Cabdimaalig Allaah Ajar aan lasoo koobi karin haku siiyo Dadka Soo caawiyay Qoyskaasna Allaah Muraad kay ula baxeen ha u sahlo Allaahumaa Aamiin Markii ugu horeeyay eed soo bandhigtay ee aan arkay wiilka yar ee ooyay wallaahi waan la ooyay Hada aad baan ugu Farxay Maashaa Allaah
Asc Mansha.allh Mansha.allh alle swt ha barakeeyo dadka ehelu kheyrka ah, alle swt muraadkoda ha sahlo walaasha iyo walalka alle swt caafimaad hasiiyo idam alle isagoo lugahisa buu gurigiisa ku noqon aamiin Aamiin Aamiin gabadhaa iyadana guri janada ban ugu duceeyey iyo guri xamaraba alle haw fududeeyo
Maasha'Allaah Tabaarakalaah C/Maalik illaaheey hakaa ajarsiiyo aduun iyo Aakhiraba, Wallaahi markii lagu xirey ,Waan kula xanuunsadey ,Waayo waxeynu nahay ,Hal jismi ,Umada aad u shaqaysidna .Illaaheey hakaa abaal mariyo .Mid ogaada .Soomaalinimadu ineey qiimo wayn nagu leedahay .4 oday oo dano gooni leh yeysan isku keen dirin.Maasha'A llaah ,Wiilka yar .Illaaheey ilmaheeda ha u barakeeyo .
❤MAANSHAALAAH ❤ ALLAHAYOOW SHIRKADA BADHAADHE ❤️ ALAHAYOOW SHIRKADA BARWAAQEE❤ WAAN KU FARXAY 4 QOLIYO LACAGTA LAGU DHISAYO❤️COOLDOON IYO DADKA U GADAYNA ALAHAYOOW CAAFIMAAD SII, ALLAHAYOW ADUUNKA FII NIMCO AAKHIRO FII JANO KA YAAL ❤ALAHAYOOW NAGA AQBAL. AAMIIN YAA ALAAH ❤
اللهم آمين يارب العالمين
Mansha Allah Ustaad Cabdimaalik Guulayso.
شيخ عبدالمالك موسى علدون جزاك الله عناوعن المسلمين خيرالجزاء
Masha alkah ilahay ajar haidinka siiyo wali waxan kanaxaa markan so xususta wilka yar markuu oo yaye ilahay baa mahadleh
الله يحفظك اخي الفاضل
Mash alaha alaha janaatul fardaws haku arsaqo Somali wa walalo melkastoy jogto
اللهم آمين أى رب
Amiiin walalka xanunsana Allaha cafiyo gabadhana qayr Allaha ugu badalo MashaAllah tabarakaAllah
Mashaa allah aallaha barakeeyo
Masha allh dhamantood ilahayoow sideey jecelyihin iyo amurtodaa siiii❤❤❤
Amiiiiiin AMIIIIN AMIIIIIN islamkow is cawiiyaaa
Cabdimaalig Allaah Ajar aan lasoo koobi karin haku siiyo Dadka Soo caawiyay Qoyskaasna Allaah Muraad kay ula baxeen ha u sahlo Allaahumaa Aamiin Markii ugu horeeyay eed soo bandhigtay ee aan arkay wiilka yar ee ooyay wallaahi waan la ooyay Hada aad baan ugu Farxay Maashaa Allaah
Asc Mansha.allh Mansha.allh alle swt ha barakeeyo dadka ehelu kheyrka ah, alle swt muraadkoda ha sahlo walaasha iyo walalka alle swt caafimaad hasiiyo idam alle isagoo lugahisa buu gurigiisa ku noqon aamiin Aamiin Aamiin gabadhaa iyadana guri janada ban ugu duceeyey iyo guri xamaraba alle haw fududeeyo
Mansha allah
Subxaanallaah waa arin lagu farxo walaalaha wax baxsadayna keyd aaqiro alaha uga dhigo c/maalkna alaha kaa ajar siiyo aamiiin
Mansha allah ale hacafiyo ninka xanuusanaya amiin iyadana ale haudhamaystiro
Masha Allah
Masha allah ilaaahay haka ajar siiyo
Maansha allaah
Alle Haydin xifdiyo amiin yaa rabi
Masha Allah ❤
wcs wlc brother 👍👍👍
الله اكبر الله اكبر الله الله اللهم امين
Masha allah❤❤❤❤❤❤❤
Allah ha barakeeyo wll sidaad u caawiso wllheena baahan
Maasha allah ❤
Amiiin yaa Allah
AMIIN YAA RABI
Mansha allh
Maashaa
MAANSHAALLAH ALLAHU MA BAARIK ❤❤❤❤❤ILAAHAY HA U BARA KEEYO
Masha allaah ❤❤
ALLAHA SIIYO CAAFIMAAD TAMAAM AH LUGIHIISA ALLAHA KU SOCODSIIYO
NABIYU LAAHI MUXAMED SCW
Dadka soomaaliyeed waa walaalo siyaasiyiinta Kala. Qoqobaya illahay ha ka dhex saaro
الله يجزيكم خيرا
Macha allah
Aamiin Illahay ha caafiyo
Amiin
Màsha àllah ❤❤❤
Aaamiin aaamiin aaamiiin
Waar hooga ma tuugii coldoonbaa dhaqaale shabaabtii u uriurinaya hhhh
Ilahay ha fududeyo inta dhiman
Wlal Meel Lagala So xidhidho ma Ladahay
Amiin Amiin
Amiin Amiin Amiin
Allaha kaa abaal mariyo
AMIIIIIIIN AMIIIIIIIIN AMIIIIIIIN AMIIIIIIIN
AMIIN YAA RABI