firi college ka timaha dhereya cajib waye 😱 apply this collagen hair treatment amazing

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 77

  • @halimamuhumed6548
    @halimamuhumed6548 2 місяці тому +2

    Asc abayo wankusalamay salan kadib Mahadsanid ayn kuleyahay wayo wax badan ayn kafaidee runti wax weyn aya uu qalanta role model ayatahay walashey ❤jazakaAllah.

  • @UmuCaziiza-d7r
    @UmuCaziiza-d7r 2 місяці тому +3

    Masha allaah fatxiyo caqligaaga saliimka ah allaha kuu barakeeyo ❤❤❤

  • @SahraDahir-v6j
    @SahraDahir-v6j Місяць тому

    Asalmucaleykum huuno mahadsenid ❤❤❤

  • @maryanhusein7357
    @maryanhusein7357 2 місяці тому

    Masha Allah walalshey wan kafaidnay kheyr alalha kusiyo❤❤❤❤❤

  • @Jananjanan-g9w
    @Jananjanan-g9w 2 місяці тому

    MashaAllah MashaAllah mahadsanid abaaayo ❤❤❤❤

  • @aaraabdi5241
    @aaraabdi5241 2 місяці тому +2

    May Allah bless yu dear

  • @SamsamGaas
    @SamsamGaas 2 місяці тому

    Masha allah mahad sanid wllo talaagad la aan maaldhigi karaa

  • @FahimoAhmedAli
    @FahimoAhmedAli 2 місяці тому +1

    Manshaa allaah ❤❤

  • @Maryama-idil
    @Maryama-idil 2 місяці тому

    Masha'Allah, shukran abayo.

  • @Umucamara
    @Umucamara 2 місяці тому

    Kareenka wajiga firiij muu ubaahan yahy iiso jwab kheyr Allah ku siiyeee

  • @HawaYusuf-p1q
    @HawaYusuf-p1q 2 місяці тому

    Asc abaayo illahay hakuu barakayo abaayo dhuuxa Galla qofkii Hamilton maku badan karaa subag Ari cad

  • @sureyaomar3849
    @sureyaomar3849 2 місяці тому

    Masha Allah shukran xabibty

  • @FatumaAhmed-r4f
    @FatumaAhmed-r4f 2 місяці тому

    Abayo kerimka wujiga frig magilina plz

  • @HamidaMahammed-r1y
    @HamidaMahammed-r1y 2 місяці тому

    Mashaallh abyo ❤

  • @HamdaAhmed-xd6in
    @HamdaAhmed-xd6in 2 місяці тому

    Wll mechine gacantan waan ubaahanaye isoi jwaab wll wacneyyy

  • @NasraAbey
    @NasraAbey 2 місяці тому

    Garrisa Malaga heli Salida abayo

  • @AdoontiiAlle-k4q
    @AdoontiiAlle-k4q 2 місяці тому

    Salidaada halkeen ka helaa qli hargysaan joogaaye

  • @MalyuunMohamoud
    @MalyuunMohamoud 2 місяці тому

    Warangada kaliged malamarsa karàa abayo

  • @ArafoAidid
    @ArafoAidid 2 місяці тому

    Waranga wa maxa hn réer djibouti maa fahmaya noo micney pls

    • @HabonKadra
      @HabonKadra 2 місяці тому

      Waxay ka wada maïzena huno ana reer jabutiya😊

  • @hoodohussien7386
    @hoodohussien7386 2 місяці тому

    Walaal warango maxaa la yidhaah

  • @muniirohuseenmohamed
    @muniirohuseenmohamed 2 місяці тому

    Xamar ayan jooga salidaada xageen ka helaa abayo

  • @hindaabdiomer
    @hindaabdiomer 2 місяці тому

    Wajigayga oil waaye ma marsankaraa

  • @HamdaAhmed-xd6in
    @HamdaAhmed-xd6in 2 місяці тому

    Wll mcn saliidan ubaahanahy hargeisa waan joogaa ee wlll please isoo jwaav

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  2 місяці тому

      Wan udhiwa ilasoxirir+254790610603

  • @AMAALXASAN-u6q
    @AMAALXASAN-u6q 2 місяці тому

    Xabibti aniga waaxan la liitaa agool iyo aflaaqo iyo qalayl jajab aan dhamaad lahayn afkaadhadana hadaan marsado way igala qabsadaan markaan kadaayo bay daadanayaan

