KHADAR KEYOW YES OR NO // HABOON OO KA HADASHAY DOOQEDA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024
  • If you're reading this I love you...
    : For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
    SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
    KUSOO DHAWOOW UA-cam CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
    HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
    / @dirisleabdi
    UA-camKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
    / @dirisleshaadhcade
    Snapchat ➡️ Abdirisak1
    Instagram ➡️Dirisle
    Facebook➡️Dirisle

КОМЕНТАРІ • 580

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN Рік тому +100

    Walalaheyga qiimo badan, Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤

  • @abdishakuraden7358
    @abdishakuraden7358 Рік тому +215

    Wax walbo waxaa ka macaan qur'aan ka ma isku racni ❤❤❤❤

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader Рік тому +152

    Hadal aad dhahda waxa ugu wngsn saliga nabigeena mohamed scw ❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +200

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋🫵🏻❤️

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 Рік тому +74

    Gabadhan intan ku taagero ayaa ah dagnaan iyo furfurnan badan ba ka muuqata waxana aad u si jeclaaday JiLiinkii filmkii Haboon..❤

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Рік тому +54

    ❤❤❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤❤❤

  • @ibrahimyakub9764
    @ibrahimyakub9764 Рік тому +16

    The aura of this girl is amazing, she is beautiful.

  • @ayannaadam9678
    @ayannaadam9678 Рік тому +74

    Inta haboon wali jecel farta taaga🥺 Ashwaq❤️

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +30

    Haboon is not easy ❤ Welcome 🤗 Back queen

  • @ahmedmohamudadawa9396
    @ahmedmohamudadawa9396 Рік тому +44

    Sallallahu caleyhi wasalim

  • @lovev1064
    @lovev1064 Рік тому +15

    Masha Allah ❤❤❤ she’s so beautiful and she’s very sweet. ❤❤❤❤❤

  • @theosantana7750
    @theosantana7750 Рік тому +21

    haboon is stunning... haters can hate..

  • @abdiaziizahmed109
    @abdiaziizahmed109 Рік тому +30

    My lovely brother DARISLE AND HABOON QURUX ❤

  • @abdimaalig662
    @abdimaalig662 Рік тому +43

    Allah is one

  • @CabdulaahiAxmed-wl5zk
    @CabdulaahiAxmed-wl5zk Рік тому +5

    Waan ku faraxsanahy aragtideeda
    Waayo gabadhan wallhi wajigeeda ma arag, mana lahayo ilaa hdda ayado wax xun samaynaysah si cadd wajigeeda
    Why an danbi godob dusha u saarta marka
    Guulayso best in somalia jilaayad kuwa danbe ayey ila tahay❤

  • @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
    @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er Рік тому +39

    Waar waa madaxdii Haboon Waan jecelahay ❤hargeisa from Somaliland

  • @AyanAli-kf8hn
    @AyanAli-kf8hn Рік тому +29

    Ahlu diinku wu is asturaye is asturo walalo insha allah

  • @shushuahmed2642
    @shushuahmed2642 Рік тому +14

    She’s so beautiful MashAllah ❤

  • @Mushtak8231
    @Mushtak8231 Рік тому +25

    Ishwaaq keep going apyo mcn waxa thy gabar aad ufir fircoon taa Ayaan ah waxad kusojidaty qalpiyada dad badan oo kujecel Sida aniga wll mcn mar kle keep going sharafey

  • @MohamedAbdi-xi7qv
    @MohamedAbdi-xi7qv Рік тому +4

    The one and only..An tageero @MAXAMED QADAR..😢😊

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 Рік тому +3

    Haboon misunderstood the game, it is for fun but not for real life. Her choice is serious😂She is beautiful but not intelligent💢Dirisle waa jin, isagaa kawaalay qofta😛

  • @sakariyemaxamuud-ox9dd
    @sakariyemaxamuud-ox9dd Рік тому +61

    Dirisle waa garac maalinpa halka viewsku ku jiro😅

  • @husseincirboole7604
    @husseincirboole7604 Рік тому +9

    Qoftaan doqon waaye walhi😮😮

  • @aswanahmed622
    @aswanahmed622 Рік тому +43

    Prank ku same haboon ad jacayl ugu sheganayso please😂

  • @MOHAMUDAbdulahi-s2r
    @MOHAMUDAbdulahi-s2r Рік тому +12

    Maxamad qadar ma'aqaano kulahaa ma'oga miyaa ninka somalido dhan ey jecelyihiin inuu yahay❤

