Aniga arsenal Ayaan taagera Muudey taagere ayuu u hadlaya arsenal saan Kuma tartami karto. Goal dhalinteda Waa yartahy goalsha laga dhaliyona Waa badanyihiin marki loo fiiriyo season kii hore
Qabiir daysane mrka qof arsenal taageero aa Liverpool waxka weydiine mrkas inuu runta abaaro aa sukee soo maaha qladka adika iska leh qof dhax dhaxaad eh keen mise muudey Liverpool naceb noo keen
Deysanoow muudey noo keeneysid naka dhaaf waayo waa iska cadahay Liverpool inuu naceb yahay Liverpool hadee horyaal alle uqorayna asi waxba kama qaban karo mrka dad qabiiro eh noo keen anika deysanoow marwalba wankula socdaaa💯👈👈👈👈
Assalama caleykum aqayarta love da channel liga hada ayaa sifican uu shidan tahay but next five games, then we will know who can win the league. Liverpool vNottingham Forest tough game come on forest🌳 😊😅😂
Deysane naga daa Nin wareersan waxuu kala saari la ,yahay Taageerada kooxdiisa iyo Xaqiiqada taala Garoomada lagu Cayaarayo Liverpool ma jirto cid ka Jaanis wanaagsan ,markaa naga daa qofkan oo kale doon raga khabiirada ah ee wax Odorasa.
wixi igu yaabka badna aya ah inu dhahay liverpool lixda dhipic waxa kareepi dono city iyo arsenal 😂😂 oo liverpool hoo dhibcaha miyey dhihi ar wuxu taagero xuma 😂😂 hadane kulaha hadu suuqa january furmo 😂😂 suqa wu furanyahy iga garsiya waxba lama socdo ninkan arsenal waashay 😂 nagtisa xita armu arsenal ugu wacaa 😂magaceda😂
War nio athi muudey waxyii miya kugusodagey marki ad le,thahay Liverpool arsenal dibco ayey kuso dumin man city ne wey kusu dumin donta mxa ka og tahay nagada benta nio athi😅😅😅
War kan xunka mxa kawaresane tageerayasha dhan sida kuwa united city arsenal chelsea wee ku kacsanyihin sbbto ah waxas xun lee mahane meeshas kooxdan kaficantahy maba dhaho asaga usharax falanqeeye adiga ehe deesanow
City Wan Hartay Kulahaa Adiga Kalay Hor Istaag Ustaad🎉🎉🎉🎉🎉🎉
😂😂😂saxib xagee jirtay adiga marki La karbashaye city hada ma soo kacday😂😂 look at the table, then come back
City waa hartay top 4 xitaa soomagaleeso
@@osmansidowabdulle9220 😂👊🏻
Aniga arsenal Ayaan taagera Muudey taagere ayuu u hadlaya arsenal saan Kuma tartami karto.
Goal dhalinteda Waa yartahy goalsha laga dhaliyona Waa badanyihiin marki loo fiiriyo season kii hore
Deysanoow Liverpool inuu muudey naceb yahay qof walba Liverpool eh shaki kuma jiro💯💯💯✅️✅️✅️👈
Nin Liverpool naceb noo wareysanaa deysane asaaba qaldan💯💯💯 halmar Liverpool lakama haayo asoo dhahaa meshas eeyku fcn tahy eey eey dhalay waaye muudey💯💯💯
Qabiir daysane mrka qof arsenal taageero aa Liverpool waxka weydiine mrkas inuu runta abaaro aa sukee soo maaha qladka adika iska leh qof dhax dhaxaad eh keen mise muudey Liverpool naceb noo keen
Taageere arsenal maa noo waramooyo mase nin legend ah oo dhexdhaxaad ah waa yaabe
Liverpool naceb aa haayo deysane qaladka iska leh noo soo tabiyo qof ataa kaayo Liverpool
Daysane hadii an xaqiiqada ka hadlo wxaan ahay tageero Arsenal balse aniga ima muuqato in ay horiyaalka qaadayso
@@mrdhagane1268 saxib this is our year ha baqin ciyar waa galin danbey Tottenham next game by game 😎
Deysanoow muudey noo keeneysid naka dhaaf waayo waa iska cadahay Liverpool inuu naceb yahay Liverpool hadee horyaal alle uqorayna asi waxba kama qaban karo mrka dad qabiiro eh noo keen anika deysanoow marwalba wankula socdaaa💯👈👈👈👈
Muuday waa khiyaari
Muday damiin weeyi waa tageero hadlaya ee si khabiira uma hadlayo barnamijka nocano kale ah kuma soo baxayo😂😂
Kaaasina Taaagero Arsenal ah
Assalama caleykum aqayarta love da channel liga hada ayaa sifican uu shidan tahay but next five games, then we will know who can win the league. Liverpool vNottingham Forest tough game come on forest🌳 😊😅😂
Hhh mudey arsenal aa xayesihena malagu dhahay
Kkkk muuday waa taageere umuusa hadlin sidii Wartabiye ar iskarow dheh sxb kkkkk
Deysane naga daa Nin wareersan waxuu kala saari la ,yahay Taageerada kooxdiisa iyo Xaqiiqada taala Garoomada lagu Cayaarayo Liverpool ma jirto cid ka Jaanis wanaagsan ,markaa naga daa qofkan oo kale doon raga khabiirada ah ee wax Odorasa.
