Caawa iyo Caalamka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 лип 2020
  • WARARKA TELEFISHINKA BBC SOMALI. 15.07.2020.

КОМЕНТАРІ • 94

  • @abdiaziizhajinorhahanor8342
    @abdiaziizhajinorhahanor8342 4 роки тому +11

    Allow islamka ugargar والعاقبة للمتقين 💓

  • @user-bd2zx5vc1n
    @user-bd2zx5vc1n 4 роки тому +11

    Ru'a waa gabar yar oo hami leh Allow
    U gar gar siriya io somalia❤❤❤❤

  • @zakiyar2097
    @zakiyar2097 4 роки тому +33

    Allow u gargaar walalena Syria Yemen FALSTIIN iyo dhamaan wadamada islamka ee burburay

  • @mohashariif4844
    @mohashariif4844 4 роки тому +2

    caawa cusmaan cabdi waa ku wataa

  • @iltiredoualeibrahim
    @iltiredoualeibrahim 5 місяців тому +1

    Welcom bbc somali tv

  • @amiinamohamed4812
    @amiinamohamed4812 4 роки тому

    Masha alle hambalyo gabdhan yar suriya ah alle suriya dhabad has ugu dhago

  • @ayubmadhey6934
    @ayubmadhey6934 4 роки тому +8

    First ahay

  • @kaltuunxayd3350
    @kaltuunxayd3350 4 роки тому +5

    Cusmaan cabdi xasn thnkz ❤😍

  • @mohahussein6568
    @mohahussein6568 4 роки тому +6

    Wow wa idin xiisny bbc somali🤩😍🥰

  • @axmedkalluun2912
    @axmedkalluun2912 4 роки тому +3

    Nabada ku daawaday dhamaantiina 🤜👍

  • @abshirali313
    @abshirali313 4 роки тому +1

    Cismaan Cabdi Xasan waan ku salaamay brother waa Abshir Nur Ali oo GAALKACYO kuu jooga

  • @dekowabdi9936
    @dekowabdi9936 4 роки тому +3

    Welcome back cusmaan cabdi xasan

  • @abdinaasirkhaliifmohamed6048
    @abdinaasirkhaliifmohamed6048 4 роки тому +2

    Masha allah bahda b b c waa mahadsan tihiin dhamman

  • @cabdiibraahim6742
    @cabdiibraahim6742 4 роки тому

    Cabdiri saag salaama caleeykum waan kuslaamey Man suuliyiita waxaan wediinayaa

  • @annisamuhammad4656
    @annisamuhammad4656 4 роки тому

    Cusmaan Miss you mar horaa nogu kaa dambaysay

  • @dulqaadnews3607
    @dulqaadnews3607 4 роки тому +1

    Xiisada mareekanka iyo china cirka ayey siigaleesaaa sida muuqata lkn gacan kahadal madhicidoonaaa?

  • @wehliyekhalifmohavic7794
    @wehliyekhalifmohavic7794 4 роки тому

    Gabadhii ayaan rabnaaa

  • @Suldaanyare7952
    @Suldaanyare7952 4 роки тому

    Waaaaw yasalam weriye weyn oo lawayey wararkiisa cisman abdi xasan solabasho wacan kaabe

  • @qaalidali9949
    @qaalidali9949 4 роки тому +1

    Shiinha wey iska cadahay ciqaabta alle iney ku dhacdey allaah muslmiinta dhaman kor hakayeelo insha allh☝️

  • @zakariaabdi6092
    @zakariaabdi6092 4 роки тому +1

    Osman sxb jeclaa mxaa hesaa sodawaw gacma furan tabinta warka bbc plz reply this

  • @Hanad281
    @Hanad281 4 роки тому

    Allow u gargaar walaldena,runtii bbc wad ku mahadsan tihiin sida wanagsan ee aad inoogu soo gudbisaan qararka sugan

  • @Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012
    @Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012 4 роки тому +1

    🇸🇴❤👈

  • @faataaale
    @faataaale 4 роки тому

    Aniga ugu horeyo

  • @MohamedAhmed-wl8ev
    @MohamedAhmed-wl8ev 4 роки тому +1

    Second ayaan ahay

  • @abdullahigabow7123
    @abdullahigabow7123 4 роки тому +1

    First ayan ahy

  • @moruush
    @moruush 4 роки тому

    frist one ....

