA CAWEE BANNAANADA 2013

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 487

  • @libanshuute1373
    @libanshuute1373 3 роки тому +349

    Qofki dawanaya markey fanka kabaxday kadib ha ila dhafin😂

  • @arkabariarka6216
    @arkabariarka6216 3 роки тому +34

    Intaa maraky fannka kabaxd sogashy 2021_10_1

  • @bellatella3233
    @bellatella3233 6 років тому +106

    2018 qofkii dawanayo heesta iyo wixii iga dambeya like yaa leyla dhaafin best song 🎤🎵🎧😍👍

    • @kheirqabto3446
      @kheirqabto3446 2 роки тому

      2022 baa daawanayaa

    • @ridwaanhassan9571
      @ridwaanhassan9571 7 місяців тому

      2024 Daawanaya 6 sano kadib adaa Reply kuu soo galay aduunyo waqtiga orod badana😒

  • @ugaazkatowfiiq2230
    @ugaazkatowfiiq2230 11 років тому +5

    walee fanka somaliga iskuma fiicnaan jirin lkn gabadhaan waa ay i jecleesiisay heesaha somaliga masha alah wlhi anow 10 mar kabadan heesaheeda dhageestayna waan arkay keep going qaali ladan tageero buuxo aan ku ahay

    • @Ruuney1212
      @Ruuney1212 4 місяці тому

      Woow after 11 yr ago Lkn hada way ka baxday fanka lkn heestan wn isk jeçlahay🙌🥰

  • @ibraahimcizigaofficiall1761
    @ibraahimcizigaofficiall1761 3 дні тому +1

    2024 hestaan ilaa hada ma qof sideyda oo kle ay sameyn kuleedahy ayaa jira ❤❤😢😢

  • @xariircadeofficial9672
    @xariircadeofficial9672 3 роки тому +11

    Heestan anigoi yar baan dhegeysan jiray🥺🥺❤
    Alx wakhtiga iisaamaxay inaan maanta dib ugu soo laabto monday/01/March/2021
    Replay hadaa iga danbeyso🥰🥰👋👋🥺🥺

  • @Kingzayon112
    @Kingzayon112 3 роки тому +5

    Heesta kaa bixii Qali Ahemd weey ka baxday hesahaa in shaa allah kaa bixi walal illahey daartisa

  • @samirabashirahmed7338
    @samirabashirahmed7338 4 роки тому +52

    2020 ya iLa daawayO waba aamini la'ahy qoftan aa qaali ah 🙄🙄🙄

  • @canguliidle6738
    @canguliidle6738 5 місяців тому +3

    Waxan maqlijiray hestan 2013 ingoo dhigta dugsi quraan ojoga badiyaha galkacyo hadana waxan dhagay sanayaa anojoga nayropi 21.3 2024 xasuus😢😢 waq tigu orod badanaa😢😢😢

  • @amsamohamoud1838
    @amsamohamoud1838 5 років тому +58

    Inta heestan 2019ka dawanaysa ee aan dawashadeeda ka caajisin farta taaga ku jeclahay xppti qali ladan

  • @naemaegeh1237
    @naemaegeh1237 4 роки тому +15

    2020 intiii iga dambeyza

  • @143som
    @143som 11 років тому +5

    Waa fanaanad aan jeclaa, walibana aan ladhacay habka ay u qaadayso heesteedaan, iyo qaabka ay u labisantahay. wonderfull,. dadka ku cunsuriyaynaya inantaan dharkeeda, midbaan dhihi, qofwalba xor ayuu u yahay sida uu u labisanayo, adi taada kafakar. Qofwalba isagaa tiisa kamasuul ah, Qaali ladan halkaas kahay.

    • @HusseinNAbdi
      @HusseinNAbdi Рік тому +2

      Walaal aan ku xusuusiyo qofka hadduu muslim yahay xor uma ahan inuu sameeyo waxaan diintu na farin, hadduu diinta kabaxo yeelkadii taa isaga iyo Rabbi baay u dhaxeysaa lkn ruuxa muslimka in si deggan loogu nasteexeeyo waa waxa diintu aay nafarte, ruuxa qaldamaa in la aflagaadeeyo ma ahan ee wa in Alleh hanuunkiisa loo baryaa. Wabillaahi tawfiiq.

