Qof kastoo Xusbiga Waddani Tageera Waxa loo Bixiya Magacyo Huwaan . ...Xildhibaan Maxamed Abiib

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 3

  • @MohamedAhmed-rl6pr
    @MohamedAhmed-rl6pr 12 днів тому

    Alla Ooyaaye jidhxunsanaa! Markaa mooge ma isagaa waayee xashiishkan quba! Waa dhulkaa dhintaye haddaan xattaa ugu yaraan umadda la odhan idinku gacantiina ku qurxiya sideebaan ugu yaraan xaqa waddanka u baranaynaa!
    Takale, qofka in amnigiisa iyo dhibta ka soo gaadhaysa meeshuu ku shaqaysanayo la eegaa waa ceeb iyana miyaa?

  • @user-fd3io4qr5j
    @user-fd3io4qr5j 12 днів тому

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Ninkan odeyka ahi isoo ixtiraam iga mudan…Xasuus shalay Wuxuu ku faraxsanaa oo u dabaadagaayey oo ay hadaladdiisii ka mid ahaayeen Ciidankii Muse ku faanaayey waa la soo jebiyey kow waxa kale uu lahaa Cabdirisaaq wuxuu ku maqanyahay shaqo Qaran….Maantana wakaas oo ina soo hortaagan oo wali hadlaaya
    Intaa udhaafi maayo
    Waa Khayran katiiran suti gaadhaan

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 10 днів тому

      wallee nin waliba calool shiisuu helaa xasbunulaah wanicmal wakiil Alle hanaga qabto dawga somalilan weliba kuwa mushaharka wadanka qaata