Shujaaciya oo Taangiyo lagugubay Muqaawamada oowacdaro cusub dhigtay Xuuti oo markab nagta kageliyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 чер 2024
  • Shujaaciya oo Taangiyo lagu gubay, Muqaawamada oo wacdaro cusub dhigtay, Xuuti oo maraakiib nagta ka geliyay galabta iyo warbixino kale

КОМЕНТАРІ • 454

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 14 днів тому +9

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @user-wx7xs9to3p
    @user-wx7xs9to3p 14 днів тому +17

    Ilaahow cawada waa jimco war lagu farxo walalaheena falastii awoodooda qawi aan laloodin karin kayeel gumestahana cagta hoos teeda kayeel aamiin yaa rabi ducadeena ilaahow naga aqbal insha alaah aamiin

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 14 днів тому +7

    Incha allh way guuelysan doonan muqaamidada kataaibul qasaaam
    Ilaahow muslimiintaada dulman ugargaar oodhibka ka dulqaad

  • @ummulhamza5733
    @ummulhamza5733 14 днів тому +6

    Midna xisaabta halagudarsado oo yahuudu Quraaka Kariimka ayaa horay noogu sheegay. Waa Qaacimiin qayaano badan. Waxaa lagayaabaa in ay kabad-badinayaan iyagoo doonaya in ay isku jabiyaan Daanta galbeed iyo Xamaaz(Qaza). Allaahu aclam.

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 14 днів тому +7

    Awalba aqli lagama sugayn madaxda carabta ama dan galbeed ha joogaan ama mel kale ha joogaan kuli waa daba dhilif u shaqeeya yuhuud iyo maraykan alle SWT ha u gar gaaro falastin

  • @kaltuunxasan2853
    @kaltuunxasan2853 14 днів тому +13

    Allah u gargaaro walaalaheen falastiin allow jebi yahuda iyo mareykan iyo intii la jirta allow rucbi ku rid mucjiso aan la aqoon ku rid allow jab iyo halaag qoor sur allow jebi cadowga muqawamada

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 14 днів тому +5

    Mamul falastiiniya. In lagu sheego ayaba xarana. Waa koox. Duliyina. Oo u adeega. Cadawga. Xasuuqaya shacabkoda. Waa bilaa damiir. Munafiqiina. Cajiib ❤❤❤

  • @user-fh3vm4fm8u
    @user-fh3vm4fm8u 14 днів тому +4

    Illaahoow rabigayoow raxmaanoo.raxiimoow adigaa cilm iyo awoodba.lehe.nasriggaagay iyo naxariistaada ballaadhan bay ku jabiyeen oo kaga akaadeen cadawga dulmi falayaasha ah kutaageer oo kuxooji ciidamadaada burbur iyo bbaaba hakayeelaane

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 14 днів тому +6

    Guuuul guuuuul xuuti,xamaas iyo dhamaan mujaahidiinta muslimiiinta ah dhamaantood ❤

  • @abdulkadirbarre7862
    @abdulkadirbarre7862 14 днів тому +3

    Maamylka mahamuyd cabaasa waa jaajuus dadkii dhiigooga iib sanaye ee meesha halaga saaro oo haloo dhiibo qof la shaqeya mujaahidiinta falastiin❤

  • @Salah-wk5tp
    @Salah-wk5tp 14 днів тому +7

    Cabsidoda waxay ka turjumeysa indhawan insha allah furashada guduus ay dawdhay mardaw wallahu aclam allah akar❤❤❤

  • @AdanIdow-sy4hv
    @AdanIdow-sy4hv 14 днів тому +4

    Masha alah ilahow islamka gul eydii insha alah w x w kh ila bilahi cayul cadim

  • @Cabdixakiimmuusecige7
    @Cabdixakiimmuusecige7 14 днів тому +6

    Allah Guusho Xaga Falastiin Haka Yeelo Aaaamiiin Yaa Allah 🤲🤲🤲
    Waa Codsi Walaalaha Soomaaliyeed Channel kaygii Hore Waalayga Xidhay Markaan Kahadlay Xamaas Godobta Laga Galay Ee Fadlan Wall Kan Igusoo Biira Allah Dartii ❤❤❤❤❤❤

    • @qaatemadhige1722
      @qaatemadhige1722 14 днів тому +1

      Keep Going Walaal Qabyaaladiid Cabdixakiim ❤❤❤

  • @adonallah
    @adonallah 14 днів тому +13

    اللهم انصر اخواننا في غزة اللهم ثبت اقدامهم وسدد رميهم اللهم صل على محمد وعلى ءاله وسلم

