Hees aa la gu diyaarinooya adna waxan oo cunto u diyarisay xaraam allah ka baq waxn illhy rqali ka ahyn dadka haku raali gelinin quraana la isaraa waa gartay lkn hees la diyarina waligay ma maqlin illahy u soo laabta adi iyo xajigaba is qabta waad qaldanteen
Mashallah mashallah tawarakalah ilahey ha ku barakeyo my sister Adna walahi dhalasha da Aasalka ka soo jedaa Aar yaa ii wacdo Adna Agteda😋😋😋😋😋👌👌👌👌👍👍🙏❤️❤️❤️😋😋😋
Waaaw mashaa allh wa cunto macaan alle ha idin daweyo amira ani caml waay sanboor madha mado waay alle hano saqiro wan salamay amiraqurux wad mahadsan tahay mcnto adno cadey
Manzhaa Allah adna wiil iyo cano gabadh iyo dheman Waxaad jecesha hay iyo waxaad kufaraxdo alle haga dhigo ilma ha caloosha kugu jiray Alle ayaa ku siyay nin bariya alle ha kuu barekeyo isga iyo caruurtaba Ifka farxad ku nolow akhirana meel roon
Maashaa allaah adna hees ilahay rali kama aha ee tan wey ku deysay tan danbe ka joog qof wngsan ina thy ayan kugu aqan ee qatumada ha iska Halen xbti hada dhib u aragtayna iga rali noqo koley wax wngsan ayan kula jeclahay
Adnaay hees kuma fcna adiga familkagaba wana xaraam wax kle ku badalo sida gabay geerar buranbur wax bilaa musik tageero ku nhy qalad ha I fahmin waxad sameynyso rabi raali kama ahaan taas ogow👍
M.a allaha Kuu Barakeeyo gacan taada hppti Sidaat Marwaliba Noo tawa bartana waan ka hele Hppti Adna Cuntadaada Mcn keeda Intaan Kadaremaya Armaan Malesia U Imadaa Lee cuntadaada Darteed Ani Uun wan soosocdaa Ee martiqad Malin Kasta Ah Iidiyaari Adna qurux ku jclhy hppti love U more Apyo mcn
Adnoy visa isoo dir ani iyo ninkayga oo maalin kaliya na martiqaad wlhy waxaa khatara in aan markaan soo laaabanayno buursooyinka kuso ridto masha allh😀
Asc abayo wa gabr walasha jecel wanagaga alhamaldh rabi ba ku karameyay magaranayo hees karamada kale kugu sokordhin walal alle unoqo danbiga iska dhaf hesta wa danbi cuntada ad diyarisayna danbi bad kudiyari e walal alle uga cabso gurigaga qurxda badan
Ilhay aa kugu darshee like isaar
Jama Ashkir subscrib isar wll
@@hidayahassan2385 waku saaray abayo isaar adigane
Subscribe wanku saaray isaar walal adigane
Asc wr wb Abayo mcn Adna caday wan ku salamayaa Abayo mcn waxaan ahay gabar Somalia oo ah walashaa ee waxaan ku leyahay hees waa xaaraam ee Abayo mcn iska daa wayo waa wax alle inoo diiday wlhy inusa inoo diidee ALLAH haduu wax yar oo faiido inoo ah ay ku jiri lahad Abayo mcn fadlan ha idhibsan wlhy khayr unbaan kula jeclahay Asc wr wb ukhtii macasalama
Haa abaayo hes maficno ee iskadhaf
Aad oowayn wax khayr leh ayaad usheegta abaayo amaan waxaa ogu filan inta dadka somalida amaanayan
Jazakillahu khyran abaayo Allaha kaa ajarsiiyo aduun iyo aakhiraba Allaha kaaralinoqdo
Masha allh wax wanagsan baad ku hadashay alle haku barakeeyo waxan rajaynayaa inay ikadayso walasheen heesta
@@zahrahassan1940 Aaamiiin yaaa ALLAH Abayo mcn dhamantee ba
Fariin kusocoto adna abaayo nimcada allaah kusiiyo ku xamdi wuxu allaah kugu caronayo kafogow waxana kamida heesaha iyo xiyaabka allaah adkatageyso xijaabka waa wajib 😭😭
Wa ruunta abayo jazajaAllah khr
Iyado qawan mad aragtay ani ma arkine
@@abdikadirabshir2884 tarxaad xijjab maoho walal
@@abdikadirabshir2884 ama qamar saa utaqanid
@@umuaxlaam4947 abaayo asturnanta ayaaba lomaleyaa in laxijaaban
