JAZIIRO DHULKI UGU QIIMAHA JABNAA UGUNA QURUXDA BADNAA WAA KAN YAAN LAGA DHAMEYSAN WA 10 BOS OO QURA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 17

  • @maslah345
    @maslah345 6 днів тому +3

    Somaliyey lacagtiina bohol haku shubina dhulka jaziira waa laysku haystaa dadkii lahaa ayaa taagan waa dhulal warqado cabdale shideeye loo soo samaystay wacdaan dagaal buu utaaganyahay lacagtiina ka fekera meesha aad wax kagadaneysaan ma dhul xalaal ah baa mase xaraan been abuur loo soo samaystay gabadhana shalay jidadka muqdisho ayey soo duubi jirtay maantana dalaal bey isku badashay iyada shaaheeda ayaa udaran bari arki meysiin iyada lacagna kama helaysiin ee soomaaliyey ka digtoonaada dhagarta beenta ah dhul islameed oo warqado bug ah loo sameystay sababta aan idiinku sheegayo walaahi anaga ayey nagu dhacday

  • @luulmohamed2891
    @luulmohamed2891 4 дні тому

    Waxaan ale kaaga baryayaa inuu kuubadbaadi caqligaaga iyo carabkaaga iyodhamaan umuurahaaga. Aamin

  • @maxamedaadanxasan2106
    @maxamedaadanxasan2106 5 днів тому +2

    M.a

  • @HeesWacan
    @HeesWacan 5 днів тому

    Anaa u baahan halkee kaala soo xiriiraaa walaaal ?

  • @Masago2025
    @Masago2025 6 днів тому +3

    Shalay aan arkaayay odayaal xeyd xeydanaaa oo leh wir yaa waakaasaa e gadta dhulka wacdaan somalia dhibatada ugu badan waxeey kajirtaa dhulalka lacagaha iyo waraaqaha bugta ah lagu kala gadanaayo waraaq siyaad barre ah hadawsan wadan iska ilaalsha

    • @raalliyo5952
      @raalliyo5952 6 днів тому +1

      Adigaa commenting igala hormaray runtii, waan arkay odayaashaas, waxaan is iri yaa dhulka iska leh oo beecinaa.

    • @Masago2025
      @Masago2025 6 днів тому

      @@raalliyo5952 waxa dhici karto inaw dhulka saxanyahay e odayaaasha aysan rabin in lasoo dhax dego saas daraadeed ay liin ugu dhiijinaayaaan waayoo wacdaan ismaan waaka badan yihiin wax 10 boos sheegto waa qabil dhan shaqsi shaqsi iska leh laga yaabaa alow sahal umuraha

  • @husseind7942
    @husseind7942 6 днів тому +3

    Masha Allah

  • @HusseinNAbdi
    @HusseinNAbdi 5 днів тому

    Gabaryahay waa iga talo clip-yadaada soo koob 2 illaa 3 daqiiqo. Hadalada tirada badan ee naalayacniga dadku waqti uma hayaan.
    1) guriga inta qol uu ka koobanyahay.
    2) nooca document.
    3) xaafadda uu kuyaalo.
    4) waddada hormarta cabbirkeeda.
    5) wadada weyn ee laamiga intuu ujiraa.
    6) beeca lagu rabo.
    7) Hal qof miyaa leh mise waa dhaxal. Dadka one aay doonayaan waa intaas. Hore usoco.

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 5 днів тому

    Dhulka soomali.weyn Miya loo oglyahay mase konfur galbeed

  • @luulmohamed2891
    @luulmohamed2891 4 дні тому

    Mashalaah waxaa tahay gabar wanaasan oowadaniah aad baan ufirsadaa sawirada aad soo dhigto laakin lacag maheysto laaki rajadu madhamaato

  • @adenhajar9648
    @adenhajar9648 3 дні тому

    Abayo Meehan waa duur waye

  • @cabdiraxmaanyuusuf5713
    @cabdiraxmaanyuusuf5713 6 днів тому

    Bacad iyo bacaad waa kala labo so ma ahan mise

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 5 днів тому

    Soo faah faahi

  • @foos4126
    @foos4126 6 днів тому +1

    meesha bacaad kaa agdhow bacaadkana waa guur guuraah

  • @kadoonqayoof7307
    @kadoonqayoof7307 6 днів тому

    wacdaan ma qabiil baa ? mise wa grupp ?...

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 5 днів тому

      Waa qabiil waana Hawiye Waana hiraab mudulood waana Wacdaan cismaan waxey walalo yihiin Abgaal cismaan Ilwaan cismaan mid kale ika maqan waa afar cismaan saas ulo soco