"Jabuuti Halkgankeedii umaddani qayb ayay ka ahayd"Guddoomiye Maxamuud Xaashi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 чер 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 124

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 3 дні тому +10

    Xamarna maxaynu kula noolaanaaa Xaashow

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 3 дні тому +13

    INA XAASHI ADIGII BAA HUWEN ATA KA MID AH
    EE SOO RAAC
    GUUL SOMALILAND

  • @nuralanur490
    @nuralanur490 3 дні тому +12

    😂😂😂 what’s wrong with this man???? Our government is trying to work with everyone,but our neighbors are jealous of us,, they don’t want us to get independence is to be free!!!

    • @mohammedhassanademadem
      @mohammedhassanademadem 3 дні тому +1

      That Irony is that this us, who established and built Somaalinimo as concept and as concrete real substantial entity .... And that's the thanks they give to us.

    • @Mohammedabdi1127
      @Mohammedabdi1127 3 дні тому +1

      Nuralnur490
      What country you belong to begin with?
      In Xbritish Somaliland waxa is dhul le'eg Boqortooyada Warsangali, Garaadada Dhulbahante iyo Isaaq oo dhan.
      Gumeys to Ceelayo waa 614.4km through Adhi Cadeeye Road

  • @AxmadMuuse-lr2dd
    @AxmadMuuse-lr2dd 3 дні тому +7

    Xiqdi iyo xasad uu u qabo xukuumada ayaa kaqariyay dagaalka qaawan ee geele somaliland ku sooqaaday

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 3 дні тому +6

    Cabaadka iska daa Rag ayaa inoosoo badheedhaye, Ciidamada taageero haloo muujiyo iyo dhaqaale. Guul Somaliland guul Ciidanka Qaranka Guul Calanka TOWXIIDKA GUUL Nabada Somaliland

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 3 дні тому +6

    Ina xaash waa kii ina khaliif u codeyey in ka ka danbeyey dagaalka lascanood, hawad somaliland, dubai airline, Arabia airline, somali ka soo sexeexay ,meeday lacagtii cigaal airport, dhamkii xubo weyne ,indho adag ,ma waxa uu doontay inuu madaxweyne inoo noqdo isagoo somaliland dhibatad ina gadhsiyey ,uma khalated inad wadankan maamuush ,rag wanaagsan oo dacad ah ay Dalkan joog ,allahayow naga qabo ninkan cadowga somaliland u shaqeeya ,allow somaliland dhibta ay nala doonay nag qabo oo barwaqee dadkaga iyo dalkaga ❤

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 3 дні тому +6

    Agtaada soomaaliland looga soo dhacay

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 3 дні тому +5

    Ilahay uu ku maqlayaaaaaa siyaasadu ma leh seedi ma taqaan goormaad run sheegi subxaan allaa sawiga arkaaya in uu soo xanbaaray cadwgii dabada meeraayey ma iskala doox looma baahna difaaca dalka loo baahanyahay laaluush ma jiro iyo baad beeen noooo

  • @user-bj5px8sm3j
    @user-bj5px8sm3j 3 дні тому +1

    Masha Allah Allahayow isku so dhawe humada

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p 3 дні тому +4

    Tuuuuuuuuug Ina xashi baroranaye 😢😢😢😢😢😢

  • @user-fd3io4qr5j
    @user-fd3io4qr5j 3 дні тому +1

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Ka daa oo kadaa jabuuti dad badan ayaa loo tirinayaa markaa waxaan ku odhan lahaa darka ha jiidhin
    Waa Khayran katiiran

  • @user-iy8jx2ci1c
    @user-iy8jx2ci1c 3 дні тому +2

    INA XASHOW MAXAA KEENAY CADHADA CADHADANI SE BARYO MALEDAHAY????

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 3 дні тому +3

    Xaashi Wlhy Ciro iyo Xirsi Ina-Xaashi waa dhaama xaga lexejeclada wadanka waayo moeqifkiisa ayuuba cadaynaya.

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 3 дні тому +3

    kani goormuu dhashay waa yaabe?

