DAAWO; Isqabqabsi Qabaa'il Oo Xamar Ka Socda Mise La Iska Celin Karaa Cadow Shisheeye Haddii Sidaani

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лип 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

КОМЕНТАРІ • 5

  • @Maria28832
    @Maria28832 6 днів тому

    WARYAA JAREERYAHOW MADAXA XIIRAN SIXIROOWGA AH HAWIYEH USC OO DHAN BAA LEH MOQDISHO TEEDA KALE HG IYO ABGAAL WAA HORMUUDKA HAWIYEH MAXA GALAY ADIGU JAREER KA AHOOW

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 6 днів тому

    Munasfaqa.yutuuberada.ka.ugu.iimankala.eeugu.namiimaysaan.oogaaja.kacararsya.ayaatay.waar.ilashay.kabsq.miyaanad.seecaninin.24kaba.kobawaa.kiib.munaafawad

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 5 днів тому

    Dumiska dowlada yaa ka mas
    Uul ah mooshinka waa qalad
    Iyo mid aay soomaali ku kala tageeyso dowladaan waxa aay qabatay dowlad qabatay ma jirto waxaa ka mas uula kuwa abiya lashaqeeynaya ee kow ka yihiin sadax maamul gubaleed ee dii day indalka
    Laga baxsho ciidamada ethoopiyaan buntland waxeey tiri weligeeynba xiriirwanaagsan ayaa inaga dhaxeeyn jiray wafdi ayee u dirtay iyada oo ku xumeeyneeysa dadaalada xasan uu bada ugu dacwoonayo in uu ku guul dareeysto athoopia garabsiiyeen maqarsan xataa soomalinimada ee sheeganayaan watee wax aay ethoopia dhibaatada u geeysaneeyso waa soomaali xasan waa hal qof hada markii
    Uu soo dhaweeyay dacwadii waxaa hadlay abiya ra.iisul wasaaraha ethoopia oo ku yiri safarada badan ska dhaaf lacagta ku baxeeyso is koolaad ugu dhis wadankaaga macnaha aduunka hanugu dacweeyn xook aad iskaga keena celisid ma lihid oo ka jana faramaajo oo markii horabe rajada bada iyo dakadaha.ayaan ku sii nayaa yiri nimankii la jiray oo mucaaradaka ahaa.ayaa hadalkii abiya.oo yiri u riyaaqay oo xasan ku jees jeesayay asiga athoopianka ku raali galinayo waxee xukuumada ka wadaan mooshin ee abia iyo faramaajo u.soo dhiibeen dadka banaadir kaliya ayaa gobanimada keenay aygaana laga rabaa in aay wadanka ka difaacaan nimanka mooshinka gardaradaa wado ccshakuur warkiisii ayuu qaatay safarada badan jooji yiri hada ka hor asagoo nacayo horomarka uu sameeynaya marka reer banaadir waxaa waaydiina yaa abia hadalkiisii ahaa xukunka halaka tuuro xasan nimanka raali maa ka nahay cadaw ethoopia u shaqeeynaya oo mooshinka wado soomaali nimo iyo islaam nimo ma jirto haddii arintaas ka yeeshaan waa ceeb weeyn waaye madaxweeynaha ethoopia ha ku yiraado madaxweynahaaga xukunka katuur in aad dhageeysato waa dagaal aan loo kala hareeyn oo lala dagaalayo ku mooshinka ethoopia wadao ethoopia intii la jirto alaha jabsho allaah akbar waa dagaal muslin gaalo ka dhaxeeyo soomalida saxada ah hanoolaato❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 5 днів тому

    Eyle ka waran isku dirka hiraab in uu ka faa iideeysto rabo ka waran u jeedadiisa barawe in uu ka jeediyo ayuu rabaa sida asagoo kale in aay sixir ya qaa niin ayuu moodaa a hada ka hor uu hiri baraawe dhaxdeed ayee heraab dameer nin maskiina oo reer mataana ku qaleen si aay raxan weeyn u saxraan waxeey yaqaaniin in aan naqaano ayuu mudaa waa eey le foolxumada badan leh😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 5 днів тому

    Macalin warkaku haadu farabato waa dhadhan bela mucarad iyo muxafid waykaxisodhaayan ciid kudhageysata maheelesid hassan dhiqo ciid ogool majirto adigana naceeb kumaqabo ee wararkaga cadifaad naceeb ben aburka dhaaf waqti xaqiqradis gaali sidaabu dhadhan kuyeelen kara wararkagu