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 14 днів тому +3

    Iiiraan maalintii Ay Ugaxaanta
    Daadsatay , Ayaa maalin khayr Qabta Ahayd❤

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 14 днів тому +6

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 آمين يارب العالمين

  • @huseinblack-fv4ty
    @huseinblack-fv4ty 14 днів тому +10

    فلسطين 🇵🇸
    إِنْ يَنْصُرْكُمُ اللَّهُ فَلَا غَالِبَ لَكُمْ وَإِنْ يَخْذُلْكُمْ فَمَنْ ذَا الَّذِي يَنْصُرُكُمْ مِنْ بَعْدِهِ وَعَلَى اللَّهِ فَلْيَتَوَكَّلِ الْمُؤْمِنُونَ
    اللهم انصر فلسطين 🇵🇸 وأهلها اللهم انا نشكو اليك آلامهم وانت اعلم بها .اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸
    فلسطين حرة عربية🇵🇸
    ﴿وَيَوْمَئِذٍ يَفْرَحُ الْمُؤْمِنُونَ بِنَصْرِ اللَّهِ يَنْصُرُ مَنْ يَشَاءُ وَهُوَ الْعَزِيزُالرَّحِيمُ ﴾
    ??🇸🇵🇸🇵🇸
    «#فلسطين حرة وستبقى حرة

  • @Kalsoonida.Allaah
    @Kalsoonida.Allaah 14 днів тому +20

    ILAAHOW CAAWA WAA JIMCO AMUURAHEENA IYO KUWA WALAALAHEEN NOO SAQIR🤲

  • @MubarakZ
    @MubarakZ 14 днів тому +51

    Walaalaheena reer Falastiin Allah ha ugargaaro. Aamiin 🤲

    • @AbdulAziz-wm2cc
      @AbdulAziz-wm2cc 14 днів тому +2

      Abdul

    • @seadyare6357
      @seadyare6357 14 днів тому

      Asc maamulka falastiin masar urdun imaarsadka sucuudiga kuwaas ayeylamidyihiin wax weyn ma aha

  • @maxamedcismaan-pz8tx
    @maxamedcismaan-pz8tx 14 днів тому +7

    Alaha ugargaaro shacabka reer falastiin mujaahidiinta xamaas alaha guuleyo

  • @EngmohamedAli-2001
    @EngmohamedAli-2001 14 днів тому +3

    Daba dhilifyada dowladaha islamka heesto oo kale waaye waxba isma dhamaan
    Imaankii baa ilahey ka qaaday diintoodii bay lacag dhaafsadeen.
    Bifadlillaahi waa ka xoroobi doonaa insha allah

  • @AbiibXasan-pe2cc
    @AbiibXasan-pe2cc 14 днів тому +2

    Allaha lajlro muqaawmada falastiiniyiinta iyo shacabkoodaba aamiin aamiin

  • @user-ye8hd2hl5j
    @user-ye8hd2hl5j 14 днів тому +12

    Ilaahay swt dhibta haka dulqaado reer falstiin 💚 🤍

  • @sadam1318
    @sadam1318 14 днів тому +4

    in shaa allah way guuleysanaatan reer Qaza

  • @CabdiqaniSugule
    @CabdiqaniSugule 14 днів тому +4

    Ala ha ugargaaro muslimiinta gasa alaahu akbar guul muslimiinta

  • @suleymanali111
    @suleymanali111 14 днів тому +2

    Mahadsanid ustaad Abduqdir
    Mohamed xashar nadaara
    Dadalkaga fikir keyga waxn dhixi laxa maxamuud abaas
    Wa Dayuus abaas xalatogto

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 14 днів тому +6

    Insha allaah guuleysta walaaleheen muslimiinta ah amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 14 днів тому +3

    Her Falastin iyo Hamas iyo Hurdiyinta Yaman illahay ha xafido o ha guleyo insha ALLAH

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 14 днів тому +1

    Allah jabiyo yahuud aamiin guul falastiin

  • @user-oz1bc9uv7h
    @user-oz1bc9uv7h 14 днів тому +1

    Waa kuwan hargaysa nala jooga ee xabashida u ooyaya oo kale maanka alle ha ka qaadee..