  • @derejocarte9593
    @derejocarte9593 6 років тому +7

    Heesta waa hees qaali ah waxayba mateshaa heesii hore tnks qali ladan

  • @asiye717
    @asiye717 3 роки тому +2

    Caloshan ka oyo😥
    2021 inta ay fanka kabaxday qali Ahmed 🥰✌

  • @habatnoor2184
    @habatnoor2184 2 роки тому +11

    God loves you,,be blessed sister,, watching your videos,,and now been a mother...and abandoning the evil life

  • @abdisamad6708
    @abdisamad6708 8 місяців тому +2

    Qofkii dawanayo 2024 love❤

  • @rauufkhaliif4705
    @rauufkhaliif4705 2 роки тому +3

    2022 xasus xun aya qli ladan ka harty wlhi qofki iga dnbeya ku tusaalo qdo❤✅

  • @caaishoxasaan7887
    @caaishoxasaan7887 2 роки тому +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭nin soomalia bes waye kii 2ayaa ixumeyay allow igasii warqadeyda guurb waan iskadeyn lahaa rabii faraj ifur 11/12/2021 subax sabtiya 7:17

  • @muniirdacad8767
    @muniirdacad8767 3 роки тому +3

    INTA 2021/AUG/9 WIXI KA DANBEYAY DAWATAY ISMUUJIYA

  • @mohamedsalat8209
    @mohamedsalat8209 Рік тому +3

    Xasus hore still 2023 Aya dawanayaa❤🎉😊

  • @abdimq6345
    @abdimq6345 Рік тому +1

    My favourite of all times. It takes me back to golden old days.

  • @hassanibrahim474
    @hassanibrahim474 2 роки тому +2

    Impact of memories.i come again

  • @islaqumane234
    @islaqumane234 11 років тому +1

    best song wlh qali ladan i sha aya ka tur tay hestan thanks sister

  • @mohammedjolal2949
    @mohammedjolal2949 11 років тому +2

    wooooooooow caadi maahan heestan wan la dhacay qaali ladan cadowkaada ha jabo waa shidan tahay abaayo heesta iyo ninac walba all the best sis

  • @hindaadan3442
    @hindaadan3442 10 років тому +7

    Nice song nina kuma ceshanayee ka cawee bananada I like that bit xx

  • @khadramohamed7209
    @khadramohamed7209 11 років тому +2

    Woow Maanshallah nice song qaali Ladaan Muuqalka iyo lee biskeda baa casrigaah.

    • @mohaa10
      @mohaa10 3 роки тому

      Ar wuuu manoshahay

    • @xaawamaxamed403
      @xaawamaxamed403 2 роки тому

      Ar wuu ma nooshahay bal ii jawaab wllo

  • @ifkalajecleeyofficial2310
    @ifkalajecleeyofficial2310 4 роки тому +2

    Qali ladan😱😱😱😱axsan cod 2020 ayan dhageysanaya

  • @maryanmohamud2541
    @maryanmohamud2541 11 років тому +9

    Style iga dheh qaali ladan caari mahan ♥

  • @halimamohamed1606
    @halimamohamed1606 5 років тому +38

    My current situation 😂

  • @hindaadan3442
    @hindaadan3442 7 років тому +2

    Ana kuma ma cesha nayee ka cawe bananada I love that xx

  • @nadraqaali2180
    @nadraqaali2180 11 років тому +2

    cub sow imaad galin cuqdada iguma beerinoo in aan ka calool go. adigu sow igumaad curin axsan hees viva qaali ladan fananadda umaddena somaliyeed

  • @libanibrahim2979
    @libanibrahim2979 3 роки тому +4

    Qali ladan inte fanka ka bxdy so raadisey like

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 4 роки тому +1

    Heestan waxaan ku xasuustaa 2013 Cajalad CD ah oon Nairobi kala tagay ayaan kula laabtay dalkeenii somalia
    Walaashay igawayn ayaan isla daawan jirnay

  • @anazsharif7108
    @anazsharif7108 11 років тому +1

    waaw caadi maah qaali ladan waan taagyeera waxeyna leedahay cod macquul ah

  • @ilaysonlineflims8203
    @ilaysonlineflims8203 3 роки тому +5

    GANGS SOO AHEYD GABARTEENU YAAAH OLD IS GOLDEN

  • @Maalmahawacan
    @Maalmahawacan 2 місяці тому

    Murug aan la seexdo caloosha ka ooyo waa i cadibay ninkaasiye 😢 qalbiga I huraayo wlhi 😥waqtigan waqtigiisa kale anoo qalbiga xor ka ah way imaan doonta 💔