  • @khal1012
    @khal1012 Рік тому +20

    Qurux ku dhiigle ma aqaan hadaan kaa yeelo😂😂😂😂 wah waxa rabto noo sheeg anaa ku daawanaayneeee

    • @dhawrsan
      @dhawrsan Рік тому

      Maqajilaysaba naagtii muuqala Laga Soo qarxiyey indh adagaa😂

    • @daganahmedbolisoficial
      @daganahmedbolisoficial Рік тому

      ​@@dhawrsanmaku cadeen kartaa video gaas bustaa lagu dhex jiray cadeen maahee

  • @Biixi1999
    @Biixi1999 Рік тому +29

    Mohamed qadar hadeyba noo leedahay madhowa qoftaan😂

    • @ROMAN77700
      @ROMAN77700 Рік тому +3

      Qofk asaa xor ah lpx

    • @Biixi1999
      @Biixi1999 Рік тому +2

      @@ROMAN77700 legend wn la socdaa ee fowdo aye iga tahay

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +42

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤

  • @saedsantiko6606
    @saedsantiko6606 Рік тому +7

    Astan u shaqeysa m.qadar ma aqaano sidee ku aamineyna Quruxey 😅

  • @CsalaamAhmed4
    @CsalaamAhmed4 Рік тому +1

    Maxamed qadar lagend always lagend star in mogadisho

  • @Cazzaam
    @Cazzaam Рік тому +65

    Social media waan ku jiraa maxamed qadarna ma aqaani isma kenayaan😂😂

    • @NAJIIBB123
      @NAJIIBB123 Рік тому +5

      Aqoonta dabecada laga hadlaya 😂2ax fahan qofka hadad aragtid maha inad taqano😂

    • @yuusufaxmed5425
      @yuusufaxmed5425 Рік тому

      karbashka Maxkamda inta sugaysa 😂😅

    • @nasroupdy1028
      @nasroupdy1028 Рік тому

      Ma aragtyyy😅❤

    • @kuu617
      @kuu617 Рік тому +1

      Oo anu wlhi ma aqaan run bay iga tahay😳social media na wa ku jiraa

    • @sumayaabdullahi6483
      @sumayaabdullahi6483 Рік тому

      nin maha Sports inay taqan qasab maha zxp

  • @asiaqueenmohamett2748
    @asiaqueenmohamett2748 Рік тому +33

    Qoftaan dabaal dabaalka ah film jilista uun kuficanthy😂😂

  • @sumayocabdi1157
    @sumayocabdi1157 Рік тому +52

    1:42 Team Sports isoo Raaca qofaa Maxamed qadar Aqoonin Maa Social media isticmaalo 😂❤

  • @geeljire4798
    @geeljire4798 Рік тому +1

    Haboon aad ayan u tageera lakin wan la laabtay tageeradaydii bal ee wajigeeda caro aya ka muuqata

  • @Miskiin111
    @Miskiin111 Рік тому +34

    4:50 weeye inta qamar mesha u soo gashay 😂

    • @aaminaxasan9833
      @aaminaxasan9833 Рік тому

      Wad mahadsnthay waad ii fududeyseee😂😂😂

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Рік тому +6

    Haboon thanks waad idooratay my 👑 🎉👍

  • @MahdiFarah-b7i
    @MahdiFarah-b7i Рік тому +2

    First coment from borama

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 Рік тому +4

    qoftan romantic ayeey u egtahay ee markale soo fadhiisi dadkq aad weeydineeysana sawirkoda tus

  • @abdinoorgedi7029
    @abdinoorgedi7029 Рік тому +2

    Afka timaha Kala bax huuno yes iyo no kuuma banaana inaad ciyarte naagtii siilka u jaqaysay naagta kale sow ma tihid

