CALEEMA SAARKA CIRO DADKA KA SOO QAYB GALAY DAAWO SALAMAAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 190

  • @hussainismail2004
    @hussainismail2004 2 години тому +21

    MUUSE BIIXI CABDI abti abaaalkaaga janno haka dhigo ilaahay ❤❤❤

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 2 години тому +8

    Yes nin ragad muuse ilaahey cadowga ha jabiyo walay tarikhda ay ku xusi doortay

  • @CrasaaqClaahixuseen
    @CrasaaqClaahixuseen 2 години тому +12

    Soomaaliland guul ❤❤

  • @anabhassan8361
    @anabhassan8361 2 години тому +8

    Masha Allah madaxwayne muse biixi Allah ha Ku xafido guul iyo gobanimo Somaliland

  • @elmishirdon3989
    @elmishirdon3989 2 години тому +4

    Masha Allah waxay ka mid tahay guulihii uu MD muuse biixi cabdi xildiid uu gaadhsiiyey qarankeena

  • @KadraMahamoud-z1o
    @KadraMahamoud-z1o 2 години тому +6

    Wa ruta. Walahi Walahi Walahi mashallah

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 2 години тому +7

    MUSSE BIXI FOREVER❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤LION OF AFRICA

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 2 години тому +6

    Cadowagii Somaliland ee muuse wada xidha xidhaye ayaa wadani ka fureena xadhakihii oo kusoo daayema Somaliland

  • @SaadaOmar-q2q
    @SaadaOmar-q2q 2 години тому +7

    Asc reer somaliland guuuul iyo gobanamo

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 години тому +12

    Muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile TANAASULE qaranka ku suntan m.allaah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💚🤍♥️🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hamdi16ali87
    @hamdi16ali87 2 години тому +5

    LABADA MADAXWAYNE WAA RAGAYAGII ALOW DHOWR MY SWEET HEART WISHES GUUL GUUL KANAXOOW NAFTA WAA CADOWGA SOMALILAND HA JABO AMIIN AMIIN RER SOMALILAND MASHA ALLAH WAA ISU DUUBAN YAHIIN KA NAXOOW NAFTA WAA RAGAYA IYO INAMADAYADA GUULAYSDA HOOYO WALAAL GOOD HEALTHY LIFE ALL OF MY PEOPLE SOMALILAND 💖 😘 ❤️ BLESS 🙌 FOREVER 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 2 години тому +4

    Muse Power🦁❤️🌹

  • @LadanMohamed-z3s
    @LadanMohamed-z3s 2 години тому +4

    Jecliya madaxweyne Muse Bixi Cabdi my hero ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 години тому +4

    Waa meeeesi muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran reer somaliland viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 2 години тому +3

    Muuse waa geesi qaran somaliland god madow baay ku dhacday waa madaxweenihii ugu daacd sanaa ee soo maray somaliland doorasho lagam heelin ee dadkii baa la iibasadey madaxweeyne qulubtayada baad ku taal cadawg jebiye muuse biixi waxaan ku xasuusan doona geele oo uu koome geliyey iyo xaasan gurguurte oo jiif iyo joog diidey illahay adeer haku xifdiyo hjlow adeeryal odayashan koofiyad baclayash ah reerka halaga qabto magacii reer waay dileen somaliland god madow baay ku rideen

  • @baashemaxamud1256
    @baashemaxamud1256 2 години тому +5

    Mansha Allah

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 2 години тому +3

    bravo calayk muuse illahay khayr badan haku siiyo anigoo gx ah ayaa hambalyo wayn kusoo diraya sidaa aad cadawga nacasyada ah ee ina cumar geel batal iyo kaa xun ee xarood ee adoonka adoonka gaalka ahi gumaysto bravo calayk👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👈👈👈👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💪💪💪💪💪💪💪💪💪👊👊👊👊👊👊👊👊💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @Samiya-tk3ud
    @Samiya-tk3ud 2 години тому +4

    Masha Allah MDW Muuse Abdi Bixihi Somaliland guul iyo gobanimo inshallah inshallah inshallah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚🤍♥️🙏

  • @Kadar_ahmedDjama
    @Kadar_ahmedDjama 2 години тому +3

    Nolow madaxweyne Muse Bixi
    Guul somaliland ❤❤❤

  • @nuraahmed2314
    @nuraahmed2314 2 години тому +2

    Masha Allah Muse biixi Abdi❤❤ ❤ Guulayso ❤❤❤❤❤

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 2 години тому +2

    🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 Somaliland muuse Biixl geeei guuule lyo gobanlmo 🎉🎉🎉 Somaliland guuuleysat ln sha Allah guuuuuuuuuuuuuuuule 🙋🙋🙋 good luck 👍👍👍👍👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @iftin2024
    @iftin2024 2 години тому +8

