SIDAN SAMEE || si aad u hesho views badan (10x views)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 68

  • @svmball9395
    @svmball9395 6 місяців тому +2

    Zxb mahadsanid horto Marka hore muuqaaladaada aad ayeey xiiso u leeyihiin lkn sida aad u edit gareeyso waxyaabahan dabcan waxaad isticmaaloysaa faceless youtube channel sida aad u samaysid muuqaaladaan maa totorial kasoo samaysid zxb

  • @Psyclogist
    @Psyclogist 5 місяців тому +1

    Macluumaat dheeri ah naga sii aboowe

  • @BAARIAL1
    @BAARIAL1 6 місяців тому

    Wllka marka hore mahad sani wllhi
    Manta way adagthy qof sidaan wax kuugu faideyo inad hesho ,waxana ku lenahay aniga iyo asxabtaba keep going 💪 👍 👏

  • @Abdiwali-Izzack
    @Abdiwali-Izzack 6 місяців тому +1

    Nice editing 👌

  • @SomaliEditor1
    @SomaliEditor1  6 місяців тому +4

    Maxaan ka soo hadalaa muuqalka kan xiga 🎉❤

    • @hassancr7839
      @hassancr7839 6 місяців тому

      Telegram channel lacag ma laga sameyaa haaa hadi eytahay na sideh laga sameyaa pro

    • @user-ol4xp4lz2w
      @user-ol4xp4lz2w 6 місяців тому

      dhaqaalaha laga sameeyo youtube ka ama dhaqaale intee leeg ayey chanel's ka caanka soomali ahi ka sameeyan.

  • @yaraani2526
    @yaraani2526 6 місяців тому

    Wcs

  • @Cfataxyare6
    @Cfataxyare6 6 місяців тому

    Walhi gacan taadu waa dahab zhp horay usuco❤❤

  • @maajidhalanen
    @maajidhalanen 6 місяців тому

    Masha allaah sxb bil kayar iyo shaqo weeyn bro halke kalasoxiriira

  • @habitcusub6338
    @habitcusub6338 6 місяців тому

    Nice edit bro horay u soco

  • @faysalibrahim-os8vp
    @faysalibrahim-os8vp 6 місяців тому

    fikrad waan haya balse aqoon uma lihi

  • @user-ol4xp4lz2w
    @user-ol4xp4lz2w 6 місяців тому

    Saxiib waan ku salaamay waanad ku mahadsantahay muuqaladaadan ah kuwo dadka wax u kordhinaya...Talo aan kusiin lahaa ayaa ah chanelkaagu hore ayuu u socdaa e strategy ga ah week hal muuqaal inaga badal oo muuqalada inoo badi. hore u soco wll

  • @SOMZONETECH6129
    @SOMZONETECH6129 6 місяців тому

    Zxp halken kaala soo xiriira

  • @salmaankan5404
    @salmaankan5404 5 місяців тому

    👍👍👍edit fcn wllhi keep going

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 6 місяців тому

    Mahadsanid wll

  • @Cabdix2004
    @Cabdix2004 5 місяців тому

    Wllky intee lagaala soo xariiri karaa adoo MAHADSAN

  • @user-gs6up6ib5d
    @user-gs6up6ib5d 6 місяців тому

    Mahadsanid

  • @hassancr7839
    @hassancr7839 6 місяців тому +2

    Title oo gaban sideh loo helaa asiga app ma lee yahay

    • @SomaliEditor1
      @SomaliEditor1  6 місяців тому +2

      Maya zxp ee fiki ayaa lagu keena

    • @hassancr7839
      @hassancr7839 6 місяців тому +1

      Ok dhib malahan keep going pro 💪

  • @Xeds.1
    @Xeds.1 6 місяців тому +2

    Application-ka vidIQ ayaa zxp viral geeya youtube videos-ka

    • @saxma1277
      @saxma1277 6 місяців тому

      Yaa kugu yiri waxas

    • @Xeds.1
      @Xeds.1 6 місяців тому

      @@saxma1277 aniga account kayga eeg bil ayaa an intaas ku gaadhay

    • @queenliza596
      @queenliza596 4 місяці тому

      ​@@Xeds.1lacag masamaysay

  • @yusufahmed6190
    @yusufahmed6190 6 місяців тому +1

    Asc sxb horey usocaan ku leeyahay
    Sxb makarafoonki boy m1 halkee laga heli karaa

  • @qaasim_erizh80
    @qaasim_erizh80 6 місяців тому

    Holac waaye edit kaagu pro

  • @mohamedabdikani7406
    @mohamedabdikani7406 6 місяців тому

    Zhp editing kaaga inama caadi maaha

  • @user-cv9vi9jt5b
    @user-cv9vi9jt5b 5 місяців тому

    Sxp waadmahadsantay hore usoco muuqaal kasoo samee sida loo adeygsado application ka cutcut

