Capcut Course | Part 3 | video editing | Sida muuqaalka background looga jaro | Daljir Osman | 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • Free Free Free
    - Waa course capcut oo free waliba Dhamestiran
    - wexey soconeysaa mudo bil ah
    Maxaa Ku Baran Doonnaa Course-ka Bilawgiisa :-
    1- Sida Appka Lo soo dagsado ,Account la samesto log in.
    2- Sida muqal/sawir loo soo galiyo
    3-Sida Qoral loogu qoro
    4- Sida Animation-ka Loo isticmalo
    5-Sida muqalka/sawirka loo jar jaro
    6- Sida Effects Loo isticmalo
    7- Sida Music loo soo galiyo
    8- Sida transition loo sameyo
    9- sida Color loo saaro muqalka
    10- Sida Muqalka Loo so dajiyo
    Qeybaha dhexe iyo dhamaadka waxa baran doonnaa :-
    - Sida Video Production loo sameya
    2- Sida Video wareysi loo sameyo
    2- Sida Video Cod loo dul saaro
    4 Sida music iyo Cod la isku saro
    5- sida green screen loo sameyo
    6- Sida Magic Video Loo sameyo
    Course waxa kala socon kartaa Telegram-kan➡️
    t.me/daljireditor
    Hada rabto ina ila so xirirto Instagramkan igala so xiriir ➡️ ...
    Subscribe noo saar channelka si aan courses badan uso sameno💯✅
    Mahadsanidin ✅❤️💯
    #capcut #videoeditingcapcut #daljirosman

КОМЕНТАРІ • 18

  • @maxamedarnold1928
    @maxamedarnold1928 Місяць тому

    Thanks

  • @sakarie_axmed
    @sakarie_axmed 10 місяців тому +1

    Mahadsanid teacher ✌️🙏

  • @halimaomar6179
    @halimaomar6179 11 місяців тому

    Keep going ustad daljir wx bdn ban ka faidey

  • @user-dd6fw6ht8k
    @user-dd6fw6ht8k 11 місяців тому

    KeeP goinG

  • @AhmettCabdiKevin
    @AhmettCabdiKevin 11 місяців тому

    Macalin soo badi❤❤❤

  • @abdirahmankaahiye3601
    @abdirahmankaahiye3601 11 місяців тому

    so badi

  • @Entertainmen4
    @Entertainmen4 8 місяців тому

    Mahadsanid us tad🤩

  • @Abdalla-hiil
    @Abdalla-hiil 10 місяців тому

    Mahadsanid macalimuuuu❤

  • @Daarultaqwa8
    @Daarultaqwa8 11 місяців тому

    Keep going pro 😊

  • @YAHOOW_YAASKA
    @YAHOOW_YAASKA 8 місяців тому

    Thanks pro🫡

  • @Bentsaid41
    @Bentsaid41 3 місяці тому +2

    New project marka tiri backgound, inte ka keentay stocks ma arkee?

  • @NuurXuseen-vx8pq
    @NuurXuseen-vx8pq 7 місяців тому

    Alle Haka ajar siiyo zxp

  • @Liibaan_aadan1
    @Liibaan_aadan1 11 місяців тому

    From the WhatsApp 🎉

  • @hamsemohamedabdi7209
    @hamsemohamedabdi7209 7 днів тому

    Waar nio waxaan rabaa video markad soo galiso kadibna hees aad soo galiso in heestiina sii socoto video madawna sii socdo sideen u saxaa sxp oo intaan rabo heesta saaro uun kadibna wax kale aanu ii raacin

  • @mohammedabdilaahi9851
    @mohammedabdilaahi9851 11 місяців тому

    lph Wali Intii An Aqaan Baa Marysa lkin Wuxu Ka faaiidaysto Baa U Dawada

  • @Abdimuusea
    @Abdimuusea 11 місяців тому

    Sxp dal jir mugalada adigo hadleso sadeeloduuba

  • @ruuniqurux
    @ruuniqurux 4 місяці тому

    Remove background marka dhaho background ki hore o shucac ah ku jira mxa dhacay

    • @daljirosman
      @daljirosman  4 місяці тому +1

      Marka hore muqalka quality-giisa iska fiiri