MOHAMED TOBANLE JACAYL IGA MAAD XISHOON BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024
  • Erayada Abwaan Afburqade
    Laxanka Osman Bile Ceymoy
    Music Xamaada Alcasal
    Camera 1 Saalim Kaskey
    Camera 2 Saami Cadde
    Camera 3 Caraaye
    Camera 4 Ahmed Ashika
    Camera 5 Mt Barwaaqo
    Editing Saalim Kaskey
    Hoyga Murtida Iyo Madadaalada
    Balanbaalis Studio

КОМЕНТАРІ • 121

  • @jurejpio3555
    @jurejpio3555 4 роки тому +61

    Inta Tobanle ila Tageerta Like pummmm🙏💯🙏

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 роки тому +21

    Allah ha naga madoobeeyo fanka aniga iyo adiga ila daawanaayo

  • @ahmednucman4333
    @ahmednucman4333 2 роки тому +7

    Wlhi hestan Aney iga hadleysa Wayo Xasus iyo waxa i dilay Xiiso dhamanin xanuunka cashaqa kama so kabsado Ya Rabii 20 /5/2022 Hawen sabti sogaleyso Waliba murug ku dhageysanaya 💔💔🤦‍♂️🤦‍♂️🥺🥺😢😢😩😩😭😭😭

    • @abwaanbarreofficial3472
      @abwaanbarreofficial3472 2 роки тому +2

      Sorry my pro

    • @Ubahshideofficial
      @Ubahshideofficial Рік тому

      Naf kasta oo ciishota marby kabata wakhtiyada so socda adaleh insha allah farxad ❤❤❤❤ dhawacu wuu badan yahy 💔💔💔💔😭😭

    • @FarxiyoXasan-mq7ut
      @FarxiyoXasan-mq7ut Рік тому +1

      Runtii qofwalba waqti ana ilabeyn ayuu soomare o xasuus ah mark waiska dulqadana 😢

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 4 роки тому +17

    Xasuuus iyo xaalad taagan😑
    Xiisaha aan iga dhamaanin 😍
    Xanuun laga bogsoonin😢
    Xili baad igu kicisay mawjad😶
    Jacayl igamaaad xishoonin😢😢
    Hestaan sidaan usagayey ma malayn karti🙏

  • @pashiproduction1634
    @pashiproduction1634 3 роки тому +6

    26 January 2021 ayan dhageysanyaa anigo niyad jab xun kujiro wa haben an wayay dunida q0fka an ugu jeclaa taarikh mugdi ah iyo sanad murug igu bilowday 2021💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

    • @ridwaanosman6153
      @ridwaanosman6153 2 роки тому +1

      Isla journey 2022 mxaad dareeme hda taloow after one year

  • @leylomaxamed-ye7fx
    @leylomaxamed-ye7fx 4 місяці тому +1

    Yaa dhagey sanay 😢😢 2024

    • @asad-hamal
      @asad-hamal 4 місяці тому

      Imika ayaan dhagaysanayaa

  • @football-ge6dw
    @football-ge6dw 3 роки тому +3

    Hees macaan from uk 🇬🇧, reer somalia hore u socda walaalahay. We support you from somaliland 💚🤍❤

  • @maxamedwaxkale5859
    @maxamedwaxkale5859 4 роки тому +2

    waaaaw alla yacisg hees igadhe asxabta an horey usocoda wan idinka warhayaa mar welba balbalis istudio

  • @Muunad620
    @Muunad620 4 роки тому +5

    Balanbalis studio keep going wlkt💜💙💙👍👍👍

  • @lingotto8246
    @lingotto8246 3 роки тому +3

    Yaa dhageysanaya 2021 ‘waliba jawi dagan ku jira 😄😄😄

  • @munaali4156
    @munaali4156 3 роки тому +5

    Xasuuuus iyo xaalad taagan 😢 xiisaha aan iga dhamaanin, xanuun aaan laga bogsoonin,xiliba igu kicisay mowjad ,jacel igamadan xishoonin💔💔31/1/2021😢

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 4 роки тому +4

    Libaax come Backa maxamed tobanLe ❤
    JeceL igmadaN xizhooniN🙇‍♂️😁

  • @xiisoshorts9819
    @xiisoshorts9819 4 роки тому +7

    Xiisaha noloshee ifaaya
    Xaqiiqada lovekan tagaan
    Xamdaay adigaa abuuray
    Xurmow adigaa daryeela
    Intaaas iigu dara Anna
    Bal❤tobanle legend iga dheh