  • @yahyeshumac8273
    @yahyeshumac8273 4 роки тому +1

    Cusmaan is back
    Markale welcome

  • @abdalamursal3203
    @abdalamursal3203 4 роки тому

    Alloow farxad sii suuriya

  • @fosiyasicid208
    @fosiyasicid208 4 роки тому +2

    baryahan mxd noogadeeysen warka inaad soogalisan anaga halkan ayaan kala soconaa ee nosogaliya insha Allah

  • @abdalamursal3203
    @abdalamursal3203 4 роки тому

    Thnks bbc somali

  • @aadancabdiraxmaan1428
    @aadancabdiraxmaan1428 4 роки тому +1

    Welcome to cisman cabdi xasan

  • @ayaanali4290
    @ayaanali4290 4 роки тому +1

    Www Aisha Afrah🤩🤩🤩🤩

  • @yaxyemoha9747
    @yaxyemoha9747 4 роки тому

    Asc bbc waan idin xisnay cusmaan coming back

  • @abukaridowabukar5063
    @abukaridowabukar5063 4 роки тому

    osman abdi xasan welcome back

  • @omerali6064
    @omerali6064 4 роки тому +1

    Wararkii somalidu aawey

  • @ayaanlesuldaan6979
    @ayaanlesuldaan6979 4 роки тому

    Masar waxaan siiney saldhig

  • @abdalamursal3203
    @abdalamursal3203 4 роки тому

    Alloow ugargaar masar

  • @ahmedhillowle4957
    @ahmedhillowle4957 4 роки тому +1

    Like isaara asxaabta

  • @zeynabxassan2079
    @zeynabxassan2079 5 місяців тому

    😮

  • @aishamohamed5469
    @aishamohamed5469 4 роки тому +1

    dhaman wadamada muslimiinta ee lasku adeegsade gudahooda wa I nay waan toowaan oo ay is dabaqabtan

  • @ugaas-
    @ugaas- 4 роки тому

    Alhamdulillah

  • @abdalamursal3203
    @abdalamursal3203 4 роки тому

    Akiid ruwa waxay noqonesa qof halyey ah

  • @hmzeomaar981
    @hmzeomaar981 4 роки тому

    Waan taagersanahy in masar biyaha laga jaro waayo maanta madaxdeedii waxay ku mashquulen burburinta walaalahoda carabta ee kaliita iyagoo la isticmaalayo manta iyagii ayaa lagu sooduulay

  • @khadralovemaxamed2814
    @khadralovemaxamed2814 4 роки тому +1

    BBc somali waxn hall yan

  • @cawoileena9609
    @cawoileena9609 4 роки тому

    Warka wad la raagtane lasoo dhakhsada

  • @abdirahmanesmael9958
    @abdirahmanesmael9958 4 роки тому +2

    Bbc Maalmahan Maxaa Idin Helay, Waaban Idin Raagsanee????

  • @Muxaadiro_Media
    @Muxaadiro_Media 4 роки тому +1

    Waxan halkan ka salamayaa
    Xaraare iyo aisha afraH.

  • @Muxaadiro_Media
    @Muxaadiro_Media 4 роки тому

    BBC waa mid kamida saxafad aad taageero.
    Horumar ayaan idin rajaynaya

  • @zakiyar2097
    @zakiyar2097 4 роки тому +1

    2 cisho la idin ma arag waan idiin xiisnay

  • @ismaacilcabdilaahi4723
    @ismaacilcabdilaahi4723 4 роки тому

    Alle hanoo sooceliyo sharaftii aan kula hayn caalamka, haddaan nahay muslimka!

  • @alikhayrfaahiye3425
    @alikhayrfaahiye3425 4 роки тому

    Itoobiya xaqbay uleedahay inay buuxiso kinaalka dhaliya laydhka si ay urumar ugaadho

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 роки тому

    𝘈𝘹 𝘚𝘺𝘳𝘪𝘢 𝘠𝘦𝘮𝘦𝘯 𝘈𝘓𝘓𝘌 𝘞𝘌𝘠𝘕𝘌 𝘋𝘏𝘐𝘉𝘒𝘈 𝘏𝘈 𝘒𝘈 𝘘𝘈𝘋𝘖
    Ethiopia iyo masarna Imkey Bilaben Nimcadu yey inii Benshegin

