MASAR OO CIIDAMO USOO DIREYSO SOMALIA & ITOOBIYA OO LAGA ADKAADAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 вер 2024
  • MASAR OO CIIDAMO KEENEYSA SOMALIA & ITOOBIYA OO LAGA ADKAADAY

КОМЕНТАРІ • 97

  • @abdikadiralin2085
    @abdikadiralin2085 Місяць тому +10

    Warkaagu sxb waa hadal macquulgal ah, Somali iyo Masar labaduba danbaa isku keeneysa, Turkiga asagana Cirka iyo Bada ayu naga taageeri doonaa insha Allah ❤❤

  • @xamdidhicis8841
    @xamdidhicis8841 Місяць тому +5

    Somaliyey masar, emarat, ethio, ksa dhamaantood waxay u adregayaan israel waxba yaan been ka idiin sheegin ee dhulkiina ilaashada.

  • @Alimaxamuud133
    @Alimaxamuud133 Місяць тому +5

    Kusali xabiibkeena muxamad scwscw❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-wd8sd8ym5n
    @user-wd8sd8ym5n Місяць тому

    Woooow ilove turkey and maser alitariya and Somalia

  • @Abdiqaadir-ut7os
    @Abdiqaadir-ut7os Місяць тому +4

    Dad gaza xuduud kasoo xirtay mia somali wax utaraya 😂

  • @suldaanka7576
    @suldaanka7576 Місяць тому +3

    Niman shantaada ✋️ ka celin cid kale laa celin meyse somaliyey mida kale dalkasto hadi loo ogolaado ogow meelaha anu kajilcanahy iyo tabartena ayey ogaanayan birito wxad arkesa isla kii shalay kudifaacaye oo maanta kuso weerarayo wayo kenya iyo itoobiya wxey uso damcinayan dalkena tabarteeney ogaden iyo meelahan kajilicsanhy masar na wad arki doontaan iyado biri duulaan naguso qaaday😢😢😢😢😢😢

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 Місяць тому +4

    Masar miyaa soomaalida kacalinayso itoobiyo iyadoo qaza lagu laayay afartan kun ooqof inkabadan ayagoo masaarida iyo falastiin isaladhashe ooaykadhaxeeso islaantimo iyo darsnimo

  • @munahassan880
    @munahassan880 Місяць тому +2

    Masar ciidamada anaga noosoo dirayso may walaalahood oo carabo wax ha ugu qabato danteeda waa in ay Ethiopia dalkeena dhaxdiisa uga hanjabto oo ay soomaali labo col dhaxdooda kudhintaan danaheeda ayay ka dhax aragtaye soomaaliyay carab jaceel iyo walaaltinimo midna nooma qabaane ethiopiyaanka waan iska celinkarnaa hadaan midono masarna uma baahnin midnimo allaha nasiiyo cidii carabta hada joogtaaye garab kasugaysa waa kuwo aduunba lasoconin allaha naga kaafiyo carab gargaarkeeda madaxdeena towfiiqda allaha waafajiyo

  • @off473
    @off473 Місяць тому +3

    Masar waxba tari mayso oo waa caddowga Islamka waa nimanka Gaza cunaqabatayn saaray

  • @ashaahmed8169
    @ashaahmed8169 Місяць тому +3

    Masar haday soogadho soomaaliya yuhuudi ma maqan ilaahay hanaga gabto

  • @RealIslaamic
    @RealIslaamic Місяць тому +2

    Gaalo wey jabi dontaa Alshabaab aduunku waxba kama qaban karo sababto ah shareecada islaamka ayay la dagaalamiyaan abidkoodna kama adkaani donaan ilaahay guul ha siiyo iyaga uun ayaa ah ugu danbeyn kuwa guulaysaniye❤

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 Місяць тому +1

      Alshaab waxaa u diidey hargeysa shabaab waxey dhibateysa deganada kofur diin kuma socdan cagtaa la marin shabab Iyo dameer land diinta aan burca hargeysa ka socon ee muqdisho hada u soo degtey Waa maxey diinta Waa xaq lakiin in laga been sheego hawiye naceb loo adeego sado ama heer koofur la yeeli maayo daneerow

  • @user-ex9qq4bs9i
    @user-ex9qq4bs9i Місяць тому +2

    Soomaaliya haddii rabto in aay noqoto waddan madax bannaan, waa in laga saaraa ciidamada ka socda 3da dal ee safka hore ah oo aay Jabuuti ugu horreeyso! Jabuuti waxaa ku daba gabbada Kenya iyo Itoobiya oo leh, damac dhuleed.

