JAMAAHIIRTA JIIDALI WACDARO DHIGAY HORGALO CAYDHSADAY ETHIOPIA MUUSE CIIDAN U TABABARAYSA FIRDHIYE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лип 2024
  • JAMAAHIIRTA JIIDALI WACDARO DHIGAY HORGALO CAYDHSADAY ETHIOPIA MUUSE CIIDAN U TABABARAYSA FIRDHIYE

КОМЕНТАРІ • 125

  • @MadaniProduction734
    @MadaniProduction734  26 днів тому +30

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo Booqatay #Liketa #Subscribe & #Share ka waa xagaaga❤️

    • @user-xr6wu4cx4y
      @user-xr6wu4cx4y 26 днів тому +1

      gala nabada❤

    • @faadumo12331
      @faadumo12331 26 днів тому +2

      Qanimadiibusowadaa. Muusejudaan

    • @11naa44
      @11naa44 25 днів тому +1

      Warsangeli ga ceerigaabo mxy leeyhn juq iyo jaq lagama hayo ma horgala

    • @user-ft9zr8dk4t
      @user-ft9zr8dk4t 25 днів тому

      @@MadaniProduction734 OF COURSE ❤️
      LIKETA, SHARE IYO SUBSCRIBE TU MEEL DHEER BAY NAGAADHSINAYAAN, DADKEENANA WAY WACDI GELINAYSAA.
      KUMAHADSANID WARARKATA XAQIIQADA AH EE LAGUUGU YIMAADO. ALAHA KU XAFIDO🙏.

  • @hodanaskar2089
    @hodanaskar2089 25 днів тому +5

    Manshalah reer jeedaly

  • @AliGeeljire
    @AliGeeljire 26 днів тому +8

    Ceerigaabo waa SSC-KHATUMO

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v 26 днів тому +7

    Horgalow jawdheh jiidali hartalehe horgalow jawdheh ninba jiirkibu cuskade.
    Viva SSC khatumo state of soomaaliya ✅👌👍💪👍💪👍

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 26 днів тому +11

    vive ssc khatummo guul iyo gobanimo jammahirta sannag

  • @user-pp7hs7zz9s
    @user-pp7hs7zz9s 26 днів тому +6

    Jammaahiirta waxan leeyahay guul iyo gobanimmo guullayst marwaba. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AminoAbdullahi1
    @AminoAbdullahi1 26 днів тому +7

    Guuuuuul iyo gubanimo cabaas madani geese geese dhalay ❤🎉

  • @user-pp7hs7zz9s
    @user-pp7hs7zz9s 26 днів тому +7

    Maanshaa allaah mw maammulka ssc khaatummo mudane cabdulqadir axmed aw cali firdhiye noollow cadawgaagi ha jabo guul iyo gobanimmo. ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 26 днів тому +8

    Maashallah GUUUUUL SSC 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-jd7km3vb2u
    @user-jd7km3vb2u 26 днів тому +5

    Maashaa
    Allaa..guul.guul..wannaagu..waa.wadda.jirkiin

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj 26 днів тому +8

    MashaAllah guul iyo gobanimo reer khatumo

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 26 днів тому +6

    Dadka HARGEYSA ka halaya ee leh ceerigaabo waa lagu soo duuley waa HEEGO jambal tuureysa. Waxey doonayaan iney labada reer isku diraan sheekada fahma. Si tartiib ah hawshiina uwata, dhulkiina horgalada ka saara.