  • @muxuyodiinmaxamedkulmiye7578
    @muxuyodiinmaxamedkulmiye7578 14 днів тому +4

    Alle hala jiro muqawamada plastinian ❤❤

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 14 днів тому

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin

  • @musamahamed856
    @musamahamed856 14 днів тому +2

    Mashallh Garabgal alh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤♥️♥️♥️♥️♥️♥️💗💛💛

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 14 днів тому

    Allaha mujahinta daanta galbeed quweeya oo guusha siiya oo meesha ka saara munaafaqiinta iyo cadowga yahuuda iyo kuwa kale ee la jira Allaha baabiya Allahuma aamiin 🤲🤲🤲

  • @ismailmohamed7730
    @ismailmohamed7730 13 днів тому

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين 💕 والمجاهدين 🇸🇴🇰🇪

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 14 днів тому +2

    Guul Falastiin InshaAllah

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 14 днів тому

    MaanshaAllah Allaah akber guul xutuyiinta 🇾🇪💪🤲🇾🇪🇾🇪🇾🇪 wllh falastiin xamaas muqawinda Alqasaan caawi 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲💪💪☪️❤️💙🇸🇴❤️💙💙🇸🇴❤️💙❤️🇸🇴💙💙❤️🇸🇴💙🇸🇴❤️💙

  • @DahabomohamedSocdal
    @DahabomohamedSocdal 14 днів тому +1

    Qolada maxamud cabas waa sixiran yihiin hadey waqtigan xasasigaha walalohood jajusan ee allha garbsiyo dhibatadana allha ka qaado ammin amin

  • @user-jz6ok8bn3y
    @user-jz6ok8bn3y 14 днів тому +2

    asc.guul.muslimiinta

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674
    @maxamedbulxammaxamedbulxam8674 13 днів тому +1

    Masha Allah insha Allah free Palestine ❤❤❤

  • @amiinayarrow6490
    @amiinayarrow6490 14 днів тому

    Allaah uma sali wasalim caala Nabiyena muhamed❤

  • @Funny1999.
    @Funny1999. 14 днів тому +30

    BERI WAA JIMCO AAWI DADKII NABIGA KUSALIN JIRI صل الله علية وسلم

    • @shaxshaxlowgaxafada5813
      @shaxshaxlowgaxafada5813 14 днів тому

      ❤مُحَمَّد ﷺ❤مُحَمَّد ﷺ❤

    • @sahidaarush
      @sahidaarush 14 днів тому +1

      أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا 💟💚🤍محمد 💚🤍وعلى آله وصحبه أجمعين 💟💚🤍💚🤍🤍💚💚💚

    • @Shamuuri_official393
      @Shamuuri_official393 14 днів тому

      Scw jumco un malagu saliyee waa waqti walbo hanoo jarin shuqul gaaleed

    • @user-oq5tj6no2d
      @user-oq5tj6no2d 14 днів тому

      SCW SCW SCW ❤❤❤

    • @aliyahabdurrahman6599
      @aliyahabdurrahman6599 14 днів тому

      Ma ogid miyaa nabigu inu dhahy hbn jimcaha iyo maalinkeda saligeyga badiya maxa yeelay waa la idinka aqbalaayaa wey iso gaareysa​@@Shamuuri_official393

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 14 днів тому +24

    Ilaahoow guuleey walaalaheen reer qaza ee Palestine 🇵🇸

  • @user-xr9pj6vs4k
    @user-xr9pj6vs4k 13 днів тому

    Nimankasi ha lagu shiihiido manaafiqiinta xamaas iyo xuutiyiinta iyo tii raacsan ee islaam sax ah allahe how hiliyo😢☝️🤲🇸🇾🇦🇪

  • @user-mt9nk2rk4e
    @user-mt9nk2rk4e 14 днів тому

    Balse maxamuud cabaas iyo israaiil wakhtigoodii dhamaa cimrigoodii maalmahaan kooban ayaakaharay insha allaah

  • @AbdiRehman-kl7wj
    @AbdiRehman-kl7wj 14 днів тому +1

    Guul falastiin iyo xuutiyiinta in shaa alaah

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 13 днів тому

    Yaa Allah guule muqaawamada oo dhan geesiyiin weyan rabaw nasrigaaga sii jecliyaa siday u yidhahdan xasbunallah wanicmal wakiil ❤
    Rabaw ka dul qaad cadawga haysta reer falastiin oo sii nasrigaaga

  • @Nuur107
    @Nuur107 14 днів тому

    Ya Allah ya rabi guuul palastine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸 bur bur iyo hoog gurid yahuuda xasidiinta ah rabiyow naga aqbal ducada ya raxiim

  • @barlinjama8423
    @barlinjama8423 14 днів тому +1

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر ولله الحمد
    اللهم اعز الاسلام ونصر الفلسطين واليمن واللبنان وجميع أمة محمد صلى الله عليه وسلم
    اللهم يا منزل الكتاب ومجري السحاب هازم الاحزاب اهزمهم وزلزلهم وانصرنا عليهم
    حسبنا الله ونعم الوكيل
    لا حول و لأ قوة ألا بالله العلي العظيم
    حسبنا الله ونعم الوكيل
    اللهم امين يا رب العالمين يا القوي يا المتين يا منزل الكتاب ومجري السحاب هازم الاحزاب اهزمهم وزلزلهم وانصرنا عليهم
    واخر دعوانا ان الحمدلله رب العالمين وصلى الله عليه وسلم