    Sidaa loogu diidey
    Haynooga maqnaadaan
    Jabuuti iyo qadaadweyn ❤
    Reer kulmiye allah qalbiga kursiga hawga reebo.
    Amiin

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 Годину тому +2

    Cafimadka iyo cimriga ilahow u dheere Muuse Biixi Cabdi

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 2 години тому +2

    Madax weene kasta oo yimaada somaalilaan wuxuu ku qasbanyahay rabitaanka shacabka reer somaalilaan hadiikale malin joogi maayo

  • @hamdi16ali87
    @hamdi16ali87 2 години тому +3

    ASC REER SOMALILAND GUUL IYO GOBANIMO FORAVER KANAXOOW NAFTA WAA MASHA A'LLAH TABARAKALAAH ILLAHAYOW RAGEENA DHOWR MY SWEET HEART WISHES GUUL GUUL 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ❤❤❤❤BLESS 🙌

  • @daahircismaan8018
    @daahircismaan8018 2 години тому +2

    Somaliland guuul guuul guuul

  • @AsmaCismaan-k7f
    @AsmaCismaan-k7f 2 години тому +2

    mudane muuse biixi waa geesi qadan alle ha ku sharfo

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 2 години тому +1

    Maash Allah tabarikalaha Somaliland' 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪

  • @ihsantradingsarl3539
    @ihsantradingsarl3539 2 години тому +2

    Guul somaliland ❤❤❤❤❤

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 Годину тому +1

    Madaxweyne muuse biixi waa taariiq ay leeyihiin somaliland weligiina wuxuu ku xardhanaan doonaa qalbiyada somaliland oo dhan ❤🎉

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 2 години тому +2

    Guul Somaliland

  • @HamseKhalid-xz2gs
    @HamseKhalid-xz2gs 37 хвилин тому

    Clraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cigaal Ibraahim Buraale 🦁🔥

  • @rodahashinur
    @rodahashinur Годину тому

    Muuse qalbiyaguu ku noolan ishalaah

  • @lulaha7941
    @lulaha7941 Годину тому

    Waridaad, Muse waa hogamiye qiino badan agtayda ku leh sidaada oo kale. 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @Hooda36
    @Hooda36 Годину тому

    Masha'Allaah muuse biixi cabdi xildiid libaaxi Africa baga baga jabuuti lodiday muusow thank you madax weeyne cimri dheer iyo cafimad Allah haku waar siiyo viva somaliland❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @powerwhydoh
    @powerwhydoh Годину тому

    my brother, what a man what a president what are you? He’s one in 1 million the best president Somaliland ever had I don’t think we’re gonna get the same president not even close anyways we all love you and appreciate what you’ve done for us and for our country we will never forget you you’re not gone. You’re still here with us that’s more than enough, and appreciate you again💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @ayandahirmohamed1188
    @ayandahirmohamed1188 10 хвилин тому

    Mashallah illahayow Somaliland noxafid ❤️❤️🤍💪💚🤍💚

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 Годину тому +1

    Madaxwaynahayga muuse biixi illaahay cimriga caqliga cibaadada caafimaadka hakuu siyaadiyo aad baan kuu jeclahay qabiil kulama taageerin qaran jacayl baan kugu taageeray

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 2 години тому +1

    Guul iyo gobonimo MBC ❤❤❤

  • @AdamAdam-y3z2b
    @AdamAdam-y3z2b 2 години тому +2

    Waridaad waan ku wataa masuul

  • @AbdoGadhle
    @AbdoGadhle 2 години тому +2

    Guul MUSE BIXI ABDI

  • @NimcoXaashi-d4d
    @NimcoXaashi-d4d 48 хвилин тому

    Masha Allah tabarkalaa muuse biixi cabdi waa geesi qaran Aabo Ale ha Ku xafido Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin yaa rapi 🔰❤️🔰❤️🔰❤️🔰❤️🔰❤️🔰❤️🔰❤️🔰❤️🔰❤️🔰❤️🔰❤️🔰❤️🔰❤️🔰❤️🔰❤️🔰❤️🔰❤️🔰❤️🔰❤️🔰❤️🔰❤️🔰❤️🔰❤️🔰❤️🔰❤️

