Arliyo Maanta - Sumal Xadkii Siyaasada ( Siyaasada La Xaday ee Geeska Afrika

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Arliyo Maanta - Sumal Xadkii Siyaasada
    Dabayaaqadi 1880gii ayaa Afrika loo tashaday. Wadamadii markaa ugu tunka weynaa ee reer Yurub siiba kuwooda ugu cadcadaa wakhtigaa ayaa goaansaday inay qaybsadaan qaarada afrika dad, duunyo iyo qayraadba (1884 Berlin).
    Martida Barnaamijka
    Prof Xasan Faarax Warfaa,
    Presented ayrotv.........
    Ku celin codsi dadweyne..........

КОМЕНТАРІ • 20

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 2 роки тому +1

    Thanks Professor camir warfaa

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 2 роки тому +1

    Good program

  • @queenarawelo6210
    @queenarawelo6210 2 роки тому

    somali waligood ba la isku bahdili jirey... shukran wallal.

  • @saidaali412
    @saidaali412 2 роки тому

    Very interesting topic

  • @xaashitv7119
    @xaashitv7119 2 роки тому

    Boyti wanaagsan baadka hadasheen adiga iyo pro barnaamijyada nuuucan ookale soobadiya ilmaadee mahadsanid markale

  • @saidaali412
    @saidaali412 2 роки тому

    Waa mahadsan tihiin aad ayaan ula socdaa

  • @rajowayn5407
    @rajowayn5407 2 роки тому

    Salan from Abdishakour

  • @charmarkedjamaboulale-nz8hl

    Magacu awdal mahaa magaca saxdi wa sandalaadi adal wa magaci saxda aha (adal) the capital of the sultanas of adal was zeyla ) wa allah uu haclam

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 роки тому +2

    banbaasaiyo
    boqol magaalo
    bariisku halkuu
    ka beermo bedeen
    waa laga boqraaye
    kac oo adna baad u
    doono!!
    waa hees caruureed
    u marqaati furaysa
    taarikhda aad ka sheekaynaysaan

  • @Adler308
    @Adler308 2 роки тому

    ✍️

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 2 роки тому +1

    Dadkii Taarikh da lahaa wa la qariyey
    Gumeestaha ayaa qorey tariikh been abuura

  • @abdikadirabdi7427
    @abdikadirabdi7427 2 роки тому

    WE SHOULD MAKE ZEIILAC THE CAPITAL OF AWDAL STATE.

    • @ciisemadoobe3549
      @ciisemadoobe3549 2 роки тому

      Sheekooy ku nacay 🤣🤣🤣 alla beerka 🤣🤣🤣 ogaaskaaga ayaa la xabadeeyay oo boorame imankariwaayay waanad ka hadliwaydeen markaasaad zaylac ka hadlaysaa lahaystoow horta calaacalka ka xorooba reer ooyaayoow 🤣🤣🤣

  • @ahmedopone4080
    @ahmedopone4080 2 роки тому

    Waa arrin wanaagsan balse qof ninkan wuxuu sheegay dul mara ayaa loo baahan yahay waayo sources-kiisa waa reer galbeed iyo kiniisadda Abyssinia. Dhinaca ey taariikhda u rabeen in loo dhigo ayuu u sharraxay.

  • @saidaali412
    @saidaali412 2 роки тому

    Asc dadka shawa deganaa yey ahaayeen maantana yey yihiin

    • @ahmedopone4080
      @ahmedopone4080 2 роки тому

      Badankooda seyf ayaa lagu gaaleeyay. Waxaad baartaa Shewa Sultanate.

  • @warsobouh5799
    @warsobouh5799 2 роки тому

    This guy promotion gadabuur tribs you talking about nonsense

  • @ahmedopone4080
    @ahmedopone4080 2 роки тому

    Waxey jirtay midowga Seylac (Zeila confederacy) oo ka koobnaa 7 Sultaano Muslim ah. Waxaa ka mid ahaa Hadiya iyo Shawa. Axmed Gurey dagaalka goortuu qaadayo waa markii ey soo gaartay war ah in Hadiya la weeraray dadkiisana la wada xasuuqay. Xittaa xaaska boqorka. Axmed intuu xanaaqay ayuu Jihad Geeska huriyey kacshay kuna dhowaaday ciribtirka Solomonta.

  • @abdourazackwaberi2431
    @abdourazackwaberi2431 2 роки тому

    War dadka beenta ka daaya ilahey ka baqa