Xogihii udanbeeyey Dagaaladii Bariga Arimo kasoo kordhay iyo garaad jamac

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 33

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 7 годин тому +5

    Guul soomaalilaan guul ciidamada kala duwan cadawgeena ilaahay hajebiyo aaamiiin

  • @abdirahmanceerigabo
    @abdirahmanceerigabo 48 хвилин тому

    mujaahid caqaayad adeero beryahan wad nagala ragten wararkii dee guul somaaliland ❤️ so badiya wararka

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 7 годин тому +2

    Well done mujaahid ( difaacayaasha qaranka)

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax 7 годин тому +2

    Good.somaaliland.guul

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 6 годин тому +2

    Somaliland Guul.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 46 хвилин тому

    Cagjar Halaweydiiyo

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 47 хвилин тому

    Waa Arin Lasoo Abaabuley

  • @calijama6048
    @calijama6048 Годину тому

    Warkaa hajiro

  • @HilaaHilaac
    @HilaaHilaac 6 годин тому

    HUWANTII AYUU SIDAAYEY IDINKA VOTE KA SIIYEY EE KA GURTA. 😂😂😂

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 6 годин тому +1

    Daarood wanaag ma rabo . Wuxu rabo in uu xoog ku qabsado Ceerigaabo.
    Isaaq waa doqmo. Ha dii daayaan kuwii huwanta ahaa

  • @abdihiis5017
    @abdihiis5017 7 годин тому

    Maaha meesha shirku kasocda dhaga
    Xbuur ee waa xarshin,iyo laanqayrta Arabka.

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 7 годин тому

    Labada huwan ee midina tegey midna ku hadhay ceerigaabo dowladu haday wax ka qaban weydo ciidamadu ha ku gaylamaan iyo shacabkuba

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 7 годин тому

    Xukuumada somaliland ha ku biirto somaliya anaga mara yey daarood dhabarka noogu sidin mara yey odhan somaliyaan ka cararaye somalida kale ma jirto wax looga fogaado waayo dhibna naguma hayaan noomana dhowa kuwii kugu xumaa waa kuwa inala dega maskaxda ka shaqaysiiya reer somalilandow

  • @osmanhassan5344
    @osmanhassan5344 3 години тому

    Waar tuugtii ayuu ku soo daynayaa shacabka somaliland cadow 😅😅😅😅

  • @AhmedKahin-j7r
    @AhmedKahin-j7r 6 годин тому

    Inaga daaya waan waanta reerkani ma rabo nabad waa dagaal u joog waabay ku faanaan dagaal mooyee wax kale ma naqaano

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 години тому

    OO maxaa inaga Galay ama ha xidhan Ama ha daayaan inaga loo kala dagaalamayay maanu Ahayn

  • @raafxero527
    @raafxero527 6 годин тому

    Miyey ku jiraan Maxaabiista dagaalku?

  • @abdiqanitriple914
    @abdiqanitriple914 5 годин тому

    ninweyn oo kan ka been badan waligey maan arag youtube lacag sidaan laguma helo

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 години тому

    idoor Sal fududaa wuxuu Sugayo muu dhoowro Suldaan Cawdaruus Calooshiisa yaa og.Adeer Saraakiisha ka xidhan ee dagaalka lagu qabtay inay SIFUDUD loogu soo daayo Ayay rabaan Iyada oo kuwaagii Ay haystaan

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 6 годин тому

    Huwanta yaan la sii dayn

    • @HilaaHilaac
      @HilaaHilaac 6 годин тому

      WAA SIDAA WALIBA BILAA SHURUUD.

    • @abdiqanitriple914
      @abdiqanitriple914 5 годин тому

      faysal abdi bootaan iyo kuwo la mid ah ayaa xabsi liinta ku cabaya ee adiga yaa dagaal ku qabatey

    • @abdiqanitriple914
      @abdiqanitriple914 5 годин тому

      kuwaa iska heeso lama rabo

    • @abdiqanitriple914
      @abdiqanitriple914 5 годин тому

      waa la dilaa week soo socdo

  • @nasiim9635
    @nasiim9635 5 годин тому

    Waar nimanka camera da ka daaya ilayn hadhow waa la beegsane' mida kale xaqa maxabuuska yaan meel lagaga dhicin

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 5 годин тому

      Kuwii iyagoo nool la birbiraynayey ee ilkaha laga gurayeyba maxaabiis bay ahaayeen huwan weli waxay sameeyeen iyo wax u dhow toona laguma samayn

    • @nasiim9635
      @nasiim9635 5 годин тому

      @halimadirie5301 kuwani Huwan maaha wall waa niman laguso qabtay tuugo

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 4 години тому

      @nasiim9635 kuwii buqdharkayn cagafta iyo dabka isugu daray wax qabtay maynu arag

  • @yusufadaweh841
    @yusufadaweh841 5 годин тому

    Waaryaada nimankaa yaanan magaalada lagu soo celin oonan nabed aayna ku jirin naxabiistii goojade ku qabsadeen gaadmada aheyd aayna ooda ka soo qaadin hal guri ayaanan dib loo celen nabadna lala galin

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 7 годин тому

    masakiin ma waxas odhan baa u xidhana denbiyo fudud wa guul inuu siidayo cerigbaona waxan maqlay dad lagu eedeeyay biliqo in laxidhay kuwaasna hala soodayokuwa leh sarkaalkii dagalk sanaag lagu qabay ba lasoodaynaya uma maaleeyo inay jirto si loo sii dayana majirto

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 7 годин тому

    Kow oo adigu ma qaraabo ayaad ahaydeen kalafooto waa maxay sida aad ugu doodaysaa ninkaasi shaydaan ayuu ahaa kuwa ugu xun ee ku faani jiray inuu gacantiisa ku laayey dad isaaq ah mise adba double agency ayaad ku jirtaa sheekhow waa maxay amaanta aad kula dul kaftay cadowgii somaliland yaab adaaba qoonsi leh