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 години тому +1

    Masha aallaah

  • @MahamoudIsse
    @MahamoudIsse 2 години тому +1

    Muuse ayay kaga dhagte Dalka cadaw ayuu gacanta Dalka U galiyay

  • @moabdi3860
    @moabdi3860 Годину тому +1

    Geesi geesi dhalay we will miss him wlhi muuse 😢

  • @ND0564
    @ND0564 2 години тому +1

    Somaliland ❤❤❤

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 2 години тому +1

    Cadowga sland alle hajabiyo❤

  • @faadumohaashi9427
    @faadumohaashi9427 2 години тому +3

    Mudne mdxwyne noolow

  • @RamxaHuh
    @RamxaHuh Годину тому

    Asc muuse cimrig ilaahay hudheereeyo libaaxasomaalilaadn guuleysataye guuleyso geelong adiga ilaahay kukala qeybi rajiinkiiyow

  • @khadrashariff146
    @khadrashariff146 Годину тому

    Good. Good. My. Brother. ...mashs. Allaah

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 години тому +2

    Geeeeesi buuuufi faqasha xaarmajo huwantaa xaarmajo

  • @GaasiraRashiid-c3y
    @GaasiraRashiid-c3y Годину тому

    madaxweynayaal baa isbedelaya hanbalyo, lakiin qadiyada iyo qarinimada hareeraha halaga taagnaado, guul sland

  • @engmohamedabdilahi4119
    @engmohamedabdilahi4119 2 години тому +1

    War-idaad geesi qaran

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 Годину тому

    Soomaaliya, Jabuuti iyo dhamaan cadowga JSL ma iman karaan dhexdeenu na ma deeqdo guul.

  • @Asalcabdalsaciid
    @Asalcabdalsaciid 5 хвилин тому

    Ax musoow waxaad na bartay GOBANIMADA xargo hadka geesino dulqaad janad 😊😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 2 години тому +1

    waridadow malinta labaad calema sarka ayuu jabuti ciro u yeedhay waa yaab lama calemo aaar manan arag siiro hortii

  • @Amina-e2l
    @Amina-e2l Годину тому

    Ilhoow musa bixi wx dhiibo ha tusain cadowga hka qabto 🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🌿🌿🌿🌿🥀♥️♥️🌹🌹🥀🥀

  • @tawxiidchannel1906
    @tawxiidchannel1906 2 години тому +1

    Barnaamujkii wali waan ka sugaynaa Waridaadow

  • @AbdullahiJama-i8c
    @AbdullahiJama-i8c 14 хвилин тому

    Maanta ma taagna kulmiye IYO wadani, waxa Dadka Somaliland oo dhami waa in ladifaaca. Ciro wuxuu cadaystay inuu soomliand ku celiyo somaliya. Umada ku gubaabiya inay Somaliland ka difaacaan Ciro IYO asxaabtisa oo Leh habarawal, garxajis habarjiclo IYO dhamaan inta jecel Somaliland.

  • @AbdoGadhle
    @AbdoGadhle 2 години тому +1

    Guul somaliland

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 2 години тому +1

    cabdiraxman siiro dhe malin labad ayu jabuuti xaflad u qabtay siiro

  • @hindasaleban1720
    @hindasaleban1720 Годину тому

    Masha allah tabarakallah

  • @FaadumoCabdisalan-tp8ty
    @FaadumoCabdisalan-tp8ty 2 години тому +1

    Muusemailobidoon cawa wanooyayaa walahi Muuus mailawayo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 57 хвилин тому

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa sagootinta madaxweynaha ka degaya xilka way fiicantahay.
    2.0. Hase yeeshee waxan dhahayaa waa in lagu daraa boodhadhka sagootinta kuwa soo dhaweynta madaxweynaha cabdiraxman maxamed cabdillahi cigaal .
    3.0. Waxay ku habboontahay in la dhahayo madaxweyne adiguna soo dhawow kheyrna ku abshir kuna badhaadh.

  • @BreakableLucid
    @BreakableLucid 2 години тому +1

    Somaliland love muuse abdi xildiid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂a 😂😂😂😂❤❤❤ abdirahman maxamed Abdilahi

  • @aduunchannel3008
    @aduunchannel3008 2 години тому +1

    Cadow ciile😢

  • @aduunchannel3008
    @aduunchannel3008 2 години тому +1

    Aabo muuse😢

  • @AxmedAdan-y5p
    @AxmedAdan-y5p 28 хвилин тому

    Jabuti ha'iidanbayse Qaafuurka Faarax macalin lagu sheegayo Sidy kudhicikarta inuu'uhunguroodo ninka isagoo uu lasocdo hargaysa keeni-karaa halkuu joogaa dhiigu biyomaaha Isaaqu adoon maaha Sidiiso kale walaahi hilibkiisaa eyda cuni

