MaashaALLAH today ethiopia is crying fowl ..........thanks to ALLAH S WT ,somalia now has sound leaders bravo to President xassan shiekh and prime minister Xamze cabdi.
Walaalkay hanoqon mid afkiisa cadoowga ugu adeega maxaayeelay inaan anagu is caayno oo is cadwsano waa siduu cadoowgu rabo marka haku dhicin dabinka ay rabaan inay noo dhigaan. Somaali waa walaalo dhiig dhaqan iyo diinba wadaaga oo hal umad ah. May Allah SWT unify the harts of our Somali people wherever they are InshaAllah 💙💙
Sayid maxamed wuxuu markuu arkay raxanweyn afka ay kuhadlaan: ama af muslin ku hadla ama af gaalo waa dad aan waxtar lahayn waxay yaqaaniin oo kaliya tuugsi
Hubka iyo ciidamada dowladaha deriska ee Geeska Afrika oo la isku dheeli tiro ayey nabad ka dhalan karta. Ciddi damac gurracan wadata ama eed horey u gashay ayaa welwel ka qaada awood kororsiga deriska. Isma oga miyaa la oran jiray? Agoon iyo ninkii aabihii dilay?
War heedhe dadkaan hadda dowladda Soomaaliya ka ah waa wax aan dowladnimo iyo diplomaasiyad waxba ka aqoon dadkana iska celinkarin....waxay aaminsanyihiin shisheeye inaan laga maarmi karin
Maasha Alaah waa wariye kaliya ee somali ah wariyahaan ❤❤❤❤❤❤❤
MaashaALLAH today ethiopia is crying fowl ..........thanks to ALLAH S WT ,somalia now has sound leaders bravo to President xassan shiekh and prime minister Xamze cabdi.
ILaahow dadka xukunka
Qabiil ugu dhagan ka qabo
Ee somaliya Hal ka dhig iyo hal dowlad amiin
Guul soomaaliya ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
MASHA ALLAH SOOMAALIYA WAA GUULEYSATAY CADAWGEDUNA WAA JABAY
Guul Soomaali iyo Masar
Viva somalia ❤❤❤❤❤ together always ya allah 5ta
Wasiir Xamad Macalin Fiqi Waa Geesi Geesi Dhalay Wasiir Horay Ugu Soco Itoobiya
Guuuuuul somaliya
Ethiopia ayada ayaa maanta bukaan socod ah gabalka u sii dhacaayo
Guul.Dpwlada dhexe e Somaliya
Guul soomliya😢
Somaliya waa xor xaq ayay u leedahay inay difaacdo dalkeeda etoobiya soo soco ku dheh
Saciid Dani waligiis
Fartaan buu ahaay
Laga soo bilaawo
Farmajo
😂😂😂alla shiikhoow faanwaynaa riyuu hadday daboleeyiin duburta banaanka taalay kudabooli lahaayeen 😂😂😂faaniyo sheeko faqashta uuuuuf xasbiyalaahu waa nimcalwakiil ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii
Xabashi asalkedu wa wacal
Ethiopia iyadaaba argagixiso ah oo hub sharci daro ah Soomaaliya soo galisay oo argagixisada Qawaariijta siisay.
Somali hanoolaato❤❤❤
Kkk Raxaweyn iyo daarod ma ayaga somali ahaa marki Horaba waxay kuyimaadeen doonyo❤❤❤😂😂😂🎉😢😅😅😅😅😅😮😮😢🎉🎉
Walaalkay hanoqon mid afkiisa cadoowga ugu adeega maxaayeelay inaan anagu is caayno oo is cadwsano waa siduu cadoowgu rabo marka haku dhicin dabinka ay rabaan inay noo dhigaan. Somaali waa walaalo dhiig dhaqan iyo diinba wadaaga oo hal umad ah. May Allah SWT unify the harts of our Somali people wherever they are InshaAllah 💙💙
Hwiye iyo kenya waa walalo soma ahan. Waa ayaga koofiyad & Macwus uxirayey 2021--2022. 😂😂
Nuur
Wariye wadani ah ayaad tahay Allaha ku xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Abiye waxa uudhoho umbuu odha.n maxaa kle oo laga zugi🤔🤔🤔
❤❤❤❤❤❤❤
Hanoo sheegi etoobiya
Ithooha iyadaaba argagixiso ah
😭😭😭😭🇸🇴💔alle bas heshiiin karo
Xabashida waa doqomo damac weyn.
Sayid maxamed wuxuu markuu arkay raxanweyn afka ay kuhadlaan: ama af muslin ku hadla ama af gaalo waa dad aan waxtar lahayn waxay yaqaaniin oo kaliya tuugsi
Caqli xumaa Ethiopia
Saciid Dani yaa aamini karo cadowga Ethiopia ayuuba taageeray. Yaab
Walee Somali suyaasad maleh
Halaga baxo arimaha xasaasiga oo Cadawga gaalada ee Ethiopia 🇪🇹 meel halooga soo wado jeesto
Walee kuwaas waa ka adag nahay hadaan israacno balse hadii lakala jabo waynu jabaynaa
Dowlad jilicsan weeye itopia inay tirahda Maha waxay inaga aamunsantahaye wa inay Ina gumaysato oo iyaga wax laynaga waydiiyo
Iyaga hubkooda faano iyo mini gacanta ugala.