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 3 дні тому +6

    Jabouti waa cadowga kowaad ee somaliland

    • @neimadjama7125
      @neimadjama7125 3 дні тому +1

      FROM DJIBOUTI HORTA BAL I SHEG SOMALILAND CUNTA MIYA 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh День тому

      CADAWGA DIBADDA WAXAA KA XUN CADAWGA GUDAHA EE AY HORBOODAAN XIRSI-GAAB, MAHMOUD XAASHI, CIRRO, KHADAR-XIIRANE, IYO….KUWO LA NOOCA!!!!!!!

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 3 дні тому +5

    TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG

  • @MrAbushiiri
    @MrAbushiiri 3 дні тому +4

    Lax lax dhashay niicda la aamus doqonyahow

  • @abumohameddualeh2219
    @abumohameddualeh2219 3 дні тому +3

    BEENAALE
    WAA MAXAY AFLAGAADADA KA TIMI XAGGA SOMALILAND?
    MUCAARADKU CADAW KASTA OO SL LEEDAHAY WUU SOO RAACAYA

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 3 дні тому +3

    Xunbo Weyne Ismaciil Cumar Geele Waa Cadowga Somaliland Adna waa lagu ogyahay inaad huwanta gudaha ka mid tahay

  • @maxamuudaxmed7616
    @maxamuudaxmed7616 3 дні тому +1

    Khasaare

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 3 дні тому +3

    Adeer ha run ahaato waxad haday kuneceen miyad isku khasbi dee ilahay ha u gargaro soomaliland cadawga ha jabiyo

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 3 дні тому +3

    Waar.iscadeysay.huwanta gudaha dalkan Baryo iyo hamrasho.laguma xoreyn Ina xaashow

  • @user-rv9ix9zv7i
    @user-rv9ix9zv7i 3 дні тому +2

    Afku xaarale cadagiisa sadiiqiisa kalagaran waayaye

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 3 дні тому +1

    TOLOW COMMENTS KA MA AKHRIYAY INA XAASHI😮😮😮😮

  • @amalos3435
    @amalos3435 3 дні тому +2

    Xaged jogtay jabuuti
    Dadka ku qaxay way soragi jiren dhalinyarada Isaaq waa xalgu gawrici jiray Inaxashi waxan kushegaya anku galbed baanu dagna aad bay dadka u dhibi jitay
    Waxaba lgu waydin mayo ninki hawada somaliland qadad weeyn iyo yamyamta siiyay

  • @dheemankacade7805
    @dheemankacade7805 3 дні тому +2

    Nio runta sheeg ineygardaranyiin isheeg wllnimo haduugaranwayay anagaranmayee

  • @user-kp5ip4xt4p
    @user-kp5ip4xt4p 3 дні тому +3

    Tuug khayin ah wee ina xaashi cadawga dalka ayuutagera

  • @BA-qc8ko
    @BA-qc8ko 3 дні тому +1

    Hadalka san wa dawo. Walaalka oo ku saluugey wa la daweeya. Jabuti iyo Hargeysa waxan wada jir iyo wad guleysi ahayn nama deeqdo. Waxa ugu muhiimsan waa wada hadal iyo wada noolaasho.

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 3 дні тому +2

    Maxaa la kala hadhaa,sawkan cadaystey inuu jabhad soo dhaweeyey, iska hadloo ina xaashi

  • @SaidMahamed-tx4lp
    @SaidMahamed-tx4lp 3 дні тому +2

    Hadii jabuuti bilowday cadaawada ka waran

  • @maxamedabdirahman2581
    @maxamedabdirahman2581 3 дні тому +3

    Sidii ciyaalkuu u hadlayaa.

  • @yahyayoussouf3225
    @yahyayoussouf3225 3 дні тому +3

    Sheekada yareyso niyow !

  • @_faatax
    @_faatax 3 дні тому +2

    Muuse u muuqda fulay aan hadal cadowga

  • @abdallaahmed5686
    @abdallaahmed5686 3 дні тому +3

    Tuuuug😋😋😋😋

  • @ibrahimyassin9055
    @ibrahimyassin9055 3 дні тому +2

    Sediba.y ku carataa😂😂

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 3 дні тому +3

    Djibouti Waa cadow ! Waanay cadaysatay! Adana Cadow Kal kaal baan ku arkaaa Xirsi Gaabna isna Wuu cadaystay dalkan duulan baa lagu yahay!

