ISKALAAJI Live BEST SONG - HABEENKII HAWEENKA LONDON

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • 🚨 Subscribe Now for more Videos .
    Instagram : / abdirahmansomali
    You Can Contact us all Business enquiry .
    🎥Wedding 🎥Events 🎥Promotion 🎥Music Videos 🎥 Short Films
    Email : Abdirahmansomali@hotmail.com
    More info About Somali Production.
    / somaliproduction
    / abdirahmansomali
    / abdirahmansomali
    plus.google.co...
    / reallysomali
    Copyright Protected @ Somali production
    #Subscribe #Somaliproduction

КОМЕНТАРІ • 46

  • @farhanomar25
    @farhanomar25 7 місяців тому

    Uu heesay Iskilaji heestan. Legend.

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 4 роки тому +3

    Iskalaaji He's a lagen unquantionple he"s long live, I can listen over and over again don't know how many times great song

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 роки тому +4

    Culyskana haw nuglaaan😏🙂

  • @chicken4820
    @chicken4820 2 роки тому +1

    Alla en isku jeeda wlhi beautiful night ahead 🥰🥰🥰

  • @fitahkassim
    @fitahkassim 3 місяці тому

    Alla maxaan heestaan adeyg i bartay oo badweyn iga soo saartay iskilaji m.a

  • @cabdixakinmaxud2411
    @cabdixakinmaxud2411 2 роки тому

    M.a macalin cabdiaziiz keep going fananka keliyen tageero🥇🥇🥇🥇

  • @captainmario728
    @captainmario728 2 роки тому

    Caawa magala madaxda kenya Nairobi saacadu waa 10 :51 habenimo wa tariiqdu waa axad 29 may 2022 heestan waxaa Ku dhageesanaya gaari 🚗 keyga kaligey ayaan ahay wa hes beelo ah waxyalo tagay baan dareemaya iyo xusuuso

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf Місяць тому

    Gabdhaha Somaliyeed hadaa ula tagtiin alfanaan iskalaaji dhibkiinna waano fiican ba nilisiinaya 😂 alfanaan iskalaji isnt easy

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 роки тому

    Yaa ka xiisa goyn kara iskilaaji Long live❤❤❤❤adiga iyo xaaskaaga

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 4 роки тому +6

    Meeshu ba wa gabadho yar yar😁 hadad fahantay yacani.

  • @guduudocarwo2717
    @guduudocarwo2717 4 роки тому +2

    Iskalaaji loof yuu❤👈🌹

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 2 роки тому

    Lgnd xiiranta
    💪🏻🙏🏻

  • @sahrasaid7485
    @sahrasaid7485 4 роки тому +1

    😩 gabsaarka iga fogeeey dhaqan xumaa somalida 😷 other than that I loved and enjoyed 💃🏽💃🏽

  • @ahmetoismael4034
    @ahmetoismael4034 3 роки тому

    Mesha waxa iga muuqda Hooyoyin maraya xiligay Masajidada iyo Sijayadaha ku dul Ooyilahaa oo Cimrigoogi dhamaday hore ayaa loo idhi Cimri Tagay Ceeb laguma Sabootiye ilahay wxn idinka barayya inuu Hooyo Xaqa idin garasiiyo😭😭

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso305 4 роки тому +6

    Sheeko ala maxaa garooob is ruxaysa. London iigeeya

  • @user-pw4lo7cc3g
    @user-pw4lo7cc3g 4 роки тому

    Aah waa hees aad umacan iskalaji nolow

  • @mofarah6366
    @mofarah6366 4 роки тому +1

    Heestaan waxa curiyey abwan maxamed welcome kuna nool bosaso waa abwan gasa baxay

  • @mukhtaarmayaase9074
    @mukhtaarmayaase9074 3 роки тому

    yes

  • @faizaahersi7703
    @faizaahersi7703 4 роки тому +1

    Somali women are just gorgeous MashaaAllah

  • @naimahalsomali4895
    @naimahalsomali4895 3 роки тому

    السلام عليكم ورحمة مرحبا مليون صح لسانك دئماد مبدعه 💕💕💕💕💕💕💕👍👍👍👍👍👍💐💐💐💐💐💐❤️👍

  • @sacdiyoaden8315
    @sacdiyoaden8315 4 роки тому +2

    ❤️❤️❤️❤️❤️LEGEND Iskalaaji❤️❤️❤️💯

  • @somaliweyn4946
    @somaliweyn4946 4 роки тому

    Iskaji wlc baraba calek jacel wlc

  • @hashsaid8759
    @hashsaid8759 3 роки тому

    @Abdirahman Somali adoo raali ah heesta ya musiga tumay please

  • @maflevareloaded5503
    @maflevareloaded5503 3 роки тому

    Fyaaan

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 4 роки тому +7

    Kkkkk igu sawir baa ka dhacday-Subxsnallaah-

    • @UR.Cristiano67
      @UR.Cristiano67 4 роки тому

      Subscribe igu caawiya channelkeyga waxay soo bandhigeesa qaabka loo qurxiyo sawir ama loo edit gareeuo sawirafa aad ufiican

  • @b_z_b.7
    @b_z_b.7 4 роки тому +1

    Abdirahmaan somaali waxaa habooneed abwaanka
    Miraha sameeyay inaad xusto ood nala wadaagto
    Si an u kala saarno abwaanada tayada leh iyo kuwa
    Xoogsada ileyn heestaan waa naf lahadal misaan
    Ayeeyna kulahaan doontaa shacab weynaha somaliyeed
    Sidaa daraadeed waxaan jeclaan lahayn inaan curiyaha
    Hesta dadka kabarano aadna waad u mahadsantahay

    • @malmo4235
      @malmo4235 4 роки тому +1

      shaaac studio 💯🙏🙏👏🏾👏🏾saxiix heesta Si toos Ah beey qofka ula hadleysa cusriga yusri baa xiga ♥️♥️♥️♥️

    • @b_z_b.7
      @b_z_b.7 4 роки тому

      @@malmo4235 aa'dhoo weeyn baayo

  • @painkillerofficial5819
    @painkillerofficial5819 4 роки тому

    Bro mine iguu cawo waxaan ahay Wil Somaliyed oo jogaaa kenyaaa plz fellow me

  • @philosopherhassan2595
    @philosopherhassan2595 4 роки тому

    Ma fahmin sababta keentay in loo soo duubey hadiiba ay habeenkii dumarka tahay oo meeshu dumarku timahooda kusoo bandhigaya 🤔🤔🤔

  • @fjqurpaawi2595
    @fjqurpaawi2595 3 роки тому

    Hjj

  • @halnirigchannel8304
    @halnirigchannel8304 4 роки тому

    qisooyin cajiib ah, ka daawo halkan
    ua-cam.com/video/Y0gNZqkHnpY/v-deo.html

    • @UR.Cristiano67
      @UR.Cristiano67 4 роки тому

      Subecribe igu cawiya

    • @halnirigchannel8304
      @halnirigchannel8304 4 роки тому

      @@UR.Cristiano67 waankuu saaray. Fadlan aan is caawino,kanaalkayga gaarsii saaxiibadaa anigana audio kale.