  • @suheylahussein1305
    @suheylahussein1305 Рік тому +1

    Marwalbo waiskadageysa heestan qalbi dhawacn 😢😢😢😢

  • @nistexanishaa6316
    @nistexanishaa6316 3 роки тому +6

    Who is watching after she got married with Rage

  • @hoodolaki1390
    @hoodolaki1390 11 років тому +1

    yeeeeeeeeh qaali ladan style plus voice horo usoco ladaney garabkaaaaga

  • @zakariehassan7162
    @zakariehassan7162 2 роки тому +2

    Waayo Waayo God bless You Habo Mcn 😍🥰

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 4 роки тому +2

    Qof kii shekadii qali ladan marka ay fanka soo gashey daawaday heestaan soo raadiyay iga dambeyo like dhac ku sii wll

  • @shukreyabdi4642
    @shukreyabdi4642 11 років тому +1

    heestaan waaan kuheeystaaa thanks huuno

  • @aminajlo4243
    @aminajlo4243 11 років тому +5

    my fav song 2013 keep it up lil gurl

    • @Kowtharkiin
      @Kowtharkiin Рік тому +1

      Ma noshahay sxbey 2013 to 2023🥺

  • @user-ld6do3hi6t
    @user-ld6do3hi6t Рік тому +2

    Whenever I hear the song I just remember my wife whom I divorce 2019 ,she use to listen to this 😢 I miss her with my two child

    • @ayaanh4279
      @ayaanh4279 9 місяців тому

      Maxa igu laban waydey

    • @user-ld6do3hi6t
      @user-ld6do3hi6t 9 місяців тому

      Sanadka cusub 2024 inshallah wan iskulabaneyna

  • @abdinasirnorsalad3332
    @abdinasirnorsalad3332 3 роки тому +1

    Fadlan kasaar heestaan gabadhaan fanka wey isaga baxdaye

  • @nasraalihassan3278
    @nasraalihassan3278 11 років тому +1

    Qali ladan nolsha sanadkan jirto ayaa ku hestey viva qali

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 11 років тому +4

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaw naag iga dheh qaali ladan ilovu you four evar aad ayan kuugu raacsanahay heeystaan maansha allaah byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy

    • @KOKO_BULLEE
      @KOKO_BULLEE 4 роки тому

      Baxsan wllo manoshahay

    • @baxsaniitabaxsanta5796
      @baxsaniitabaxsanta5796 4 роки тому

      @@KOKO_BULLEE waanoolahay Alxamdulillah. Manoolo maalagu yiri 😂😂😂

    • @KOKO_BULLEE
      @KOKO_BULLEE 4 роки тому

      @@baxsaniitabaxsanta5796 m.a wllo Halked kunoshahay 7 years ago bad Coment sobixisay😂

    • @baxsaniitabaxsanta5796
      @baxsaniitabaxsanta5796 4 роки тому

      @@KOKO_BULLEE nin culusoow halkeed igu ogeeyd mase comment ahaan ayaad iilasoo hadashay 😂😂🤨

    • @xaawamaxamed403
      @xaawamaxamed403 2 роки тому

      Sxpy ma nooshahay 8 yrs ago hada caruur ma leedahy😂

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 4 роки тому +5

    2020 hadii aad dawnayso like iisaar
    ❤️🙏

  • @mrhousekabadhecigaal6405
    @mrhousekabadhecigaal6405 11 років тому +1

    Qaali ladan oo aan ahay dadka xiiseeya codkeeda waxan kula talinayaaa inanay xidhaan duruucda ee ayxidhato saraawiisha iyo hafafaka only taloweeye sister

    • @nimcomahamed5573
      @nimcomahamed5573 3 роки тому

      Taloxuma aya tahay ee gabadha hanaga waaalin yaahuda

  • @djiboutifans4532
    @djiboutifans4532 9 років тому

    nabsiba carurtiyo cida ka dhexsare ana ku ma ceshanayee ka cawe bananada waaaaaaaaaaaaaaaaw qaali ladan adaa u sita wlle xaga kaasi waad

  • @abdirahmanzurach5003
    @abdirahmanzurach5003 3 роки тому +1

    2021 yaa ila daawanaayO Qofyan la yaaban macuuudow🙄

  • @khadraali7821
    @khadraali7821 11 років тому +21

    Feb -14-2013 qaaliladan waa magool oo yar, I hope u come London one day, so I could see you live,,!

