ALFANAAN Maxamed Shariif nuur iyo Ruqiya Cali Guutaale Heestii Daawee Nafteyda

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • LAXANKA: Maxamed shariif nuur sharfaan
    CODADKA: Rqiyo Cali guud-taale iyo Mulaxanka wayn Maxamed Shariif Nuur "Sharfaan"

КОМЕНТАРІ • 26

  • @ahmedsaggaf6530
    @ahmedsaggaf6530 Рік тому +2

    WAA INAAD ISKA SAXDAAN QALADKA FANAANKA HEESTAAN QAADAY MAGACIISA WAA MAXAMED SHARIIF NUUR OO LA II SHEEGAY INUU KU GEERIYODAY AFGOOYE ALLAHA U NAXARIISTO ABWAANKA EREYADA SAMEEYEY ABWAN (KAA DHEER)

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 Місяць тому

    The kind of songs that give you pure nostalgia

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 9 місяців тому

    Ilahay cimriga ha u daayo waa erayadii Abwaan mohamuud abdirahman kaa dheeri

  • @zakaria-9346
    @zakaria-9346 7 років тому +6

    Caadi matihid Maxamed Shariif Nuur Viva Kooxda Horseed Muusikiiste, Mulaxamiiste, Heesaa!!!!!

    • @hassanabdulahi2593
      @hassanabdulahi2593 2 роки тому

      Alle ha u naxariisto maantuu Afgooye ku geeriyooday fannaanku.

  • @cawilshidane5852
    @cawilshidane5852 6 років тому +4

    Masha alh ereyadii maxamed nuur shareco codkii maxamed shariif iyo ruquyo cali guutqale

    • @ahmedsaggaf6530
      @ahmedsaggaf6530 Рік тому +1

      CAWIL SHIDANE ERAYADA WAA ABWAAN MAHMUD C/RAHMAAN (KAADHEERI) OO HADA KU NOOL NEYROBI WAA RUNTAA RUQIYO IYO MAXAMED SHARIIF OO AHAA MUSICISTAHII KOXDA HORSEED WAXUU LA DHASHAY C/LAAHI SHARIIF BASTOW IYO AHMED SHARIIF KILLER WAAD KU MAHADSANTAHAY

  • @hajiomarabubakar5260
    @hajiomarabubakar5260 5 років тому +2

    Waa hees aad u macaan Maamo Ruqiyo iyo qofka laqaaday Allah idin dhowro

  • @daljirkadaahsoon3478
    @daljirkadaahsoon3478 4 роки тому +3

    Galabta waxaan magaalada muqdisho isla fadhinaa maxamad shariif fanaanka hees kaan qaaday

    • @daljirkadaahsoon3478
      @daljirkadaahsoon3478 3 роки тому +2

      Wabdi baadil inuu markale laqaaday waa dhici kartaa lkn hada maxamad shariif ayaa laqaadaya

    • @yasinshuceyb397
      @yasinshuceyb397 3 роки тому

      @@daljirkadaahsoon3478 MAMADA WATANA WEY ILA JOGTA CODKA MAXAMED SHARIIF IYO MAMA RUQIYA CALI GUTALE ✓✓

    • @yasinshuceyb397
      @yasinshuceyb397 3 роки тому

      @@daljirkadaahsoon3478 KABTAN CIMAMADA WAN KUGU TURAY
      RECIPECT GALABTANA MAMADA AYA KU SALAMEYSA
      ADIGA IGA SAXAN %100✓

    • @yasinshuceyb397
      @yasinshuceyb397 3 роки тому

      Keep going brother ❤️👋

  • @CamelBoyPro
    @CamelBoyPro 10 днів тому

    Heestaan waxaa qaaday fanaaniin badan laakiin orig keeda waxaa lahaa cabdi badil iyo ruqiyo guudaatel .. hada codkana waa origin kii cabdi badil iyo ruqiyo

  • @mursalissack1595
    @mursalissack1595 2 роки тому

    Mohamed shariff 13/6/22 caawa ayuu ku geeriyooday afgooYe alah ha u naxaristo

    • @Caato49
      @Caato49 2 роки тому

      Maxamed shariif nuur istiila maa geeryoodayna

    • @ahmedsaggaf6530
      @ahmedsaggaf6530 Рік тому

      Mirsal issack allah u naxariisto Maxamed shariif nuur runtii Musiciste farta ka xiran ayuu ahaa allow kuu naxariisto eheladii uu ka tagay a samir iyo imaan allah ka siyo

  • @balaalabashiir7369
    @balaalabashiir7369 4 роки тому

    Erayadiii abwaan kaadheeri

  • @jacfaraxmed6682
    @jacfaraxmed6682 3 роки тому +1

    Heeskan imbadan baan daydayay
    Waxa ereyada iska leh abwaan kaadheeri
    Runtii heeskan erayada ku jira inaba caadi maaha

  • @padriugaas3313
    @padriugaas3313 Рік тому

    Al laakh waa erayadii mohamud Abdirahman kaadheeri abwaan kaa dheeri daawee nafteeydoo Daadihi qalbigoo dumar kaaga hadhay dadna kugu jeclahay maxey ooga reebeen

  • @saadom5664
    @saadom5664 6 років тому +2

    🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷👍

  • @faaraxcabdulaahi3796
    @faaraxcabdulaahi3796 4 роки тому +3

    dadka been hakadhaadhicin heestaan waxaa qaaday cabdi baadil ibraahim iyo ruqiyo cali guutaale

    • @ahmedsaggaf6530
      @ahmedsaggaf6530 Рік тому

      Faarax cabdulaahi adeer fanka iyo suugaanta umadda somaliyeed ayaa leh heeskaana waxaa qaaday ruqiyo Cali guutaale iyo Maxamed shariif nuur OO ahaa musikistihii horseed eraydii abwaan (kaadheeri) adeer weli waan noolnahy cabdi baadilna Waa fanaan waaberi ka tirsanaa illahey denbigeena ha dhaafto aamiin

  • @Rageedii
    @Rageedii 5 років тому +3

    Heestaan oo qoran waxaad kaheleysaan channelkeyga
    ua-cam.com/video/nDNMszECxto/v-deo.html