MAJALADA FOREIGN POLICY "Q@SSA WAXAY DHARKA KA DHIGTAY QURAAFAADKII REER GALBEEDKA" XOG XASAASI AH"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025
  • MAJALADA FOREIGN POLICY "Q@SSA WAXAY DHARKA KA DHIGTAY QURAAFAADKII REER GALBEEDKA" XOG XASAASI AH"
    #SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonAline A
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #Somalia

КОМЕНТАРІ • 38

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  15 годин тому +11

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @bisharcabdi4376
    @bisharcabdi4376 11 годин тому +1

    Illaahay baa uhiili naa ya in shaa alllaah

  • @bisharcabdi4376
    @bisharcabdi4376 11 годин тому +1

    Illaahay baa u aaraaya Inshaa allaah

  • @abdirahmanmoalim5562
    @abdirahmanmoalim5562 11 годин тому +1

    Thanks M M cadde

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 12 годин тому +1

    HBN waad ku mahadsantahay sidaad noogu doorto warar aanana maqlin ee xiisaha leh❤❤

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 12 годин тому +1

    Dhul ninkiisa ayaa iska leh falastiin dhulka allah ayaa ku beerey weyna joogaayaan ee Allah ha quwadeeyo garabkooda hana ha guuleeyo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha u gargaaro hana u maciino walaalaha falastiin aamiin

  • @haania2495
    @haania2495 14 годин тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢 Yaa allah ka jawaaab

  • @bisharcabdi4376
    @bisharcabdi4376 11 годин тому

    Allaah illaahay baa jooga

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 11 годин тому +1

    dulmiga mawaaro weykabaxi doonaan InshaAllah reer falastiin guul

  • @Salma.Ismail
    @Salma.Ismail 13 годин тому

    HBN please nala wadag magaca ninka maqalka qoray

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed 10 годин тому +1

    Kawarama kuwa maamulada somaliyeed ee yahuuda iyo mareykanka ku gacan siinayo reer falastiin sidi loo xasuuqi lahaay subxanalah yahuuda iyo inta lashaqeya lacnad alle haku dhacdo balaayada 😂

  • @MuuseMuxumed-z3v
    @MuuseMuxumed-z3v 12 годин тому

    Asc mashaa allah allah ha inixafido adiyo duqa ruugcadaaga ah muxamed maxmuud cade yaa akhii kkkkk nafsidh iyo sas iyo qarac

  • @IfrahShelmi
    @IfrahShelmi 15 годин тому

    Aadbaan ugu faraxsanahay in munaafaqnimada yuhuid iyo america ay banaanka imaato waxaana ku mahadsan Allaha ka sokow madaxweyne Drum runtii waa nin aan munaafaqnimo aqoon waana soo dhaweeynaa in uu wax kasta oo qarsan uu banaanka keeno

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh 12 годин тому

    Asc ❤❤❤❤❤❤

  • @ElmiAwaleh-p9y
    @ElmiAwaleh-p9y 13 годин тому

    Xaqa.ilaahaw.cadee.baadilkana.burburi.aamiin.aamiin.aamiin.xadaaradii.reergalbeedka.wayburburtay

  • @mustafemuxumed7990
    @mustafemuxumed7990 14 годин тому

    Alla ha jabiyi yuhuuf

  • @suleeqoali1647
    @suleeqoali1647 10 годин тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @cabdihassan627
    @cabdihassan627 14 годин тому

    Hindigaani wuxu sheegay hore ayey hbn sheegtay

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 13 годин тому

    Waa cadownimo fog wax kale luguma tilmaami karo

  • @kadermahamed4391
    @kadermahamed4391 6 годин тому

    Why jabi yuhuud insha

  • @SahalAli-qm2nu
    @SahalAli-qm2nu 14 годин тому

    VIVO HBN TV

  • @JibriilsicidCige
    @JibriilsicidCige 14 годин тому

    Wan kusalaamay. Sxb

  • @Mahamed-y8c
    @Mahamed-y8c 14 годин тому

    Halka Waxa qu cadde wexey sheekiceyne réer galbeedku iney waxba qa jirine

  • @bisharcabdi4376
    @bisharcabdi4376 11 годин тому

    Waxay dad laysay waa ehelujano kuligood shahiid weeye

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 3 години тому

    Qasa waa laagu baabi israil jaab iyo duuli

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 13 годин тому

    Cadaaladii ma heleen gumeystayaasha

  • @Mahamed-y8c
    @Mahamed-y8c 14 годин тому

    Majalada wexey cadeenisa iney islam neceyb ee tahey

  • @Gacanlibax
    @Gacanlibax 14 годин тому

    Yibro weeye qalbigu madoow yahay yuhuudu

  • @Gacanlibax
    @Gacanlibax 14 годин тому

    Dawlada Han carabtu anagaa dhisaynee iskaga tag maraykanoow adigana dumiyee

  • @fadumomohamud7232
    @fadumomohamud7232 12 годин тому

    Asc waxa iga so hari weydey dad waa weyn oo madax isku shegayo wadamo isku shegayo oo kuligod isku racay dulmi oo idacadohoda boliskoda cirole caamo kuligod isu so qawiyen caruur laleynayo xasbuna laah wanimcal wakiil anagaba ku waalan garney.

  • @mowlidahmed4174
    @mowlidahmed4174 15 годин тому

    🇸🇴🇮🇱🇸🇴🇮🇱🇸🇴 Israel baan taageereyna idinkana falastiin warkeeda marabnee soomaalia noogasheekeeya

    • @CabdirahmaanYuosufahmed
      @CabdirahmaanYuosufahmed 14 годин тому

      War wax hubso

    • @seynabcali4205
      @seynabcali4205 13 годин тому

      Xaad hee ku taageertay sabab noo sheeg

    • @DiidamadoonWandayey
      @DiidamadoonWandayey 13 годин тому

      Waxa laga hadlayo ma fahmaysid hadad yuhuudi tahayna Israel 🇮🇱 teg somaliya wa Islam warka falastiina wa jeceshahy oo wa walalo diintu isku cidhay nacalatula caleeg yuhuudi