    • @thehunterlgnd948
      @thehunterlgnd948 4 роки тому +2

      Khadra ma nooshahay walal maqal majiraa

    • @KOKO_BULLEE
      @KOKO_BULLEE 4 роки тому

      Manolyhy ruxaas

    • @fardowsocabdiqaadir4622
      @fardowsocabdiqaadir4622 4 роки тому +1

      Hhhhh ar soomaliyaa ma nooshahay aaa

    • @thehunterlgnd948
      @thehunterlgnd948 4 роки тому

      @@fardowsocabdiqaadir4622 kkkkkk wn iska waydiiyay bal hadey joogto😅😅

    • @aminoomar1024
      @aminoomar1024 3 роки тому +2

      @@thehunterlgnd948 walhi ana hada wedin rabe😭🤣🤣🤣

  • @Injineerka8
    @Injineerka8 4 місяці тому

    Heestan waxaan dhageysan jiray 2013 markaas oo aan xamar joogay, muuqaalka ayaana ka imid ah waxyaabihii i jecelysiiyay, 10 sano ka dib nairobi baan iimid oo ku dhageysanayaa, xiligaa baan ku hamin jiray inaan nairobi aado laakiin ma dhicin, xasuus beey ii tahay heestan.

  • @AbdulkerimMusse
    @AbdulkerimMusse 11 років тому +6

    The best somalia song that in had never seen before.

  • @hanadmohamed5794
    @hanadmohamed5794 4 роки тому +3

    Inta 2020 daawaneysa heestan like ii saara 😊

  • @maxamedgalgale
    @maxamedgalgale Рік тому +1

    14 Dec 2022 Kormer Ayaan ugu imid

  • @AbdullahiOmer-ge3lk
    @AbdullahiOmer-ge3lk 2 місяці тому

    War hada yaa ila dhagey sanaaya I like 12/6/2024

  • @yanyocombe1872
    @yanyocombe1872 Рік тому

    War Gabadhaani AAWAY, Xagee Ka baxday.
    I believed she was going to be the super star.
    Best dance for Somali

  • @AKSHEEY_YARE
    @AKSHEEY_YARE 11 місяців тому +1

    I like you the best song

  • @ismailabshir5125
    @ismailabshir5125 11 років тому +4

    i like her style, and her sweet voice, ma dear qaali ladan

    • @najmomoha364
      @najmomoha364 Рік тому +1

      Style aaa😭😹

    • @Maryan_idil
      @Maryan_idil Рік тому

      ​@@najmomoha364 fashilka dhaaf noh 😂
      Ninkaan 10 sano ka hor sarwaal holof holof uu ku socdee

  • @xuseencali2039
    @xuseencali2039 11 років тому

    runtii qoftaa waa shidan tahay waana gabar soomaaliyeed

  • @hanan952
    @hanan952 10 років тому +3

    Love this song true songs actually love the words so righ

  • @mezutcade5824
    @mezutcade5824 11 років тому +1

    nice song qaali ladan woow wlc fanka waa ku nuuresa yarta

  • @abdirasaq14
    @abdirasaq14 3 роки тому +3

    Wll kasaar gabadha Fanka Weyka baxday wayna codsatay in la iska saaro heeshaheeda wll🙏🙏🙏

  • @mohamedmohamed-vt3jc
    @mohamedmohamed-vt3jc 3 роки тому +2

    Qali intay fanka ka baxday inta dawanesa like 😁😁 ilaahay fanka kuma soo celiyo qali

  • @samaalegrouptv5310
    @samaalegrouptv5310 11 років тому

    Waaaaaw caadi ma ahan Qaali Ladan heeesta taleefoon soo raaci cml will call you back :)

  • @sadriahmed875
    @sadriahmed875 3 роки тому +1

    2021 farta taad hada dhagey saneysid ☝️

  • @sacdiyocartan6641
    @sacdiyocartan6641 Рік тому

    2/3/2023 habeen jimcaha ah sacadu thy 7:57 heeesta macan iyo Gabar yar

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia Рік тому +1

    Qaali ladan heeskan wxa ku xasusta mar an waaberi kaso guureynay oo yaqshid uso soconay aya ku turtay malinta wa ku xamaalay 2015

