deg deg dagaalka ceerigaabo iyo muuse iyo ina kaahin oo hurin hayo talabada ssc ku haboon

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 16

  • @mohamedabdulahuabdi8349
    @mohamedabdulahuabdi8349 Рік тому +3

    Waan ku salaamay Professor Xasan Caynaanshe. Jazaaka Allahu Khayr.

  • @JamaSuleman-wu5fr
    @JamaSuleman-wu5fr Рік тому +3

    Asc salaan sare pro maa shaa allaah 😮😮😮

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 Рік тому +1

    Maashalaah ilahay ha ku barakeeyo runta waxad ka helaysa ajar

  • @nuuraomar3551
    @nuuraomar3551 Рік тому +3

    Saas weeye

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 5 місяців тому +1

    1938 ayaa somaliya Talyaaniga laga saaray oo waxaana kala wareegtay league of nation. Somaliya oo dhan North iyo Koofurba oo waxaa gacanta loo galiyey Ingiriiska ilaa 1950. 1950 United Nation oo lagu badalay League of Nation ayaa Koofurta Somaliya ee Talyaanigu gumaysan jiray siisay xoriyadeedii oo na siisay dookh ah inay dawlad reer yuruba amase maraykanka doortaan taasoo Somaliya maamul hanaqaaday gaarsiin doonta waayo gumaystihii Talyaaniga ayaa ka burburiyey habkii ayey isku maamuli jireen oo cudur ju dhex beeray aysan dhan somaligii iyo sharecadii islaamka ee ay somalidu ku dhaqmi jirtay kharbuday si tiisa oo kaliya somaliya uga shaqayso oo dawladihii dagaalka ku guulaystay ay doortaan ilaa 1960 oo calanka somaliya waxaa la saaray first 1950 in South of Somaliya ee Talyaanigu gumaysanayey oo calanka somaliya baluuga oo xidigta cad dhexda ku Somaliya oo dhan ayaa loo sameeyey oo isku raacday meel kastooy joogtaba laakiin odayaashii soomaliyeed fajiistada Talyaaniga u shaqayn jiray ee ay rabaysteen oo barteen afkooda iyo dhaqankooda oo ay Talyaanigu lacag siiyeen ayaa doortay in Talyaanigu Somalida Koofureed 10 UN u dhiibo oo kharashkeedana bixiso oo uu maamulkeeda gacanta ku hayo oo markaas Ingiriisku Somaliya oo dhan ayuu wada maamulayey oo Ingiriiska oo filayey in somalidu isaga wada dooran doonto inuu ilaa 1960 laga gaarayo uu maamulo oo ahayd wakhtigii UNO u qorshaysay in Somaliya oo dhan lagu wada wareejiyo mamulkeeda july 1, 1960 laakiin Ingiriiska ayaa u soo hormariyey Gobolada Waqooyi ee Somaliyeed shan casho taasoo uu ka lahaa danta maanta iidoor uu asaaska murankiisa isku dayo inuu ku saleeyo oo Faranjigu waa ka madax adaygay inuu fuliyo qorshihii UNO ee Somaliya oo ma yeelin in Somaliya oo dhan xoriyad buuxda hal mar la wada siiyo waayo qaybi oo xukun ayey reer yurubkii Somaliya qabsaday ayey gumaysigii Somaliya u badasheen "qaybi oo xukun" taasoo indhaha caadaqaateyaasha Somaliya ee horjoogayaasha u ahaa markaas ay gumaystuhu ka arkeen oo ku fuliyeen oo Ingiriisku wuxuu rabay oo uu yiri odayaashii Somaliyeed ee Koofureed 1950 aniga i doorta ilaa 1960 si aan wadankii dhamaystiran aan idiin ku wareejiyo 1960 laakiin odayadii Koofur somaliya may aaminin oo way diideen Ingiriiska oo Ingiriiskuna caraduu ka qaaday dhulka Somaliya waa kala qayb qaybshay oo u kala qaybshay NFD iyo Koofur Somaliya iyo Somali Galbeed iyo Somali Waqooyi iyo Suqadara island iyo Somalifrenchland oo maanta JABUUTI loo yaqaan oo Ingiriisku shan cisho ayuu u soo hormariyey xoriyadoodii Gobolada Waqooyi wuxuu xoriyadoodii gobalan ku wareejay Juun 26, 1960 oo Koofurna july 1, 1960 sidii UNO somaliya u qorshaysay 1950 taasoo ahayd in Somaliya dhan ismaamul buuxa ka la siiyo july 1, 1960 Koofurta iyo Waqooyiga yo somaluda dhan cid kasta oo maamulaysayba oo July 1, 1960 labadii qaybood oo ugu hor xorobay ayaa midoobay oo samaystay Jamhuurida Somaliyeed. Ingirisku wuxuu siiyey Faranjiga haystay somalifrenchland oo ka tirsanayd gobolada waqooyi Somaliyeed Faransiiska isagoo kaga badashay Lisooto kingdom oo ku dhex tiil Koofur Afrika oo Faranjigu xukumayey sida wariyey oo Suqadara Island wuxuu maamulkeeda u dhiibay Yemen taasoo ka mida Somaliya oo ah dhul Somaaliyeed oo hadda hubo inay Gobolada Waqooyi ee Somaliya ka tirsanayd amase Puntland oo Somali Galbeed wuxuu siiyey Boqor Mililik taasoo Gobolada Waqooyi ee Somaliya ka uga tirsanayd oo 1963 NFD wuxuu siisyey Kenya taasoo uu Koofur somaliya kala haray 1950 markuu Talyaaniga ku wareejinayey maamulka Somaliya ee koofureed Talyaaniga 1950 laakiin se taariikhda somalidu hal kaliya bay ahayd gumaystihii ka hor oo ahaa dadka iyo dalja iyo diinta (Islaam Sunni Shaaficiya) markii farajihu qabsaday ka hor oo gumaystihii qabsaday oo faranjigii kala qabsaday Somalta ayaa kala qabsaday dadkii iyo dalkii iyo diintii Ummadda Somaliyeed oo ka dhigay waxaad maanta ku aragtaan ee waxmagaratada Somalida sheegataa kala hogaansato gumaystaha u bishin tooran kuwaasoo gumaystuhu dhilaystay oo gumayste kastaba dhiladiisii raacday oo waa wataas dhibaatada aad u jeedaan ee maanta Somalida haysataa. Oo midkaan calanka qoomuluutka wataa ee caayaya calanka.somaliyeed waa qoomuluut Kufaar ah oo edna aadan iyo khadra xayd ururkooda ka tirsan ee ah kaniisadaha borotastanka ee ifanjiwaaliistaha ee menonnites-ka itoobiya ah oo hadda xukuma SNM oo la wareegay oo SNM iyaga u shaqayso oo Somaliya qaranimadeeda iyo calankeeda iyo dalkeeda iyo diinteeda iyo dadkeedaba liidaya oo iidoor waa gumayste iyo kufaar ku shaqaysteyaal liita ee Somalaay difaacda somalinimadiina oo difaacda oo bixiya naftiina iyo maalkiina iyo muruqiina iyo maskaxdiina difaaca dadka iyo dalka iyo iinta Ummadda Somaliyeed idka eega eeyga eeygu dhalay ee liitaha ah ee waxyeelaynaya dadka iyo dalka iyo diinta Ummadda Somaliyeed.

