Booliska Norway oo ka digay in ay carruur kaxaystaan ​​hooyo somaliyeed ohin afka furtay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • so dhawoow oo sheer garee follow dana ah iloopin

КОМЕНТАРІ • 158

  • @khayr9860
    @khayr9860 Місяць тому +2

    Alla Somalidu xumaa😢😢😢😢😢😢 allow badbaadi gabadhaas yar 😭😭😭😢😭😭😢😢😭

  • @sammie1163
    @sammie1163 Місяць тому

    Alloow caawi alloow caawi guuleyso walaal alloow caafimaad, guul ayay heli

  • @aminaabdi877
    @aminaabdi877 Місяць тому +6

    ASC walal, We need to support this young lady. Walal I saw this case from US. Please contact me I am a psychologist in the USA. Please contact me.

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Місяць тому +11

    Alla meeday hooyadeed miyaanay Dhalin alla hadaad ima😢qlayso hooyadii dhashayee hooyo mcaan caawi inantaada

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Місяць тому

      Gabadhaan wey xanusan tahay o calaamadaha isha xasadkaa iiga muuqda qur aaney rabtaa waa gabar yar oqalbi fiican waalidked walalahed iyo ninkeda isu bahaystay

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 Місяць тому +2

    Calaamo allah haa kuu riido waxan masakinta dhibaya family guba waa kuwa ugu daran walaahi😢😢😢

  • @maryanyuusuf4396
    @maryanyuusuf4396 Місяць тому +3

    Asc gabadhaydiyey aduunka sidiisa waa imtixaan ee iska sabir waad samaysaa maqribtii 7 faatix tuff ee cab inshaa allah waad fiicnaanaysaa ciyaalkaagana wax aan illahay u qorin marimaayaan ee adiga is deji markaas ayaad wax walba qabsankartaa ee ilaali maskaxdaada qaali hooyo

  • @maryansheikhabdi6860
    @maryansheikhabdi6860 Місяць тому +2

    Ilahow caawi miskiinta walahi waa xanuun

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 Місяць тому +2

    Walaashiis somaliyeed ayaa Ilmo u dhashay markaasuu ka door bidayaa iney ilmaha gaalo qaataan hooyo ilmaheeda gaalo qaadatay qalbigey ka ooyneysaa hadana hooyo yar allah ha u gargaaro

  • @kinsialin8009
    @kinsialin8009 Місяць тому +2

    Walal inanta Quraanka saara quraankaa daawo ah dadka ehelka u ah gaadhsiiya way xanuunsanaysaa

  • @edebsanaxmed4821
    @edebsanaxmed4821 Місяць тому +3

    Gabadhaan quraan Saara cilaajiya ilmahana badbaadiya plz😭😭😭

  • @susanhassan3524
    @susanhassan3524 Місяць тому +1

    Subxaanalh ilaahayow ku cawi
    Hooyo wan daremaya
    Ilaahayow uumada soomaliyed
    Ku sakhir habo aad ban kaga ooyaay ❤❤❤

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Місяць тому +3

    Ilaahey dhibaatada haka dulqaado gadha iyo caruurteeda

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Місяць тому +1

    Soomaaliyey gabadha caawiye moraalka udhisa isgarabtaga

  • @safiyohirsi5773
    @safiyohirsi5773 Місяць тому +5

    Abaayo alaha kaga xafido

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 Місяць тому +3

    Norway saaid waaye ilmaha somalida bis ayaana la qaataa quruxdooda ayey rabaan gabdhaheena waxaa ka daran nimanka ilmaha aabaha u ah oo aan ilmahooda heysan karin baqtiga

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Місяць тому +1

    War Magaciis Waxaas Eyga ‘ahHalayska Ilaaliye 😢

  • @sammie1163
    @sammie1163 Місяць тому

    Alloow u gargaar geesiyada dumar wey guuleysan doontaa.

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 Місяць тому +3

    Gabadhaan yar waa in la garab istaagaa 😔wlhi waa la ooyey 😭 lkn waa fariid ❤❤❤❤

  • @phprince5153
    @phprince5153 Місяць тому +1

    Hasbunallah wa nima alwakeel!

  • @faysawacays2950
    @faysawacays2950 Місяць тому +4

    Habaryar wadankaba uga baax oo caruurtaada kala baxso ilahay haku cawiyo ax aduunyadu dhiib badaana😢

  • @hi-gn6my
    @hi-gn6my Місяць тому +3

    Mareexaan iyo Xawaadle wax dhiba uma dhexeeyee yaan qabiil laga dhigin arinka ee qoys halaga dhigo.

