КОМЕНТАРІ •

  • @user-bw1yk9cv8x
    @user-bw1yk9cv8x 4 дні тому +6

    Waa taarikh .ugweyn

  • @bashehusien3810
    @bashehusien3810 4 дні тому +3

    Waqtigii Tigray Ethiopia haystay , ee cadillahi yusuf xamar ku weerari rabay kooxo ciyaar dhaqameed bay isweydaarsadeen jijiga iyo maqalle, waxana la isla qaatay abtirsiin tigray jabarti iyo daarood jabarti , cidina kamay qaylin .Ninba ciddu rabo haysku xoojiyo , somali wax isu ihi ma jirtee .

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 дні тому +2

    Maansha allaah taariikhdaa hala ururiyo

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c 4 дні тому +4

    Waa barnaamij xiiso leh😂😂😂qabaha kalen waanu sugayna

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y 3 дні тому

    Irr Samali. iyo. Dir Samali brothers. ❤❤❤❤

  • @IsmaGaba.
    @IsmaGaba. 4 дні тому +2

    Taarikh wayn ayuu ka sheekeeyay siro badan ayuu cadeeyay

  • @aadammax9534
    @aadammax9534 4 дні тому

    Cirjiidho tv maansha Allah.
    Runtii waa taariikh dhab ah

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 4 дні тому +3

    Hawiye isn't easy

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 4 дні тому +6

    Darood show adoon buu ahaa oo wa waxa uu cidiyaha uga dagalamayo tarikhdodi ayay raban inay iska maydhan. Ma anan garan geela dofarku layay waxan is waydinayay Said Deni halku kaso gala Somali 😭😭😭

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 дні тому

      Haa😂

    • @bushraaxmedcismaan2779
      @bushraaxmedcismaan2779 4 дні тому

      Maryam Dirie6842 Maryam ma quraafaadka odayaasha isu yimid waa ina waalayaan.Soomaalidu 700 sano ka badan ma jiraan Islaam ka hor buu sheegayaa

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 4 дні тому

    Taaarikh dheer buu ka jekeyay

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y 3 дні тому

    Mahad dir isaaq one of his son ❤❤❤❤

  • @mawlidaxmed4552
    @mawlidaxmed4552 4 дні тому

    Cabdi.raxman.iyo.cali.xagay.iska.heleen

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 4 дні тому +2

    Ciisaa bidiin muusaa bidiin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 3 дні тому

    idinka marba reer shegta oo sax aheyn

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 4 дні тому +3

    😂😂😂

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 4 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 4 дні тому +1

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN

  • @farrahyussuf2359
    @farrahyussuf2359 4 дні тому

    Haye

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 4 дні тому +2

    Darood from Zanzibar 😂😂😂

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 4 дні тому +1

    2:07

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 4 дні тому +1

    Kkk

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 4 дні тому +1

    War khurafadka iskadayaaaaaaaaaaaaaaaaa

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 4 дні тому

      Xaaroodka waa adoon sanzibar Laga soo iibsaday 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 4 дні тому

    Madigaan waa gadheere samaale

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 4 дні тому

    Somalida oo dhan unmad tidhabdid
    Maxad somalyada lahaysaa

  • @faati3019
    @faati3019 4 дні тому +2

    Abwaan magaca somalia waxa iska leh dhaxal talyaani waana magac u dhigma somaliland ia waxay u dhigantaa land oo latin ah

  • @khalifkambi7349
    @khalifkambi7349 3 дні тому

    Waad na caayeysaane

  • @maxamedaxmed357
    @maxamedaxmed357 4 дні тому

    Taariikhdan soo kordhi abti reer shekha isxaaq ha ugaadeen abtirska saxda ah

  • @salmanosman3966
    @salmanosman3966 4 дні тому

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
    amxaaro jacaylkii wuxuu lagalay diintii ciisaanu haysan jirnay
    Ilaahow hana dullayn.