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h Місяць тому +7

    yey noso dirin masar hadey islam tahey caruurta falastin laguma hor xasuqen e umana bahna shacabka somalia masar hanoso dhaweyn

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c Місяць тому

      waxaa ka xun tahay ineey ethiopia iyo al shabaab karbashaan adoo ka cuqdadeysan inee dowlada hadda jirta caawiyaan yaa lagaa dareemin

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c Місяць тому

      saudi arabia iyo jordan iyo qatar iyo kuwait maxee wax igu qaban waayeen? united arab emirates safaarada yahuuda aaka furan masar lee maxaa ku heysataaa? ama waxaa ka xun tahay somalia ee ciidan u diraayaan? qabyaalada faqash wee u dhamaatay falastiin haku mar marsoon jaran jar haka dhigan

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 23 дні тому +1

    😂😂😅😂😅😂😅😂😅😅 kuwan waa wareren walaahi guule somaliland from Djibouti🇩🇯🇩🇯❤️🥰👑🇮🇷🇮🇷🇮🇷💪🏼🇮🇷💪🏼🇮🇷

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 Місяць тому +2

    dadnimo somaliyed majirto miya maxa anaga nodiday in ayahena somali katashano yaa Allah Somalia 🇸🇴 midowdi ina tusi

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 Місяць тому +8

    Alxmdu lilaah waa Farxad iney Masar badasho Atmis markaa Itoobiya Damaceeda halkaas ayuu ku libdhi lahaa ...

    • @user-yr6vx5xs4k
      @user-yr6vx5xs4k Місяць тому

      Beenaale
      Sxb
      Ethiobia
      Meelna uma socdo

    • @Samatar4
      @Samatar4 Місяць тому

      ​@@user-yr6vx5xs4k
      Been ma ahan ciidamada masar way imaanayaan qaybtii ugu horreysay waysoogaartay waana lasoo dhaweeyay.
      "ua-cam.com/users/shortsrbVHu7zJ-t0?si=I1TexmWGrAkAbUgC"

  • @LibanQabri-ol8it
    @LibanQabri-ol8it Місяць тому

    Keep going pro

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 Місяць тому +2

    Waxay Ila tahay masaaridu in ay ka shaqaynayso in ay somaliya iyo itobiya madaxa isu geliso arin kaasina
    Ma ahan mid somaliya maslaxadeeda
    Ka jawaabayo ee sidaas la socda somaliyooy

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan 24 дні тому +1

    Haanaagaajoogeen. Maayaa meey faalaastiin meey waaxuutaaraan caruutaa

  • @IbrahimAdan-ns9zw
    @IbrahimAdan-ns9zw Місяць тому +1

    mashallah

  • @abdirahmanaden-so3ft
    @abdirahmanaden-so3ft Місяць тому +2

    Asc sxb abdiaziz barrow
    Wd mhdsnthy warka aad
    Noo hagarbaxday

  • @user-ic1uz5yv3u
    @user-ic1uz5yv3u Місяць тому +1

    MASAR MA RABNO RUFIYANTA RER GALBEDKA IYO ISRAEL WEYE TURKIA AYAA DACAD AH. MASAR IMARAT WAA CADAWGA SOMALI IYO ISLAMKA

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Місяць тому

    dowlada masar waala soo dhaweynaa weena ku mahadsan yihiin

  • @ahmedabdi2180
    @ahmedabdi2180 Місяць тому +1

    Masar somalia ma gumeysan. Warkaa iska hubi

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 Місяць тому

    Guul gobonimo Somalia 🇸🇴

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 Місяць тому

    Horta Masar ha difaacdo Falastiin.

  • @hassanawaleh3126
    @hassanawaleh3126 Місяць тому

    Walal ciidanka masaarida somaliya khayr umale ee dantoda ayay wataan

  • @cadecalasoowcariif1257
    @cadecalasoowcariif1257 Місяць тому

    Asc.cabdi.caziiz.barrow
    Aad iyo aad aad Umahadsan tahay

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 Місяць тому

    Jabuuti waa cadowga soomaaliya masarna waa cadow turki baa fiican in wadanka la keeno

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu Місяць тому +1

    Masar ma culusow iyo mooryaantiisa gobolada dhexe kasoo haajirtay 1991 kii bay u imaanaysaa mise qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah bay u imaanaysaa mise Somali oo dhan bay u imaanaysaa waqtigii qayaanada iyo beentu wuu soo dhamaday ileene...