Wllshy rabi ma banaan heesa iyo wixii lamida nimcada ilaahay kusiyey ku xamdi oo iska jooji rabi caasinimada ad wado urna wad leedahay cadhada raxmaanka waa cajiib hadu cadhoodo ilaahay dartiisan ku Leeyahay
First waligey 50like mahelin igu sharafa from sweden
Kabtan lii subscrib isar wll
@@hidayahassan2385 wakusaray
@@liibanosman5962 thanks wll ane wankusaray
MashaAllah xbbty gacantada allaha ku barakeyo 🥰😍😘❤️❤️
Adna hees jecelidaa huuno
Nimcada ilaahay kusiiyay ugu shukri
Abaayo ilaahayna hakuusi yaadiyo nimcaduukusiiyay inta aanhaysanina hasiiyo ❤❤❤❤
Hees aa la gu diyaarinooya adna waxan oo cunto u diyarisay xaraam allah ka baq waxn illhy rqali ka ahyn dadka haku raali gelinin quraana la isaraa waa gartay lkn hees la diyarina waligay ma maqlin illahy u soo laabta adi iyo xajigaba is qabta waad qaldanteen
Sax waye wllhi
Wale been mad sheegin walashy seynab abayo , wala habaabsanyahy xaqiiq
Wad asiibte abayo nimcadha saan logutumto dhibata bdhn aya xiigta ee adna haisdabaqabtaan
Sax waaye ilaahey anaga dhan wadada toosan hanagu aadiyo
@@iloveallah3519 sure
Waaw Mash Allah cadi mahan adna ruuxi gacantada Allaha kubarakeyo😋❤️👌😘
faatma waaroom ga je niet slapen zusje❤
Masha allah xbbti♥️♥️♥️♥️💋💋👌👌
Heestu mid dhamaata maaha miyaaa
Teedakle qofweynbaatehee hees jeclidaa
Subxan allaaH
Nimcada eebbe usiiyey kuxamdi
ooo adduunku yuuu kuqaadan hooyo ayaateheee
Hes leee ma Sida lagu dabal Daaga Nunaha Hada Dhlan Doona Adne Sidi Logu Dabal Dagiu noo Ilahey Ha Keeno Asigo Nabad Ah 😍😍😍
Mansha allah walashey waxa ii shetaa uusaga bariska intee kakentay ❤❤❤
Wlayal umadan sogalin meesha like isaar waxay dadkaan an dastuurka labarin faaqideya o talo iyo tusalo kabaxsha, qofta waqtibeysogalisay, tankale adnaay qofkugaaro youtube lawaa kartidaada mnshaa Allah macanto
Waaaaaaaaw masha Allah tabarikllha Aabyo Aadan illhey gacantad haku barkeyo casumad qater waye👌👌😋😋 illhey haku xafido Aabyo illha haku fududeyo foosha Aamiin Yaa rabi hor usoco 👩👩👦👦👩👩👦👦❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wow Masha allah tabarakallah 🥰
Ayaamahan video masoo dhigin i hope you and your family are ok
Mashallah mashallah tawarakalah ilahey ha ku barakeyo my sister Adna walahi dhalasha da Aasalka ka soo jedaa Aar yaa ii wacdo Adna Agteda😋😋😋😋😋👌👌👌👌👍👍🙏❤️❤️❤️😋😋😋
Masha alh abayo adna adiga iyo saxaf isku waara farxad aan dhamaed lahen alah idinkaga barya🤲🤲🤲🤴👸inta ku faraxsan lamaanahan wada jirkoda like isara 💯💯💯✌
Maasha allaah tabaarakallaah waaka dhacay 👌
Mashaa Allh adnaheena gacntaada Allha kuu barakeeyo abyo mcn🙏🙏🙏🙏👸🏻❤💋💋👑💋💋💋❤
M. Allah baraka Allah gacanta Allah hakuu barakeeyo abayo mcn il xun kuma aragto. Mrs Adna Henna ❤️ ❤️ ❤️ 🙏🙏🙏💯💯💯
Mashallah Allahuma baarik
Maasha Allah, i liked Intaan makaroonida ahayn, makarooni baba jecli
Adnoy abaayo Intad hees xusilahayd adoo quraan isasaarto oo dadka cunto siiso ayaa fiicnaad lahayd
Masha allh ilhy gacntaada haku barakeeyo xbbti 😘😍😍😍😍😍👸👸👸👸👸
Waxaan ka codsanaa adna si xush mad leh basbaaska qunbaha ah iyo tufaaxa iyo liim orangi ka mid ka lasaaran ee dusha ugu eg qunbaha cabitaan noogu sameee waa codsi abaayo plzzzz
Masha Allah abaayo nolosha kuma ciisho farxad kunoolaada adiga iyo reeerkaga❤❤
M.a alle gacnta ha ku barkeyo abyo run ahantiii waba ku raxysta marka wax karinyo alx ilahy waa i fududeyay jiko alx