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d 3 дні тому +1

    .❤🤍💚maxamuud xaashi waxaan leeyahay waxaad ku celcelisaa halaays xisaabiyo waarutaa ee halaays xisaabiyo ee biloow oo horta adigu qaranka xisaabi intii aad xilka haaysay hadiikale xisaabi waay danbaay saa aakhiro ❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯

  • @HussinAbdi
    @HussinAbdi 3 дні тому +2

    Kkkkkk Maxamud maxaa ka siya ilaa maalintii uu qoriga la soo baxsadey caadi ma ahee

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 3 дні тому +3

    TUUG XAASHI

  • @EbrahimWaberi-ng5iw
    @EbrahimWaberi-ng5iw 3 дні тому +2

    Mawqifkiinu mucaaradoow waa cadyahay

  • @alio6100
    @alio6100 3 дні тому +1

    Maalintii Muuse la doortey wuxuu yidhi hadaad odhanwaydaan farteyda eeday 7 sano ayey igu qaadatay inaan fahmo waar Muuse meel fog ayuu wax ka eegaa shawwuxuu ka hadlaayey siyaasiyiinta bila qadiyada ah iyo salaadiinta hugurigu qaaday balka kan eeg adeer jabuuti waybadheedhe qadiyaada difaac hadaad habranayso raga qadaydooda difaacaya sidii dacowga ha baciyin

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 3 дні тому +3

    TUUG xaashi

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 3 дні тому +1

    Ina xaashiyow dagaalka laascaano waxa uu salka ku hayay shirkii jigjiga mudo yar ka dib waxaa qaraxay dagaalkii lascaano waxaanu dabada ku hayay heshiiskii somaliland maraykanka isu fahmeen iyo dhoola tuskii berbera lagu qabaneyay jabuuti hada dhalinyartii ciise wixii gaashan qaad ahaa reer somaliland tababar ayuu uga furay jabuuti reer somaliland waxay tujun sanaayen in ay ilhaan cumar iyo ismaaciil wada socdeen garoowe aysy ka soo degtay waxay ku danbeysay jabuuti maanta wuu cadeystay ismaaciil inuu intii awoidisa ah uu ciidan feliyo hore ayuu u somali land u1996 jabhad ugu sameyay isa markii dagaalka sokey hargeisa ka socday

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 дні тому +1

    hosta kasii hadanay calaamad munafaq ahayn maxaa magacaaga edaysanayaasha kusoo daray !!!!!!!!! hadii sidaa barawaqadu tahay allah hadinku wado kolay ilaahay lama shidarikaro runtuna isma qarisso gacantaada kugu marqaatifuri umadoo ku maqlaysa iilaahayna xaakumka yahay waa loo wada joogi sidu arinku isku badalo !!!!!!!!! from saylac

  • @user-ll5te1tx6u
    @user-ll5te1tx6u 3 дні тому +1

    Hunguri ayaa halkaa kagalay tuug waar jabuuti jabhad ayay kugu soo hubaynaysaa ee xukumada garab istaag imaan laawe

  • @hamzaaideed9950
    @hamzaaideed9950 3 дні тому +1

    NINKAN QADIYADII BUU KA KAFTAMAYA 😂

  • @user-zy2mu2iw5e
    @user-zy2mu2iw5e 12 годин тому

    Itoobiya Walaalo ma nihin

  • @user-ui7ff4rq5l
    @user-ui7ff4rq5l 3 дні тому +1

    Aamu neefoow shalaybaad wuwanta ucalaacalaysay aamu xiniinyaha alla kugooye adigiyo xirsi kalabaydha 😂😂😂😂

  • @garyaqaanxasanaxmed9562
    @garyaqaanxasanaxmed9562 2 дні тому

    Hawadii qayb bay ka aheed
    Khajilaadii wey dhammaatey
    Walaalaha xunbaweyne
    Walashaii madaarka
    Aad ibarataane
    Ceelal u qod

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 3 дні тому

    Aflagaadadee?!!!