  • @geenyo7778
    @geenyo7778 3 роки тому +5

    Heestan anay igu socota💔 jacayl igamad xishoonin wlhy😭😭💔💔😭😭😭😭

    • @ifkanoloshaifka8658
      @ifkanoloshaifka8658 3 роки тому +1

      Kula mid ah jaceyl igma xishonin alx qofki i jaceyl waa heysta ilaah ha isken deysto

    • @soowdookhanacaskirajonaawi9431
      @soowdookhanacaskirajonaawi9431 3 роки тому +2

      @@ifkanoloshaifka8658 aamiin aamiin xbbt amba inbdan kadib alle qof ijecel wu isiiyey alxm xaas unoqdey

    • @ifkanoloshaifka8658
      @ifkanoloshaifka8658 3 роки тому +1

      @@soowdookhanacaskirajonaawi9431 masha allah qali

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 2 роки тому +1

    Mo tobanle👏, what a song it's, but didn't get what she deserves of million views👊

  • @mustafakaraama1405
    @mustafakaraama1405 4 роки тому +18

    xusuus iyo xaalad taagan
    xiisaha aan iga dhamanin
    xanuun aan laga boogsaneyn
    xiliba igu kicisay kicisay moojad
    jaceyl maad iga xishoonin 🥵😭💔

  • @gaaradoyusuf9319
    @gaaradoyusuf9319 4 роки тому +3

    War jecylow ka xisho de fananka ma.. guleso my bro

  • @faraxaxmed3487
    @faraxaxmed3487 3 роки тому +1

    Jacayal igmaad xizhoon heez iyo badha keep going Prother___

  • @wllsaadamxussein8245
    @wllsaadamxussein8245 2 роки тому +2

    Inaad ku xernaato hobalka dareenka waa wax aaan caadi aheyn
    Waxaana dagestaa marwalpa boqorkaan
    Kama baxdo heesahiisa xazuuuzta bdan
    Inaad heeso mahan inaaa ka xishoodo
    Waayo nafteyda u xeran xeran codkiisa
    Haddii fanan bilad la siin lahaa waan ziin lahaa xazuuuz mudo 2009 asiga markan dageesto bartaa zabarka