  • @user-bq7zs8jg2o
    @user-bq7zs8jg2o 14 днів тому

    Mohamed Cabaas weligii daacad ma aheyn ,laakiin khayaanada isiga iyo xulufadisa ayey ku noqon Insha Allah, Muqaamada Allah ayaa guusha siin Insha Allah.

  • @yaxye4350
    @yaxye4350 14 днів тому +1

    Walaalaheen falastiin Allah guul ha siiyo

  • @MciB-gl5mk
    @MciB-gl5mk 14 днів тому +1

    Maasha'Allaah Allaahu Akbar❤❤❤ 1:23

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 11 днів тому

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين
    🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 14 днів тому +1

    illaahow ugargaar falastiin

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o 14 днів тому

    Yuuhuuda.ayaa
    Dhaanta
    Cabaas
    Iyo
    Aydiisa.ilaaheuhaka
    Qanto.cdoga
    Dhiiga.ka.jaqey
    .ee
    Gaajada.ku
    Diley
    Ilaahow
    Gaajada
    La
    Gaadh
    .aamiin❤❤❤❤

  • @Qamar_QaLi
    @Qamar_QaLi 14 днів тому +2

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤️

  • @Hudabader324Hudabader
    @Hudabader324Hudabader 14 днів тому

    Asc.ilaahayow Cabaas iyo xertiisa masiibo ku rid.aamiin inshaa alaah.

  • @Shadiaown
    @Shadiaown 14 днів тому

    100% wax aan hubaa inaaay yuhudu been sheegyso,oo aay raban in loo dagalaman reer galbeedka.madama aay iska ceelin kari wayeen Gaza. ILAHYE wax aan uu baryayaa inaay reer falistin guulaystan Ameeen❤

  • @user-oq5tj6no2d
    @user-oq5tj6no2d 14 днів тому +1

    Allow muslimiinta reer falastiin ugargaar oo guulee oo uhiili Bi'idnillah 🙏🙏

  • @user-sg9ql6le8g
    @user-sg9ql6le8g 14 днів тому

    Rabi dhibka io gumeysiga haka dul qaado shacabka rer falastiin alle ayaanu amaano ugi dhigney

  • @sadam1318
    @sadam1318 14 днів тому +1

    ilaahay ha u maciino muqaawamada 💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽

  • @mahdimahameddiriye9992
    @mahdimahameddiriye9992 14 днів тому

    Mahadsanid nadara

  • @user-mt9nk2rk4e
    @user-mt9nk2rk4e 14 днів тому

    Allaahu akbar xaqaa guulaysanaya insha allaah

  • @abdiashkir4124
    @abdiashkir4124 14 днів тому +1

    Subxana lah was maamulka xasan show camal xukun jaceyl

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 14 днів тому

    maxamud cabaska wa yahuud qarsan ee ilahey haka qabto muslimimta

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs 14 днів тому +2

    Nadaara is a legend

  • @ninanini695
    @ninanini695 14 днів тому

    Gumeyste madhaa iidaan alleh amin yarab 🤲

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 14 днів тому

    Inshallah way ka baxayan maxamud canas

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q 14 днів тому

    Ilaahow guuley mujaahidiinta ilaahow uhiili ilaahow jibi Cadawga gumeystaha

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 14 днів тому +1

    Guul.shacabka falastiin❤❤❤❤❤wcs nadaaara show❤❤❤

  • @HousseinWahib
    @HousseinWahib 14 днів тому

    ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 14 днів тому

    Kuwaan waa munaafaq Allaha kashifa Allaha xununkooda jabiya fatax oo meesha ka saara Allaha ku kiciya shacabka falastiin daanta galbeed iyo kuwa gaza Allaha mujahinta daanta galbeed iyo gaza Allaha guusha siiya oo xukunka ku wareejiya Allaha jabiya Maxamuud cabaas iyo munaafaqiinta iyo yahuuda iyo kuwa kale la jira Allaha meesha ka saara oo wada qixiya Allahuma aamiin 🤲🤲🤲

  • @aden3425
    @aden3425 14 днів тому

    Guul guul falastine

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 14 днів тому

    Allaah ha u gargaaro dhibaatada na ha ka dulqaado

  • @tratraijonache5050
    @tratraijonache5050 14 днів тому +1

    Vive Yémen houti

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o 14 днів тому

    Damiim.weeyaan
    Cabaas.iyo.basaasiintafalastiin.eedaanta.galbeed.duleeya.dhacabku.wey
    Fiicanyihiin.dilaalinta.heysata
    Mooyee❤❤❤❤❤

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 14 днів тому

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @MukhtarGessy-dw4he
    @MukhtarGessy-dw4he 14 днів тому

    Mahamud Abaas waa yahuud .