  • @wardaomarenchardi1255
    @wardaomarenchardi1255 Місяць тому +1

    Walalo zara illahey barii rahmada illahey haka qusann rahmanka aya kaga ceelin carurtada

  • @habibaali7112
    @habibaali7112 Місяць тому +3

    Ilaahow ugargaar caruurteedana uxifdi.

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 Місяць тому +4

    Maxaa qabiil iyo mareexan walaalahi ladhasha askarta ugu yeeree oo sabab u ah in ilmaheda laga qaato. Allaha u badbadiyo caruurteda Aamin

  • @user-te8ls7fu9b
    @user-te8ls7fu9b Місяць тому +3

    War gabadhaan way xanuun santahaay ilahaay ha cafiyo ee haa lotartiibiyo

  • @faizaboos7933
    @faizaboos7933 Місяць тому +2

    M Dagan khayr Illah ha ku siiyo

  • @aminaawil784
    @aminaawil784 Місяць тому +4

    Eyasha io masaska waa sixiir iyada io waalidked waa lakala jebiyey waan sixiirka halaquraab saaro

  • @mariammohamedtarabi3650
    @mariammohamedtarabi3650 Місяць тому +2

    Insha allaah kuma iman doonan uduceye bes🎉

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Місяць тому +1

    Walhy gabar walbo qiimi badan o qaali ahba nasiibka iyo calafkaa ka xumaada

  • @fauziahussein565
    @fauziahussein565 Місяць тому +1

    Alla eyga waa cadaw gabadhaan cadow baa daba galay Rabiyow u hiili Amin yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 Місяць тому +1

    Miskin ilaahow kuu caawi yaa allah 😭😭😭

  • @amalmohamed8465
    @amalmohamed8465 Місяць тому +1

    Asc Saliga nabiga bad so Allah ku caraar Allah aya kurbada qada isga keena cidna waxba ku mayeli karto ila Ilahay moye wa ku so ducay naya

  • @fartuuncraxmaan182
    @fartuuncraxmaan182 Місяць тому +7

    Gabadhan iyo reerkooda waxey umuuqataa in lakala jeediyey culaysyo kale Jiraan horay ayayna udhacday ee waxaan leeyahay culimo ha qabsadaan so qaas ahna gabadhu (suuratu albaqra) ha laasimto o habèenkii ha kacdo

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Місяць тому

    Gacalisoy Anbareerahaasi Aduunkay Igusookadeedene Iska Aamus😢😢😢😢😢

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Місяць тому +2

    Ninka qabiil uma filing balse hooyada iyo walaal ahed baaba qabiil ku eryey iyada ilmo yar ugu wacay police iyo in gaalo lasiiyo waayo reerka waa hawiye naceeb baa kabuuxa Ninka waa just abuser balse. Qabiilistayaal waa hooyadeed iyo walaalaheed

  • @snw9257
    @snw9257 Місяць тому

    dadka Somaliyeed ee ku nool Norwey ee damirkodu nolyahay gabdha ha lo istago😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Місяць тому +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fadumajama7122
    @fadumajama7122 Місяць тому

    Aloow ku qabooji huuno oo tusbiixda badi inshallaah waad ka baxee samir Aloow ku sii🤲🤲🤲

  • @saidsalah-fz1en
    @saidsalah-fz1en Місяць тому +1

    Dumarkani iyagaa reerahooda baabiinaya oo furriinka dalbanaya siay lasagne yar ceerta uga helaan, carruurtiina way halleeyeen social media ayay 24ka saacadood fadhiyaan way isku wada buuqeen.

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 Місяць тому +3

    Kan maxkamada isku shegaya gabadha cabashadeda iyo reerkeda ugu yeeray kuwi carurteda qadanayay Dan Kama laha waxu hadba ku boodaya ninki caruurta dhalay cajeeb

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 Місяць тому

    Oyooyinkii somalidu waxay u soo dhigten hablahodii alleh ha soo hadeyo

  • @Hayaatihayaati-ru8xc
    @Hayaatihayaati-ru8xc Місяць тому

    Walalo daa wada qaado barkee hurdo la,aanta mawanaagsano caafimaad sareec ah alaha hau keeno isha alaah

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q Місяць тому

    Qalbigay jabiyeen

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Місяць тому

    Waryaala La’aamina Hadaba😢

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 20 днів тому

    Subxaa. Na allaah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Місяць тому