Wwwwww m.a muashaqinta alle ha ni barakeyo🤲🙏❤❤
Umu sidro bea subscrib isar abayo
Waaaw mashaa allh wa cunto macaan alle ha idin daweyo amira ani caml waay sanboor madha mado waay alle hano saqiro wan salamay amiraqurux wad mahadsan tahay mcnto adno cadey
Manzhaa Allah adna wiil iyo cano gabadh iyo dheman
Waxaad jecesha hay iyo waxaad kufaraxdo alle haga dhigo ilma ha caloosha kugu jiray
Alle ayaa ku siyay nin bariya alle ha kuu barekeyo isga iyo caruurtaba
Ifka farxad ku nolow akhirana meel roon
Mash alah Adna qurux noloshada farxd ku aqado adi familykag noloshadana ku raxeeso🥰👑😍🙏
Maashaa allaah adna hees ilahay rali kama aha ee tan wey ku deysay tan danbe ka joog qof wngsan ina thy ayan kugu aqan ee qatumada ha iska Halen xbti hada dhib u aragtayna iga rali noqo koley wax wngsan ayan kula jeclahay
Maasha Allaah Adna Cadey Hees lagugu Amaano iyo ka badan waa istaahishaa dar Allaah kuu jeclahay Malaysia waa imanayaa Insha Allaah qofka ugu horeyo la kulmaayo waa adiga Insha Allaah horumar wacan abayo
Adnaay hees kuma fcna adiga familkagaba wana xaraam wax kle ku badalo sida gabay geerar buranbur wax bilaa musik tageero ku nhy qalad ha I fahmin waxad sameynyso rabi raali kama ahaan taas ogow👍
ilahy gacanta haku barakeyo waxa tahy inan somaliyed oo karti badan
Adna abayo nimcadhan illahey kusiiye kushukri is astuur tarxadan iskadaa waigawaano iyo walaltinimo
Lacaktaan saaan loqasarinaayo masaaakin ubaahan aya jirto runti ,
inta lee ha uu so ordeen ee horta Nimcadaan oo ilahay Ku seyey ugu mahadnaq waa iga talo
Mansha Allah Queen adna Henna ❤
Amaal manchester subscrib isar abayo
Msh allh inaba cadi mahan abyo gacnaatada alle haku barakeeyo cananska sida loodiyaariyey aba kaheley
M.a allaha Kuu Barakeeyo gacan taada hppti Sidaat Marwaliba Noo tawa bartana waan ka hele Hppti
Adna Cuntadaada Mcn keeda Intaan Kadaremaya Armaan Malesia U Imadaa Lee cuntadaada Darteed Ani Uun wan soosocdaa Ee martiqad Malin Kasta Ah Iidiyaari Adna qurux ku jclhy hppti love U more Apyo mcn
Subxanallaah hees ayaaa la diyariyaa aaa
Gabar sidaan cuntada ukari taqaano ku rajo weenahaya inshaa allah🙏💞❣💞🙏
Abaa kow ah manta adna cadey masha allah abayo❤️😘🥰
Abyo m.a Allaha gacantaada hakuu barakeeyo
Abaayo Adna gacntada Allha ku barakeyo Adiga io saxaf ne isku waara Abaayo mcn😘🤲
Maansha allah ALLE SWT ha ku dhowro qalbi wallhy qof qaali ah baa tahay horay usoco abyo mcn
Mashallah sister hormar wacan 😍👌👌👌👍❤❤❤❤❤
Masha Allah ilaahey gacag taada haku barakeyo
Maasha Aallah 🤙💕💕💕💕💕💕💕💕
Cuntada adna ciilka uqabo lee is yummy😋😋😋 wlh msha Allah ilah gacantda hku brakeyo my queen sis
Mash alaah tabarakala Abaayo adna casumada cadi mahan
Casumad qurux badan masha allah horey usoco 😋😋❤❤👌👌
Adna intay ka dhalayso ka joojo casuumada miskiintu WA xaamilo saxaaf
Waaaaaaaaaaaw masha allah waxaasaa cazuumaad kaa ah adna cadey allaha idin daaweyo 👍👍👌👌👌😍😍😍😍❤❤❤
Adan walal Music is ka dhaf wa xaran kuma ficano akhiro iyo adunkabe
Masha allaah gacanta alle haku barakeyo insha allaah yaarabi wan kahelay wlhi 😘😋👌
MashaAllah 😋😋😋😋❤❤❤
Waxan ka mid Ahay Tagerayashada Malin iicasum abyo adna waxana kula joga malesiyo❤😘😢
Masha Allah sista keep going
Masha Allah xbbti gacanta Alle haku barakeyo adno cadey
M. A Adna Qali hesta mgcyga ka dhex maqlaah Wanku wataa Queen Sizzta Allah Haku ZharfoH