  • @musefarah8031
    @musefarah8031 3 дні тому +1

    Waaan sugu doonaaaa. Maalinta ay soomalind. Umahad celinayaan. Jabuti. Iyo besha ciise.

    • @nyumbakumi5675
      @nyumbakumi5675 3 дні тому +1

      Xaaran waaye jabuti....Soo tan citirafka ka xun

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p 3 дні тому +3

    Xirsi Iyo Ina xashi waxay la dagalamayaan somalilaan kani Ina xashi ma baror uun buu ku Jira 😢😢😢😢😢😢

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 3 дні тому

    Indheer garad ragna waa ku yar yahay dumarna kuma jiro

  • @user-rw5jg2in3m
    @user-rw5jg2in3m 2 дні тому

    Hadaal madxweyanee maxamuad xashii cabdii

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 3 дні тому +1

    Faqash orod jabuuti ku biir tuug tuug dhalay

  • @Mohammedabdi1127
    @Mohammedabdi1127 3 дні тому

    Jabouti shalay Ssc ayey kula dikeysay.
    Dulqaado
    و تلك الأيام نداولها بين الناس

  • @hajii2033
    @hajii2033 3 дні тому +3

    beenale beenta jooji

  • @shugrimohamed6943
    @shugrimohamed6943 3 дні тому +1

    1:10 waar isaaqan reer biraga tabar baad u baahan tihiin dadka galbeedka wada daga iyagaa wax isku ah habar awal samaroon iyo ciise waana dad xadaardada laga barto aad isku itraama hada markay wax kalatabayaan hoo dhexgaline iyaagaa isfahmayee sidhiga kadaaya

  • @cabdinasir8591
    @cabdinasir8591 2 дні тому

    HALA KALA ADKAADO,

  • @user-tt3ew9mb4l
    @user-tt3ew9mb4l 3 дні тому

    Waxaa ayaa dad aqli leh

  • @user-xd8zk2lc3i
    @user-xd8zk2lc3i 2 дні тому

    Huwan huwan

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 дні тому

    Dhinackasta aflagadada halajoojo

  • @faisahassan8983
    @faisahassan8983 3 дні тому +1

    Somliyana waa cadaw jabutina waa walal waa hadan kaa yeelo caqliaga siyaasiyintenu waaka is waxan garan wayay waxa somliyana cadaw kadhigay jabutina walal iyago 2dalba ay ino siman yihiin garan wayay

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh 2 дні тому

      Hday adi kula qruxbadanthy ind jaarkagoodhan cadaw kadhigato de hkuu ahadan adiguunba qoobad iskusooxidhaye😂

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 3 дні тому +1

    Beenale ,umilihii jabuuti u qaxay waa tii ay trainka etoobiya kala soo degtay ee ay cidlada kaga timid

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 3 дні тому +3

    Luqada dadka Somalia ina ku dhex beeratay ee la shaqaynaya cadawga wasaarada amnigu ha ka qabsato shaqadeeda ama Madaxweynuhu ha kala diro sidani ma soconayso Adeer socon mayso

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 3 дні тому +1

    kani waa dabaal bilaa dhiig ah nacaas

  • @seeraarbmchannel5623
    @seeraarbmchannel5623 3 дні тому +1

    Ina xaashi ma shalay baa la abuuray jabuuti xuligii snm xataa dadkii maatada ahaaye ku qaxay wlhy siyaad bare ayay u dhiibeen bal ninkaa wayn eega

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh 2 дні тому

      Qofka ma qoyska loodhiibay siyad barre ma noosheegikarta mise wxgu wa lalaaha un 😢

  • @moustaphaeilmi.7287
    @moustaphaeilmi.7287 3 дні тому

    Waxa ku caadeyna inat ciidanka lagu Tobabaro geestiir dharatii heshka kalen itobiya iyo somaliland laa

  • @BA-qc8ko
    @BA-qc8ko 3 дні тому

    Waxaan ku dari. Shacabka cisse ee somaaliland cabashu sheegta hala dhagaysto wax ha loo helo ama ha loo waaye. I dhagayso wa 50% xalka mishkilada.