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 25 днів тому +2

    Jamahirta SSc khatumo guuuuuuuull Iyo gobonimo ceerigaabo wala tagaya dowlada SSc khatumo❤❤💪💪💪💪

  • @muraad243
    @muraad243 26 днів тому +6

    IDoor Cagta ha lamarityo guul Rer SSC ❤❤

  • @GouhadGouhad
    @GouhadGouhad 26 днів тому +5

    I love you lascanod❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ iyo Djibouti

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 25 днів тому +4

    Naalaye sanaag noolaada loo guulaysta from SSC ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @bby6
    @bby6 26 днів тому +5

    Viva khaatumo state of Somalia guul iyo gobanimo inshallah

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 26 днів тому +9

    VIVA Alinaleeye Salut Libaxayo🦁👏👍💐❤💯

    • @xafunabdi4540
      @xafunabdi4540 25 днів тому +1

      Jambal waye Naaleye talow ma Biicido ayeey la dhaashen yaa Lolol.
      I love Dhulos ❤

    • @user-qi2ve9hy2n
      @user-qi2ve9hy2n 25 днів тому +2

      Cali Naleye waa geesiyadii Barikaye 💕💪🏾💕💪🏾💕💪🏾💕

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 26 днів тому +3

    Jiidali ka heesa.Guul SSC

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 25 днів тому +1

    Masha Allah guul ssck alhamdullilallah ❤❤❤❤❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 25 днів тому +1

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar SSSCCC khatomo GUUUUL insha guuleyasta aamiin 🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @11naa44
    @11naa44 26 днів тому +5

    MashAllah Guuul KHAATUMO STATE MashAllah Guuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 25 днів тому +1

    Mashaa Allaah guul iyo gobanimo SSC khaatumo xaqabaya ku dagaalamayan guushana idinka iskale🇸🇴❤️🇸🇴❤️🏇🏿❤️🇸🇴✅

  • @nadiraahmed6924
    @nadiraahmed6924 26 днів тому +4

    Maansho Allah ❤😂🎉

  • @abdurashiidjama4085
    @abdurashiidjama4085 25 днів тому +1

    guull cabaas alle haku xafido

  • @ahmeddoyow6421
    @ahmeddoyow6421 25 днів тому

    Masha Allah guul iyo gobanimo❤️❤️💪💪💪🇸🇴

  • @abdikaremmigane6806
    @abdikaremmigane6806 24 дні тому

    Nolow ind cabaas ,adani wa kgugu fana midnimada baaynu mamulkena kuu heelnay hambalyo in baadan baa na baararujin jirtay ango afka juuqda na gaby argagixisada snm adaa uu bixiiyayy nolow love you indr

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 25 днів тому

    Masha Allah Guuul Abbas

  • @11naa44
    @11naa44 26 днів тому +6

    K H A A T U M O 🎉🇸🇴 S T A T E

  • @user-qi2ve9hy2n
    @user-qi2ve9hy2n 25 днів тому

    Cabdale Naleye Guuleesta 💕💪🏾💕💪🏾

  • @user-ij3vc8ve9n
    @user-ij3vc8ve9n 26 днів тому +3

    Viva somalia ssc khatumo iyo awdal iyo jabuti

  • @user-km5pc3wm9t
    @user-km5pc3wm9t 24 дні тому

    Insha Allaah guuuuuuuuuuul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 26 днів тому +3

    Waa dhul balaarsi habartey habartey yeey udunkula soo dagin iidoor wagaash iska fogeeya

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 24 дні тому

    Khaatumo State guulaysta

  • @user-ni9nl9wt2z
    @user-ni9nl9wt2z 25 днів тому +1

    Reer jiidali waa reer weji adag waa yaqaanaan iidoor gaadiid iyo hub hala siiyo udaahi maayaan .

  • @alihassanawil8789
    @alihassanawil8789 25 днів тому

    Guul inshall ssc

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 25 днів тому

    Guul jiidali ikudubnada❤️❤️👏👏👏

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 24 дні тому

    Mansha allah cabaas horgal waa dilis

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 26 днів тому +3

    Cerigaabo waa dhul D5 marti edeb aan lahayni ma joogayaane dhulkina ilaa labida gatama xoraysta oromada ka sara