  • @YasminAhmed-v7y
    @YasminAhmed-v7y Годину тому

    Max kagal inaay ka so qab kalan reer Somaliland ban nahay for ever inshallah Muse waa geesi aan cidina udhumaan karin

  • @Kamaal-304
    @Kamaal-304 2 години тому +2

    Hore u soco sp

  • @Nameless-i5v
    @Nameless-i5v 35 хвилин тому

    Cid kasta oo cadow u ah Somaliland oo isku daya inuu ka soo qayb galo waa in Halkii lagu arko lagu toogtaa

  • @salymanjamal
    @salymanjamal Годину тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha Allah guul iyo gobanimo dhaman somaliland iyo muse bixi cabdi 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedsuleiman4153
    @mohamedsuleiman4153 Хвилина тому

    Muuse biixi cabdi madaxweyne laanu wada jecelnahay❤❤❤noolow

  • @CismaanAxmed-z6v
    @CismaanAxmed-z6v 2 години тому +1

    Djabuti iyo madaxwayne ismaciil waxay ilaaween in alle swt uu joogo quuiyana malaha waxay is lee yahiin hadii itoobiya u wareegto dekeda jabuuti malin danbe dab shidan maysaan qadayna maysaan 😂😂😂😂

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 43 хвилини тому

    Mwayne laguma shegi karo
    Calol gelle wa cuqdadi o qof
    Ah imanla,a ilahayba aqon

  • @MunaMuna-d7x6t
    @MunaMuna-d7x6t 2 години тому

    Amba wallhi aad baan ufarxay diidmada jabuuti

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 Годину тому

    Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro cod buu ku yimi 64% hadaad qabyaalad ku nacday ka guur Hargeysa iyo JSL.

  • @MohamedDahir-w3v
    @MohamedDahir-w3v Годину тому

    Waa hubaal inad qalbigayga daganan donto muuse biixi cabdi 🫡💚🤍❤️

  • @user-vc1pp9bx9y
    @user-vc1pp9bx9y 49 хвилин тому

    Madaxweyne muuse biixi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Ayaansamir144
    @Ayaansamir144 Годину тому

    Madaxwayne muse bixi cabdi ❤❤❤

  • @DaudAbdi-g4m
    @DaudAbdi-g4m 2 години тому +1

    Wainay Garxajis dowladda ay kailashadhan kuwa ayy lacagta siiyaan Musa bixi iyo ina khahin .

    • @MohametDarajoh
      @MohametDarajoh Годину тому

      Kani waa xaar caadiya naga nacdal yahay fahan waxa Laga hadlayo

  • @ZakariyaAbdille
    @ZakariyaAbdille 2 години тому +1

    Oo maxay tarayaan erayadiisi waa inaad aqbashaan madaxwaynaha cusub lamaba arkinen maxaa loo mucaaradayaa wada I mucaaradkiisu SaaS maahayn

  • @CaliAwmaxamuud-c4g
    @CaliAwmaxamuud-c4g 2 години тому +1

    Waridaad waxaàd usheegtaaa Dhaarta iska ubsada saylici Iyo khaliif ayay nu ogayn

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 2 години тому

    muuse biixi cabdi noolow madaxwayne adaa anaga noo madaxwayna ah waligaa

  • @faaraxjaamac3421
    @faaraxjaamac3421 Годину тому

    Hanbalyo guul madaxwayne muuse biixi waa halyay kusuntan fogaynta &nacaybka cadawkasta oos/lañd leedahày noockasta oo uuyahay sida (1) jabuuti ookusuntan nacayb fog ooismaaciil cumar geele gardaadiyay (2)faarax macalin waadaba dhilif lafta&dhuuxiisa raaciyay nacayb isireedka s/land gaar ahaan beesha reer sheekhal isaxaaq oo uu qarsan kariwaayay runahaantiina geed dheer&mid hooseba ufuulay dabar,goa iyo tirtirka isaaq hadaba sidee ayuu uholaday ama isugu deyey inuu yimaado hargaysa &caleema saarka madaxwaynaha s/land su aasha iswaydiintalihi waxa weeye yuu kahelay kalsoonida imaatinkiisa ?!!!! Kahor dhici maayo bishuna horteena ayay iman hadaba hala dhimo xamaasada mucaaradnimo ee hada kataagan beesha sacad muuse hala xakameeyo ereyada ay maanta kudhawaaqayeen kana mid ahaayeen ciro doonimayno waa waa lafjab &sumcad xumo lagulakacayo m.muuse &oosidii uu uthniyadeeyey aynuwad agyn&wareejinta qiimaha taariikheedle ee uu u agaasimyo xaflada caleemo saarka &wareejinta talada dalka waxaa muuqata in aad moodo arin cadaw badni kaqayb noqday ntaladeeda suda beeshaa muuse biixi ay hada wax uwaso kuna talo galay in laragaadiyo geedisocodka& madaxwaynaha cusuv in uufar kafudbiwaayo dhinackasta siyaasadiisa uu kumaamuli doono s/land hadaba waa basiibdaro cidkastana oohawshaa kujirtaana waa cadaw kaxun horumarka geedisocodka&higsoga s/land ee ku jihaydan gudaha&debeda labada