Mashallah walashey
Maansha allah adna wan ka helay si quruxda badan aad udiyaarisay
MazhlH adna gacanta ilhay haku barakeeyo
Allh gacanta kuu barakeee iyo ubadkabs🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🎈🎈🎈🎈🎈💕💕💕💕💕
MashaAllah adna abyo Allha gacantada kuubarkeeyo Amiin ❤👎
masha Allah tawarakaAllah ilaahey ha ku barakeeyo intaan heesan Ilaaheyeyoo sii
masha Allah gacantada Allah ku barakeyo keep going abayo
MashaAllah 😋😋😋😋😋😋😋
Mashalla keep going like 1k comment
MashAllah
Masha allah qurux allaha idin barakeyo qali
Maasha alaaah abyo gcntaada alaha kuu barakeeyo wn sugi la ahy heestaada wlhi abyo alaha Ku dhowro fooshana alaha kuusaqiro I.a
M.a adna gabar ku dayasho mudan allha idin dhowro adiga iyo qoyskada 😘💞💓💕🔥
Masha allaah yummy😋😋 gacantada allaha kuu barakeeyo🙏💖
Adno codkaaga aad ayuu u hooseya wax dhan ma maqalno fadlan kor u qaad marka so duubaysit shukran
Sami Abyan dhagool miyaa noqotay aniga magacega Abyan heesta yaa igusoqada 😭😭 hal hees ayaa waligey arkey marhore ah
@@maryamomaanka9157 dhagool ma ahi ee wa runtey daciif waye codkeda hadaat adiga fiilo kugu jirto ma ogi
ABYAN PORTAL caadi waaye aniga waa maqlaa xaamilo waaye miskiinta Saas umaleya adno intee uhooseyo codkeda
Adna.abaayo.casoomada.masha.allah.indhaha.ka.cunay.masha.allah.sidaa.noo.sharaftay.ilahay.ha.kuu.sharfo.xabibti
Adnoy visa isoo dir ani iyo ninkayga oo maalin kaliya na martiqaad wlhy waxaa khatara in aan markaan soo laaabanayno buursooyinka kuso ridto masha allh😀
Allaa yaa xafidak allaa yaa cisak maan shaa allaah ilahay gcnta haku barakeeyo abyo😍
Masha Allah amazing video i love it
Manshaa ALLAH
Heestan saan uraadina waye ee halisheego asxaabey 🙏
wallo waa comingsoon heesta waxa la dhahaa adna iyada baana loo qaaday maxamed biibshe soo qaadayo
Adna hena sistr nolasha kuma ciisho farxad ku noolow dhigaa ugu sharaf badnoow adiga io rerkaga allah idin xifdiyo salaan kal io laap dhmaan saxaaf famly😘❤❤
Masha allh Adna casuumad quruxbadan
Masha allah walashey adna
Mashallah Abaayo caafimaad igu cuna 👌👌🥰💕💕💕
Nema ku jirtan alah ha idin ziyadiyo
MashaAllah 😋😋😋😋😋😋❤
Masha allah ilahey ha abyo adno gacantada ilahey hakubarakeyo
Adna casumaadka waad kabaxsatay masha allah
Allaha ii sahlo gabar adna henna oo kale🙏💞❣💞🙏
Asc adno horaye usaco ee galaska cajeerad dab ku rid ee bariiska dhaxda ka gili ee saliida ku shub
mashallah
Mashallah
Adna muufda muniir miya lo diyariyay 🤣🤣🤣🤣
Maaasha alaah adna ❤🙌🇸🇴
Asc abayo wa gabr walasha jecel wanagaga alhamaldh rabi ba ku karameyay magaranayo hees karamada kale kugu sokordhin walal alle unoqo danbiga iska dhaf hesta wa danbi cuntada ad diyarisayna danbi bad kudiyari e walal alle uga cabso gurigaga qurxda badan
Masha allah adna ala ku xafido mahdsanid xxb
Adne ilaaah kabaq ooo hesta lagu diyariye wax fican mahan tedakale adaaa isku buxo oo xamile eh marka ciwadada rabi badi sidoo ilaah kugu fududeyo xanuunka fosha wayo fosha waaa nolal iyo geri baa usarantahay qarka marka waxaad diyaroso mahan wax fican abayo asxabtada oo dhan qof dhahoso hesta waaa belo kumajiran dhamaanto wee kudidoyaan waxaa ilaah rali ka aheen marka ilaah xasuso oo iskadhaaaf abayo malintada fosha ilaah haku saqiro abayo
Masha'Allaah Tabaraka Allaah 😋😋
Mashaa allaah tabarakallah allaha ku barakeeyo gacanta