Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Yez qofkii ugu horeyey ahaaYy wan jeclahye qisoyinkagaga 🎉😂
Mahadsanid wll
Noosoo badi wll 2 janal waan kaala socdaa codkaaga dahabka. Allaha kuu barakeeyo
Wyhy wll mahadsanid
Masha allah❤❤❤❤❤❤❤
Saxib qisoyinka dan bi barista sobadi😊
Wyhy wll
Alla wn naxsana wxn is lahaa amay dilaan badriya alx hdy badbaaday
Hhhh
❤️❤️❤️
Wax ka baranena ina adamant racani nin abaha ku diday ❤ kept going bro🎉
Xaqiiq taas ah
Wxn ka bartay in wxa walidku ku diidan aan khayr kugu jirin mar hdii wxd jeceshahay walidku ku diidan ka tanasul ❤
Waa runta Wl
Masha Allah huno noso badi shaqadan kugu qabsada quracdan saaka kugu karsady mahadsanid ❤😂
Wyhy wll Tii Cashadna Kuso wada hh
@@IFTIINSHOW hye bowe laso carar 🥰
Cabsi keen sxb
Anaaa u horeyo😢😂😂
Habeen iyo maalin qisoyinkadale dhageysta jikada intaa ku jiro cidne lama hadlo ani dhan dembi baare ayaa isku maleya 😅lkn qisoyin cabsida nosoda ani waan kadhameye chanelkada wlhi
😢😢😮
Ku saliya nebigeena udgoon Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw ❤
Sxp qisooyin somaliya ka dhacay noso gudbi hada heleysid
Waanba Raba Qisooyinka inaan So Gudbiyo Lkn meelo Laga Xigan Karo Ila Hadda Gacanta kuma Hayo Inaan bal Raadiyo bugaag la qoray mooyane
Qisadan waxaad ka baran kartaan gabdho qofka uu waalidku ku dhaho ka hadh waa inaad ka hadhaa sida uugu dhaqsaha badan sababtoo ah waalidku adiga uu kaa waayo arag san yahay
Waa xaqiiq runti
Channel ka xismaal mada leh wll
Haa wll
Muqaladada gurigan kaga shaqeeya mrkn wx baranayo een guriga joogo xita dhagahan gashta meelna igagama hadhaan jcylka u qabo😭😂
Asc Sxb waad mahadsantahay waa qiso iyo fikir badan laga qadankaro