Je confirme cela : C'est un patrimoine national. Il était un artiste hors pair. Omar Macalin (AHN), était aussi un poète polyglotte et remarquable. Journaliste trop cultivé (AHN.) Merci Assajog pour ce partage si cher !
Aidaarous waa ragii music ga ii bilaabay anan waligay ku dayan jiray ..Waana ninka aan ka bartay Jawaabaha kala gadisan ee qofka loogu jawaabo marka uu kuu heesayo.. Isaga iyo abdirahman Ali Hirsi waa raga fun kayga aan abaal ugu hayo
Allaha u naxariisto abwaanka cumar macalin iyo wariye Cali Abwaan cumar macalin wuxu ahaa philosophy afaf badan dunida lagaga hadlo Ku hadlo ilaa 8 luqadood. Waxa u ahaa nin aad wngsn oo daacad ah ku dhibeyn afkisuna edab layahay Waxa u ahaa qoraa afaf badan wax ku qora mufakir weyn bu aha, Alaa weyne Allaha naxriso qabrigana ha u waasiciyo janatul fardowsa allaha ka waraabiyo dhaman inta dhimatey ba
Waxay ku leeyihiin waa fannaan inan yar oo la ordaya flash player oo dadka heesahiisa oo dhan hore loo qaaday, oo live u heesi karin oo codkiisa la isku soo habeeyey,
Aidarous un vrai djiboutien qui m a été a mes cotes lors de deux deuils de mes amis bashir nalatour et osman idriss
Marxalad kale ayuu ula guuray wixiiba. Tumis cajiib ah oo deggen weeye. Waa noocyada faneed ee kala ah Country, Blues, Raggae. Aqoon baa hadlaysa saaxiib. 🙏🏼
Allah yarxam Cumar Macalin iyo Cali Zeyd.
Amiin
Ninkan waa super Starr wlhi From muqdisho ka soo salaamaya
Allahu yarhamu Omar et Ali zeid
Ali zeid était un homme exemplaire
Patrimoine national!
Merci assajog pour la vidéo.
Merci de regarder ma chaine
Je confirme cela : C'est un patrimoine national. Il était un artiste hors pair. Omar Macalin (AHN), était aussi un poète polyglotte et remarquable. Journaliste trop cultivé (AHN.)
Merci Assajog pour ce partage si cher !
Please never delete this ❤️
Cumar Macalin Waxa Uu ahaa Ustaad, Doctor , Mucalim, Abwaan Weeyn Allah yarxamuk Apo, Caydarus Nolow codmacaneh Fanaan kaban aad U wacan
wa xasuus qaliya omar macalin iyo caydarous abdi ali le parien alla yarmu omar et ali
Mucjiskii fanka soomalifa caydaruus abdi ibraahim
Fankii oo qof ah wow 💙
Aidaarous waa ragii music ga ii bilaabay anan waligay ku dayan jiray ..Waana ninka aan ka bartay Jawaabaha kala gadisan ee qofka loogu jawaabo marka uu kuu heesayo.. Isaga iyo abdirahman Ali Hirsi waa raga fun kayga aan abaal ugu hayo
Ma kabanka mise guitar ka
33:18 waawwwww trés belle mélodie inoxydable💯👍👍
Waa macalin Ninkani
Aidarous fut en 27 juin 1977 a moscou
Caydaruus aad iyo aad ayaad ugu'mahadsan tahay casriyayntaada fanka Soomaaliyeed iyo wadada cusub ee aad u'furtay. Fanaaniintii kaa horeeyey, sida Jeeri, Sharaabi, Sulfa iyo kuwo kale oo aanan halka ku'soo koobi'karin waxaad uga duwantahay miraha heesahaaga oo ku'salaysan af'soomaaliga qoran ee saldhiga u'ah dhamaan Soomaaliyoo idil.
waxan ahay reer somalia aad ayaanan u jecelahay markan arko afka somaliga oo lagu heesayo lana horumarinayo suugaantu ha toosto
Fanaan musician IYO abwaan kû xeeldheer murtida afka soomaliga iyo affafkale oo lagaga hadlo aduunka guud kiisa aloow u naxariiso inta dhimatay abwaankiyo wariyaha barnamijka daadihinaya Aidarus'iyo anagaba nooga dba naxariiso
Allaha u naxariisto abwaanka cumar macalin iyo wariye Cali
Abwaan cumar macalin wuxu ahaa philosophy afaf badan dunida lagaga hadlo Ku hadlo ilaa 8 luqadood.