  • @user-yp2ml8ou4k
    @user-yp2ml8ou4k Місяць тому

    Itoobiya way u dhamaatay mar hadii masar soo gashay

  • @user-ci3ps2dw8k
    @user-ci3ps2dw8k Місяць тому

    Waimea.xirirka.som.iyo.masar.watalabo.ad.iyo.ad.muhiim.uah.2.warajabeelka.itobia.damaceda.bada.somaliyeed.

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 Місяць тому

    Thank Baarow Media Thank you for your latest updates news and information and analysis
    The Somalia federal government must stick into Turkey government to fulfil it defence packages Turkey government can be trusted and can fulfil it promise and can have the capability to influence Abi Ahmed regime to stop its stupidity ambition
    But Egypt can not be trusted and can make the matter worst
    Turkey government have excellent records in world political arena and it is member of NATO'S

  • @CabdulaahiCali-wy8bw
    @CabdulaahiCali-wy8bw Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 Місяць тому

    Somaliland waa in ay dhakhsoo uugu yeeho Israaiil, si Masar ay sida dumarka uuga xishootol Somaliland.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Місяць тому

    Mahadsant walaalkey baroow qeer sheeg mahadsant

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n Місяць тому +1

    Been iyo wax kama jiraan
    Hadey imaadaana soomaaliya dagaal ayey gali doontaa

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo Місяць тому

    Madaxda wax garadka ah waa kuwa dalkooda iyo shacabkooda nabada iyo xasiloonidooda kashaqeeya hada soomaaliya mawaxaa larabaa inay noqoto saaxadii lagu kala adkaan lahaa xisaabaadka udhexeeya dawladaha itoobiya iyo masar ay kukala . Sifaystaan war naga joojiya imaaraad iyo masar

  • @ZeylacIbrahim-cc8nm
    @ZeylacIbrahim-cc8nm Місяць тому

    Mustaqbalka waxaa isku dagaali doono wadankeena Masar iyo itoobiya waana laga shalayn doono waayo waxba lagama qaban doono waqtigaas

  • @maryanabdi7338
    @maryanabdi7338 Місяць тому

    Asc imaashaha masri somalia waa ugul sabatoo ah itobiya waxee isbaday awood ayadoo hoosta kagubaneyso waxkasta waa labarooweya ee aan barooweyno masri itaas ey qeer noyahiinee

  • @MAXAMEDAADANMAXAMUUD-n1y
    @MAXAMEDAADANMAXAMUUD-n1y Місяць тому

    Acs waa idin salaamy dhamaan webaahinta magaceygu waa m aadan cbdi aziiz baro waa codsi anigoo ah mawaadin somaali ah igagaarsii fariintexda madxweyne xasnshiiq masr halagajoojiyo wadnkeena waayo wxyaabo badn ayey nagusohomaminysaa

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Місяць тому

    Ciidamada.midowga.africa.waxay.uqabtan.somalia.majiro.shabab.lamadagalaman.dowlada.lamashaweeyan.melbayfadhi.hablaha.somaliyedna.way.wasaan..masarbaa.dhasnta.masar.halagu.badalo

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Місяць тому

    MASAR MISKAHA KAJABA DANTA EEY NAGA LEEDAHAY WAA INEEY SALDHIG NAGA SAMAYSATO DAGAAL NAGELISO MAYE CIDAMADAYAGII

  • @hassanawaleh3126
    @hassanawaleh3126 Місяць тому +1

    Asc cabdicasis barow

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 Місяць тому

      Masar kkkkkkkkk failed Somalia italiya only 3km

  • @ZeylacIbrahim-cc8nm
    @ZeylacIbrahim-cc8nm Місяць тому

    Hhhh Masar haday wax tarayso waxay caawin lahayd falastiin oo deriskooda ah iska dhiigaysta

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Місяць тому

    Laakiin masar yaa aaminaayo hada kahor ithopia ayeey la safteen qasa maxeey ugu gargaari waaysey

  • @hassanawaleh3126
    @hassanawaleh3126 Місяць тому +1

    Wanku slmy

  • @AbdiAmaan-vq1wc
    @AbdiAmaan-vq1wc Місяць тому +1

    Filiistiin haudirto tani Gul maha

  • @MaxamedReermagaal-cs1mm
    @MaxamedReermagaal-cs1mm Місяць тому

    Eletariya ayaakujirta ayaaladhahooyaaaaa😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @axmedhhashi428
    @axmedhhashi428 Місяць тому