  • @TheSlaveOfAllah1992
    @TheSlaveOfAllah1992 14 днів тому +4

    ASC
    MASHA ALLAHA TABARAKALLAH
    HAMAS GUUL GUUL GUUL GUULIYSTA WELIGEN.
    ALLAHO AKBAR ALLAHO AKBAR ALLAHO AKBAR.
    YUHUUDA IYO AMERECA ALLAHA ALLAHA ALLAHA HA JABIYO

  • @CaliXariir
    @CaliXariir 14 днів тому

    Barya video ga dhamays mahaa
    Mise isagaan Akhrin wax daliil Ah
    Jumca Mubarak
    Xapiip Keena maxamed kusaliya
    Scw scw scw scw

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 14 днів тому

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll jimco wanaagsan ❤❤❤❤

  • @haweya2745
    @haweya2745 14 днів тому

    Asc wariye sare your the best news man ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 13 днів тому

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @amira1438
    @amira1438 14 днів тому

    waba oga ineysan qeer lahen maxamud abas koxdisa ee allw ha u gar garo reer falastin oo dhan dhubka alle haka dulqado qasatan reer gaza alle ha u gar gar gusha alle ha siyo

  • @user-qm9mp3cp5u
    @user-qm9mp3cp5u 14 днів тому +5

    Horay muqamada somajogin sujaciya walesku huba jeska sujaciya guul

  • @Official-gt4we
    @Official-gt4we 13 днів тому

    Masha. Ala yaxaye sariic afhayen wanagsan waxan kaxunahay walalaha kalajabay cadawagodu waa. Hal. Ala hasohadeyo

  • @bashiirmuxumed9073
    @bashiirmuxumed9073 14 днів тому

    Walaalaha mujaahidiinta falstiiniyiinta ALLAA LA JIrA waa rufyaaniin kuwa mamulka sheeganaya 19:41 19:44

  • @ubahhussein1925
    @ubahhussein1925 14 днів тому

    Thank you for sharing ❤

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 14 днів тому

    Mahamud abaas waa yahuud

  • @deekbashiir1459
    @deekbashiir1459 13 днів тому +1

    Yuhuuda iyagaa ka daran maamulkaas fadhiidka ah

  • @user-ek7qn9xj1i
    @user-ek7qn9xj1i 14 днів тому

    Aamiin ya allah❤

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 14 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ sxb Mahadsanid

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 14 днів тому

    Cabbas sawirkiisa ayaa u eg yuhuud hadii uu yuhuud ahayn wa hilib xaaran oo xalaal buusan ahayn subxaanalah wa in loola diriro sida yuhuuda inkasto isku dhac dhexdooda ah loo baqayo in talaabo laga qaado ayaa habon ibtilo alle haku rido cabbas

  • @khaaliddayib3354
    @khaaliddayib3354 14 днів тому

    inta Israel neceb like

  • @user-cc5bj2ly4h
    @user-cc5bj2ly4h 14 днів тому

    Yaaa allah yaaaa allah yaaaa allah
    Gurmad awliyo allow usoodir falastiin

  • @ureejiahmed7576
    @ureejiahmed7576 13 днів тому

    Maxamud Cabaas waa dabadhilif caadaqaate yuhuud ushaqeeyah allow kaqabo muslimka

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 14 днів тому

    jecliyaa xuutiyiinta waa geesiyaal kor allaha ka yeelo reer yaman nimankaan shiicada waa geesiyaal inkaar baa ku dhacday nimankii sunida ahaay qaxwadoodaa u shuban

  • @maxamedmacalin7816
    @maxamedmacalin7816 13 днів тому

    Wararka nadaara show aad baan ugu bogey m.a ❤waxbadanna aduunka leeysku sheegi jirey hiuuhaa eheyd

  • @yaxye4350
    @yaxye4350 14 днів тому

    Waad mahadsantahay ustad nadaara show sidaan noogu soo gudbisid barnaamijyada
    Israel shujaaciyah way ku soo qaldantay dagaalka ayay ku soo wareertay

  • @zackariaali8870
    @zackariaali8870 14 днів тому

    Waa yahuud labo daqiiqat dhiman