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 4 дні тому

      Xaaroodka waa la soo iibsaday waa adoon sanzibar Laga soo iibsaday .😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 4 дні тому

      Daarood ayaaba tahay adigu wl somali maba tihid ee magaca noo dhig iLma samaaLe matihidine

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 4 дні тому

    WAARYAA CALI DUUL DUUL. GOBANIMADA YAAN LAGA TAGIN😮 DAAROOD WAYNU IS DILAA COLAADANA DAAROOD AYAA BILAABA😮 LAAKIIN NASABKA YAAN BEEN LAGA SHEEGIN. DAAROOD KA DHALADKA AHI WAA CARAB, ISAAQA DHALADKA AHINA WAA CARAB MARKAA SOMALIDA DAAROOD KAA INA NECEB AYSYNU DAD ISUGU XIGNAA❤❤ IRIR SAMAALE MUXUU INA TARAY DIR MUXUU INA TARAY. JAWAABTU WAA WAXBA. HADABA CALOW LAANGAAB HAYNAGA DHIGIN. INAGOO SAADO AH. 0:05

  • @burcaawiilkacase4764
    @burcaawiilkacase4764 4 дні тому +1

    Hhhhh

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ogademabsame1515
    @ogademabsame1515 3 дні тому

    Wallee somali Kala fogaatay

  • @shaaficiabshir9400
    @shaaficiabshir9400 4 дні тому

    hhhhhhh inaalilaahi walaahi reerkii dhulbahanti wayku asqoobeen markuu ceelku kugubato waasidanoo kale itaalna aad waydo

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 4 дні тому +1

    Abwaankii maxaa ku dhacay waa sidee…hadalkiisa wuxuu ku bilaabay Somalia oo dhan maamulkay doonto ha ahaatee. Ka noqo hadalkaa raali gelina ka bixi

  • @mohamedowjama8447
    @mohamedowjama8447 4 дні тому

    Waa sheeko mafris min mirqaamay iga dhe

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 4 дні тому +1

    Sheeko

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 3 дні тому

    Daaroodka asalkoodu waa hindi sidoo kale samaroonta. 🤣😂🤣😂

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r 4 дні тому +1

    Dadka in la aflagaadeeyo waa ceeb caliduulduuloow

  • @YudufAl
    @YudufAl 4 дні тому

    Magacani waa sidaas, daarood Asian ayuu ahaa asal, waa carab ama Pakistan

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 4 дні тому

      Waa afoonkii daarata oodi jiray .daar iyo ood magarnaysa.😂😂😂😂😂😂😂😂😂.waa adoon daaraha u oodi jiray isaaq 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @XasaninshaarSoomaali
    @XasaninshaarSoomaali 4 дні тому

    Nin caytamay afkiisuu kuyaalay falaadhna gigilasho kaagama hadhee waayeel dawakhay cuqdadina udheertahay waa caynkaas nin aan nasabkiisa aqoonin ayaa marba magaca iyo abtirsiiya aan la aqoonin sheegta

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 4 дні тому

    Daaroodku waa reer yar abti ayaa Loo yahay reerka haladaayo Dir irirow iyo hawiye irirow

  • @shaaficiabshir9400
    @shaaficiabshir9400 4 дні тому

    marka lagaa adkaado cay iyo taariikh dunidan aanka jiran iyo huuuuhaaaa kuma anfacayaan sxb xaqiiqada wajaha

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 4 дні тому

      Idinkuna daarood aya tihiin doonbiro ayaa idin soomaliyeysay abt laguma noqdo sinjigayaga samaale oo ahayd soomaali

  • @mohammedalsomali2726
    @mohammedalsomali2726 4 дні тому

    Waa sooyaal sheeko ah oo la kala dhaxlay hase ahaate ma aha wax cilmi ku dhisan. Waxa loo baahan yahay in la helo wax qoran ama astaamo laga helay dhulka somaalidu dagto ama xoog looga daba tago isirka kushka oo somalidu ka mid tahay.