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 25 днів тому

    GUUL SSC ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-xr6wu4cx4y
    @user-xr6wu4cx4y 26 днів тому +1

    gala nabad❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 26 днів тому

    Allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin 😭 Allow somali midee yaarabalcaallamiin allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲🤲🤲😭❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️💙🌺💐🌺🇸🇴🌺🌺💐🇸🇴💎🇸🇴💎🇸🇴💎🇸🇴💎🇸🇴💎🇸🇴💎🇸🇴💎🇸🇴💎🇸🇴💎🇸🇴💎🇸🇴💎🇸🇴💎🇸🇴💎🕋❤️💙🌺💐🌺💐🌺💯💯🇸🇴🇸🇴

  • @farhiya4040
    @farhiya4040 26 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedGeele-bd8hx
    @AhmedGeele-bd8hx 26 днів тому

    Khaatumo victory ✌ ssc khaatumo victory ✌

  • @ahmedfirato4247
    @ahmedfirato4247 25 днів тому

    Guul iyo gobanimo rer ssc khatumo

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 25 днів тому

    𝐄𝐭𝐡𝐢𝐨𝐩𝐢𝐚🇪🇹✨ guul from 🇩🇯😁🔥

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 20 днів тому

    SSC KHAATUMO STAT OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 25 днів тому

    Guul iyo gobanimo tolkay dhulloos horyaalkaa d5 shaqadiina waad taqaanaan oo la idiin sheegi maayo dulmina idin kuma ogin idiinmana ogolin la idin kimana baran sharaf iyo karaamo kunoolaada oo ilaahay haydiin xafido hana idin lajiro aduun iyo aakhiroba guuleysta mahadsanidiin 👍💯🇬🇲🇬🇶🇬🇲❣️☂️

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 26 днів тому +3

    ASC Masha Allah Allhamdulilah🙏🙏💯❤
    VIVA SSC Khatumo waa lamtabtan💯❤👍
    Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 25 днів тому

    Dhagarta keligii taliyaha jabuuti iyo xasan dhiiqo iska jira hooyo yaan ladin siri🥹

  • @rnuura334
    @rnuura334 25 днів тому

    Garxajis Kursi Kumafadhiisan Doonaan Waatey eedaan oo Ay Aashaan Ineyna Nabad & CiYaar CiYaar Kufadhiisaneyn Taas Waa Xaqiiq Muusaa Hoosta Kaxariiqey

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 26 днів тому +4

    Video yada aan quruxda badneyn ama fashilinya wixii ciidanka damacsanaa FADLAN hala joojiyo

  • @khalifsiyad4498
    @khalifsiyad4498 26 днів тому +1

  • @zamzamnur4281
    @zamzamnur4281 26 днів тому

    Gulasta khatimo gulasta gulasta

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 26 днів тому +2

    WAR NIMANKA MAANTA SOO RUQAAANSADAY WAXAYBA KA YIMAADEEN HARGEYSA.
    BAL FIIRI ADYADOODA AY KU YIMAADEEN TUULO SSC LEEDAHAY HADA ?
    CEERIGAABO DAANTOODA HAKU EKAADAAN. NABADA HALA ILAALIYO.

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 25 днів тому +1

    Idoor dabo cayuun laaya horgalada garac yada ah ee cadowga SNM horgal U shaqqynaya yaan la dayn dila

  • @salmaan6233
    @salmaan6233 26 днів тому +1

    Man sha alah

  • @farhiyohussein7338
    @farhiyohussein7338 25 днів тому

    👍👍👍👍👍👍👍

  • @TaqasusDuuble
    @TaqasusDuuble 26 днів тому +1

    Waxaan ku talin lahaa in garoonka lasacaano loogu magac daro abwaankii shahiiday jaamac kadiye waatalo

  • @CaliSalaad-si6sq
    @CaliSalaad-si6sq 25 днів тому +1

    Walalha nahy lite gorma noqaten walalha jabuuti sowdigi odhanjiray somaliland baynosoracen ma ilawshiyadhow batahy caqlixumey