  • @asadaxmed218
    @asadaxmed218 День тому

    Waxan oo cabdi ah iyo qaylo Naga daaya jbuti xata haday jabhad samayso iska celiya soo idinkii hanjabaada hayay😂😂😂

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 дні тому

    layskuma hayo lakin waxaa laysku hayaa waa mashaariic !!!!!!!! businessku walaal malaha

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 3 дні тому

    Waar maxaa la joojiyaa, ma nin cadaw kuu soo wada ayaad leedahay waa walaalkay.
    Djibouti xukuumadeedu waa cadawgeena.
    Maxamuud sidaad maanta u hadlayso sax maaha ee maxaa is bedelay.
    Waar ninkii Somaliland aaminsan ayuun baanu u codaynaynaa, nin warkiisu mugdi ku jiro yeeli mayno ee is caday sxb.

  • @saedali5705
    @saedali5705 3 дні тому

    Nin baahani gob maaha

  • @user-ik9ck2ui3g
    @user-ik9ck2ui3g День тому

    warmaxamuud.xaashiyaw.soomali.tiiaynu.iskubiirney.mooyee.sadexdiikale.midna.abaalkuu.haysaa.majirto

  • @ahmedjama1651
    @ahmedjama1651 3 дні тому

    Benaale afqadh muune

  • @khadarciidle1706
    @khadarciidle1706 3 дні тому

    Tuug tuug dhalay war malaha

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p 3 дні тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nasriina6617
    @nasriina6617 3 дні тому

    Kkkkkkkkkk mraba mayl haloocararo

  • @user-xd8zk2lc3i
    @user-xd8zk2lc3i 2 дні тому

    Maxduud xaashi waa nacas

  • @user-xd8zk2lc3i
    @user-xd8zk2lc3i 2 дні тому

    Beenaale

  • @mohammedhassanademadem
    @mohammedhassanademadem 3 дні тому +2

    British Somaliland is Back 🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 3 дні тому +1

    Noolow Maxamuud Xaashi ❤❤❤❤

  • @fardosamohamed3653
    @fardosamohamed3653 3 дні тому

    Maasha Allaah hadal ka wanaagsani waa sadaqo wax garad.👍

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 3 дні тому +1

    Isaaq waxay gaalo iyo khuwmuluud iyo axmaar ka dhigaan mooye wax kale kama sheqeeyaan . Isaaq jabuuti guumeeysigii France 🇫🇷 ayay basaasiin u ahayeen . Dorashadii 1960 jabuuti ka dhacday Maya bay ku codeeyeen halka somalidii kale Ha ku codeysay. Isaaq waligood ba been bay ku noolayeen.
    From Djibouti 🇩🇯

    • @shaahyahangeneral1096
      @shaahyahangeneral1096 3 дні тому

      Nacasyahow hadaan Isaaq ku xorayn mabaad xorowdeen, maxamuud Xarbi yuu ahaa? ma is weydiisay?
      Waxaan kuu sheegayaa nagala ma macaasho ninkii hadu wadaa hasoo socdo, anagu waa naqaan sida wax laysaga celiyo.
      Caytami mayno ee wax iska celi waa soo soconaaye, balan weeye inaad Djibouti ka xaqdaan hadaad joojin waydaan waxay ismail iyo kooxdiisu wado

    • @mahdibahdoon9742
      @mahdibahdoon9742 3 дні тому +1

      @@shaahyahangeneral1096 🤣🤣🤣 idoor been ku noole maxaad tiri maxamuud xarbi baa idoor ahaa 🤣🤣🤣 axmed gurey iyo daraawiishta iyaad sheekateen. Sida wax loo sheegto uunbad taqanan. Wiilal yar yar oo dhulbahante ah iyaa idoor oo dhan xasuuqay oo axmaaro iyo Oromo ka dhigay. Yax !!!