    Hhhhhh masar shacabka reer Palestine hadifaacdo Somalia ciidan umabaahna

  • @mohamedbenahmed1834
    @mohamedbenahmed1834 Місяць тому

    Masar madaxay u dhigatay Itobiya, way is dhiibay, Dawlad aan xaqeeda Raasan karın cid kale ma anfacdo.
    Masar iyadaa xoogsanaysa EE Somali waxba uma hayso.
    Waxa inooga fiican Aşkar Türkiye inaynu dalbano.

  • @Allas24post123
    @Allas24post123 Місяць тому

    Brother
    Warkaan xagee kasoo xigatey mise
    Waxbaa kakhaldan

  • @AbshirYusuf-vr2lu
    @AbshirYusuf-vr2lu Місяць тому

    Wali Somalia hajabada ayey wada lakin dagal maqadin wa maxay sanad wa ladhafey

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 Місяць тому

    Masar oo Gaza rooti siin wayday isku halay maayo walaahi

  • @walchalowwalsugow2143
    @walchalowwalsugow2143 Місяць тому

    SOMALI UMA BAAHNO CIIDAMO.
    CIIDAMO WAXAA UU BAHAN JIRANKEEDA OO MUSLIN AH FALASTIIN

  • @MAXAMEDAADANMAXAMUUD-n1y
    @MAXAMEDAADANMAXAMUUD-n1y Місяць тому

    Yaan laidinkusognbn muslinnimo yuhuud iyo mareyln ayy slja kuwadataa waxy caqbd kunondotaa wxqabdka turkiga

  • @HappyFireDragon-cz2bu
    @HappyFireDragon-cz2bu Місяць тому

    War waxba ma'ogid Ethiopia ka'adag masar

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 Місяць тому

    Ciidanka Masar dhib ma ahanee faaiido uma laha Somaaliya waayo wadankeena uma rabno inuu noqdo Goob dagaal u dhaxeysa Itoobiya iyo Somaliya, Carab faaiido ma lahan Wadamada Islaamka ayagaa dab ka shida gaar ahaan UAE oo kale sida Yemen ,Liibiya iyo Sudan

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 Місяць тому

    Wariye xalaala nooloow qabyaaladu ha dhacdo

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 Місяць тому

    Dal coidankiisii dayacay oo Ku tasahanaya dalal kale ciidankood yaab allow dalkan dadkii lahaa U Soo jeedi oo qalbiyadooda isku dun allow Naga dar tuugsiga Iyo bahdilka an Ku jiro🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪

    • @_22260
      @_22260 Місяць тому

      Ethiopia 🇪🇹 ayadana imaraad kii iyo sucuudigii baa lasocda masarna sucuudiga baa biila masar Ethiopia ma aadikarto hadeey timaadana Ethiopia baa maamulada iyo shabaabtaba hubeeynaya walaahay xaaladayadu mafiicna maxeey dowladu ciidankale oo u keeniweeydey oo aay masar nagalasoodoontey

  • @MAXAMEDAADANMAXAMUUD-n1y
    @MAXAMEDAADANMAXAMUUD-n1y Місяць тому

    Masr hadey wxnoqabanyso mr hore ayynoqabnlehed halaga joogo arintaas

  • @walchalowwalsugow2143
    @walchalowwalsugow2143 Місяць тому

    MASAR MARKA HORE HA UU DIRTO JIRAANKEEDA FALASTIIN OO MUSLIN AH HADANA JIRANKEEDA UU YAHAY

  • @_22260
    @_22260 Місяць тому

    War ŵaxaas hadal ma ahee carabiner waa naag masar waa ragii falastiin cuntada kazirtey😢😢😢 anaga marsar iyo ethiopia 🇪🇹 maxaa nadhexgaliyey hadaad masar raacno ethiopia dowlado awoodleh beey keensan anaga marka ma wareer baan kujireynaa

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 12 днів тому

    Masar Falastiin dhiig way u daadin waysaye dhiiga hanoo daadiso anagoo abaal uga haynin dhiig somali keyd hanoo ahaadee iyadana kaluunka bilaa xisaab ha qaataan iyagoo abaal nooga haynin gaajada

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 Місяць тому

    Masar haday wax caawineyso may Musliminta laguma daya ee reer falastiin ay cawiso somalidu waa cawaan

  • @user-nc3vk2rw8m
    @user-nc3vk2rw8m 19 днів тому

    Ethoiya 💪💪💪😝😝🤣🤣

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Місяць тому

    Somalidu.way isnasaqaysaaye.haday.dascadyihiin.iyaga.kufilan.alshabab.barihoray.kasaari.lahasyeen.