  • @sadaamahmed7765
    @sadaamahmed7765 26 днів тому

    SSC KHATUMO GUUL iyo gobanimo

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 26 днів тому +2

    JIIDALI WAA GEYI HARTI.
    WAA HALKII FARDAHEENA KU CAAN AHAA. MAAHA DHUL SOMALILAND. MAXAA KEENAY IN AY KUSOO DULAAN ? WAR KII AAD ARAGTAAN QAM KADHIGA

  • @user-rs7je6zr1f
    @user-rs7je6zr1f 25 днів тому

    Alxamdulilaah haduu firdhiye soonoqday isagoo badqaba mardanbe yuu utagin jabuuti waa cadawgeena dadkana way sumeeyaan

  • @cazkapoy1665
    @cazkapoy1665 25 днів тому

    Armuu ismaciil hooror sosumiyay

  • @abdimohamed9516
    @abdimohamed9516 25 днів тому

    JIDAALAA WAR DHEERATAY
    TOLKAY BAA JARIIDO NOQDAY
    EE NINA IMA JECLAADEEN

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 26 днів тому +2

    YASSIN WARKUU KU HADLAY OO UU LEEYAHAY SOMALILAND WAA DAGAALAMAYSA WAANU MAQALNAY. NINKAAS JEELKA HALA DHIGO WAA HORGAL

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 26 днів тому +1

    Meesha iska dhisa eriboodna ma jire

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 26 днів тому +1

    Urursuge maa layska daayo kuwaasi haday dadka a degan yihiin

  • @Sahra-ye2hv
    @Sahra-ye2hv 26 днів тому +1

    Viiva ssc khaatumo

  • @Abdiqani-fk7bn
    @Abdiqani-fk7bn 26 днів тому +1

    Jiidali maxaynu kasheegnaa dhoob iyo mashruuca iyo dhaxamo ilaa 50 km bay nimanku Ina ka qaadeene

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 25 днів тому

    Horgal daawadiisu waa in shaqo laga qabto no more horgal habaar qabe

  • @Abdiqani-fk7bn
    @Abdiqani-fk7bn 26 днів тому +1

    Ceergaabo waxaa kahoraysa inaynu ilaa xaafada hartiga ilaa dhoob aynu sifayno hada ceergaabo maihin inagu miyigeenii iyo dooxooyinkeenii ilaa nimanka laga raro waxba inooma hagaagi doonaan

  • @abobasement346
    @abobasement346 25 днів тому

    waa in aad kah bilabtan horgaladah Qadhmun kuwah bah idin cadow ah horgaleh waa in lagah suliyah sol

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 25 днів тому

    meeshaa waa in ciidan dagdag ah loodiraa

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 26 днів тому

    Urur suge ayuu raafayaa fariisanaa.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 26 днів тому +1

    Maa la dilo. Ma cid ayuu lacag ka iibsan yahay waxaas oo kale waa lqyska basriyaa .

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh 26 днів тому +1

    Badhasaabka laascanood 😅😮 ciil qabe

  • @daus4315
    @daus4315 26 днів тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂hhhhhhh

  • @mohamedabusharahbil6105
    @mohamedabusharahbil6105 26 днів тому +1

    Saxb in ad dahda isaq anaga wax iskuma nihin wad kuqatantahy

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 26 днів тому

      Su shegay ayaydi ba ah lakin isaq qarabo ma yaqan qabilka kala wayn

  • @hodanaskar2089
    @hodanaskar2089 25 днів тому

    Guul iyo gobanimo horgalkasta hala qabto

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 25 днів тому

    ina uurubeyeto waa ninkii diliye wiilashii fiqiga lagu diliye waa horoga weene gacan halagu dhigo tuuga😔

