Yaa bedelay Hoggaamiyihii XB, Saraakiil cusub oo la dilay, USA oo la ogaaday doorkii ay lahayd
Вставка
- Опубліковано 15 лис 2024
- Yaa bedelay Hoggaamiyihii XB, Saraakiil cusub oo la dilay, USA oo la ogaaday doorkii ay ku lahayd dilka
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.
Wan ka xumahay in ay disho xsn iyo ismacil haniya yahuuda alle ha u naxaristo ❤
Waa Layaab Xuutiyiinta oo 2000Klm iyo kabadan ujirto talaviv Casimada Yuhuuda Xuutiyinta Gantaalahoda usoo Soconayan 15Min Masha Allah ❤❤❤
Maasha allaah
WAA LAGUU YAQAAN JAALE ❤❤❤❤
Mahadsanid
😢😢😢Inaa lilaahi wa inaa ilahi raajucuun😢,Nesrullaah Allah u naxariisto,Geesi Buu Ahaa
Hhhhhhh😂Nin shiica ah oo muslimin badan baa biyay AA ilahey u barye
Mr geylan weriye somaalidu aad u kalsoon yihin like iyo shere wa xagayaga mahadsanid from somaliweyn
Xabein wanagsan wllk gaylan media Farah abdoulkadir Gull gobonimo xiisbuulaah yamane Palestine hamas Inalihahi Wa Inalihahi rajucune Samir Iyo Imane janato fardosa aclah doua 🤲🏻🕊️ Janah shaahiid
Allaah janatul firdoos haka waraabsho.
Inteeysan sagaal bilaabin mee difaac hawada samestaan si fudud ayaa loga adeegtay subxanallah
Waxba ma soo gordhin doono asagana wuxuu ku jiraa halis xibullah waxay qalad ka qaadey markii ugu horeyey oo la ladiley hogaankii ugu horeyey in ay jawaab adag bixiso lakiin midaas ma dhicin madaxweynaha iran ma la is dhihi garaa in uu rabo in howlahan soo afjaro haduu shakigan sii socdo waa cidna ha aaminin
انا لله وانا اليه راجعون كل نفس دا ءقةالمود
Noole.kastaa.wuu dhiman alle kaliya ayaa baaqi noqon
Alle ha u naxariisto sh xasan nasrullaah 😂😂😂😂
Waa kudaysay xisbullaah.!!!!!!!!
Waxay gashay ayaana laga goynayaa sxb.!!!!! Bal hadii ay dagaal uun kudhintaan in kabadan 28saraakiil ah oo uu ugu sareeyey Nasrullaah.
mid ka daran xasan Nasrallah ayaa iman insha Allah
😢
Var Iskadaa cancel 💔😂
Wxaas maad ka jarto mesha degdega joojiya ee wax tafo tiran ee dhamaystiran soo gudbiya 😁
Abada waaa yahuudi
Aniga waxaan aaminsanahay weertii ahayd saca naasa adag ah iyo weerta maxaa kulmiyay Arintaan Beegsiga Hogaamiye yaasha labeegsanayo waxeey dabada lagali doontaa Madaxweynaha Iran Imaashihiisi maxaa kor uqaaday arintaan isweydii????????? 0:30
Alaha ugargaaro inshallah lakin Iraan uma gargareyso
Xisbu laah meel kuqoro saxib
Yaa fududeeyey dilalka qorshaysan ee lagu xasuuqay hogaamiyayaashii xsb,malaga yaabaa faransa, mareykanka iyo ingrisku ay iyagu ka dambeeyeen
mar hore ayad noshegtay in la dili dono marki sarakisha laga dilay xisbula waxay ka fudud dahay xub caaro xamas aya ka fojigan
Galada wee is ku hiiliyan lkn islamka munafaqin Amerika lashaqeyse noqden oo suni iyo shiico loo kalasaray
Adigoo og in aad dhimanaysid fulaynimo ha ku dhiman iiraan yaa sidaa ku dhaafayo yahuuda waxa ay u socdaanba waa Maska madaxiisa bootadii
Carabta wey udamate
Xazbulaah Reer galbeed ka buubbu miya awoodda lasheegayo mayirin balaleeyahay. Israel wayel siisocday bayhoray usiidiri
Iran iyada ka danbaysa dilalka
Adigaa xaqiiqda udhow sababtoo ah iiraan cadowga islaamka iyo dabargoynta carabta huruda
Kaadiriinta kuye yahuud raac
MAHADSANID
Niyoow adigu ma yuhuudi bad tahay waxay afkii yuhuudaad nagala hadlaysaa
Hadii qalabka reer galbeedka la istic maali waayo lama wada xiriiri karo miyaa???