  • @cabdibile-ch9zt
    @cabdibile-ch9zt 4 дні тому

    Jawaab ka bixin mayno intuu barnamijku dhamaanayo wwynu sugaynaa laakiin maanta jimce ayey ahaydoo malaha abwan cali sheeko kale ayuu waayey

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 4 дні тому

    Afsoomaaliga waxa ku hadli jirey dadkii sii degenaa meesha markaa soomaalidu isku meel kama wadasoo jeedaan xagga abtirsiinta haddii la raaco.

  • @user-eg6ux9tw7f
    @user-eg6ux9tw7f 4 дні тому

    Waar dadku waa ilma Nabi aadam neefoow waxaa lagu kala sareeyaa allah kabaq diinnta ulaabo

  • @salmanosman3966
    @salmanosman3966 4 дні тому

    Hadaadan xishoonayn waxaad doontid ku hadal.

  • @NoorAli-ue9wx
    @NoorAli-ue9wx 4 дні тому

    Waa iska nacnac. Kaba dhigba in uu hadalkaasi runyahay. Walee cuqdad kuwani u dhinte. Islaanimadaba sayid maxamed baa kugu celiyey markii uu kaniisadii gaalka ka eryey Berbera.

  • @ahmedhersi4025
    @ahmedhersi4025 4 дні тому

    20 kii hore ee ayaanu hore ugu dawakhnay carab baanahay isaxaaq baanahay abaa gadhaanahay Amxaaraan nahay maantana ma SAB baa noo dhigaysaan

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 4 дні тому

      Carab waa film wll wax carab ah majirto ee Dir ayaa tahay Dir irir

  • @XasaninshaarSoomaali
    @XasaninshaarSoomaali 4 дні тому +1

    Cali duuduuloow godobta iyo fafka intaa la ,eg maxaad kubadalatay odayga gartay macnihiise inuu yahay qof daarood u cuqdad ugu jitee

  • @halganosaid7156
    @halganosaid7156 4 дні тому

    War ninku been badanaa muu Allaha ka cabsado 😂😂😂

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 4 дні тому

    Hadaan DAAROOD jirin caradu see noqon laheyd.
    - ma Somali baa xornimo heli lahayd
    - ma Djibouti ayaa xornimo heli laheyd.
    - ma af somali ayaa la qori lahaa
    - ma cawaalaa 🇸🇴 baban lahaa.
    - ma somaali baa kaftami laheyd tusaale Hawiye,isaaq,Raxanweyn waxaba iyagaa ukala turjuma oo isu ururiya.

  • @AliAli-ey5ic
    @AliAli-ey5ic 4 дні тому

    Haddii dir gimaystey Darod gormaa wax is baddaleen oo Darod asagu wax gum aystey
    Dir iyo Hawiye..

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 4 дні тому

      Waa reer yar daaroodku wll oo iLma samaaLe la degan abtina loo yahay

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 4 дні тому

    Sidey qaad ucunayeen ayey waasheen😂
    Geedkaan kii jinka qaadka kagatey soo maaha😂
    ua-cam.com/users/shortsBTZ1PJsj7BE?si=wdfWHbtZuTSiI6gT
    Urur Samaale sheekadiisii waa dhamaatey😂

  • @YudufAl
    @YudufAl 4 дні тому

    What does Darood name mean? Darood name meaning in Urdu is "سلام". In English, Darood name meaning is "Greeting

    • @cilmiyool8241
      @cilmiyool8241 4 дні тому

      طرظ
      Waa kii lasoo tuuray afka carabiga

    • @YudufAl
      @YudufAl 4 дні тому

      @@cilmiyool8241
      Waa kii wax tuuray

  • @mahamednuuh3133
    @mahamednuuh3133 4 дні тому

    War niyo cirjiidho tv iyo taar tv dacwan ka ahay anigoo ah dadka ku xidhan ee dawada labada tv habeen habeen ba hawada ka baxdanba cawa taar tv maba hayno marka sidan wax kabadala niyo