    Mahooyadii Ilmihiisu Qabiil Kudukiyey….😢😢😢😢😢

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Місяць тому

    Subxaana laah ilaahay umada Soomaaliyeed ugar gaar ilaahay gabadha ha caawiyo dhamaan gabdhaha Soomaaliyeed guud ahaan ilaahay

  • @user-ho1lp3tt1v
    @user-ho1lp3tt1v Місяць тому

    Yah inaalilaah wa ina ilahi raajacuun

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 20 днів тому

    Cayaalka. Yaanan. La qaadan And aarabi. Allow. Sahal. Amuuraha

  • @royalbro
    @royalbro Місяць тому

    allahay ha ka amaan sido

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 Місяць тому

    Ax ilaahay ha u gargaaro miskiinta 😢😢😢😢

  • @BHussienali
    @BHussienali Місяць тому

    Waalidka aawey aabaha aawey maxaa mareexan aawey hadalka iska daa caruurt hortoda 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Місяць тому

    😢😢😢😢

  • @CabdiqaniKeysexasan-d8b
    @CabdiqaniKeysexasan-d8b Місяць тому

    Caawiya walaalaha muslinka ah

  • @susanhassan3524
    @susanhassan3524 Місяць тому

    Walaahi wan ku imaan lah ee
    Waxan amerigaa

  • @mohamedabdulkadir2600
    @mohamedabdulkadir2600 Місяць тому

    ilahow ilmaha galada ugaceli😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @haliimomohammud1537
    @haliimomohammud1537 Місяць тому

    Asc wadan xura ayey jogta maxaa hanjabada afrika ma jogte ha dacweyso

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 Місяць тому

    Alle SWT ha ku gargaaro wan ku duceyneyna 😭😭💔

  • @nimcoxasan4429
    @nimcoxasan4429 Місяць тому

    Wllo alle haku ilaaliyo duco uun baan kuu awoodaa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @kazial-qumeyri5938
    @kazial-qumeyri5938 Місяць тому

    Allah haku xafido, hada wixii dhacay uu dhacay wax aan xal lahayna ma jiro. Seexo hadaad caafimaadkaaga ilaaliso caruurtaadana waxbaad u qabanaysaa. Ilaahay haduu damco in uu ku nooleeyo cid wax ku yeelaysaa ma jirto,

  • @shukriomar309
    @shukriomar309 Місяць тому

    Waan kaxumahay habo aamus ilmahaaga waa kuu soo nokhonayaan

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Місяць тому

    😭😭

  • @hony5804
    @hony5804 Місяць тому

    Ninka balayo waxabo iigadaran walidkeda subhanallh walid xun inowjiro maba modeen allow haigadhigin

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q Місяць тому

    😰😰😰😰😰😰🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @user-un5ee6jb9w
    @user-un5ee6jb9w Місяць тому +1

    Yel walalh warko abayo

  • @halanenuur128
    @halanenuur128 Місяць тому

    Wll , allah u noqo salaada ku dadaal baryadana bari
    Asaga unbaa kaa qaadi kara.

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 Місяць тому +1

    Wargabadha caawiya aaway dadkay kadhalatay haday waaridkeed kuxumaadeen.seewaxyihiin😢

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 Місяць тому

    Gaalada meey ninka xiraan markey hooyada ilmaha ka qaadanayaan

  • @sahrahassan4535
    @sahrahassan4535 Місяць тому

    Allow caawai gabadhayar

  • @iftin2024
    @iftin2024 Місяць тому

    Subxaanalah inantu way xanuusanaysaa.ha loo tago caruurta ha lala caawiyo iyadana hala nasiyo hospitalka ha la dhigo qabiil iska daaya muslinimo ha loo caawiyo.😢

  • @AminaOmar-wn1by
    @AminaOmar-wn1by Місяць тому

    Gabadha halacawuyo

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 Місяць тому +1

    gabadhu way sixran tahay eeyaha iyo masaska waa sixir dadkii wax u qarin lahaa na waa kuwaa gaalada ku dacweynaya alla maxaa dulmi ka jira aduunka

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Місяць тому

    I am very sorry sister 💔

  • @hilaalnur6287
    @hilaalnur6287 Місяць тому

    Allah ha uugargaro to bad sorry sister

  • @user-un5ee6jb9w
    @user-un5ee6jb9w Місяць тому

    Mumak aduka walaquciqaba abayo sawarka badso 😭😭😭😭😭😭

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Місяць тому

    ILAAHAY AYAANKU DHAARTAYE ANIGO ANAN AFKEDA KAMAQLIN AYAAN GARTAY IN GABADHAAN ILXASAD AY HAYSO ILXASAD ANIGAA ISKA DABIIBAY ALE AYAA IGA DABIIBAY