Inaad saylac qaadataad rabtay
Itoobiya waxey rabtay inay sidi ay iskaga maamulan jirtay dalka iyo dad Somaliyeed ay isaga sii maamulato, taasna wakhtigeedi waa dhamaaday.
Asc itoobiya dadkalayidhaaho waakuwadagaalamaaya eewaxa and qaylinaaya waaqoti dhulboob ah somaali oodhan dhulkeeda inayqaadatodoonaysa
Runtaa waaye, Somalia somali baa iska leh cid wax laga waydiinayo malaha difaaca dalka.
Wasiirka arrimaha dibadda Ethiopia foolxumaa weer calaan ayuu u egyahay
Libaax baa iqabsaday
Mana Dhuusin waa Been 😂😂😂😂😂
Itobiyo wararkeda hala
Dhuuxo
Itoopiya ayada hubka UGA yimid Imaaraadka oo Jabuuti ka dagay tareenkana loogu daabulay may wasaaradda arimaha dibaddu ka hadasho
Waa habiin taariikhdiisa wataa.
25.09.2024.
Soomaaliya. Hubkaas waaa kiii. Ay. Ku. Guuleesan laheyd.
Ama ay. Ku. Baabi.i laheyd.
...
Asc.
Maxaa kaagalay
Hubka iyo ciidamada dowladaha deriska ee Geeska Afrika oo la isku dheeli tiro ayey nabad ka dhalan karta. Ciddi damac gurracan wadata ama eed horey u gashay ayaa welwel ka qaada awood kororsiga deriska.
Isma oga miyaa la oran jiray? Agoon iyo ninkii aabihii dilay?
Odagaan indhahbaqatigaaleh xaarka hasika duwo
Itoopiya way isku xaartay
War heedhe dadkaan hadda dowladda Soomaaliya ka ah waa wax aan dowladnimo iyo diplomaasiyad waxba ka aqoon dadkana iska celinkarin....waxay aaminsanyihiin shisheeye inaan laga maarmi karin
Dani lama amiinikaro marnaba sababtuna wa nin Ethiopia xaririidhoow la leh wuxuuna kamid yahay jajusenta Ethiopianka uu shaqeya
Hamidawdo somaali
Dani waa kusaxsanyahay in kasoo horjeesto qolooyonka soomaalida kalageeynaayo Laakin adigaa marka hore dib isku eeg
War xasuuqii malahalmamay
Dadku ilowsha dhawaa ethopian oo xasuuq geeysatay oo cidka hadleeyso malaha soryy
Meel fakaara ah lagu wada hadlo ku lahaa Doqonkan Caloosha iyo Sanka weyne oo muuq Somaliyeed laheyn. Maxaa lagala hadlaayaa?? Ma kursigi uu Farmaajo Ka tuurey ee haddana waayey ayuu rabaa in lagu wareejo??? Itoobiya soo kaxeyso sida adeerka Cabdillahi Yussuf oo Xamar xoog ku qabsato.
Tuushle
Dani waa fidno. Dani waa daaley Diyaanana waa kacabsanaa, hub badana Xamar ayuu kasoo degey waa ku qasbanyahay inuu qoorta dhiibto.
waxaa ayaan daro ah indadkas ayaka talinta dadka lagasuga kana waasiyasi siidow 2 kkkkkkk
Odeygaan indhaha bakhtiga ah leh .midka aad idinka keenteen dds iyo kan aad gudaha somalia geeyseen ma baradhaa .hasha iyadaa geela cuneeysa iyadaana cabaadeeyso .somalia aan qabsaneeynaa wa idinkii lahaaye maxaad u cabaadeeysaan.
Huubaka faano qaata uu sheeka
Itoobia waa fulay waayo waxay kawadaa maxay hub uheleen aan keyga kulaayee hadhacdo injirley
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂cagtii jogsanwedaa marbay ceeb lakulantaa carab kaan lalabini marbuu calafkiseegaa dibirawen lagudareen sidii 🐮dibi 🐮 dibi kawen
keep your month, do not say anything about somalian army
Oo ninyohow soomaaliya wasaaraddeeda arimaha dibadda maxaa ka khaldan ??
Wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya may ka hadasho hubka Itoopiya itoopiya UGA yimid dalka Imaaraatka carabta.....UAE Ethiopia waxay ka dajisay hub aad u badan oo ka dagay dakadda dalka Jabuuti....afgaroocnimada wasaaraddaan arimaha dibadda maxay tahay1
Danilo ogaadeen ayaad ka maseesan tahay oo laga dhigay teesalwasaare oo adigu dooneysay
Jeega weyne deniyow gobolka aad xukunto dadkiisii madfac ayaad ku baabi,say marka adiga yaa kaa liita ood wax u sheegaysaa