  • @XanaanjamacAli-cb8lv
    @XanaanjamacAli-cb8lv 2 місяці тому

    Adeer waynu ducaysanynaa in illahy garxajis dantooda garansiiyo culimo iyo cuqaal midnimaa inadewqda illahyoow tolkay ma wafaqosii aaamiiiin amiiiin aaamiiiin

  • @Hagimumin
    @Hagimumin 5 місяців тому

    Masha Allah, Allow 10 Xasan Ceenaanshe oo kale Somali see oo waliba xukunka nogu dhib, xaqa waa xaq wana in loo hiiliyo xaqa 100% waayo waa Muslim.

  • @bby6
    @bby6 Рік тому

    Aamin Amin my brother

  • @AbdulahiYare-og3zp
    @AbdulahiYare-og3zp Рік тому +1

    Asc xasan cabdi miyaad jiratay maxakuhelay

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 Рік тому

    Ismog uunsigiibay shidaysaa ismana ogayee Reerka LA yidhaah Garxajis wax jira ma aha waayo waxayna garanay Mouse Biixi iyo Habarjeclo waxay Garxajis ku fureen dagaalo si hay Ceerigaaba iyo meel walba oo hay Degaanba doorasho uga dhicin oo hay u qaxaan Doorashadana Cidlo Jeegaanto UGA qaataan Garxajis Aqli badan male.

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 Рік тому +1

    SIILKA WALAASHAA WAS DHILADA KU DHASHAY WAS IYO DHILADA AAD QABTID. NACALADVBAA KUGU TAAL OROD FAQASH HAKU WASTO ADIGA IYO NAAGTAADABA.

    • @AliMohamed-vj8uj
      @AliMohamed-vj8uj 5 місяців тому

      Hooyada baa dhilo ah ka dhamoow pro Hassan abdi caynaanshe

  • @zackbah7584
    @zackbah7584 Рік тому

    Ader waad hurdaa ee dalku dagaal bu galay, Muse ismail ahaana dagalka wa ku geleyina. Intina amxarada u shaqeysa ee burburka Reer sh isxaaq ka dhex arkay somaliweyn, hadafkinu mid hirgali doona maaha. Dalkani Waa joogaya wana jiraya!

    • @abyanfaraxamaxamed7900
      @abyanfaraxamaxamed7900 Рік тому

      Kkkkkkkk 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @AliMohamed-vj8uj
      @AliMohamed-vj8uj 5 місяців тому

      Muse Ismail ma tihid waxaad tahay habar maxbuus iska dhigaya G36,waa dhaqankiini xumaa futo xun

    • @zackbah7584
      @zackbah7584 4 місяці тому

      @@AliMohamed-vj8uj g36 iyo Muuse ismail isku hadaf maaha. Adigu waxaad tahay qolada qabiilkoodii iyo sharaftoodii siistay xisbiga wadani