  • @firdowsahassan4350
    @firdowsahassan4350 Рік тому +10

    kulaha dadka canka o idill ma aqano show badanaa qofta anba kuma aqani from now

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Рік тому +25

    She's sooo strong 💪 ❤❤❤

  • @kowtharriinho4871
    @kowtharriinho4871 Рік тому +18

    Haboon intee maqneed funny ii soo noqotay😂😂😂

  • @SalaadIssack-bn2em
    @SalaadIssack-bn2em Рік тому +4

    War kakac meesha hadaadan gara
    Neyni qurux kudhiigle abaayo

  • @WarsanAli-es8qq
    @WarsanAli-es8qq Рік тому +2

    Ogaden Ashwaq iyo Haboon la baxaaya waa aakhiru Sabaan😂😂😂😂

  • @caaqilcabdul9132
    @caaqilcabdul9132 Рік тому +7

    Queen haboon guulayso

  • @ahmethkaderofficial1639
    @ahmethkaderofficial1639 Рік тому +1

    Dadkan Imika Caanka Soo Noqonayaa Dadkiiba Ma Aqaanta Ayay Odhanayaan Iyadaan Cidba Garanaynoo Say Dadka Dafiysaa

  • @shavshtoak7788
    @shavshtoak7788 Рік тому +2

    Wlhi gabarta wey isku kalsontahy waxas ayid ma sameenin umaleyna sbbto ah waji maloo jeedo muqalkas

  • @fatumaabdi6898
    @fatumaabdi6898 Рік тому +5

    MashaALLAAH alhu diin yaa diidhi karo love culumadeena

  • @Himilo12-y9k
    @Himilo12-y9k Рік тому +4

    Welcome back the legend

  • @ubaxcumar9746
    @ubaxcumar9746 Рік тому +3

    Farmaajo qurux inta jecel naa ka bdn kuma baaahna

  • @foozia426
    @foozia426 Рік тому

    Maxay taqaana musalsal bayku soo batahaye dadki waligood layaqanay bay garan weyday

  • @ameinh0nezt565
    @ameinh0nezt565 Рік тому +16

    WAY Baahsan tahy Tani Balwadii La Shekayay Dhaba 😂😂

  • @queen22-r7p
    @queen22-r7p Рік тому +16

    gabdha wale waxba ka khaldan bini adamka idhaha laga ega😂

  • @asiayuusuf2002
    @asiayuusuf2002 Рік тому +23

    Cidi iga ma horayso dirisle guulayso ❤😂

  • @ilhaanabdi7744
    @ilhaanabdi7744 Рік тому

    Hoorta kala duurga ajanabii aa kala tihiine subxanallah wah ilahay ka xiishooda walalayaalow waxani waa aduune

  • @BoqorkaDuula
    @BoqorkaDuula Рік тому

    Bahdil waxan eheen muqaalkan maysan ka faiden xolonimaded mohamed khadar ma aqan markay dhahay ba fahmay

  • @Rayxan75
    @Rayxan75 Рік тому +15

    Farmaajo qurux zaynab dhaxashay nag kle marabo😂❤❤

    • @ciyaalgaroowe4541
      @ciyaalgaroowe4541 Рік тому +1

      Farmajo ma hal naag la😂😂

    • @Luuza1
      @Luuza1 Рік тому

      ​@@ciyaalgaroowe4541Haa hal naag lu qabaa seynav❤😂

  • @taqwachannel9897
    @taqwachannel9897 Рік тому +1

    Ifka lagu yahay walal Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin ❤️❤️❤️

  • @hanadali
    @hanadali Рік тому +4

    I'm first 🥇👍💯

  • @ayanlemaxamuud1711
    @ayanlemaxamuud1711 Рік тому

    Legenkiibay garan wayday maxamed qadar hada isaga cid aan kasayn ma.jirto malinkalena.midbaa sidan.halkan.ka.dhahaysay ee meesha dad caadiya keen.dirislow