  • @ubaxubax2408
    @ubaxubax2408 4 роки тому +4

    Heestan way igagadan tahay 100/💋

  • @saadiamohamedmaalim839
    @saadiamohamedmaalim839 3 роки тому +2

    Ala qofkan jeclahay hadu san u ahay e yahay waay wanagsanan lahed😘

  • @mohamedfarah1262
    @mohamedfarah1262 4 роки тому +2

    Mshaaa aalaaah wiiil boqortooyo maxamed tobanle

  • @cabdishakurmuse1323
    @cabdishakurmuse1323 4 роки тому +1

    Fananka xawadle ee ina adeernimada an ugu raaxeystoo codkiisa

  • @nicimaibrahim5459
    @nicimaibrahim5459 4 роки тому +2

    Hees mcn
    Waxan ku haystaa ciyaarta khalid kamil esh cala❤

  • @nimcocabdiadeen9898
    @nimcocabdiadeen9898 4 роки тому +3

    waxaan sug naaba waa heeskii safiyo dagan isoo raadi please soo daa wll

  • @clkariinshiikhago4373
    @clkariinshiikhago4373 2 роки тому +2

    HaDDaad 2022 daawanayzi likE ii zaar

  • @kundiidahmed5074
    @kundiidahmed5074 4 роки тому +3

    saami cade ❣

  • @ShugriEleye
    @ShugriEleye 7 місяців тому

    Fanan iga dhee maxamad tobanle ❤❤❤❤

  • @Jiilka77
    @Jiilka77 4 роки тому +2

    M.tobanle fankaa kuu baahan caanow

  • @deeqaxasan9325
    @deeqaxasan9325 4 роки тому +3

    Shoodhaheyga waaw kujeceliya

  • @yuumanyuuali7593
    @yuumanyuuali7593 4 роки тому +3

    Jacelow nagamaad xishoooon😭😭😭

  • @sucadjey1652
    @sucadjey1652 4 роки тому +4

    Wow Top word with cute voice
    ALfanaan M/Tobanle💘🥰🥰🥰

  • @osmanheymoy5527
    @osmanheymoy5527 4 роки тому +2

    Aaheey

  • @muusamohamed8055
    @muusamohamed8055 3 роки тому +2

    Waw ishcalaa hees

  • @shaficabdullahi946
    @shaficabdullahi946 2 роки тому

    Heestan waxey igu ledahay xasus gar ah
    Dhamadkii 2019 ayan is baranay gabar an jar ahen ama daris an ahen waxan wadag nay farxad iyo jacel iyo kalsoni War tay waqti badan ka dib haben habenada ka mid ah bey iso wacday ina shegtay in walidkeda wiil ukenen arintuna sidii hore ey ka badalan tahay waxan ushegay in wax walba ey wacnan donan balse wax walba wey is badalen markii ow dhacay meherkii walidkedna ey ku War galiyen in eytahay marwo nasiib daro gabadhii waa garob hada aniguna dalki wan ka tagay oo wan kala foganay qofba Mel bow dhigay waqtigu ma ilobo hestan xasus iyo xalad tagan

  • @hibocabdullaahiofficial8935
    @hibocabdullaahiofficial8935 4 роки тому +2

    Jaceyl igamadan xishon wale

  • @ramadannuur914
    @ramadannuur914 4 роки тому +4

    Waan sogayay hestan 😉

  • @canabmahi2956
    @canabmahi2956 2 роки тому +1

    Jecl igma xisho
    🥺

  • @iskufilan8394
    @iskufilan8394 4 роки тому +9

    Ilma aderyalow commsnti aqrua dhan wx u nici rba subscribe 🤮🤮🤮nga daya yaqey

  • @omarnaaji9062
    @omarnaaji9062 3 роки тому +2

    2021 ma aran heart injury 💔💔💔

  • @Li-dr3hb
    @Li-dr3hb 2 місяці тому

    Xasuuus iyo xaalad taagane Xiisaha aan iga dhamaanin Xanuun laga bogsoonin Xili baad igu kicisay Jacayl igamaaad xishoonin
    From 01/08/2018 to 24/04/2024 intaas oo waqti markee iga dhumisay bee iska soo jartay nin kale is guursan rabnaa😢guurkeeda nh wxuu dhacay 13/7/2024

  • @HashinKhadar
    @HashinKhadar 6 місяців тому

    Haa walhi jacayl waa run😅

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 4 роки тому +7

    Omg! *ţoɞѧňʟє* ɰѧ× ɞԀň ɰѧ suɢѧʏňѧʏ👏❤🙏

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 3 роки тому

    xubiga xagaga iijiida
    xiisahan ani welwelka iguberay
    xubnahayga dhami dubaxshay
    xiskiyo xaaladkastaba
    xamdaaay adaa kuberan
    xigtiyo adaahaga maaanka
    xbbb xubigaaga ilagaro ana intazan kudaray abdiaziz casowe from hargeisa

    • @abdiqanikerowadan440
      @abdiqanikerowadan440 3 роки тому +1

      Mnta dhan mirahaan inay heesta ku jiraan u malynayay waan sugayay 4 mar ku ceshty heesta😂

    • @abdiazisabdilahi8174
      @abdiazisabdilahi8174 3 роки тому

      @@abdiqanikerowadan440 waarmaahee zxb intaaa anaa kudarsadey nin jacayl helaan ahayoo anaa kuturtey🙏🙏🙏

  • @abdiazizmoge1059
    @abdiazizmoge1059 2 роки тому

    Nice moment

  • @ShugriEleye
    @ShugriEleye 7 місяців тому

    ❤❤

  • @muhanettilkacase
    @muhanettilkacase 4 роки тому +4

    Adiga akhrinaya qoraalkayga Maxaa iigu diidan tahay inaad subscripe ii saartid waaa su'aale?

  • @hanfisaleban3449
    @hanfisaleban3449 4 роки тому +1

    Jacayl nagamaad xishoone aabahaaa was

  • @mowliidbaare8346
    @mowliidbaare8346 3 роки тому +3

    Ciyaarta khaalid kaamil iga gadan😂😂

  • @SuuleeyAxmed
    @SuuleeyAxmed 11 місяців тому

    Ax hees xasuus igu leh

  • @SaynabCabdulaahi-e4d
    @SaynabCabdulaahi-e4d 7 місяців тому

    🎉🎉❤❤😊

  • @zakayozacks2073
    @zakayozacks2073 4 роки тому +1

    World class musician ...my mentor keep rocking ...,

  • @xafsoqurux9875
    @xafsoqurux9875 3 роки тому

    😭😭💔💔💔 Jacel igamada xishona

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 2 роки тому

    That is my favorite singer dance out their 🤣🤣🤣🤣i didn't know how to dance,🤣🤣🙏❤

  • @ahmedyuusuf3065
    @ahmedyuusuf3065 2 роки тому

    16/10/2022 ᴍᴀʟɪɴ ᴀxᴀᴅᴀ ᴄᴀᴢᴀʀ ᴀʜ 4:47 ᴅᴀʀᴇᴇɴ ᴋᴀʏɢᴜ ᴡʟʟʟʜɪ ᴡᴀᴀ ғᴀʀxᴀᴅ ɪʏᴏ ᴍᴜʀᴜɢᴏ ɪsᴋᴜ ᴊɪʀᴛᴀ🤗

