Daawo Baarlamaanka Somalia Tallaabada Maanta Laga Qaaday Xildhibaannadii Shirarka Goynjiray

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 16

  • @cabdullahishaafici6928
    @cabdullahishaafici6928 Місяць тому +2

    Waa dhibaato weyn

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 Місяць тому +2

    ❤️💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽🇸🇴❤️

  • @fe8445
    @fe8445 Місяць тому +2

    Allah swt umada haydinka qabto. Dad aan shaqaynayn oo $5000 bil walba qaadanaya. Sanadkii $60000/xildhibaan.

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 Місяць тому

    Kuwaan, dadka, diinta iyo dalka daacad u aheyn, Allaha naga qabto!
    Aamiin yaa Allah.

  • @fe8445
    @fe8445 Місяць тому +1

    Xasan Shiiq canshuurta bixiya buu ku celceliyaa? Musuqa baarlamaanka oo xildhibaan Dubai iska jooga baa mushaar qaata. Qabri ceebeed yaa arkay?

  • @BatulaAbdisalam-o4r
    @BatulaAbdisalam-o4r Місяць тому +1

    Waxas ma dowlad lagu sheegi kara.

  • @Rahma-dg4lj
    @Rahma-dg4lj Місяць тому +1

    Inta fasax la aan maqan hadii aay gaareen 70 qof inta fasax ku maqnaa aay qaaraan 30 qof waxaaba Soo harey

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Місяць тому +1

    Gabdhaha ku amra nin kaaga si sharci ugala taga no qiyaano imaaw o iska fur

  • @kaireoma6206
    @kaireoma6206 Місяць тому

    Asc xildhibaanadu waxay nacayaan gudoomiyaha baarlamaanka waayo waxaa jira cadaaladdaro

  • @Mideye157
    @Mideye157 Місяць тому

    Waxa ka hawlyar adoo tiriya inta joogta

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj2022 Місяць тому

    Ceebtiina iska aamusa Alle idin ceeberye....Aduunkii sharafta Alle idinka qaadye, waad nagu ceebayseen. Waxad ku hadashashan Aduubka maad iyo qisol ayay u tahay

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Місяць тому

    Fuck marlamanka side dil logu xumay nin naagtiisa gubay waa jacel love ma aqaan 2 lamane diyo walasheyd wa inu 2 lanoqdaa a sax

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 Місяць тому

    Xasan munaafaq ayaad u shaqeeyneeysaan. Lkn yaad wax ka qaadeeysaan inta khaainiinta ah ayaa joogta.