Waxaan fahmii laa ahay sababtu Sterling u ciyaarsiin laayahay kulanada adag🤔🤔🤔🤔🤔
Ree arsenal next session lee mustqbalkooda dhan ah
Kulaha next session liverpool iyo man city japaaa 😂😂😂😂😂
Deysani nikan nagada ma dagesani karano ibarahim gedow noken nikas aya falaqen ya qanaa
Ninkan taageerinimo buu uhadloya geedow noo keen deysane
Nin Kan muudey football ka run kama sheego arsenal buu ku waashay
Saaxib adiga mise muudey 😢😂😂😂 runti larkin arsenal waa koox laga baqo yah 🎉 cawa firso sida logalo Newcastle abti 😂😂
Geedow no keen isaga falaqayn ficaan
Muudeey taageera nimo buu u hadlayaa ee ma ahan wixiisa falanqeyn
Deysanoow kan eber wye falanqeyn wax kama ogo xaa nogu kenty kan😅
Macalin deysanow dadka taageera arsenal wax hala falanqeyn xaqiida maba u jeedaan ilaa ey indhahooda wax ku arkaan ayay ku samraayaan
Ninkaan mucaarad waaye deysabe falanqeyn mayaqaano marka iskadhaaf ibraahim geedoow noo keen
wixi igu yaabka badna aya ah inu dhahay liverpool lixda dhipic waxa kareepi dono city iyo arsenal 😂😂 oo liverpool hoo dhibcaha miyey dhihi ar wuxu taagero xuma 😂😂 hadane kulaha hadu suuqa january furmo 😂😂 suqa wu furanyahy iga garsiya waxba lama socdo ninkan arsenal waashay 😂 nagtisa xita armu arsenal ugu wacaa 😂magaceda😂
War nio athi muudey waxyii miya kugusodagey marki ad le,thahay Liverpool arsenal dibco ayey kuso dumin man city ne wey kusu dumin donta mxa ka og tahay nagada benta nio athi😅😅😅
ua-cam.com/video/TPGn3NDnuO4/v-deo.htmlsi=17B1DEpZ0Nej7vKn
War haisdaalin aarsenal koob maqaadeyaso hhhhhhh
Arsenal waa koox weyn oo sanadkan ayaada iska leh horyaalka ingiriiska 😅😅😅😅
Yaa koox yar ah hee😂😂😂
@eidl7120 Liverpool weeyee kooxda yar ee laguu sheegii oo arsenal ayaa taqaana sidaa loo karbaasho🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Kooxda weyn waa tan 6 dhagaweyne heysata iyo 20 horyaal , muusoow niyada ha isku dhisin
@@eidl7120 waar niyada iskuuma dhisayee waa koox liidata weeyee imika wiixii hore iska dhaaf dee🤣🤣🤣🤣
War kan xunka mxa kawaresane tageerayasha dhan sida kuwa united city arsenal chelsea wee ku kacsanyihin sbbto ah waxas xun lee mahane meeshas kooxdan kaficantahy maba dhaho asaga usharax falanqeeye adiga ehe deesanow
Deysane nin taageera ah ayaad maaalmahan wadaaaa
Taagero nimo iyo falanqeyn ciyaaro laba ayey klathy