Waxa u ahaa nin aad wngsn oo daacad ah ku dhibeyn afkisuna edab layahay
Waxa u ahaa qoraa afaf badan wax ku qora mufakir weyn bu aha, Alaa weyne
Allaha naxriso qabrigana ha u waasiciyo janatul fardowsa allaha ka waraabiyo dhaman inta dhimatey ba
Abwaan dhanka musikada ah
classic walahie aidoooooo
aduunka cidkasta muusik u gaar ah ayay leedahay. iniguna fan qaaliya oo hodan ah baynu leenahay,
Yaa salaam aydrus wuxu kamid yahay dadka tirada yar xaraga tuma musica kana mid aha dadki kaso bartay wadamada dibada, waa qof uu u bahanyay fanka somliyed iyo fananintuba lagana fa,idaysto intu noolyay
talaw caydaruus ma nool yahay halkanu ku sugan yahay wakhtigan waa qof aad muhiim ugu umada somaliyeed kuna haboon in wax laga barto
Mohamed Cisse caynkaa weeye walal qof qiimo leh ayuunbaa dareemi kara
@@OudMidiaProduction2580 Caydaruus Jabouti ayaa joogaa
Wallaahi caawa ayaa iigu horreysa wareysigan, waa nin qiimo leh, maanba arkin Somali sidaa u dhigdhigaya, aniga oo fanka aad ugu dhow dhow cjjiib, Allow ku daa, waana nin dhallinyaro ah, ninka kale laftiisu waa hayaa taariikhda fanka somalida
Ha u nool yahay .waa saaxiibkay
@@elespanol1932 number kaaga isii
waaawwwwwwwwwwwwww vraiment il a une tres belle aidaroussss
Ninkan Minnesotta ayaan ku arkay waa lajin fanka blues kusoo kordhiyay
Wariyuhu waa dhintay 1999
Rest in peace
Allah ha u naxariisto
abdullahi1988 alle ha u naxariisto qabrigana ha u waasiciyo Amiiiiin
abdullahi1988 alle ha unaxariisto
Allah Ha U Naxariisto
Waar adigaa dhintey, sow nakan dhageysaneyna. Bal waxan eega, soomaalaay.
Ustaad caydaruus halyay jira
Sxb waa muhiim dadko hada fanka ku jiraa inay fahmaan.
Yaa ii sheegi kara waxa looga jeedo " Assajoog" mahadsanidin
Casar-Joog
@@AbdiSalah87 assajog ( casajog ) waxa waaye dadka gala magaalada cali sabix oo dalka jabuuti kamid'a
casar- joog
23:30🔥🔥🔥🇸🇴☝🏿
Eesh calaa heeso
illahay ha unaxaristo omar iyo aidaruus
Caydaruus uu noolyahay walaal. Allaha fayowga iyo iimaanka u barakeeyo.
Xasan Jaamac thanks bro ichaallah ilmi dheer aya urajeyneya aidarus
Wuu nool yahay caydaruus ilaahay ha barakeeyee
Sanadku Ahaa Tolow Barnaamijkan ?
1995
Rag qiimale ayaa is waraysanaya
51:03
27:22
Pas mal mais aussi aidarous est bien
ninkan aragtida dheer ee guuxa iyo saarkaba kabanka nagu maqashiiyay ayaa la rabaa in dhalinyaradu ku daydaan. ee aysan reer galbeed ku dhumin.
Waxay ku leeyihiin waa fannaan inan yar oo la ordaya flash player oo dadka heesahiisa oo dhan hore loo qaaday, oo live u heesi karin oo codkiisa la isku soo habeeyey,