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq Рік тому +2

    Waar horta Samiixa Khaliil meeday 😂😂 gabadhaasaa Funy ahe

  • @yaaskaabdi8052
    @yaaskaabdi8052 Рік тому +7

    Darisle abdi wa libaax

  • @osameabdi6059
    @osameabdi6059 Рік тому +2

    nayaa farmjo isa astur marki horee uuf oo afkaa kusotakeysid

  • @rahmomacaruf2211
    @rahmomacaruf2211 Рік тому +2

    Qoftn xanaqa walaga daremayaaa😮😮😮qamar sugani no no 😅

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 Рік тому +2

    Mohamed Qadar 😊

  • @ciil-tire1435
    @ciil-tire1435 Рік тому +1

    Intii Musalsalkii Haboon xasuusato ismuujiya

  • @ciyaalgaroowe4541
    @ciyaalgaroowe4541 Рік тому +20

    Ahlu diiNa ahy may tiri mise wa dhagahyGa😂😂😂😂

  • @najaahawo
    @najaahawo Рік тому +11

    Qosol ba haya dirisle qaracsana😂😂

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 Рік тому

    Horta somaliyy malaidinka nabad helayo miyaa bismilah waxan maaqano macebaa meqa aragny oo dhahesa qofkan manaqano gabadha maskintaa iskadaya qofaa aqonina mx kacenaa oo danbi aa la aursabee adunka waa labi bariyee ilahey kacabsada shaky adinkaa amanayy atarishasena dhahahyy manta ama adinkaa cenaya😭 gabadha mesga kadhiri galin laheden mx ucenesan cayna malaha wax lahubana laguma arag iskadaya alahiliha haduu alle yhy😭😒🙌waa walshin ookle willow gabarey adnh waa walsha ookle🙌👑👸 marwlaba garabkaga Nhy habooney😫🥰👸👑 nolow inty Nololi jirto abyoh❤️

  • @abdifatahmohamedabaas8402
    @abdifatahmohamedabaas8402 Рік тому +1

    Qoftaan qabiilkee waye horta asxaabey

  • @canabcraxmaan2925
    @canabcraxmaan2925 Рік тому +4

    Waad edab daran tahay dirisle because waa maxay waxaad oraaneyso " labada mataanaha oo sheikhyada u eg "
    Mxaa kaa galay sheikhnimadooda.
    Amaan isiii dadka hadaadan ixtiraameynin teeda kale kala saar dadka caadiga io sheikhyda
    Iskana dhaaf kibirka nio

  • @AlAboutProphetMohamed
    @AlAboutProphetMohamed Рік тому +2

    Channelkam Kor Haloqaado Somalieyeeey Oo Diinta Audiences Balaaran Nalagarsiiya. Mahadsanidin.

  • @nafiso7343
    @nafiso7343 Рік тому

    Haboon ada u respect garayna filimki hore mid lamida sugaynaaa rayaan bajaja wa ku been aburtay cadeyna kama kenin

  • @lilmaali9087
    @lilmaali9087 Рік тому +26

    Two legendary big respect 🙏 @dirisle @ishwaq

  • @MunaAyaan46
    @MunaAyaan46 9 місяців тому

    Horta miyay is jeceshihiin

  • @asmaahmed3346
    @asmaahmed3346 Рік тому +1

    Naagtan doqondoqon ayay u eegtahay teeda kle show badana wxn waaba lay diiday 😅

  • @maxamedipraahim455
    @maxamedipraahim455 Рік тому +2

    the best you tuber in the world dirisle cabdi ❤❤❤❤ keep goin to 2m pro

    • @jafarmaalim9606
      @jafarmaalim9606 Рік тому

      Kkkk best UA-cam in the world kulha brh are u dreaming man😂

  • @mohamettbadri1536
    @mohamettbadri1536 Рік тому +1

    DirisLow NeO DaDkaN BiLaa rEspEcT_Ga aH Ee aD Wx LaSo DuupEysO NaGa Da NeO..... GapaDhaN Yar wa JahiLaD wLhi

  • @kadramahamud4088
    @kadramahamud4088 Рік тому

    Maxaaa wajigeeda xanaaaq baan ka dareemay markay abdifataaax al bakri maraysay yaa ila arkay

  • @farhiya77sharif5
    @farhiya77sharif5 Рік тому

    SHEEKHO AYEEY U EGYIHIIN ...KUYE WAABA ...2 NIN OO CULUMA AH...