  • @_22260
    @_22260 Місяць тому

    Aragtideeyda arintaa somaaliyo khatar beey kutahay labadal oo is heeysta maxaa lagafa iidaa carub dad ma aha waxaan kabaqaa in dhoxdooda aan ku baabano

  • @user-bz9sf3mt8w
    @user-bz9sf3mt8w Місяць тому

    Masaarida. Hadaanay. Helin. Cid dhaale. Ku taageerta. Ma. Awoodaan. Dhaqaale ahaan. Inay. Ciidamo dalkeeda. Banaanka. Ugu biili karto

  • @xamdidhicis8841
    @xamdidhicis8841 Місяць тому

    Dhalinyaroy nina dhulkaga kuu ilaalin maayo. Odsyaal wakhtigoodii dhamaystey ayaa idinku dul xaraashaya ee iska qabta.

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Місяць тому

    Axmaqow ciidanka Masar somalia usoo direyso may falestiin ku caawiso oo oodu ukala rogontahay

  • @alihassanawil8789
    @alihassanawil8789 Місяць тому

    Falastii waxa tar ag tooda lagu cunayo

  • @ugaasmaxamed1360
    @ugaasmaxamed1360 Місяць тому

    Dawladda massr oo ciidamo keenta soomaaliya waxay khatarbjubtahsy abnigabitoobiya,waxayna guul amnj utahay sgacabka soonasliyeed,oo ay u soo hiiliyeen walaalaha masar ee muslimiinta ah
    Wadahadlka dhinaca dumlamaasiyadda ee eeraan joojisay،waa kharar colaadeed iyo khatar dagaal oo ka qarxi kara bariga dhexe iyo daaFaha dunida oo dhan,
    I

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Місяць тому

    ciidamada masar xaalkoodu wuxuu noqonaya jugjug meeshada joog kuwii hore ee amisoon say ahaayen ayey ahanayan iyo dhib aysoo kordhiso

  • @AishaElmi-vn3qk
    @AishaElmi-vn3qk Місяць тому

    😂

  • @alihassanawil8789
    @alihassanawil8789 Місяць тому

    Barwoowu sbz masar falsatiin waxa taraan

  • @farxiyafarxiyacabaas5557
    @farxiyafarxiyacabaas5557 23 дні тому

    Itobiyo haqncdo hana kuqacdo dalkeeda

  • @ashayousuf6361
    @ashayousuf6361 Місяць тому

    Ma u maleyneyno maxaa yeelley waxaa lagu beerey dad kala midab ah sanka dhiudhi iyocarab gabdhihii soomaaliiyeedna aan ka fiirsan waxay unadkooda noqondoonaan waxaa dhalan Rogmayaa soomaalinimadeena

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Місяць тому

    FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ABAAL LAAWE XASAN DAMEER WUU ISKU DABOOLAY

  • @hassanawaleh3126
    @hassanawaleh3126 Місяць тому

    Sido kale wanku slmy marar badan

  • @AbshirYusuf-vr2lu
    @AbshirYusuf-vr2lu Місяць тому

    Israeli aya udhaw maytagta masar waa fuley

  • @user-yr6vx5xs4k
    @user-yr6vx5xs4k Місяць тому

    Beenaale
    Yabarow
    Sxb
    Ethiobia still not out somalia
    2024 ends

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Місяць тому

    Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia destroyed meelo kooban only 3km lafta gareen masar maya putland maya maya kkkkkkkkkkkk

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 25 днів тому

    Masar cidankay ku so diri maxay falastin ugu cawin wayday oo
    Masar ka mid ahan jirtay?.!!!. tasi wa waxan dhacayne iga qura ani masar dagal ku gali mayso ee yeyna ku hodin cadawna ku gacan galin ader...

  • @abdirahmanismail6616
    @abdirahmanismail6616 Місяць тому

    Beenta Baroow jawaab uma baahna waa beenaale

  • @abdirahmanismail6616
    @abdirahmanismail6616 Місяць тому

    Beentii Baroow