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 Місяць тому

    GADHAAFA GABARTA HASOO FARIISININA QALBIGAA JABAYEE ISKU DAYA INAA NINKA UTAGTAAN OO HESHIISHIISAAN KA DHAAFA MEDIEHA

  • @suubanyareyosman4133
    @suubanyareyosman4133 Місяць тому

    Allah ha caawiyo gabadhaan

  • @aminaawil784
    @aminaawil784 Місяць тому

    Uudilsy wuu sixray maskaxiyan buu udiilay ilaahay hacaafiyo

  • @user-ld3iv9bs8j
    @user-ld3iv9bs8j Місяць тому

    Bismulahi razmani raxiim ilahoow cadawga uga fuji

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v Місяць тому

    Waaliid keeda baaxuumeeyeey maa beensaanaayoh gaabaar maarkaay shiiliin haasaatooh in laaga khaato maarkaay dhiibaato kuu dhaadooh caadoogaa laagaalaa saaf tooh.

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 20 днів тому

    War. Reerka. Maxaa. Qaldan Waalidka. Raali. Gali. Walaaladaa. Iyo. Hooyo. Iyo walaaladaa. Habo. Is. Daji. Cayaalka. Cadow Yeyena. U hacan. Gallenin

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Місяць тому +1

    Ilaheey caawiyo qaali Ilaheey ilmah na ilaheey ha uga soocelsho❤❤❤ sorry

  • @user-zq8jg2rs9h
    @user-zq8jg2rs9h 26 днів тому

    Allah haakaabadbaduyo

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql Місяць тому

    Hooyo hadaad aragto masajkeygaan wax walbaa ee xumaana meel dhig ee naf iyo maalba gabadhaada dul dhig
    Xitaa hadaad leedahay waa caasiyad xiligeeda majoogto in aad dhahdaa waa sidaa iyo sidaa gabadha quraan saaro talo maanteey qabasho leedahay

  • @sahrahassan4535
    @sahrahassan4535 Місяць тому

    Habaar qabe nin baan nacayba subxaanallh

  • @fauziahussein565
    @fauziahussein565 Місяць тому

    Sara ilaah isku xir adkaarta badi ilaah baa ku cawinaayo ilaah ku ooy beni aadam waxba kuma tarayo Ilaah ku orad isagaa ku garab siinayo❤❤

  • @haboon123
    @haboon123 Місяць тому

    Sihir baa jira waxaad ubaahantahay Ruqiyah Quran deg deg ah adiguna Quraan akhri qul acuudu birabil falaq birabil naas qul huwallah qul yaa ayuhal kaafiruun , Ayatul kursi, suratul baqarah 5 aayadood , labada Aayadood ee ugu danbeeya suuratul baqarah
    Ilaahay hakaa qaado dhibaatada dheh yaa allah yaa rahmaan yaa raxiim yaa xanaanu yaa manaan yaa duljalaali wal ikraam yaa waduud yaa waduud yaa waduud kucel celi
    Beri ilaahay subxaana watacaalaa isagaa kaaqaadaya
    Dheh اللهم انا نجعلك في نحورهم و نعوذ بك من شرورهم

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 Місяць тому

    Familka maxaa ku dhacay aan jinaasada xataa imaan gabarta meey ka dhimatay cida

  • @nimoadam3544
    @nimoadam3544 Місяць тому +1

    Ax ax😢😢😢

  • @safiyohirsi5773
    @safiyohirsi5773 Місяць тому

    Insha allaah waad heleysaa

  • @ashamahamad8381
    @ashamahamad8381 Місяць тому

    Please 🙏 please 🙏 please hala caawiyo gabadhaas please 🙏

  • @AminaOmar-wn1by
    @AminaOmar-wn1by Місяць тому

    Gabha haalalajogo

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 Місяць тому

    Ninka odeyga waa saxanyahay

  • @safiyoali3131
    @safiyoali3131 Місяць тому

    Walaal haka hadlin arintaas..

  • @Imraan12
    @Imraan12 Місяць тому

    Ragii caruurta dhalay away maxaa nagahan iyo raga qaba kakhaldan

  • @snw9257
    @snw9257 Місяць тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😡Illahay ha uu gargaaro gabdha yer

  • @saidsalah-fz1en
    @saidsalah-fz1en Місяць тому

    Marreexaan waa kuma

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Місяць тому

    JACAYLOW AABAHAA WAS NIN NEROSISTM AH AYUU KU NOQDAY