Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Khudbadii uu Farmaajo ku karbaashey mucaaradka oo dhameystiran

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лис 2018
  • Madaxwaynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed [Farmaajo] oo khudbad ujeediyay jaaliyada Soomaaliyeed ee wadanka Kenya ayaa kabaha la dul-maray mucaaradka dowladiisa.
    Rukumo: / @garoweonline
    Garowe Online specializes in publishing Somali news from sources inside Somalia in both Somali and English. Established in 2004, .The website is named after the city it is published in, Garowe, the administrative capital of the Puntland region.In addition to regular news reports, Garowe Online also publishes editorials pertaining to the Horn of Africa as well as global issues.
    Booqo Warsidaha Garowe Online :www.garoweonli...
    Ka Raadi GO: Facebook: / garoweonline
    Ka Raadi GO Twitter: / radiogarowe
    Ka Raadi GO Instagram: / garoweonline

КОМЕНТАРІ • 62

  • @abdisalansharif26
    @abdisalansharif26 5 років тому +8

    Allaah yaa cizaak Madaxweyne Farmaajo guul Somalia inshallah gobonimo

  • @vilippianekingsahal3978
    @vilippianekingsahal3978 3 роки тому +8

    Waxaan aHaY madaxweynaha Mustaqbalka somalia ❣❣ 🇸🇴🇸🇴❣❣ inshaa' allaah 🤲🤲 ISUGA WAAN IMAANAYAA 👣👣

  • @hormarwngsn1717
    @hormarwngsn1717 3 роки тому +2

    Wlhi waa legend fàrmaajo noo Tali inta AA nooshahay

  • @maxxammedhus.468
    @maxxammedhus.468 5 років тому +5

    God bless farmaajo this guy is statesman guul nabad iyo nolol

  • @boodboode80
    @boodboode80 3 роки тому +3

    Man this is genius aniga danteyda walaalkaan ayaan ka arkaa

  • @mohamedlafoole3208
    @mohamedlafoole3208 5 років тому +5

    Guuuuulayso mudane madaxwayne farmaaaajo
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @raadraacreviews5560
    @raadraacreviews5560 5 років тому +9

    Allaha ku barakeeyo Madaxweyne dalkana Hanoo Barwaaqeeyo

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 5 років тому +1

      CILMISIDE Production
      Farmaajo waa beenloow balan qaadyo ka baxay iyo jaajus itoobiya.
      Farmaajo wuxuu ku balan qaaday qudabadii musharaxnimadiisa in uu soo dhisayo xukuumad ka wasiiro yar tii ka horeesay, wuuna ka badiyay. Wuxuu balan qaaday qofkii al shabaab soo sheego in la siin doono 100 kun oo dollar, wuxuu balan qaaday in uu dhisi wixii al shabaab ay qarax ku burburiyaan wuxuu balan qaaday in uu daryeeli dooni agoomada ay al shabaab agoomeeyeen wuxuu balan qaaday in uu safarada dibada uu aad u yareen doono una badnaan doonan safaro wasiirka arimaha dibada ah. Wuxuu balan qaaday wax yaalo kale oo uu badankood ka baxay, dhageyso qudbadiisa musharaxnimo ee uu ka hor akhriyay barlamaanka hortiisa inta aan la dooran ka hor.
      Tan jaajusnimada itoobiya wuxuu u gacan galiyay itoobiya qalbi dhagax, wuxuu itoobiya u saxiixay dakadaha somaliya. Wuxuu itoobiya ka yeelaa wax alaale iyo waxa ay codsadaan.

  • @abdisalansharif26
    @abdisalansharif26 5 років тому +4

    Mashallah

    • @geeledahir2012
      @geeledahir2012 5 років тому

      madaxweyne guul somaliya laakin waxaan madaxweynaha kulatalinaya war isgaadhsinta lawareega siloga gulesto nabad diidka dana haladhageysto

  • @apdihakimyare7495
    @apdihakimyare7495 4 роки тому +2

    Madax weyne allaHa haa ku sharfo mar kasta

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 5 років тому +6

    Wagiii xasan shiikh madaxweynaha ahaa ninkii ug af dheeraa we dhiili jiray xasan shiikh farmaajo ahaa dee hadana farmaajo in jidka qaldan ee nabar iyo naxdin laga hadlo MA ogola