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh 2 дні тому

      ​@@shaahyahangeneral1096😢 inta anad wxba sheegin wxd sheegayso bl soobaro wxd thy qofkii iigula yaabka badna een arko hda kahorna qoraalad meelkale ku sheegayso wn arkay maxamuud xarbi cida uu yhy blsoo ogow anigu kuu sheegimayo sxbe dib isugu noqo soo wareyso cid aad isleedahay malaha wx'unbay kugu dhaanta

  • @ShugriMaxamed-pr1wi
    @ShugriMaxamed-pr1wi 3 дні тому

    Iidoor waa mid reer awdal ha ogaadaan miyaad waligaa aragtay siyaasiyiinta isaaq oo markaliya ka hadlaya dhulka la iibiyay way isku raacsanyihiiin

  • @RashidIsmail-qo2xh
    @RashidIsmail-qo2xh 3 дні тому

    Canfar way guulaysan, dhulka Ree Shiniile kaga maqan iska dhaafe xattaa Djibouti ayey waqti dhow xoraynayaan💯
    In shaa Allaah ❤

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh 2 дні тому

      ciise intay nolol jirtayba wuuka adka canfariyo wxii sooracaba ciilqabow caloolxumadii iyo cuqdadii ma halkasay kula marayso alle kaama caafiye cid aadwxku yeelaysanjirnbe adigunba u dhiman😢

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 дні тому

    Kkk Ismaciil Cumar intii uu SNM lahaa laascaanood weerara.
    Waxay ahayd inuu xoraysto Awdal kuwaasaa u baahan xornimo

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 2 дні тому

    Muuse iyo ismaaciil waa labadii xaqdara ku heshiisay xaqay isku dilaan dagalkodu waa nimco 😂😂

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 3 дні тому

    Waar Kulmiye oo arka in laga hadaaafay baa Raba in uu xukunka ku sii nagaado si uu dagaal u huriyo .

  • @xasanmaxamed8302
    @xasanmaxamed8302 3 дні тому

    Qoomu luud ma qajilo

  • @maxamed9633
    @maxamed9633 3 дні тому

    Somaliland haa waa maamul gobaleed waalalayaal qirta

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed3639 3 дні тому

    War ninka ugu siyaasiyeysan reer isaaq wa ninkan

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 3 дні тому

      Waa ka ugu doqonsan reer isaaq

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 3 дні тому

      ​@@kaysenur1592,war haye lakinsee markan uku jooga ,

  • @HawaEgueh-k2t
    @HawaEgueh-k2t 3 дні тому

    Madax sare

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 3 дні тому +2

    TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 3 дні тому +2

    TUUG XAASHI

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 3 дні тому +2

    TUUG xaashi

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 3 дні тому +1

    Ina xaashiyow dagaalka laascaano waxa uu salka ku hayay shirkii jigjiga mudo yar ka dib waxaa qaraxay dagaalkii lascaano waxaanu dabada ku hayay heshiiskii somaliland maraykanka isu fahmeen iyo dhoola tuskii berbera lagu qabaneyay jabuuti hada dhalinyartii ciise wixii gaashan qaad ahaa reer somaliland tababar ayuu uga furay jabuuti reer somaliland waxay tujun sanaayen in ay ilhaan cumar iyo ismaaciil wada socdeen garoowe aysy ka soo degtay waxay ku danbeysay jabuuti maanta wuu cadeystay ismaaciil inuu intii awoidisa ah uu ciidan feliyo hore ayuu u somali land u1996 jabhad ugu sameyay isa markii dagaalka sokey hargeisa ka socday

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh 2 дні тому

      Anagaa dhalinyaradi ciise ah somaliland'na kula jogna wxd sheegaysana mnn maqal meel lgu hdl hayana mnn arge adigu xged sheekadan ka kentay waayaabe war niyow khaakhayiradii iyo bacdii dhulbahante ayd malaha soo xawilateene coladanad laapta ka jeclateen mxy thyo idiin faaido aho kujira bl noosheega anu idinlaba qaadanee

  • @moustaphaeilmi.7287
    @moustaphaeilmi.7287 3 дні тому

    Waxa ku caadeyna inat ciidanka lagu Tobabaro geestiir dharatii heshka kalen itobiya iyo somaliland laa

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 3 дні тому +1

    TUUG xaashi

  • @moustaphaeilmi.7287
    @moustaphaeilmi.7287 3 дні тому

    Waxa ku caadeyna inat ciidanka lagu Tobabaro geestiir dharatii heshka kalen itobiya iyo somaliland laa