Intaan intaan dhinac maro ayaan doorasho iska qabsanaa kadibna waa is caleemo saaraa miyuu yiri !

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 9

  • @IbrahimIsmael-z7m
    @IbrahimIsmael-z7m 2 години тому

    Xasan sheikh waa nin nasiib badan oo laba wakhti ayuu madaxweyne noqday lkn aan ka faaiidaysan taariikh xumo ayuu ka qaaday waa xaarkiise ma quudhe dadkiisa u xun dad kale oo ajanabi ah ayaa ku shaqaysta baadna ka qaada sidaa darted wuxuu noqday waxba yahay wuxuuna labadiisii wakhtiba ku gabagabeeyey madaxweynihii ayaan darada. Ee soomaaliyeey kan ka tashada thanks.

  • @Yassinsaid-y5u
    @Yassinsaid-y5u 2 години тому +1

    لا تنه عن خلق وتأتي مثله عار عليك إذا فعلت عظيم (أبي الأسود الذؤلي)

  • @SowdoBiryar
    @SowdoBiryar Годину тому +1

    Somali RIP🇸🇴😭🇸🇴😭😭🇸🇴😭🇸🇴😭😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 години тому +1

    waxan waa mafiyo iyo moryan from 1991 to 2024 dan umah wadan somali dhalin yaraduh ha iskah xoraysoh mafiyadan

  • @burhanhussein3135
    @burhanhussein3135 2 години тому

    Cagtii joogsan weyda marbey ceeb lakulanta.

  • @Osmanali-w5c
    @Osmanali-w5c 7 хвилин тому

    farmaajo iyo xasan shiikh waxay ahayeen musiibadi ugu weynd ee dalkan soo marta tan iyo intii dowlad kumeel gaara la dhisay waxayna shacabkii somalida nacasiiyan wax dowlad la dhaho

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 2 години тому

    Kkk xasan sheekhoow farmaajaa taa hortaa waayey inta kula joogta ayaa la joogtey maxuu doorasho qof iyo cod u qaban waayey ?

    • @AbdiRahiimMohamed-uc4be
      @AbdiRahiimMohamed-uc4be 2 години тому +1

      XASAN SHEEKH WADANKAAN DAN KAMA LAH WAA QABUUR FAAGTE WAA KII CIIDANKII DHAMEEYEY WAA KII LAHAA BUDLAAN 24 CESHO AYEY KU BURBUR WAA KAN HOR TAAGAN IN MAAMUL GOBOLEEDYADA AAY DOORASHO QABSADAAN WAA KAN LEH SHARCI DARO KU JOOGA LEH MAAMULKIINA WAA KAN LEH GUDIGA DOORASHADA HEER FADRAAL IYO HEER MAAMUL GOBOLEED ANIGA SOO MAGACAABI WAA KAN DHULALKII BOOBAYA WAXIISA WAA LA JOOJIYAA BANAAN LA JIIFIYAA BANAAN ALOOW UMADA KA QABO

    • @fordoosabdalla9819
      @fordoosabdalla9819 Годину тому

      @@AbdiRahiimMohamed-uc4be allaahuma aamiin