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 3 роки тому

      SIM SWAP SCAM . But I'll send you A Bug bounty program. 🤔😎

  • @shaaficifaarax1330
    @shaaficifaarax1330 3 роки тому +2

    Xumaantiisa wnga giisa kabadan

  • @kingsofhappy897
    @kingsofhappy897 4 роки тому +3

    Wixii ka xunoow cadaabtii gal madaxwaynaha 5 ta soomaali

  • @mustafeyare6765
    @mustafeyare6765 5 років тому +2

    Masha Allah guul farmaajo

  • @abdiitecaanka911
    @abdiitecaanka911 4 роки тому +3

    Illahay Somalia ha mideeyo una gargaaro madaxweyneheda sharafta leh
    Cadowgiisana ha ka jabiyo
    Ilxumi kuma aragto mudane madax Wayne
    Allow ku dhowr

  • @cabdullesiimaaye438
    @cabdullesiimaaye438 3 роки тому

    Masha Allah mundane madaxaeene farmaajo

  • @maxamuudibarahimkuulow9250
    @maxamuudibarahimkuulow9250 Рік тому +1

    Adigaa is badalay oo madaxdii kahoreysay xabad ku raacdeystay dib u dhac baad nagalisay fan meel cidlaa ley watay waan ku ogolnahay odaynimo somali lkn talo danbe u qalantid maxaa yeelay kala yaac baad nagiliratay jaale

  • @shukrihazzan2366
    @shukrihazzan2366 7 місяців тому

    😢😢😢😢 alla ma nasiib xunahey ninkaan hadii alle noo soo cesho ma laga yaabaa inaan fara adeygno

  • @fartunsalahahmed7690
    @fartunsalahahmed7690 4 роки тому +4

    Ilahan ku dhaartey waa halyeey somaliyeed qudbadaan waa ku diirsadey

  • @abdimohamed-dd4hj
    @abdimohamed-dd4hj 19 днів тому

    Come back mudane farmajo

  • @maxamuudyare1438
    @maxamuudyare1438 3 роки тому

    Mash allh

  • @hamdiabdirizak7599
    @hamdiabdirizak7599 4 роки тому +3

    Siyaasiyiin xanaaqasan

  • @shaaficifaarax1330
    @shaaficifaarax1330 3 роки тому +2

    Farmaajo ruuunbu ka hadlaya

  • @geeledahir2012
    @geeledahir2012 5 років тому +3

    madaxweyne isgaadhsinta mad ulawaregi weydeen si amaanka loo sugo

  • @user-ot8wy1sr3m
    @user-ot8wy1sr3m 6 місяців тому

    Wadankii walaiibiyay

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 3 місяці тому

    Dawlada somaaliya waain distaa ciidamada cirka ciidamada dulka ciidamada bada ciidamada sirdoon ciidamada darcad ciidamada jaajuus distaa dawlada somaaliya dawlada somaaliya waain siisaa mushaaraad kooda ciidamada somaaliya waain siisaa mushaaraad kooda ciidamada somaaliya dawlada somaaliya waain fiijisaa ciidamada atmis waxey ku qaadan jireyn kdf Kenya Kismayo Ethiopia Uganda Burundi djabuti waain qaataan ciidamada somaaliya

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 3 місяці тому

    Dawlada somaaliya waain joogi saa qaadka Kenya qaadka Ethiopia Waxey Ka halaan 150 billion us dollars waxey ku bixiyaan waxbarashada iyo caafimaadka dalkooda ayey Ku bixiyaan dawlada somaaliya waain Mam nuucdaa qaadka Kenya qaadka Ethiopia

  • @SalanKusow-mv2rj
    @SalanKusow-mv2rj Рік тому

    Madaxweyne qaran

  • @user-cd4oc7es4g
    @user-cd4oc7es4g 7 місяців тому

    😅😅😅😅😅😊

  • @caaliyusuuf5881
    @caaliyusuuf5881 5 місяців тому

    M.a.f.m.j.o.❤❤😂

  • @AhmedALI-yd5wn
    @AhmedALI-yd5wn 3 роки тому

    Noolaw noolaw mudane madaxweeyne. Alloow ku toosi wadada wanaagsan, wixii xun ah ka qabo

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 3 місяці тому

    Dawlada somaaliya waain burbur risaa maamul goboleydka isku shey gayaasha madaxweyne Sida galmudug pudland irshabeyley Kismayo baydabo hargeysa garissa

  • @islanmohamed390
    @islanmohamed390 5 років тому

    Taasi isbadalkii military Oo laga gudbeyey ayey aheyd! Aduunkoo dhanaa isbedel kasocdey. Lkn inaga garab la’aan Sxb noo gurmada Oo ay dawladii hore noo sameyn ayaa halkaa na dhigtey! Sxb dhaqaale ku bixiya dib u dhiskooda ayay lahaayen dawladihii ka soo kabtey! Qaladkaasna waxaa laheyd dawlada!