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 2 години тому

    reer kulmiye maahe waa muwaadininti dalkoda la af gambiyay

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow 7 хвилин тому

    Iakiin wa qalad waxay samaynayaan tageerayasha kulmiye

  • @mahmoudmahmed3876
    @mahmoudmahmed3876 10 хвилин тому

    Japuti danteeda ayay ilaashanaysa Somaliland na danteeda ayay ilaashanaysa EE cadawad Muuse iyo Geele Ka dhacaysa ma jirto nin Ku yidhi sinaan mayno adna diid samayn tiisa
    Laakiin maxaa jeclaysiiyay ciro inta qarankan Ku cadawga ah iyaguna way hambalyo ayay u dirayan isnaguna waa wataa oo meel fogba ha Ka eegin EE japutiba kaw dheh

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 48 хвилин тому

    ❤❤❤😂guul soomaliland country ❤❤❤❤

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 2 години тому

    🎉🎉🎉🎉🎉Guul. Yaabaye ma yaabteen.

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 Годину тому

    Xanfar iyo doqonka Sahan halaga saaro Hargeysa iyo Burco.

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 2 години тому

    Farah Maclin waa Ninkii lahaa Isaaq waa in la laayo malintay Qadhadheed Kaa adoontiiba way nacday Fasrah Maclin isaaqu waa dhooy laayihiin

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Годину тому

    Dadku. Indho. Adaga. Dad. Ay. Tuseen. Meesha. Ay. Ujoogaan. Oo. Caadoowah. Haadana. Harsgeesanu. Imaan. Haaka. Yeeliina. Waa. Kuwuu. Tuusay. Waxuu. Yahaay. No. No. No. no no no no no. Isaqoow. Cadawgiina. Gaarata. Oo. Ka. Ceeshaada. Meeshaada. Joogataan. No no no no no mon😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂. Yaay. Caaga. Soo. Dhiigiina. Caadoowagu. Hasrageesa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Farahjama-r3d
    @Farahjama-r3d 2 години тому

    Waaruntaa ma ilaabayno waayo waxan xasuus naa nay naa wixii dhacay 25 August 2023

  • @CabdiWahab-n4v
    @CabdiWahab-n4v 2 години тому

    ❤❤❤maxakudhay wardidadow fasbuugagii

  • @aaminmaxmaed7216
    @aaminmaxmaed7216 Годину тому

    MBC❤

  • @ahmedmahamed-y1f
    @ahmedmahamed-y1f 2 години тому

    Good 👍

  • @Nasiim-l6k
    @Nasiim-l6k Годину тому

    Sxb.DAMEERTI AAD SAARAYD MUCAARID WAY DHAAFTOO WAXAXAY GAADHAY ,DIGSIGII MABA ARAG NIN H.JECLOO SII XAGANAYA.XAGGA

  • @Idriss-said1978
    @Idriss-said1978 Годину тому

    Waa maamul goboleed ,hogaamiya doortaye .dowladuhu inay u diraanba maaha wafti. Waxba ma sheegayo caleema saarka in laga qayb galo iyo haddii la iska daayo.
    Haddii la iska daayo ayaaba ka magac roon.hodhodho

    • @landsurveyingandmapping6485
      @landsurveyingandmapping6485 Годину тому

      Xaasid xaasid dhalay naftu haka baxdo kolay galnimad ku dhimanaysaye waayo calool xumada iyo xiqdiga waar waxqabsada idinku haku indha Beelina somaliland alshabab ilaa alshabab

  • @aminayusuf517
    @aminayusuf517 Годину тому

    Muuse waa geesi cadaw jabiye, Queen kuboodo maxay ku garatay faarax macalin oo Somaliland cadaw ku ah u yeedho😂