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 20 днів тому

    WELIBA CABAAS MADANI YOOW CALI HARTI 🐺🐺🐺🐺🐺🐺🐺 BERYAHAN SIWACAN UMAY QADEEYN QADO FIICAN BAY SUGU DOONAAN .😂😂😂😂😂

  • @a.j2428
    @a.j2428 26 днів тому +1

    MASIIBO DHALINYARADII SOMALILAND OO ITOOBIYAAN JACAYL AWGEED HILIB CEEYRIIN CUNAAYA
    ua-cam.com/video/32fCvk59E20/v-deo.html

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi 26 днів тому +1

    Daraad jaamac wuxuyiri soomali meesh asnukagajirno waymuuqan mantalahaya

  • @Ugbaad_Araweelo
    @Ugbaad_Araweelo 26 днів тому

    Okay horta dhulka ma garaneyside jiidali waa meel go doonsan ciidana ma jooga meesaas waxay u baahan tahay awood fudadayd laguma wajahi jaro buurta ayuu idoor saaran yahay harigayena maaha dad badan dhaqaalena maleh marki ciyaalkas deg deg haloo xoojiyo dhulbabante jiidali ha dhisaan

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 24 дні тому

    Ceerigaabo waa gelis lkn dadka shacabka ah waa in la ilaaliyaa

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 25 днів тому

    abti baa la iiyahay waa waxa uu dhulkeenu kutagay noo lamawada daganaanayo waa dhamastay abti baa la iiyahay iyo waxaa

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 26 днів тому

    Ethiopia ha soo tababarto .Annaguna Eretria noo tababaraysa.Guul SSC iyo Eretria.

  • @Abdiqani-fk7bn
    @Abdiqani-fk7bn 26 днів тому +2

    Hartiyow beentu mafiicna maanta Gudaha ceergaabo inlagu ordo maaha mahaboona waayo ilaa ceergaabo ilaa dhoob ilaa jiidali miyigoo dhan macal tuulooyin iyagaa dhulkeenii Degey ilaa tuulooyinka labaabi iyo miyigana laga saaro buurtana lagu celiyo maguulaysanayno makorkaynu kaboodnaa

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh 26 днів тому +1

    Faqash cidi wali lamay dagaalamin miskiin falastiineey adiga waxaa lagugu seexiyaa solomadow 😅

  • @11naa44
    @11naa44 26 днів тому +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    G U U L 🎉
    K H A A T U M O 🎉
    S T A T E 🎉
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hassanwarsame-oq7iv
    @hassanwarsame-oq7iv 26 днів тому

    3mile wax ka badan uma jirto Ceerigaabo!

  • @Abdi-hx7zq
    @Abdi-hx7zq 26 днів тому

    Kkkkkk well done 😂😂😂😂

  • @NorIbrahim-pc7ys
    @NorIbrahim-pc7ys 25 днів тому

    Yaasiin urbeyti wali ma waxuu ku mashquulsan yahay dhagarta tolkiis war ina uurbayte waligiis waxaas ayuu ka shaqeyn jiray war ha la dilo

  • @aheibe812
    @aheibe812 26 днів тому +2

    Nacas😂😂😂

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani 25 днів тому

    Viva LA international airport 🎉💯🫶🏻

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 24 дні тому

    Garxejis itoobiya ma rabaan inay dalka soo gasho
    Hadii garxejis uu weeraro muuse fircoon. Inagaa taakulaynayna.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 24 дні тому

    Horgal dhulbahate ninkii arkaa meeshuu joogo ha ku dilo

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 26 днів тому

    Sidee snm idinka raftaa dhulkina is xalaaleeya

  • @AishaAli-ck3zc
    @AishaAli-ck3zc 26 днів тому +1

    😮😮😮😮😮😮😮😮 IMAACIIL HOROR GOORMUU WALAAL NOQDAY ? DHIIGII DHULBAHANTE EE UU DAADINTIISA KA QAYB QAATAYBA MAQALALINE MA AMAAN BUU KU MUTAYSTAY YAASE KA MAYDHAYA? NIN FUDUD WAA FARIID HA ODHAN!!!!!!!!.