  • @Abdirahmanthezack
    @Abdirahmanthezack 5 років тому +1

    15:06 walahi wa run

  • @muhsinali1244
    @muhsinali1244 3 роки тому

    100 sano ban u socona hadalkaas fahma wllyaal

  • @hashimicirtire9526
    @hashimicirtire9526 2 роки тому

    Now nabadaiyonaloa

  • @maryanmohamed6311
    @maryanmohamed6311 3 роки тому

    wuxuu ku mar marsiyoonayaa Itoobiya ayuu rabaa halkaas qiil uga helo iyo eretareeyo iyo inuu ku wareejiyo dekedaha soomaaliya qaa in aan ilaahay aqoon qiyaanoole

  • @hashimicirtire9526
    @hashimicirtire9526 2 роки тому

    Noolowa badaxwene faramajo indisomaliya

  • @hashimicirtire9526
    @hashimicirtire9526 2 роки тому

    Maxawene waidhhi shacabakisa

  • @muhammadxusen5368
    @muhammadxusen5368 3 роки тому

    uhuurukenyatta wuxuu i xasuusiyaa in aad tihiin dad karti leh oo canshuurta bixiya why adigu ma ogid miyaa taas mudane madaxwayne in soomaalifu tahay dad nool oo karti leh

  • @maryanmohamed6311
    @maryanmohamed6311 3 роки тому

    NABAR IYO NACDIN BAA TEHEE INTA AAD DHIB U GAYSATAY SOOMAALI CID KALE OO U GAYSATAY MA JIRTO

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 3 роки тому

    Alle ku baabii nacas navas dhalay

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 3 роки тому

    Hada muxuu u Tanaasuli wayey been low

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 5 років тому +3

    FARMAAJO WAA JAAJUUS KHAAIN AH OO UMMADA SOOMAALIYEED BEEN IYO BALAN QAAD BEEN AH KU QIYAANAY. FARMAAJO ASAGA AYAABA ITOOBIYA JAAJUUS WEYN U AH. FARMAAJO WAA QAAINUL WADAN WEYN. MARAY AHATAANA WAA LA MAXKAMADEEN DOONAA INSHALLAH

  • @maryanmohamed6311
    @maryanmohamed6311 3 роки тому

    isku qabe aan loo qabin oo isla qaaliyaa jire wallaahi billaahi tollaahi inta aan sheegtay waa adiga soo isku tilmaamay waryaa doqonoow dib iskugu noqo iskaga deg kursiga aad kufsatay

  • @sadimohdsadimohd6016
    @sadimohdsadimohd6016 3 роки тому

    Lagugu sokud hadakidib miyaa qeer lagaa sugaane afir sano waxaad so qaban weeyday miyaa hadakidib lagaa sugaa cml imaanka allaha ku geliyo ee hafiirin wax aadan heleen cml farmaajoow been badanidaa

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 5 років тому +2

    Kkkkkkkk farmaajo hadal MA yaqaan markuu sacab badan uu maqlo ayuu matag ka kacayaa .. mucaaradka iyo siyaaasiinta muu dalka dhsxdiisa kula hadlo. MA juba iyo Nairobi iyo adis ababa muqdisho noqotay. .. cajiib

    • @raadraacreviews5560
      @raadraacreviews5560 5 років тому +1

      Doqon yahau dalka marka uu joogo waa shaqo badan banaankana waa hadal yar oo murti ah

    • @saidmumin3391
      @saidmumin3391 5 років тому +1

      DOQON,

    • @abdisalansharif26
      @abdisalansharif26 5 років тому +2

      We love Madaxweyne FARMAAJO

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 5 років тому

      @@raadraacreviews5560 u dickhead

    • @ciisecade1279
      @ciisecade1279 3 роки тому +1

      Hadii aad farmaajo aadka maseereeysaan hooyadiina kudarsada nacallaa idin wada dhashay

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 3 місяці тому

    Dawlada somaaliya waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan is gaarsiinta hormuud somtell waxey ku hadlaayaan shacabkey ga joogaan magaalada muqdisho dawlada somaaliya waain dageysataa vaberka watsap Facebook Twitter Instagram UA-cam tiktok waxey ku hadlaayaan shacabkey joogaan magaalada muqdisho