  • @sheegowsheegowband6085
    @sheegowsheegowband6085 4 роки тому

    Asc macalin salan sare

  • @osmaanibrahimcaato7687
    @osmaanibrahimcaato7687 4 роки тому +1

    Asc cusman

  • @faataaale
    @faataaale 4 роки тому +1

    Asxaabta like. Iga soo adkeeya🤔🤔🤔🤔🤔

  • @hore_uscodmedia3153
    @hore_uscodmedia3153 4 роки тому

    Asc bbc neww

  • @macalinmohamed1824
    @macalinmohamed1824 4 роки тому +1

    Alow unahriiso

  • @noorajama7416
    @noorajama7416 4 роки тому

    Hi

  • @faataaale
    @faataaale 4 роки тому

    😀😀😀😀😀😀😀

  • @somali146islamiccenter
    @somali146islamiccenter 4 роки тому +3

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Baro quraanka adigoo gurigaaga jooga iyo goobtaada shaqo
    Wxad nagala soo xidhiidhi kartaan
    +2520634151969
    SKYPE :markizu abu huraira
    FACEBOOK:::dugsiga quranka abu huraira online

  • @fasiixmadia3636
    @fasiixmadia3636 4 роки тому

    Mohamed abdi harare aaway maalmahan dambe ma arkine

  • @AWDALGEMSTONES
    @AWDALGEMSTONES 4 роки тому +3

    Gold Rush part 5 dabagalka macdanta Somalia dahabka iyo dhagaxda qaaliga ah baro barnaamijyo taxane ah 👉💵💰🌷♥️💎🥳💐🤣
    ua-cam.com/video/xSCT3WJYT9I/v-deo.html

  • @xasanibrahim7757
    @xasanibrahim7757 4 роки тому

    Asc BBC Somali waa walal kiin xasan ibrahim xasan oo jooga dalka koonfur Africa gaar ahaan magaalada Johannesburg biyo xereenka itopia waa sax wey bilaawday itopia maxaa yeelay waxaan araknay biyo farabadan oo nasaa meeyay gur yahii iyo beeraha xalay waxaan ladaa laa dha ceeynay qax oo sawaway biyaha waxeey na kadhacday tuu lada Jambaluul oo ujirt dekmada Afgooye 7 kiilo mitar

  • @jegobanimo3888
    @jegobanimo3888 4 роки тому

    1

  • @nimcohaji6122
    @nimcohaji6122 4 роки тому +1

    BBC

  • @mostaphaahmet417
    @mostaphaahmet417 4 роки тому

    Horta maLina maxaD Laso gaLisiin maLina ujartiin warka BBC soMaLi

  • @abdullahmohamed4094
    @abdullahmohamed4094 4 роки тому

    Hhhhhh

  • @mahadshaarkey7308
    @mahadshaarkey7308 4 роки тому

    Dowlada masar waxa leeyahay iska dhacsha Ethopia

  • @abdulbasidabdullahi9474
    @abdulbasidabdullahi9474 4 роки тому

    Wa mjdsantihiin lkn foodada naga daaya oo maalmo aa noogu boodeen annaga idinkan idin daawana kaliya bros.

  • @huradahyeofficialtamash6616
    @huradahyeofficialtamash6616 4 роки тому

    Bidhan wx dhama lawa

  • @beldaje9697
    @beldaje9697 4 роки тому

    T.

  • @fsanprojtv7670
    @fsanprojtv7670 4 роки тому

    Upon

  • @fsanprojtv7670
    @fsanprojtv7670 4 роки тому

    Asc

  • @cabdidaahi4214
    @cabdidaahi4214 4 роки тому

    caadi maaha ruwaayadaan kaada ma aroostay la

  • @cabdiibraahim6742
    @cabdiibraahim6742 4 роки тому

    Falaquta

  • @daahirmahamed17
    @daahirmahamed17 4 роки тому

    F

  • @abdiwakiildek8915
    @abdiwakiildek8915 4 роки тому +2

    *_Subscribe ha ila dhaafina please walaalkiin soomaaliyeed ayaan ahay_* 👉ua-cam.com/channels/ldL2XKvdkjv8KCzeLCOttw.html

  • @busirisaid4165
    @busirisaid4165 4 роки тому

    BBC somalia

  • @abdalamursal3203
    @abdalamursal3203 4 роки тому

    Mahad sanid osman abdi hasan

  • @kikokhadar7920
    @kikokhadar7920 4 роки тому

    Cawol ayay dhulka ku qadan rabanaa kuwana itopia ayaa jaad ku gurtay dhulkinee hadana ma Kenya ayaad u heyseen qadad weyney

  • @iltiredoualeibrahim
    @iltiredoualeibrahim 5 місяців тому +1

    ❤❤❤❤bbc somali tv to days com

  • @khadralovemaxamed2814
    @khadralovemaxamed2814 4 роки тому

    BBc somali waxn hall yan

  • @mustafaawoow237
    @mustafaawoow237 4 роки тому

    Asc