  • @Toosiye24
    @Toosiye24 5 місяців тому +1

    Sxb Tiktok qeebta motizationka iga caawi

  • @cpdirahman
    @cpdirahman 6 місяців тому

    Thapnileka ka so hadal lipaxxxxxx

  • @kheyreahmmed
    @kheyreahmmed 6 місяців тому

    Sxp thumbnail iyo midabadiisa fartiisa intii alle kaa garansiiyo muqaal nooga soo samee mahadsanid

  • @Ahmet090
    @Ahmet090 5 місяців тому

    Zxp aad ayaad u mahadsantahay waxad soo noo samaysaa colorka muuqaal ku saabsan sidoo kale hadaad wakhti u hesho Thumbnailka

  • @SiciidWaxsheegmedia
    @SiciidWaxsheegmedia 5 місяців тому

    Saaxiib temlet sidee loogu daraa muuqaalka

  • @user-id4mf4be6z
    @user-id4mf4be6z 6 місяців тому

    Zhp waxa kaso hadashaa barnaamijka audacity iyo in moobika lagu iscmaali karo aad bad U mahad san tahay aqoonyahan

  • @XasanCabeey
    @XasanCabeey 4 дні тому

    Sidee loo saartaa sxp

  • @Halganboy1
    @Halganboy1 6 місяців тому

    SXP sides loo sameya thumbnail?

  • @Yooco.
    @Yooco. 6 місяців тому

    Zxp thumbnailskaaga sida aad usamayso muuqaaal dhamaystiran nooga soo samee hadii aad awoodo

  • @AbdulRaZaaqMualim-th1oc
    @AbdulRaZaaqMualim-th1oc 6 місяців тому

    Horay usoco sxb waxaad ledahay Hibo aad ufiican❤

  • @Wll_Akaash
    @Wll_Akaash 5 місяців тому

    Sax neck nogu so xiji sidee edit ka usamesay plz🥰

  • @MohamethCumar
    @MohamethCumar 6 місяців тому

    Sidee tamneel loo sameeyo zxp

  • @axmed728
    @axmed728 2 місяці тому

    Appkee la soo dagaysaa wll

  • @user-pk7wg9lg6y
    @user-pk7wg9lg6y 6 місяців тому

    sxp cupcut chamnial malagu samay kara 🎉😊

  • @mohamzzy
    @mohamzzy 6 місяців тому

    Thumbnail kasoo hadaL

  • @Ahmedalbani
    @Ahmedalbani 5 місяців тому +1

    Thumpnail sidee loo sameeyaa

  • @SayidcaliMaxamed-is8bl
    @SayidcaliMaxamed-is8bl 6 місяців тому

    Plz suaal ayaan rawaa inaan ku weydiyo Reply iiso gal plz macalin😢

  • @iqraibraahim
    @iqraibraahim 6 місяців тому

    Intee lagala soo xariiri kara wlalka

  • @John__Lewis___
    @John__Lewis___ 6 місяців тому

    Side samanel uu samen kara sxb no so galu video ka so sameye

  • @AMAAZQF
    @AMAAZQF 3 місяці тому

    😢😢😢😢

  • @SUHAYBJOKEF2021pk
    @SUHAYBJOKEF2021pk 6 місяців тому

    999 subscribe

  • @ZakariaDuubweyne
    @ZakariaDuubweyne 5 місяців тому

    Sxb linkiga tag aawy hee

    • @SomaliEditor1
      @SomaliEditor1  5 місяців тому +1

      play.google.com/store/apps/details?id=br.com.luizmarcus.tagsparayoutubers&pcampaignid=web_share

    • @ZakariaDuubweyne
      @ZakariaDuubweyne 5 місяців тому

      @@SomaliEditor1 mahadsanid sxb

  • @catcute2009
    @catcute2009 5 місяців тому

    Abwe waa ku barya i cawi waxa i heesto dhib ah ina UA-cam channel walibo aan sameesto waa la iga jabsada ma aqan sababta please i caawi 😭😭😭

    • @HabiqleysoGroup
      @HabiqleysoGroup 5 місяців тому +1

      Anaa Ku Caawinaayo isoo qabo

    • @SomaliEditor1
      @SomaliEditor1  4 місяці тому

      Instagram ka iga soo qabo
      instagram.com/somalieditor1/

  • @abdirahmanilyas
    @abdirahmanilyas 6 місяців тому

    Waxaan ahay Qofkii 957aad ee kugu soo biira 🎉❤

    • @SomaliEditor1
      @SomaliEditor1  6 місяців тому +1

      Aad iyo aad baad u mahadsantay pro sharf iyo karamo ❤️