  • @idirishasan7557
    @idirishasan7557 Рік тому +8

    Ehlu diin kulahaa lespianimo maa ehlu diin lagu noqdaa 😂😂😂😂

    • @zakiabdiaden8869
      @zakiabdiaden8869 Рік тому +2

      Waxii social modia miyad amintay. Qof argtii dher leh ma tid.

    • @ShaafiHugur22
      @ShaafiHugur22 Рік тому +1

      ❤❤inanta kaxishoowasakhyow

  • @ognigga8886
    @ognigga8886 Рік тому +3

    The goat 🐐

  • @apdirahmanhussen8876
    @apdirahmanhussen8876 Рік тому +1

    Darisle markan waxba lgama qaban karo another level nqotay

  • @AhmedCarab-lv8ix
    @AhmedCarab-lv8ix Рік тому +9

    Liverpool wuu kusoo baxay walhi

  • @Layla6793
    @Layla6793 Рік тому +7

    Ma Sha Allah. Haboon waa gabadh xishood iyo qurux Rabi Wayne ugu deeqay

    • @zeiqurux8066
      @zeiqurux8066 Рік тому

      Xishood aaa xishodka seed utaqanaa😮😮😮😮

    • @Layla6793
      @Layla6793 Рік тому

      @@zeiqurux8066 Are you jealous of her. Do you know her! Ilaahay ka baqo oo u daa Umadiisa. Waa la yidhi baa la yidhi baad wadaa Dambaabkeedee
      Allah maxay Dad badani u shaqeeyeen Hanoon and guess what You are one of Those

  • @sureejiukash1040
    @sureejiukash1040 Рік тому +20

    Qoftan Raga Kama hesho Gabdhaha Waydii darisle😂😂

  • @Somali-One
    @Somali-One Рік тому

    😂😂😂😂😂 *Dirisle waxaan islahaa Austria dalxiis ayuu uga soo maqan yhy balse ileen odegu waaba mid lasoo masaafuriyey. Dhalinyaro asxaab nahay ayay halmar Go usoo jareen. Walee Yurub nin aan shaqeesan dan kama lahan*

  • @nasrafaarah7876
    @nasrafaarah7876 Рік тому +1

    inantan qof muddo ooyey ayey ueegtahy mise wa bilaa makeupka

  • @tvtiktok692
    @tvtiktok692 Рік тому +6

    Balwad Is not easy Wallahi 😂😂

  • @king___qanciye
    @king___qanciye Рік тому +2

    Another level waaye

  • @calikowillqaran3817
    @calikowillqaran3817 Рік тому

    Waryaaa qoftan dhagahaa ayey rabtaaa in ey siilka u leeefto

  • @fardosasiyat4258
    @fardosasiyat4258 Рік тому +1

    Doqon nimada daaf 😮type lagama hadloyo tagerimo larabaa

  • @ABDIAZIZBARE
    @ABDIAZIZBARE 8 місяців тому +1

    Team mahamed qadar ismujiya, ma aqano kulaha

  • @zainabyaryaro
    @zainabyaryaro Рік тому +13

    Bustaha hoostisa kan meesha views ku jiro loma tilmaamo 🙄😂

  • @najaxsuleiman5014
    @najaxsuleiman5014 Рік тому +5

    😂😂😂😂😂 aad ayan ugu qoslay nafteeda ayay been ka sheegaysa really

  • @hafsahqalby8181
    @hafsahqalby8181 Рік тому +1

    Ahlu dina ahay iyo qor fedan macal daci muqtar maaqani see cml 😮🙄.

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 Рік тому

    Maxamad Qadar Ibrahim meesha ka saara ninkaas qoftan isku kab mahan

  • @AhmedCarab-lv8ix
    @AhmedCarab-lv8ix Рік тому +11

    Farmajo no baaaa walee adaun waa suur gadoon😢

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia8030 Рік тому +1

    Waa yara doqon qof soomaali oo dhan taqaan ayay leeday ma aqaan

  • @filzandiamond125
    @filzandiamond125 Рік тому +3

    Qofta sidey dirisle u eegeso wax kale waaye🤣🤣 ku qabso yeey ku dhaafim😂