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 4 дні тому

    Fool-xumada ayey kaga dareen wixi wax caayayaba saas bay u fool xunyiin . War magalayinkiinii la gubay ka hadla

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 3 дні тому

    Bal odaygan isku dhexyacay maskaxda tirtiran muxu aha😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @abdirizakcumar1272
    @abdirizakcumar1272 4 дні тому

    Ali war dhafoor buu ku yaalaye, adiga iyo ka ku agfadhiya aragtidiiina haddii
    Uu adoon Somali ku dhex jirto,
    Xaggaad kaga maqantihiiin, hadday noqon lahayd kalsooni
    Shakhsiyeed ama aragti bini aadan, waxay somalidu ku maahmahdaa, Waxay illi
    Aragto baa ilko gooyaan.
    Xakamta nafsak yaa Doqon.

  • @keyseamare8658
    @keyseamare8658 4 дні тому

    War Haftii Maanta ma Waxay Gashay in Daarood Meel lagu Sheego..?
    - War Caliyow waxaad Cunto waad heli ee iska daa Cayda iyo Aflagaadada... Ma fiicna in Siyaasadaha marka lagu fashilmo in reeraha la Caayo..
    - War Anigaa idin Dhalay ee isheegta ..

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r 4 дні тому +1

    Madax kuti ayad ka hadashiisay caliyow maanta.

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo День тому

    Waayeel dakhaakulay awalna doqon laga roone ah kuma xumide miyaad isku keen khaldaysaa cajuusow inuu buko oo cuqdad daarood qabo way kamuuqataa udhimo necaybka daarood.odaygu been badanaa beerka caaro kugooysay masoomali baa kahoraysay nabi maxamed bal cumriguu kujiro oo been sheegayo jaahilnimuu kudarsaday beenta

  • @user-ff4je1yq3l
    @user-ff4je1yq3l 3 дні тому

    BEEN KU NOOLAYAAL ODAYAAL AQOON KA EBER AH MAR OROMAAN NAHAY MARNA AMXAARAAN NAHAY MAR MARNA YU HUUD BAAN NAHAY MARNA CARABAAN NAHAY MARNA DIR BAAN NAHAY DIRTIINA KU ADKEEYSTA WAXAAS OO DHAN SOOMAALI KA CARAR BAA USAL AH

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 4 дні тому

    Nasabada in lays caayo ma aha wax aan cadayn loo hayna lama sheego.

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 4 дні тому

      Nasabiyad lama caayin daarood dhulka waa noogu yimi wll hooyadoodna doonbiro ayey ahayd abti ayaa laydiin yahay oo 9 iLma samaale idiin yihiin ee cay majirto

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 4 дні тому

    Taariikhdaa aad ka sheekaysay waxaa leh irirsamaale lakiin isxaaq iyo daarood waad khaladay somalida yurub iyo maraykan jood gaa DNA bay iska qadeen somaliduna waxay kala noqdeen kushitik baantuu iyo banuu haashim

  • @sultanahmed5021
    @sultanahmed5021 4 дні тому

    Waa niman camal waaye

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 4 дні тому +1

      Ma daaroodbaa tahay waadigan cadhoodaye abtibaa laguu yahay ha cadhoonin from irir

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 3 дні тому +1

      WAA MIDA XUUNO DHULBAHANTE OO BASASKA ISAAQA KUU DHEX DHUNTE SULDAN AHMED BUU SHEEGTE😂😂😂😂

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od 4 дні тому +2

    Beentii oo weyn

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 4 дні тому +1

    Odeyga Oromadu sheegato ayaa GEED ku soo degay, waana sababta calankoodu u sito geedka.