Haa maxay samaystaan muslimiintu zero markaad rabto inaad rag iskaceliso waa inaad khiyaaliga kabaxdaa waxaad rag iskaga dhicinlahaydana samaysataa laakin Annaga dhexdeena is haysanayna waxbana samaysanmayno ragna waa iska dhicinaynaa sheeko raqiisa waaye taasi.
live kan maxa kudhacay Farax abdi qaadirow sxb kk
Mawaxaad kufaraxsantahay dilka falastin iyo xisbullah oo aad kaxuntahay hiilka falastin.israail miyad afhayen utahay
ninkaan waa hora ka shakiyey! howshiisa ma dhawa
❤❤❤❤❤❤
Wa Abshir Anshahoe
Iiraan ayaa shirqooshay kulli Xisbullah, xitaa Ex-president Iiraan
Yuhuuda miyaad la jirtaa
Isla yaab
@@farduusmohmud975xaq ayaad ku hadashay
زعيم حزب لات
Ninkii ragaleynayey ayaa loo magcaabay xisbiga
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺 win win win win win win win win win win win insha allah aamin scw scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺
9:29 iskadaa cancel
Lubnaan waxay u qaybsan tahay
1- suniyiin
2- shiico
3- kirishtaan
Sidaas daraadeed
Waxaan Ka shakisanahay
Kooxda kiristaan ku in ay
U jaajuusaan yuhuuda ileen
Kuligood bo waa cadawga
Ilaahaye adin Ka Sida idinla
Tahay
War iska dhexsaara jaajuusiinta idinku dhexjirta mooryaan yahay maalaayacniga ah.????????
Waxay maxay ahaayeen tolow.!!!!!!
Waa wax laga xumaado in uu cadowgu nagu dhex jiro😢!
@@MucaadEadiga yaa thy marka
Qofka bedelaaya waa sheeydaan kale oo munaafiq ah waana kuwo mushrikiin ah muslimiinta sunada iney gumaadaan ka goan
Waxaa lagumodaa in dhinaca Negativka laguu aburay Qab hadalkaaga
Mudaan layaabanaay Mantan ku Ogoday Waxaa Tahay Dadka logu talagalay In Uu Negativka sheego
Plz Dalka iyo Dadkeen Negativ Haka sheegin Waraka Caalamka lee Ubadalo 😮😮😮
Cancel hhhhh iskadaa
Kaaas way fiicnayd in meesha laga saaro asaga iyo saraakiishii horeba waayo waxay mudo sannad ah indhaha kadaawanayeen xasuuqa Palestinian.
Kuwa kale ayaa dhibanaaya waliba si foolxun oo carab ah
Kansalsa war. Iska wad
Xasan rasirallah waa ninkii dhameeyay sinigii reer suuriya halkas oo lagu dily 100,000 suni ah yaga eeran ruushka waxay i hiliynyen bashar
Waxaan rajayinhaya in uu buxiyo booskas
Maxa naga galay yahuud iyo shiico is heesata waa isku kena mid waa cadaw oo neceb islamka
Waxaan rajayinhaya in uu buxiyo booskas