  • @suldanbarawani2001
    @suldanbarawani2001 4 роки тому +1

    Nin lawaa tobanle

  • @siraadalii6562
    @siraadalii6562 2 роки тому

    Jack iga maad xishoonin yaasalaam

  • @qadaromar1822
    @qadaromar1822 4 роки тому

    Good

  • @abdirahmanali3496
    @abdirahmanali3496 4 роки тому

    Wow. Fanaka adan utagera. Nolow

  • @luulmahadluulmahad2294
    @luulmahadluulmahad2294 Рік тому

    Jacayl igamaad xizhood

  • @khadarmediavlogs7321
    @khadarmediavlogs7321 4 роки тому

    Dartaa xulashadii ilaaapay🔥

  • @lazna4400
    @lazna4400 2 роки тому

    Jecel igama xishonin😪😪😪😪

  • @beerlulabeerlula200
    @beerlulabeerlula200 4 роки тому

    Jacayl maad xisheetid

  • @anwarhudi4025
    @anwarhudi4025 2 роки тому

    3/10/2022 😮‍💨💔

  • @ciisemuqtaarmohamed3518
    @ciisemuqtaarmohamed3518 3 роки тому +1

    Heestaan maa uqalantaa 120k vious

  • @maankamohomed5983
    @maankamohomed5983 4 роки тому

    Jacayl igama xishoonin

  • @devrajhareeday9618
    @devrajhareeday9618 3 роки тому

    Hees iyo Badh😰

  • @deeqoabuukar3968
    @deeqoabuukar3968 3 роки тому

    😭😭😭

  • @fartuunfartuun6812
    @fartuunfartuun6812 4 роки тому +1

    Maxamed tobanle aya sonoqday

  • @daahirtumsey7526
    @daahirtumsey7526 4 роки тому

    𝑨𝒂𝒅 𝒊𝒐 𝒂𝒂𝒅 𝒌𝒆𝒆𝒑 𝒈𝒐𝒊𝒏𝒈

  • @fadumoabdisalam6918
    @fadumoabdisalam6918 4 роки тому

    Ish cala hees

  • @khadarofficiall8001
    @khadarofficiall8001 4 роки тому +1

    Asxabta fadlan subscribe isara idinko mahad san

  • @lemlemgolgejertnehstay212
    @lemlemgolgejertnehstay212 3 роки тому

    That jens Why he have meany color italy

  • @ilwadali956
    @ilwadali956 3 роки тому

    𝙹𝚊𝚌𝚊𝚈𝙻 𝚒𝚐𝚊𝚖𝚊𝚍 𝚡𝚒𝚣𝚑𝚘𝚗 😢

  • @cawil__tiiko__officail7922
    @cawil__tiiko__officail7922 4 роки тому +1

    Subscrib isar aan ku saare ok

  • @mawlidrashid4057
    @mawlidrashid4057 4 роки тому +1

    Somalidu jaas koosdu waa in kor loo bood boodo uun

  • @Emanmahmet
    @Emanmahmet 3 роки тому

    Jacyl NagaMad xizhiNiN🥺

  • @riyaamohamed9203
    @riyaamohamed9203 3 роки тому

    Hees jeceyl ku darensineysa qalbigeyga ka hadashey tobanle fanan dhameystiran

  • @Umuaayaat
    @Umuaayaat 7 місяців тому

    Halkii boodhari hadoonan😢

  • @xasanyare1645
    @xasanyare1645 3 роки тому

    Vchg

  • @xiisoshorts9819
    @xiisoshorts9819 4 роки тому +6

    Xiisaha noloshee ifaaya
    Xaqiiqada lovekan tagaan
    Xamdaay adigaa abuuray
    Xurmow adigaa daryeela
    Intaaas iigu dara Anna
    Bal❤tobanle legend iga dheh

  • @sadiomohamoud1603
    @sadiomohamoud1603 3 роки тому

    ❤️❤️❤️❤️