  • @ibraahimshakulyare3862
    @ibraahimshakulyare3862 7 років тому +9

    QaLi LaaDaN
    Nice

  • @saliinaswtty4212
    @saliinaswtty4212 11 років тому

    manshallh waa fananada ugu jclahay da'yarta ooooooooooooooooooooooooooo dhan qali_ladan i love u so much

  • @abwaanheersare1
    @abwaanheersare1 2 роки тому +1

    2022 ya dawanaya

  • @shakibhassan9833
    @shakibhassan9833 11 років тому +1

    qaali ladan waa fanaanada sanadaadan danbe la holin waaye,,,,,waaw

  • @hanadshabeele3194
    @hanadshabeele3194 11 років тому +1

    qaali ladan fananada da,da yar waa fanaanada aad u heeso macaan

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 роки тому +2

    Very beautiful Somali Girl.
    Qaali Ladan ⭐️

  • @bontuuobboraa773
    @bontuuobboraa773 11 років тому +2

    wow me like it great song

  • @suheylahussein1305
    @suheylahussein1305 Рік тому

    Axxx 2016 ayaa dageysani jiri 😢😢😢😢

  • @muniirupdulrashid4954
    @muniirupdulrashid4954 4 роки тому +1

    Manshaalah

  • @naalayedgaraad3125
    @naalayedgaraad3125 11 років тому +3

    Nice song

  • @kaifyomohamed3108
    @kaifyomohamed3108 11 років тому +2

    wooooooooooooooooooooooooooooow woooooooooooooooooooooooow woooooooooooooo yaa salam ka bax

  • @Hammyboy
    @Hammyboy 11 років тому +2

    love u qaali ladan i like heesahaaga

  • @yasminali74
    @yasminali74 4 роки тому +2

    31_3_2020 ila dawada😁

  • @axlancali
    @axlancali 2 місяці тому

    2024😂inta Ila dhagesaneso 👋

  • @iamismailhz10hassan94
    @iamismailhz10hassan94 3 роки тому

    Markan maqly inee fanan, nimada kabax dy ayaan heesstan ku so xasuus ty
    10.1.2021

  • @yaxya-lovebest7422
    @yaxya-lovebest7422 11 років тому

    cadi ma ahan faninta sanadka

  • @nasriinahmed8319
    @nasriinahmed8319 11 років тому +2

    nice song sister I love this song

  • @gobonimodoon2387
    @gobonimodoon2387 2 роки тому

    Yaa Daawanaya 2022 Caawa ,like iyo flow iso dheh

  • @samafalecade4739
    @samafalecade4739 11 років тому

    mashalaah inaba cadi ma ahan fanaanad sanadka

  • @MaryamAdow-j2o
    @MaryamAdow-j2o 6 днів тому

    Who is listening 09/02/2024

  • @SuperHONEY2003
    @SuperHONEY2003 11 років тому +5

    l love u abaayo keep making grt songs we love u more espically me

  • @dahabomaxamudd1947
    @dahabomaxamudd1947 3 роки тому

    Uuu qali ladan wa qofwayn shaw 2011 miyy hesi jirty

  • @wadani914
    @wadani914 11 років тому +1

    Qaali ladan waad quruxbadan tahay noolow baby.

  • @qadroaxmed2545
    @qadroaxmed2545 3 роки тому

    War. 2021. Baan dawanaya. Qoftu. Gildaro. Badneda. Ma qomki. Qayamaha laka soo talxila😏. Anika waaan amini. La hay. Waa qali qoftaan,,🙄

  • @amiishcadey81
    @amiishcadey81 2 роки тому

    Nabsi ba carurta iyo cida ka dhex saro ana kuma ceshanaye ka cawe bananada

  • @nastexoxasan9921
    @nastexoxasan9921 4 роки тому +1

    Waaaaw qali laadan ad ayey oyarthy

  • @KulanTv
    @KulanTv 5 років тому

    Kkkkkkkkkkkk sey utaalaaa qaali ladan

  • @amiiraqueen8237
    @amiiraqueen8237 4 роки тому +1

    Sep /2020

  • @shukri2001
    @shukri2001 11 років тому +1

    WAUW!!!QAALI LADAN KA CAWEE BANANADA

  • @dheemancabdulahi7699
    @dheemancabdulahi7699 3 роки тому

    2021 dawanaya alxm

  • @AbdiqaniDucaale
    @AbdiqaniDucaale 2 місяці тому

    Yaa iladaawanaya 2024