  • @ayanabdullahi1274
    @ayanabdullahi1274 2 місяці тому

    Macalimadeydhaay wn kusalaame❤

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 2 місяці тому

    Masha Allaah❤

  • @sruqiawtiiy
    @sruqiawtiiy 2 місяці тому

    Asc waad mahad san tahay waxaan rabay dhuuxa waxaan jooga uk

  • @safiachideh
    @safiachideh 2 місяці тому +2

    Nuuxa geelka maxan ku badalan kara abayo iso jawab

  • @khadijakassim5319
    @khadijakassim5319 2 місяці тому

    Mashallahi great

  • @SaynabMaxamuud-m2b
    @SaynabMaxamuud-m2b 2 місяці тому

    Farxiya xbbti dhuux geel mahaysto maxan ku bedelaa

  • @Maryama-idil
    @Maryama-idil 2 місяці тому

    Alaabta wajiga ma halaabayso miya abayo
    Oil face baan ahah ma isticmaali karaa

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 2 місяці тому

    Masha allah Masha allah

  • @Gaza9000
    @Gaza9000 2 місяці тому

    Masha Allah abayo warango English maxaa lagu dhahaa

  • @FaadumoCumar-m9g
    @FaadumoCumar-m9g 2 місяці тому

    Asc farxiyo abyo seetahy timaha kalarka marsan mala marin karaa

  • @FatumaAhmed-r4f
    @FatumaAhmed-r4f 2 місяці тому

    Abayo machinta iyo salida ubahani

  • @bilanabdi8976
    @bilanabdi8976 2 місяці тому

    Wll jabuuti ayan joga duxa geela halke laga hela jabuuti majiro pls

  • @nimcoabshir2267
    @nimcoabshir2267 2 місяці тому +1

    Warangadu ma dhowr nooc baa wll mid xalwada iyo ta wajiga kala mid miyaa

  • @FaadumoCumar-m9g
    @FaadumoCumar-m9g 2 місяці тому

    Asc farxiyo seetahy abyo waxaan kuweydiinaa timahaa kalarka marsan mala marin karaa

  • @muniirohuseenmohamed
    @muniirohuseenmohamed 2 місяці тому

    Afakado maxaan ku badalan karaa

  • @AMAALXASAN-u6q
    @AMAALXASAN-u6q 2 місяці тому

    Saliida waa meeqa abaayo

  • @RukiyaLadan
    @RukiyaLadan 2 місяці тому

    Waxan raba salida f k siden ku hili kara wll mcn South Africa aya joga

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  2 місяці тому

      Wan kusodhiwikara+254790610603

  • @Fadumaqueen2021
    @Fadumaqueen2021 2 місяці тому

    Madaxeyga wuu ban bana yhay timaheyga qafifi said ah maxa mariya abyo😢

  • @FarduusMaxamoud
    @FarduusMaxamoud 2 місяці тому

    ماشاء الله تبارك

  • @IkraanAbdi2025
    @IkraanAbdi2025 2 місяці тому

    Saliida afkey intee laha helaah

  • @caaliyamuuse8294
    @caaliyamuuse8294 2 місяці тому

    Dhiuxa geela Halke ka helaa

  • @LayloCabdixirsi-sb1qm
    @LayloCabdixirsi-sb1qm 2 місяці тому

    Farxiyo kilkilaha shiira maxaa lagu sameeyaa

  • @Fadumoabdullahi-f6j
    @Fadumoabdullahi-f6j 2 місяці тому

    ❤❤❤❤🥰

  • @Maryama-idil
    @Maryama-idil 2 місяці тому

    Waxaan Amaa cunaa heee 😂😂

  • @maslah345
    @maslah345 2 місяці тому

    Wcs wr wbr

  • @JamiiloXusen
    @JamiiloXusen 2 місяці тому

    Wa ku salamey my Queen tinta wey iga germe farxiyo maxa sameyaa

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  2 місяці тому

      Wan kaqaday qali ❤❤🥰 tijawi ad ayay kuanfici Insha Allah

  • @DeeqaAbdiosman-ib7de
    @DeeqaAbdiosman-ib7de 2 місяці тому

    asc faxiya maska wajiga talagada malagalinaaaaa❤

  • @ilhaanxaaji1760
    @ilhaanxaaji1760 2 місяці тому

    Farxiyo cunug hal sano jirto ma umarin karaa timaha

  • @LayloCabdixirsi-sb1qm
    @LayloCabdixirsi-sb1qm 2 місяці тому

    Saliida fk lambar soomaliya iisheg oon kahelikaro

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  2 місяці тому

      Wey tala ilasoxirir+254790610603

  • @MalyuunMaxamed-c7p
    @MalyuunMaxamed-c7p Місяць тому

    Afkadho.maleh.seeyelna

  • @Hagagsan
    @Hagagsan 2 місяці тому

    Asc abaayo please number kaaga ayaan rawaa halken kahelaa

  • @FahimoAhmedAli
    @FahimoAhmedAli 2 місяці тому

    Manshaa allaah ❤

  • @AwoDheeman-d7m
    @AwoDheeman-d7m Місяць тому

    Warango wa maxy wll

  • @FaadumoCumar-m9g
    @FaadumoCumar-m9g 2 місяці тому

    Asc farxiyo abyo seetahy timaha kalarka marsan mala marin karaa