FARMAAJO "Madaxweyne Xasan Sheekh waxa uu wali ku adkaysanayaa inuu qabsanayo doorasho...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 27

  • @Heimatar
    @Heimatar 11 днів тому +3

    Xasan ayaa hadeer xilka haayo

  • @BisharDiis-g2p
    @BisharDiis-g2p 11 днів тому

    That is true

  • @MohamudIssa1
    @MohamudIssa1 11 днів тому

    Mahadsanid madaxweyne farmaajo

  • @AdanCadow-e9n
    @AdanCadow-e9n 11 днів тому

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 11 днів тому +3

    Majnun farmaajo wuxu dhahayey dalka wuxu ku jiraaa jabtar 7 qof walbo goofkiisa adayaaa

  • @ibraahimmahamud5148
    @ibraahimmahamud5148 11 днів тому +4

    Xaarmaajo maa weli hadlaya , wada jir jeebka gasho ninkii diidan doorasho qof iyo cod ninkaasi waa mooryaan aan codka shacabka ku kalsooneyn taasi haku riyoon doorasho boorso lacag ah lagu galaa iyo xildhibaan laaluush ku imaadaa dhamaatey hadii aan arintaa laga gudbin nin walbow tuuladaadii aad somali wax ladhahaa majiraane

    • @maslahisse-kr2nr
      @maslahisse-kr2nr 11 днів тому

      Madaxwayne kama dambeeyn doono xasan asaga gacantii ku burburaysaa meel ku qoro ( markii aad maamasho dalkoo dhan baa xilka la marooqsadaa lkn xilgan inuu saas sameeyo muqdisho ubnuu gooni UGA goostay dalka )

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 11 днів тому

      Saxix. Doroshada qofna lagala tashan maayo majnun farmaajo habarta magaceed 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Mohamed23197
      @Mohamed23197 11 днів тому

      #TeamDhiiqo maxaad Sookordhisay

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 11 днів тому +4

    Wasaaqdan aan sariiga lahayn oo hada caqligiisu ma waxuu doonayaa in uu hadana tarab tarab ilaayo shacabka? Mooge habarteed beey kaa tahay in aad mar danbe mogadisho dad ku xasuuqdo taa meel kuqoro! Nabadeey

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y 11 днів тому +3

    Xaarmaajo.alla kuma soo celiya waa lagaa reystay hadaad damiir leedahay ma'aadan hadaasheen

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 11 днів тому +2

    Farmaajo Guulayso wxa tahy madaxwayne aan tuug iyo barakicin aqoon from Baydhabo come back

  • @Dir247
    @Dir247 11 днів тому +1

    Farmaajo nacdal ilahey haku dhacdo.

  • @AliAbdi-i4k
    @AliAbdi-i4k 11 днів тому +1

    Farmaajo wuu waashay umada haa ka leexdo

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 11 днів тому

    Xasan.tuug.haqabsado.doorashadiisa.wuxuunoqonayaa.mw.banaadir.istad

  • @Saeed-me6gq
    @Saeed-me6gq 11 днів тому

    😂😂😂😂😂

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 11 днів тому

    Xasan Sheikh waxa uu rabaa in uu dawladnimada bur buriyo waana dhab

  • @Mohamed-yl6yg
    @Mohamed-yl6yg 11 днів тому

    Hassan tuug munafixx halasoqabtoo

  • @tahliilj
    @tahliilj 11 днів тому +1

    Farmaajo iyo inta lamidka ah ee diidan doorosho qof Iyo cod ah waa qabqablayaal dagaal ooge warkooduna wax kasooqaad malah ee naga raali ahaada

    • @Muzamil9337
      @Muzamil9337 11 днів тому

      Waagi uu Farmaajo madaxweynaha aha doorasho qof iyo cod ayuu rabay inuu qabto lakin Adeerka Xasan sheikh (Qabri Qote) Aya diiday

    • @tahliilj
      @tahliilj 11 днів тому

      @Junanilll waayo Farmaajo Iyo qawaarij wadashaqayn ayaa kadhexeysay Waana kii weerereyey siyaasiita xasan dalxoreeye waa ujeedaa qawaariijta ayuu kasaray dalka intiisa badan sidaa daraadeed doorosho xisbiyo ah oo qof Iyo cod ah udiyaar garooba hadii kale bada dhanaankeeda laydincabsiin inshaallah

    • @Dir247
      @Dir247 11 днів тому

      @@Muzamil9337 hadda muxuu ku diidan yahay, hadduuba aaminsana in doorasho cod iyo qof ah la qaban karo?

    • @Muzamil9337
      @Muzamil9337 11 днів тому

      @@Dir247 putland oo maqan doorashan qaban cid loo aqrinaya malahan. Xasan sheikh (Mr Qabri Qote) haduu rabo inuu doorasho qabto waa in uu daarood gogosha Soo fadhiisiya.

    • @Dir247
      @Dir247 11 днів тому

      @@Muzamil9337 hooyada iyo Daaroodba was. Ninkan waa nin Hawiye ah, mareykan iyo amxaaro ayaan ka diidnay in ay wax noo yeeriyaan. Puntland oo sanka qolofta kala baxda maa wax noo yeerin karta?